Waxaa la weeydiiyey yaad badbaadineysaa walaalkaa,Ninkaaga iyo Wiilkaaga.
Vložit
- čas přidán 27. 08. 2024
- Ka mid noqo asxaabteenna nagu xiran. Chanelkan waxa aan ku soo gudbinaa barnaamijyada arrimaha bulshada oo ay kuwa diinigana ka mid yihiin. Nagu soo biir aana ka wada shaqeyno wannaagga bulshadeena.
Wlalkay❤ hal mar ayaa la helaa.
Nin suuqaa yaalaa
Wiilne haduu Illaahay ku siiyo
Maasha allah suheyb adiga iyo mcln fartuun wan idin salamay qisada misirta waa naga qoslisay 'barnamijyadina waxtar bey Inoo leyhn jizakallahu kheyr
Masha Allah suheyba and ustaad fartun shukran jazaka Allah Khair ❤❤❤🙏🙏🙏
Masha alah gabdhaheenu qurux badanaa suhayba alaha ku xifdiyo adiga wadaadaba
Suhayba m.a gabadhan waan iska jclhy bo wlh gabar asturan akhlaaqle dagan waaye Allah haku dhowro wlshy
Masha allah shukran
Mahadsanid ustad suheyba
Kkkk walaahi waa sheeko iga qoslisay waa wiilaal aqlibadan maasha allaaah
MashaAllah
Maasha alah alah Hani xafido❤
mahadsanidin❤
Masha alaah gabadhan markad kento youtub kada aad ayaan uga helaa alaha xifdiyo adigana mahadsanid
Waarun walalka lamahelo labada kale waad helin
مش الله
Maan sha Allah
Wllh wad igaqosliseen caawa
Kkkkk baqiil labo mar ayy qasaaraaa wlhi Caribbean suheyb Idiga iyo macalim fartuun allahaidin xafido
waa qiso wanagsan
Masha’Allah tabarak’Allah ❤😂🎉
Masha Allha
Kkkkk Qosalka igadhamaday
Cajiib
Hhhh😅😅😅 wlh ragba helay
Waa tallooyin wanaagsan
Kkkk wlh wad iga qosolisena
Nagahaan Somali in masego lookari maahine waa kibren
Cali yare
😂😂😂😂
هي
Waa been naag wiilkeeda 2 kubadalaysa majirto
Kkk😂😂😂
😅😅😅😅😅😅😅😅❤❤❤❤❤❤
Nacas bay aheyd haweeneydaa nine-day in ay ku fara adeygto ayey aheyd.
Sanadkaan Rag la’aan aa jirta kow dhaha Gabdheenii sharafta lahaayoow. Haday qosadaas camal idin soo marto odaauasha bad-baadsada, wiilasha iyo walaalahana hala khaatajiyo dhaha iyaah. 😂