Ma saxbaa in lamaanayaasha is-qaba qaarkood laba qol kala seexdaan?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Ma saxbaa in lamaanayaasha is-qaba qaarkood laba qol kala seexdaan?

Komentáře • 57

  • @hassanmohamedibrahim-rv6jp

    Maaaasha allaah arinkas miyu ka jira wadankena somalia mise qurbaha ayad ka had leysan ❤tas xaga qurada ma dhici karto inan ka guro qaradeda oo an qol kale sexdo hadan maqlo ayan tosiya kuna irahda sheydanka iska naar oo hadana dib u sexano aniga xita mar mar oo an dala nahay ayan quriya mana iga cararto anigana maha inan ka cararo hadey dhasho xita dhexdena ayan soo sexina dad is jecel kalama guran mana is dhib sadan Maaaasha allaah illaahey ha idin xafido insha allaah ❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️🇸🇴❤️

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety +4

    Alxamdulilah. Rabi Nicmadoo iiqadaray waan yaqiinsanahay.khayrbaan Rajeeyey.5

  • @ismacilabdirashid3243
    @ismacilabdirashid3243 Před rokem +9

    Masha Allah alow nodaa culimadena laba gabdud oo dar ilahey aan ku jecladay

    • @geesitolwaye9694
      @geesitolwaye9694 Před rokem

      Ninkaa ladhahaayo abdiasis waadoqon, waxna ka,aqoon jaceylka ,dameer San asxaan aqoonin

    • @zahraibrahim2871
      @zahraibrahim2871 Před rokem

      ​@@geesitolwaye9694 cabdicasis waayo walaal

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 Před rokem +1

    Maasha Allah
    Gabdhahani waa Hal doorkii umadda ,iyo intii Dumar xishioota

  • @batulabarako8866
    @batulabarako8866 Před rokem +2

    Masha alah walashey jazaakalahu kheyr guleyso.

  • @hasanhabane8315
    @hasanhabane8315 Před rokem +1

    Masha Allah wll Allah hakuxifdiyo e noo soo ducee tubaan iskudhibanahaye

  • @mdsopinsopin5482
    @mdsopinsopin5482 Před rokem +2

    Masha Allah masha mashallah

  • @mariaaddey7191
    @mariaaddey7191 Před 2 lety +2

    M.a suheyba wax badan ayaad noo iftiimisa adiga iyo dadka akhyaarta ah ee aad barnaamijyada ku casuumto

  • @faadumomuxyadiin7923
    @faadumomuxyadiin7923 Před rokem +1

    Masha Allah

  • @hamdikhalifmacalin9762
    @hamdikhalifmacalin9762 Před 2 lety +2

    Shugran ustadi iyo suheyba

  • @samiimohamed4303
    @samiimohamed4303 Před rokem

    manshaAllah tabarakaAllah

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety +2

    RUN waa qiimibadan lajecel.mashaaaaalah gabadha khatraaaaqarancaday yarey xaadtiis bahbahyarey sedexaa dumaaar ka ahay.

  • @shukrifarah5369
    @shukrifarah5369 Před 2 lety +2

    Masha allaah

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 Před 2 lety +2

    Mashallah

  • @user-mc3hw7mh8k
    @user-mc3hw7mh8k Před 9 měsíci

    Masha allh

  • @mohamedabdiaden3602
    @mohamedabdiaden3602 Před rokem

    Sheikh Fartun iyo sheikh Zuhayba waad mahadsantahiin

  • @seed3966
    @seed3966 Před rokem +3

    😮😮😮Lamaane sidey labo qol ukala seexdaan sabab la aan ma fiicna taasi😮😮😮

  • @mdsopinsopin5482
    @mdsopinsopin5482 Před rokem +1

    Wecome to

  • @wafanaji9255
    @wafanaji9255 Před rokem

    Alaha idiin xafido

  • @Marzhino231
    @Marzhino231 Před rokem

    Masha allah maanta iigu horeysa program kan ee wa wax i tabanaya tlfonkaga ka helaa suhayba

  • @umusumaya859
    @umusumaya859 Před 2 lety +2

    Allaha na cafiyo

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Před rokem +2

    Asc mansha allah waan idin salaamay sheekhada iyo Marwo Suheyba

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety +1

    Family.

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Před rokem +7

    Sheekhada waxan waydiinayaa haduu asagu guriga ka tago xaq soo umalihi inaan dhoho hasoo laabanin???

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 Před rokem +1

      Waad u leedahay anoon afka sheekhadaas ku hadlayn, lakiin haduu towbad keen iyo waayo_arag yahay fursad sii baan ku odhan lahaa.

  • @hodanmohamed1972
    @hodanmohamed1972 Před rokem +2

    Nolosha markasta jidad cariiri badan ayaa jira laakiin hadaad barato wado firaaqaa inaad ku socoto cisi ayaad ku noolaanee dulaustana maba kuu soo gali karo quruxda ugu badan ee rabi qof siiyo waa fahanka diinta iyo kalsoonida Allxamdulillaah

    • @sacdiyoraaxo7552
      @sacdiyoraaxo7552 Před rokem

      Shukran wlahi qoraalkagani noloshayda wax ayu kabadaly Shukran ❤11maalin kadib ayan reply kuso dhahay Alaha kusharfo mcnto

  • @maxamedc.raxman1144
    @maxamedc.raxman1144 Před 8 měsíci

    Waa kacsantihiin ee sida xun aad uwadan qoyska joojiya runtii arimaha qoyska si xun uwadan😂

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Před rokem +4

    Khuuro dad is jecel oo lammaane ah makala geysee wax kale noo sheega😅

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Před rokem

    ❤❤❤masha Allah ❤❤

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety +2

    Dumaaar iyo Ragna shan 5.

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Před rokem

    Markii xanaaq jiro oo laisla jiifo habeen barkii aa heshiis imaanaa laakiin dad kalaguurey macsalama ahaa

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Před rokem +3

    Sheekhada number keeda hadaad isiiso wax badan baan uga dhici lahaa

    • @abdulhayimursal
      @abdulhayimursal Před rokem +1

      Sirta reerka is qabo in lafaafiyo wax ficn ma aha wll

  • @abdi8427
    @abdi8427 Před rokem

    Hye

  • @abdunasirabdihasan4384

    Gabdho hadad dhashay mid iidhis

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Před rokem

    Iyaaah hadaanba baalka leygalin maba seexdee

  • @PPPPPPPPPPPPPPPP-p3p
    @PPPPPPPPPPPPPPPP-p3p Před 4 měsíci

    Asc ya macalima Fatuum si qas ah ayan kula hadlo raba private phone number kaga ma heli kara minfathlik

  • @abdulkadirissa3433
    @abdulkadirissa3433 Před rokem

    Soomaali dalxiis ma uqalmaan 30 sano dagaal jaahili ah ayaa kasocda ninka qaraabadiisa ama gabadha qaraabadeeda ama deriska dad ayaa gaajo udhimanaaya 😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢

  • @umusumaya859
    @umusumaya859 Před 2 lety +3

    Subixi ayu naso maraa 🤣

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Před rokem

    Ilmaha isku nuugaa isaga madhalinoo

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety

    Asww, iyaaaaah eeeeeh tanaaaaa galabtadaana gashtayoo qabay copy cat lakiin wax khayraa layga dayday.absuttly.5

  • @abdulkadirissa3433
    @abdulkadirissa3433 Před rokem

    Lamaanaha guriga 2 qol waa kalaseexankaraan naaguhu raga dhiigey kajaqaan ama kanuugaan
    Culimada waxaan kamaqlay nebigeena muxamad scw wuxuu yiri wax lagubakhaylo waxaa uqaalisan shahwada ?
    Dumarka soomaalida cuntada shahwada badisa dhiiga mayaqaanaan bariis baasto odkac canjeelo shaah sonkor cutadan dhamaan waacudur
    Ninku waa indhobeelaa ama suuxaa
    Qolka kale badanaa seexda??????❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ismacilabdirashid3243
    @ismacilabdirashid3243 Před rokem +2

    Nasib badana idinka ninki inin lasexdoo

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety

    Ihihihiihihiihh.

  • @baarliinaxmed6109
    @baarliinaxmed6109 Před 2 lety +3

    Asc abyo fartuun nambarkda ma heli kara

  • @AbdishukriMaxamed-tx3jy

    Horta asc wll mashay aad baadhay baa ?wllhi waa arin jirta waxad kuxijisaa shukaan siga shareecada wafaqsan vidio kasamee waraysi dhamaystiran
    Hadda waa codsi wll waxaana kamid ahay daawadayassha kuxidhan chananka waacodsi adoo u iftiiminaya wadadasaxada ah mahad sanid

  • @abdiasiisdaud5832
    @abdiasiisdaud5832 Před rokem +5

    Ma naag 40 gaadhay ayaan jacayl lajilayaa iyagoo habloyar kaceen waa waxaan dhacayn

    • @hodanomar2396
      @hodanomar2396 Před rokem +9

      Wa runta wall mar haday dumar fiican oo adiga daa kugu diidaya hadayna jirin oo iyado 20 jira ku yeelayso ado 50 ah oo wada dabcay....wa garta
      Dumarki ba bila qiimo noqday marka ka faydayso

    • @cabaas8626
      @cabaas8626 Před rokem

      ​@@hodanomar2396ha U bixin abaayo Idiot weyaan aniga waxaan qabaa jaceylku wa halqof

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před rokem +1

    Sheeko xumooyin labadii ugu dhataqlaysnaa wax youtube soo fadhiista topic macquulsy keeni kari waayeen