Ep:06| Xusuus qorkii Zuhuur Q2aad wax badan baa ku duugan qisada inantan.🥹

Sdílet
Vložit

Komentáře • 67

  • @hidahadhaqancopra1123
    @hidahadhaqancopra1123 Před 6 měsíci +16

    Qisadan wakhti hore akhriyay
    Suhuur iyo hanad ilaahay mahadii waa ay is hananayaan ,
    Oo hargeysa isku guursanayaan ❤😊😊

  • @Ci___se
    @Ci___se Před 6 měsíci +8

    Wll please one day one video

  • @absithech329
    @absithech329 Před 6 měsíci +3

    Mansh allh cod kaa kii dhagah uroonaya 🎉❤ sheeka wax xalada uyeelyaab waaa Codka

  • @Iqrahashim8
    @Iqrahashim8 Před 6 měsíci +3

    Codkaaga dahabka ah Allaha kuu barakeeyo abyo ❤🫶

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 Před 6 měsíci +8

    Waad nagala soo daahaday macalin waxay ahaataba guul ayaan kuu rajqynayaaa❤❤

  • @miskimahmoud-4711
    @miskimahmoud-4711 Před 6 měsíci +4

    Dee la raagista nagadaa wll quruxeey khur hele😂❤

  • @ayaancismaan8450
    @ayaancismaan8450 Před 6 měsíci +2

    sheekadan hore ayaan u akhriyay,waxay ahayd 2021 hadana waxan u dhagaysanayaa sidii inay imika iigu horeyso.Ayaan-eey dhadhan gaara ayaad u samaysay gacalo❤ Alle ha ku barakeeyo❤

  • @ENTERTAINMENT-hh6pi
    @ENTERTAINMENT-hh6pi Před 5 měsíci +1

    3:30 - 4:10 waa xaraabo 😂😅😂 anoo sheekada murugadeeda la yaban baan qosly 😂🎉

  • @queenliza596
    @queenliza596 Před 6 měsíci +4

    Noso bobsi yaqey qeybta 3aad😂

  • @user-kr9tu4hn8u
    @user-kr9tu4hn8u Před 6 měsíci +2

    Waad nagala raagtay lkn waanu kaga mahad naqaynaa dadaalkaga
    ❤❤❤❤🎉

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 Před 6 měsíci

    SALAAM ALAYKUMA MASHA ALLAHA THANKS MY sister QOFKII 17 EE VIDEO gan DAAWADA MILLION THANK

  • @nuseibahussein167
    @nuseibahussein167 Před 6 měsíci +1

    Mahadsanid xayaatiii hdan searching garaynayey ka wrn❣️

  • @user-tr8bd2hw3j
    @user-tr8bd2hw3j Před 6 měsíci

    Wll mahadsanid Alle caqliga ha ku barakeeyo wll mcn

  • @user-tr8bd2hw3j
    @user-tr8bd2hw3j Před 6 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤ mahadsanid wll alle caqliga ha ku barakeeuo

  • @samiabeauty76
    @samiabeauty76 Před 6 měsíci

    Mahdsanid abyo noola soo dhaqso qaybta xigta ❤

  • @user-kl9te1xg1s
    @user-kl9te1xg1s Před 6 měsíci

    Maaasha Allaha abyo Allaha ku xifdyo ❤

  • @rahma-mohamed
    @rahma-mohamed Před 6 měsíci

    Mncha Allah tabaraka rahman mahadsanid ❤️💯

  • @AbdinourMahamoud
    @AbdinourMahamoud Před 6 měsíci +3

    Mahadsanid gacalo. Waan bogaadinayaa dadaalka walal. Google podcast malee dahay? Hadii aadan lahayn fadlan noo fur. Mahadsanid

  • @Adamshow2665
    @Adamshow2665 Před 6 měsíci

    Interested story 😊 I'm waiting the end ❤

  • @HodenOsman
    @HodenOsman Před 6 měsíci

    Interested story 🥰 i' am waiting the end🖤

  • @sacdiyoahmedali4911
    @sacdiyoahmedali4911 Před 6 měsíci

    Abayo qaybta kale hala soo daahin insha Allah

  • @Fuadapdillahimuse23
    @Fuadapdillahimuse23 Před 6 měsíci

    Mansha allah wll sheeka faniya waaye

  • @ayaanmahamud-rb3po
    @ayaanmahamud-rb3po Před 6 měsíci

    M.a wllo inoo la soo dhakhso wan xiisaynaynaayee❤

  • @HanaadiKhayr
    @HanaadiKhayr Před 6 měsíci +1

    Soo dhaqso ayaaaney😢❤

  • @user-ou9qg7yg7e
    @user-ou9qg7yg7e Před 6 měsíci

    Mahadsanid walal

  • @cabdimursal5566
    @cabdimursal5566 Před 6 měsíci

    Keep going sister
    Part 3

  • @Estareex12
    @Estareex12 Před 6 měsíci

    M.a alle codka hku barakeeyo ❤

  • @user-ez4ug7ng2u
    @user-ez4ug7ng2u Před 6 měsíci

    Waaaaw mnsha Allah tan sheeko way dhaftay wlhi wn kaheelay❤❤❤❤❤❤😅

  • @ayaanilwaadofficiall2555
    @ayaanilwaadofficiall2555 Před 6 měsíci

    waad la soo raagtay wll❤

  • @raxmashafiibrahimraxmash-ii3xj

    Mashalha ❤ wlll

  • @farxiyasaahid5284
    @farxiyasaahid5284 Před 6 měsíci

    Thanks ❤ayaan dhalad

  • @saynabosman8506
    @saynabosman8506 Před 6 měsíci

    Noola soo dhakhso abaayo anoo u bogaya ayay iga go'day ❤❤

  • @Xikmaaawi
    @Xikmaaawi Před 6 měsíci +1

    Ayaaney wll qisada hanagu fogeey maalim walba qeyb noo.soo dhig filim maaha la diyaarinayee.4 cisho dhanba ma sugi karnee

  • @soomaaliwayn8582
    @soomaaliwayn8582 Před 6 měsíci

    Thanks

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 Před 6 měsíci

    Wll soo dheeree muuqaalada

  • @Asmayyy
    @Asmayyy Před 6 měsíci

    Waad nagala soodahday ayaaney wlhy dhawr mar ban so egay ina nosodhigtay 😢❤

  • @user-ed4zt1rg8b
    @user-ed4zt1rg8b Před 6 měsíci

    Aad bad umahadsantahay wll ayan horay usoco

  • @user-kl5hc9pl8f
    @user-kl5hc9pl8f Před 6 měsíci

    Wan ka helay akhrintada dagen iyo qorayada ba ❤❤

  • @anfaalzakariye
    @anfaalzakariye Před 6 měsíci

    Wad naga so dahisay ukhtii😊😮

  • @haniumar1111
    @haniumar1111 Před 6 měsíci

    lasoo dheere wll qaybaha kale

  • @deeqsanabdihalane3446
    @deeqsanabdihalane3446 Před 6 měsíci

    Hanad mgacas baba noloshyda samen kuleh laso dhaqso wll qybta kale ❤

  • @ugbaadmohamed8718
    @ugbaadmohamed8718 Před 6 měsíci +1

    Wllo Thnkz❤

  • @hafsayasiin2322
    @hafsayasiin2322 Před 6 měsíci

    Wllo lasoo dhakhso ado mahadsan😊

  • @xaawosalah5030
    @xaawosalah5030 Před 6 měsíci

    Codkaga sheekii odhan buu sawiray masha allah ❤part 3

    • @user-xc2of2bx3o
      @user-xc2of2bx3o Před 6 měsíci

      mansha allh shugrn waay macanthy shekadu ee barta 3❤

  • @Abdi1t
    @Abdi1t Před 6 měsíci

    19/10/2014 waan soo hubiyay, correct!
    Wax inaan badho, Waa aniga badhkay😊🙏

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 Před 6 měsíci

    Inantu ma tii qalbi la socotey😂😂😢

  • @nagaad5509
    @nagaad5509 Před 6 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @madruuri8998
    @madruuri8998 Před 6 měsíci

    Baskii oo socda baad igaga degtay

  • @yasiin-guray
    @yasiin-guray Před 6 měsíci

    Xasuus cajiiba so wad qaybaha kale Ayaan Jamac

  • @FaahiyeKayse-xj9ee
    @FaahiyeKayse-xj9ee Před 6 měsíci

    ❤🔥

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 Před 6 měsíci

    Wcs

  • @apdirashiidamiin
    @apdirashiidamiin Před 6 měsíci +1

    to late wlhi☹😊

  • @ApdaLE73
    @ApdaLE73 Před 6 měsíci +1

    Qisada dhanpa waxa si Macaneynaya wa Codkaga HalaaziGa 😮❤

  • @Abdi1t
    @Abdi1t Před 6 měsíci

    Sidaad uga sheekaynaso hanad inay ka hinaasto waa gar dumar.!😅🙏

  • @queenliza596
    @queenliza596 Před 6 měsíci

    Zuhuur manoshahay😮

  • @nasrodagan2024
    @nasrodagan2024 Před 6 měsíci

    Lsoo dhqsoo3

  • @hannadaadey9687
    @hannadaadey9687 Před 6 měsíci

    Taxanahan waa ka helay ee ha nagu dahin mar walb noo soo daaya

  • @FarduusSaleban-uv8mc
    @FarduusSaleban-uv8mc Před 6 měsíci

    Lasoodhakhso

  • @hidahadhaqancopra1123
    @hidahadhaqancopra1123 Před 6 měsíci +4

    Qisadan wakhti hore akhriyay
    Suhuur iyo hanad ilaahay mahadii waa ay is hananayaan ,
    Oo hargeysa isku guursanayaan ❤😊😊

  • @user-tr8bd2hw3j
    @user-tr8bd2hw3j Před 6 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤ mahadsanid wll alle caqliga ha ku barakeeuo