dhaawacyada ugu xanuunka kululi saaxiib waa kuwa Ruuxda|| Waanku Saalamay Saaxiib.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 07. 2023
  • #ayan #dhalad #show #like #subscribe #shere #book #booking #reading #love
    wehel ka dhigo wax akhriska DHIGANAHA Waan ku Salaamay Saaxiib wuxu la hadlayaa ruuxda waxaanu turjumaan ka yahay nafta.
  • Zábava

Komentáře • 38

  • @miss.nada2053
    @miss.nada2053 Před 11 měsíci +5

    Jacayl dhibtan ka maray heer waxan gadhay inan wiilasho dhan inay isku mid yihin ay aminty naftaydi heer wuxu igadsiyey inan dadka ka dhex baxo oo aan noqdo kali socod inan ladhunto dhibta io ilintayda iyo qalpi xanunkayga waayo mahaysan qof aan ku nafiso qof idarema qof hab isiya qof igu dhirigaliya inan hore uga dhaqaqo xata ma haysan qof dhibta iyo ilintayda darema kali waxan la noqday xanun an dawo lahay oo aad arkayn walwal iyo wadna xanun markasto aan xalad xun galo walhi waxa alle igaransiyey inan salada aan ka dhigto wehelkayga aabahay wadan fog ayu jiray hooyadayna Sidokale wllo laman nolayn oo waxan aha dadka marka aywalidku kala tagan cidlo dhexe io nolol aan ficnayn lakulma kali kuma ahi balse markaste alle ayan gamca u tagi jiray inu iga dulqado xanunkan aan lay ogayn oo aan kali ku noqday oontina iga jaray hurdadina iga goyey e kali socodka iga dhigay io inan hoos u ooyo uun jacaylow maxad dhib igaysaty hada oo aan ka bugsaday xata xidhidh wan nacay ma samayn qalpigaygina naxaristi badnayd wan ka wayey😢😭😣

  • @NasiibHassan
    @NasiibHassan Před 10 měsíci +3

    Sidan dhagaysigaga ugu faraxsanahy naftu waxay iledahay maxad mar hore u baran wayday 😊😊❤allaha ku sharfo huno qaali

  • @AGUUN
    @AGUUN Před 20 dny

    😢waan ku salaamay saaxiib

  • @Macalin-Abdirizak-Ali
    @Macalin-Abdirizak-Ali Před rokem +4

    Macaanka Buuga Waxa Garanaya Qofka Akhriyay Oo Kaliya😢😢😢😢

  • @yasiinNuux-pq9eg
    @yasiinNuux-pq9eg Před rokem +1

    Mahadsanid Ayaan jamac jacaylku macaan iyo qadhaadh
    wan ku salamay zaxiib waa book fiican xogaha fiican ayad ka so gudbisay lakiin wali maan Arag codkan qurux badan wajigiisa

  • @Shuuyeey
    @Shuuyeey Před rokem +5

    Yaa Illaahii!🥹❤️

  • @abdishugri6930
    @abdishugri6930 Před rokem +2

    dhambaal si wayn iisaameeyay ❤❤

  • @A.Osman2023
    @A.Osman2023 Před 10 měsíci +1

    Maasha allah codkaaga🥰

  • @rahmamohamedolow5614
    @rahmamohamedolow5614 Před 11 měsíci

    masha allah wllshy waxaa tahay gabadh mar waliba si wanagsan wax inoogu soo gudbiso

  • @bashiirqooje825
    @bashiirqooje825 Před rokem +1

    Mahadi hakaa gaadho WalaaL. Barnaamijkaan aad nala soo xidhiidhsiisay.
    Ugu dambayn waxan ubaahanahay inaan kula soo xidhiidho ee ila wadaag calaamad aan kaala soo xidhiidho.
    Mahadsanid AYAAN.
    WAAN KUSALAAMAY SAAXIIB.

  • @Axmeds222
    @Axmeds222 Před rokem

    Ereyo cajiib ah
    Mahadsanid wll

  • @roodacawilcilmixasan772

    Walaasheey qaaliyeey aad baad u fahantaa daawada yaasha

  • @abshirmacalincali4341
    @abshirmacalincali4341 Před 5 měsíci

    Waad mahadsantahay walaashey

  • @idirismahamed9133
    @idirismahamed9133 Před 5 měsíci

    M.a walalo shan mar ayaan aqriyay baalkan wanku salaamay sxp, kamana daalo aqriskiisa❤ waana ku raxeysta

  • @naimaosman
    @naimaosman Před rokem

    Ooof buugu macaana ❤

  • @faysalcilmi
    @faysalcilmi Před rokem

    Haa furaha dadku isku fahmaan waa dareenka

  • @suldaanhassan7531
    @suldaanhassan7531 Před rokem

    Thanks

  • @user-mahamethahmeth
    @user-mahamethahmeth Před rokem

    Waan kaa qaday

  • @asaldhalad1130
    @asaldhalad1130 Před rokem

    Macalimada aada umahad snthy bugas waanku salame saaxib xage
    kaheli kara

  • @ayaanilwaadofficiall2555

    cajiib waan sugi lahay intaan akhriyaayo dhiganahaas wlhi

  • @ikraamaaadam4832
    @ikraamaaadam4832 Před rokem +1

    Wll buugu suuqa miyuusoogalay

  • @Apd3raHmankader
    @Apd3raHmankader Před rokem

    Allaahuma😂

  • @hassan5896
    @hassan5896 Před rokem +1

    Waxaas ma aaminsani anigu

  • @munasagal288
    @munasagal288 Před rokem

    Magac buug abaayo inte laga helaya maso baxyse

  • @user-pe1hj4vr5t
    @user-pe1hj4vr5t Před rokem

    buugan pdf malo helyaaa walalyaaL

  • @Kurtun170
    @Kurtun170 Před rokem +1

    Abaayo ma soo baxay buuga

  • @NadimaMiel
    @NadimaMiel Před rokem +3

    Waxaaso qaraar ah qof ayad u bahaan tahay miyaay ka wada gabadhaasi waleh anigu qof uma bahdo 😅

  • @user-pb5jp5zz2m
    @user-pb5jp5zz2m Před rokem

    Wllo buuga intee kahela fdlan 😢

  • @nageeyecabdirixmaan8571
    @nageeyecabdirixmaan8571 Před rokem +1

    Book xagee kahelyaa sxb

    • @Dalmarvsky_98
      @Dalmarvsky_98 Před rokem

      Weli muu soo bixin, ayaan dhow buu soo baxayaa; waynu wadda sugaynaa.

    • @FaraH-dw7cb
      @FaraH-dw7cb Před rokem

      #Iqrabooks Ka doono