Raggu quruxda dumarka waxay ka ogaan karaan codkooda!!|| maxaa ka jiraa Arrintan?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 17. 07. 2023
  • #ayan #dhalad #show #like #subscribe #shere #cilmi #nafsi
  • Zábava

Komentáře • 22

  • @faysalyuusuf1302
    @faysalyuusuf1302 Před rokem +10

    Codkaada markaan si fiican u dhuuxay waxaad tahay gabar aad u qurux bdn❤❤

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 Před rokem +7

    Asc first one thanks 🎉

  • @abdirahmanmusa8284
    @abdirahmanmusa8284 Před rokem +3

    Ayaan dhalad markaan codkaaga si fiican u dhuxay waxaad tahay gabadh quruxdedu tahay dhaxdhaxad❤❤❤❤

  • @Axmeds222
    @Axmeds222 Před rokem +4

    Qodobka social media aan ka helay
    Mahadsanid inbadan

  • @abdirahmanabdullahi3077
    @abdirahmanabdullahi3077 Před rokem +1

    Ugu waan kuu mahad celinyaa aniga qododbka aadka isoo jiitay waa kan isticmaalka badan ee baraha bulshada oo aan runtii aad ugu daranahay

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Před 9 měsíci +1

    Badanka dadka codka qurux da badan wa dad aan qurux ama soo jiidasho lahayn

  • @faysalyuusuf1302
    @faysalyuusuf1302 Před rokem +4

    Ayaanay cilmi nafsiga aad baan u jacelahay intee lagau bartaa??

  • @ayaanilwaadofficiall2555

    anuu waxaan ka ogaaday codka dumarka in uuu quruxda tilmaamo

  • @MohanizShow
    @MohanizShow Před rokem +4

    Wll Mahadsanid Waku Salamay Ee Fadlan adigoo Raaliya Contact Ma irebi kartaa.

  • @mawliidmaxamed2706
    @mawliidmaxamed2706 Před rokem

    Masha Allah

  • @axmedbashiiribraahim9606

    Mhd snid cilmiga alh ku barakeyo

  • @yasiinNuux-pq9eg
    @yasiinNuux-pq9eg Před rokem +1

    m.a waa mawduuc wanagsan mahadsanid Ayaan jamac
    waxan ka faaiiday Ixtiraam iyo jacayl
    balse Adigu wad qurux badan tahay mar iska so duub muqaal 🤔🤔🤔 hada way naxday 🤣 muqaal ku sahabsan marmaamujyadaada kuwan oo kale ah

  • @nagaad5509
    @nagaad5509 Před 5 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yuusufaxmed1769
    @yuusufaxmed1769 Před rokem +1

    Sethy mahdsnid

  • @ismailali7223
    @ismailali7223 Před 10 měsíci

    ❤❤❤

  • @asmaismail-ys2nq
    @asmaismail-ys2nq Před 4 měsíci

    aniga ahaan mawduuca codka ayaa i xiiso galiyay😊

  • @salaxudiin5142
    @salaxudiin5142 Před rokem +1

    That means you are so beauty full girl

  • @roodacawilcilmixasan772

    Walaasheey

  • @hassanaliabdilaahi2338

    Ragga ixtiraam iyo baabah weeye 😂😂😂

  • @ogaahiye
    @ogaahiye Před rokem

    Kusoco abaayo ayaan qrx😅😮🎉❤😊

  • @user-pe1hj4vr5t
    @user-pe1hj4vr5t Před rokem

    ᴀʏᴀᴀɴ ᴅʜᴀʟᴀᴅ ʜᴏʀᴜᴍᴀʀ ᴡᴄɴ ʜᴜɴᴏ