Maskaxda Deganaansho ayay u baahan tahay.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 17. 05. 2023
  • Ka mid noqo asxaabteenna nagu xiran. Chanelkan waxa aan ku soo gudbinaa barnaamijyada arrimaha bulshada oo ay kuwa diinigana ka mid yihiin. Nagu soo biir aana ka wada shaqeyno wannaagga bulshadeena.

Komentáře • 86

  • @saamiyosaamiyoabdi9152
    @saamiyosaamiyoabdi9152 Před rokem +7

    Walaalahey iiso duceya imtixnka dowlada iiso dhow 😢

  • @a.m.k9976
    @a.m.k9976 Před rokem +1

    Masha Allah Suheyba waa muuqaal qurxoon noo soo badi barnaamijyada noocaan ah dadka dalkiiska iyo meelaha qurxoon jecel ayaan ahay.
    Than you

  • @fatmaxuseenmohamed4416

    Masha Allah suheyba shukran ❤❤❤

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 Před rokem

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    Masha Allah tabarakallah macanto
    Allaha ku barakeyo Insha Allah Allaha ku xafido adiga iyo ehelkaga dhamaan Yaa Rabi

  • @umuabdullahi1506
    @umuabdullahi1506 Před rokem

    Masha Allah tabaaraka Allah caadi ma aha meshaan qurux ❤❤ waa ku mahadsantahy abaayo suhayeba

  • @ugaas.Yasin.
    @ugaas.Yasin. Před rokem

    Man Sha Allah mesha aad joogto iyo adiguba waad qurux badan tihiin

  • @AhmedmohamedNur-cr7su
    @AhmedmohamedNur-cr7su Před rokem +1

    Waa raxesanhaysaa mashaalah

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 Před rokem

    Masha alaah suhayba meel qurux badan wad natustay

  • @ayaanjama2661
    @ayaanjama2661 Před rokem +1

    Mashalah tabarakalah

  • @axmedmaxamed2912
    @axmedmaxamed2912 Před rokem

    Mahdsanid walashy

  • @c.risaaqcali3939
    @c.risaaqcali3939 Před rokem

    Mashaa allah Dalxiis wacan iyo jawi macaan Ariga ma Somali ba Leh mise Kukuuyo

  • @shukriharodigeed-lf2yj

    Mansha allaah suhaybo alle haku barakeeyo

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622 Před rokem

    Mashallah tabarakallaah meel aad u qurxoon weeye waa inaa tagaa Insha Allah

  • @haala552
    @haala552 Před rokem +1

    Mashaalaah ayamahan update ayaa noqotay sasa laga raba

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b Před rokem

    Masha Allah wa nolol qurux badan

  • @ahmedmursalasharr5060

    Ascww: Fadlan Suheybooy noo soo kordhi nosoo badi barnaamijyadanoo kale oo aad u xiiise weyn meelo qurqurxoon dalxiiskana ku fiiiican,, aad kuu salaamayaa Ina BadQas.

  • @ismacilabdirahn4578
    @ismacilabdirahn4578 Před rokem +1

    Mashalh amiin dalkeno nabada somalia 🇸🇴 hhhh amiin janno aduunyo wad ku mahadsan tahy mesha nakentay maanta, lam so exciting nice take smooth breath refresh,3 away zoo 🐝 🌹 away xajig mise dhexdu so maroya, kaftn ints lewey. Obj Wl, carafta jumco mubrik 👋👋👋 salamya. 🇸🇴 🙏🙏🙏

  • @rufaiahmed8641
    @rufaiahmed8641 Před rokem

    Thnks sister

  • @ruunmacalim6601
    @ruunmacalim6601 Před rokem +1

    Masha Allah ❤

  • @xuseenciise3713
    @xuseenciise3713 Před rokem

    Mansha alllha shekhada

  • @qadrabaqow3837
    @qadrabaqow3837 Před rokem

    Masha Allah

  • @AyaanAbduullhi-ei8ib
    @AyaanAbduullhi-ei8ib Před rokem

    Masha allah

  • @fatumamohamed5584
    @fatumamohamed5584 Před rokem

    Manshallah abaayo meeqa waaye dhulka iibka ka ah Alaha ku barakeeye

  • @SuhurMohamed-bc1ld
    @SuhurMohamed-bc1ld Před 9 měsíci

    Mansha allah suhayba ❤

  • @MohamedAhmed-gz9ub
    @MohamedAhmed-gz9ub Před rokem

    Maasha alaah

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před rokem

    Xamarwadajireeee.wadajir.

  • @hussienmohamed6884
    @hussienmohamed6884 Před rokem

    ما شاء الله

  • @korontomohamud1562
    @korontomohamud1562 Před rokem

    Masha allah, xayeysiin baa uu sameysey marka waxey ahayd iney quudartaa iyo caanah kugu abal mariiyaan ama kugu sharfaan

  • @MohamedAhmed-gz9ub
    @MohamedAhmed-gz9ub Před rokem

    Waa rabaa wll

    • @SuheybaBadqas
      @SuheybaBadqas  Před rokem

      +254 727 162 848: Ahmed Ducaale. Walaal Numbarkaas la xiriir. Mahadsanid

  • @ibrahimmohamed3433
    @ibrahimmohamed3433 Před 11 měsíci

    My crush way back mashaallah

  • @yasir7210
    @yasir7210 Před rokem

    Wcs waraxmatullahi wabarakaatuh walasha. Hanbalyo ina kugu xermay.

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 Před rokem

    Mansha Allahu
    Hijab kugu jeclahey

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před rokem

    👋❤🌸

  • @qadiijoaxmed2513
    @qadiijoaxmed2513 Před rokem

    M.a queux

  • @mohameddheeg1849
    @mohameddheeg1849 Před rokem

    Intee la siinayaa baloodhka

  • @hm-vs7kd
    @hm-vs7kd Před rokem

    Asalaamu caleykum abaayo
    Masha Allah Tabaarak Allah Waa meel aad uwanaagsan. Nairobi meeqo km ayey ujirtaa?

  • @munasaidchannel5767
    @munasaidchannel5767 Před rokem

    M.a

  • @yusufabdiismael5934
    @yusufabdiismael5934 Před rokem

    Codkaada si fiican uma maqleeno

  • @musaafirah999
    @musaafirah999 Před rokem

    Masha Allah Suheyba cadeey maanta dalxiis aan caadi aheen ayaad na gaysay. Meesha magaceed abayo? Meeqena ujirtaa Nbi?

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před rokem +1

    Nooloow khatraayqartaancadayyareey qiimobadan dumaroo khayrbadan lagufarxo. Iyaaaaaa nololba aaaaaakhiroooow jano.Rabaw ii Rumee qaatimowanaagsan.

  • @gaaroodimedia9766
    @gaaroodimedia9766 Před rokem

    Walaal 1 higtar immisa Ayaa la siinayaa

    • @SuheybaBadqas
      @SuheybaBadqas  Před rokem

      +254 727 162 848 walaal numbarkaan wac. Mahadsanis

  • @mowlid4346
    @mowlid4346 Před rokem

    Wakusalamay waad mahadsantah telephone away

  • @adanbare2582
    @adanbare2582 Před rokem

    ASC suheyba Dulka meqa becisa

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 Před rokem

    Masha allah wa qof nolosha waxkafahmay oo kasocararay buuqa iyo saxnada magaaloyinka waaweyn wa meel aad uquruxbadan suhayboy noosoduub waxayalahan ookale wax bulshada wax uguyaal Hanugula meeraysan Minyaro Minweyn iyo gododle😂

  • @ismacilabdirashid3243

    Xage lagala xiriiri karaa wll

  • @islamicreminders2606
    @islamicreminders2606 Před rokem

    How much are the lots abayo isojawab....iyo location

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 Před rokem

    Asc waxaa dhahdaa ido iyo adhi

  • @FDahir
    @FDahir Před rokem

    Wll famili aahaan ma ugadan karnaa....3 gabdood ba nahay😊

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před rokem

    Walee saxsax tii lagaa soo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo miyaa wacadala khatraaayqarancadceeddumaroo lagufarxo gabadha khatraaaayqarancadayyareey marwa yardumatoo. Iyoiyo iyaaaaaaaaaaaaaaaa

  • @ayeshathahir6517
    @ayeshathahir6517 Před rokem

    Abayo meqo,
    Contact

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před rokem

    Waxaa filaayaa layga daraba meeqo jeer khayr yaaah

  • @haajiabdi7914
    @haajiabdi7914 Před rokem

    Asc suheyba dhulka wan rabaa ee wa meqaa

  • @keendol24
    @keendol24 Před rokem

    Yaa iibinayo dhulkaa

  • @Abdikafi9090-ui5fu
    @Abdikafi9090-ui5fu Před rokem

    Zuhayba
    Kalmada
    Aad isticmaashay
    Ee aad tiri Ido iyo Air
    Sax maaha
    Waxaa sax ah
    Ido iyo Riyo

  • @nomattersorry6732
    @nomattersorry6732 Před rokem

    Dumarkii magaalada ayaa lagu soo fasaxey ragiina guryaha ayaa loogu soo tagey Caruurta ayey la joogaan kadibna dumarka ay biil ka sugaan, qofka walba wuxuu ku faanayaa dumar ayaa i biisho, marka natiijada waa in suuradahooda qurxoon lagu madadaasho waqtiga leysaga dhameysto.

  • @AbuuAsmaa
    @AbuuAsmaa Před rokem

    Walaaley malagu qabaa?

  • @tamimasharif
    @tamimasharif Před rokem

    Abaye codka le maqla sawiir mamuqto

  • @rodaabdirahman2492
    @rodaabdirahman2492 Před rokem

    Asc xageen ka helaa acre ayan u baahan nahay

  • @ahmedabdi5452
    @ahmedabdi5452 Před rokem

    Amankeyda kawaran

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b Před rokem

    Nairobi meeqo km ujirtaa waana direction kee

  • @AdanHussein-se9cn
    @AdanHussein-se9cn Před rokem

    Asc sister Anika raba How much

  • @hamseabdi3543
    @hamseabdi3543 Před rokem +1

    Layla ma laqabaa wll
    Anon arkin ayaan ka helay❤❤

  • @AA_yusuf
    @AA_yusuf Před rokem

    Suhaiba meeshu madegaanka somaalidaa

  • @mohammeddahir5525
    @mohammeddahir5525 Před rokem

    Dhulka dadka gadaayo xagee lagala xariri karaa?

  • @AhmedmohamedNur-cr7su

    Hadiyad kumaogolo waa qudur

  • @AhmedmohamedNur-cr7su

    Asendo makaseysey mos awey

  • @haybeyare4265
    @haybeyare4265 Před rokem

    Waar Soomaaliyeey inanta haloo cimaamado

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před rokem

    Hadanaa, lee ttttt tanaaba lagaa soodhawaystoo dooqoo jeclaaday miyaa gabadha khatraaaay qarantaan caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey minyaro bahyareey I bahyareey yarta iyoiyo gabadha

  • @FDahir
    @FDahir Před rokem +1

    Mustaqbal caruurtiina kafikuraa somaliyey o duul iyo guri u diista...

    • @hodoadam7781
      @hodoadam7781 Před rokem

      Mustaqbalka ilmihiina ka fikira oo diin iyo akhlaaq uga taga
      Taasa kahboon walaal oo aakhiro iyo aduunba anfacaysa maal ay kugu ilaaawan iskuna qabsadan waxba hawga tagin

    • @user-iq2xb8hz9c
      @user-iq2xb8hz9c Před rokem

      ​@@hodoadam7781 ilmaha ada diin bartid oo wenadan shaqo abuur iyo guuris iyo guri wa ubaahan yihin yaraanta ilmaha labara is jaceelka