Ragga iyo Dumarka Yaa Khiyaanada ku Daran

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Gabadha hadii ay khiyaanto ninka waxaa u sabab ah?

Komentáře • 48

  • @xasanmuhumed3319
    @xasanmuhumed3319 Před 11 měsíci +3

    Xumaan aan anoo dhalinyar ah oo shahwadaydu hawada sare marayso aan ka dhawr saday miyaan samayn Aniga oo Alle isiiyay xaas dhawrsan,Allaw hana fitnayn,intii hore waad nasoo dhawrtee inta nolosha nooga hadhsanna nadhawr yaa rabbi

  • @abokorjaamac8383
    @abokorjaamac8383 Před 11 měsíci +2

    Maasha laaah waa dood fiiican ee ilahay dhamanteen ha ilaaliyo

  • @user-kw7lb1ls8p
    @user-kw7lb1ls8p Před 7 měsíci

    Manshaalah Allaha idin barakeyo dhamantiim,wa run oo manta labadi isla nool samir oo xaga ilmaha lee laiskula noolyahay

  • @IfraaxMuxdiin-mb2ng
    @IfraaxMuxdiin-mb2ng Před rokem +2

    Masha alah ilaaheey ha idin barakeyo waa mas ala muhiima

  • @mohamudabdirahman622
    @mohamudabdirahman622 Před rokem +3

    MAANSHA ALLAH GABDHAHEENA ILAAHAY HA IDIIN XIFDIYO WARIYE FARTUUN MOHAMED BADQAS IYO MACALIMAD FARTUUN MOHAMED OSMAN

  • @Fays2010
    @Fays2010 Před 11 měsíci +2

    Ninka waa dhurwaa!!!! Hayeey gabdhow is jira haddii kale anaga baahidiinna nagama dhammaato

  • @amnahaji1769
    @amnahaji1769 Před rokem +2

    Asc.Sax waye Abaayo nimaka qarkod waye hunyihin.

  • @abukarcabdi5805
    @abukarcabdi5805 Před 11 měsíci

    Masa allh illah hana xifdiyo

  • @Wllsha_weeen
    @Wllsha_weeen Před měsícem

    Qodob kale o ah aabe iyo hooyo wixii ka dhaxeeyo waa ukhaas ,waa jibna maahan caruurta hortooda in leysku dhunkado , ku dayashada reergalbeedka indha la,aanta ah ne ma fiicno.
    aduunka walakala duwan yhy , intaan kaga duwanahayne waa kaga soocanahay waanan ku faaneynaa.

  • @Qeybdiid25
    @Qeybdiid25 Před rokem

    alle ha idin barakeeyo.

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 Před rokem +2

    Waan Kaa qaad nay abayo

  • @Sharifohaxan-th6mx
    @Sharifohaxan-th6mx Před rokem +2

    Qali xage kala so xirira sual ayan qabaa

  • @sanahsanah4544
    @sanahsanah4544 Před rokem

    Saharuna waa fatomana😗😘💞💞😭

  • @awaaare718
    @awaaare718 Před 11 měsíci

    Raga iyo dumarka inta fiican waa inla sheego lkn waa inaan raga iyo dumarka aan qaladka lawada saarin
    Midakale qiyaanadu waa badantay

  • @Mayre3-oq5bp
    @Mayre3-oq5bp Před 11 měsíci

    ASC BACDA SALAN MUDANE WALAL WAXAAN RABAA IN AAD GABADHAN II WAAY DIISID WAXAAN AHAY 2 XAAS LE HADII AAN LA HADLO GABADHA AAN KA MAQANAHAY GURIGEEDA OO AAN JIRO GURIGA XAAS KA KALLE

  • @user-fd9hn7ki9b
    @user-fd9hn7ki9b Před 11 měsíci

    Alow raliya I sahal

  • @abukarcabdi5805
    @abukarcabdi5805 Před 11 měsíci

    Asc iqwaane

  • @suld.ahmedhassanjamaabokor5181

    ان كيدهن لعظيم

  • @omaaradan5061
    @omaaradan5061 Před rokem

    ❤m.a

  • @sanahsanah4544
    @sanahsanah4544 Před rokem

    Nimaka Somali xayatadoda weeya adag tahaya waxa Akron ajanibka 😗😍

  • @nastexahmed4237
    @nastexahmed4237 Před rokem

    Iska ilashi in aad maseerto sharuud iska dhaaf

  • @masteraxmedyare8954
    @masteraxmedyare8954 Před rokem

    Ayadaa ku filaanwaysay waxa laga tagay

  • @Nayram-b6c
    @Nayram-b6c Před rokem

    Hoyo suheybay wankujclahy 🥰🥹

  • @omard7649
    @omard7649 Před rokem

    Suhayba Email kaaga ii reeb walal

  • @Wllsha_weeen
    @Wllsha_weeen Před měsícem

    Maclimada waad ku khaldantahay 1 arin . In gabadhu hadey zineesato ay tahay gaabis xaga ninka ah❌.
    Sharecadena islamka ayaa ka hadashay , rag iyo dumar oo guur somaray hade sineestan in dhagax lagu dilayo , ama ha isqabaan ama hakala tagaan.
    Mclimada ilaahay ka baq xaqna cadeey , u leexashada xaga dumarka na daay. Markasto xaqa uhiili. Nabadiino

  • @Qaali12
    @Qaali12 Před rokem

    Nin somaliyed lagama yabo hadal macan oo jilicsan inlaga helo, maxaa yelay wuxuba u maleya inuu qof dacif’ah yahay hadu xaskisa dalaciyo / kolkoliyo

    • @dagnnashoonline
      @dagnnashoonline Před rokem

      Koolkolinta maxad ku abaal gudan

    • @naimamohamoud1950
      @naimamohamoud1950 Před 11 měsíci

      @@dagnnashoonline idinkunmxd wanaga ku abal gudaan💩

    • @cabdikahinshugricali3989
      @cabdikahinshugricali3989 Před 11 měsíci

      Dumarka somaliyeed UL iyo GARAACIS unbey wax ku maqlaan waana laguso dhaqi jirey SOCIAL MEDIA unbaa dumarki waalay awoowyadeen ad adeyg unbey reerahooda kuso dhaqayeen maxaa naag ween laga kool koolina

    • @naimamohamoud1950
      @naimamohamoud1950 Před 11 měsíci

      @@cabdikahinshugricali3989 orod abaha hooyada usha ugi dhib dhilay bad taheee naagta mada dhalay markad dilayso mise wxd mooda ina ay ka ital yartayyy afkagan qadhmun meel la doono biyo kulul ba kugu bananeee💩💩

  • @11naa44
    @11naa44 Před rokem +1

    Niman ka waaye becus 4 nagood ba ku qofilan

    • @naimamohamoud1950
      @naimamohamoud1950 Před 11 měsíci

      Yaa ku idhii way ku filan thy

    • @11naa44
      @11naa44 Před 11 měsíci

      @@naimamohamoud1950 maya ha degdegin si ficn wx u akhriso
      4 naagood ba ku qufilan maskaxdoda

    • @naimamohamoud1950
      @naimamohamoud1950 Před 11 měsíci

      @@11naa44 horta ma nin bad thy mise naag wllo

    • @naimamohamoud1950
      @naimamohamoud1950 Před 11 měsíci

      @@11naa44 daliil mxd u haysaa

    • @11naa44
      @11naa44 Před 11 měsíci

      @@naimamohamoud1950 gabar hee

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 Před rokem

    Rer baadiyow xaal qaado

  • @abdifatahosman2636
    @abdifatahosman2636 Před rokem +2

    Women led research hhh

    • @naimamohamoud1950
      @naimamohamoud1950 Před rokem

      Mxy ku horeyaaN ma sinaaa sheeko😂😂😂

    • @omarosman6038
      @omarosman6038 Před 11 měsíci

      Women have no patient they don’t understand the responsibility of the house that’s what I believe horta if a women don’t listen to her husband how the house is going to survive

    • @naimamohamoud1950
      @naimamohamoud1950 Před 11 měsíci

      @queenkaaha1618 dulaystee marmarsiyoo ma dayo somalida waxa guryahaya haya waa dumar marka khurafadkan wax ka dhagaysta la aad.
      Waateeda kale ninkan maxa laga dhagaysanayaa😂🤦‍♀️

  • @Sharifohaxan-th6mx
    @Sharifohaxan-th6mx Před rokem

    Suheybo adban kugu bahanahey inte kala so xariitaa