Riwaayad 15 KII SHUMEEY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 17. 04. 2013
  • www.universalsomalitv.com

Komentáře • 1,1K

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 Před 4 lety +543

    2020 intiii dawaneysah please like ii saara ale janada ha ina galiyee😂

  • @ayaanindho3095
    @ayaanindho3095 Před rokem +96

    2023 ya sidayda daawanaya😅❤
    Best riwayad❤💐

  • @nagyozy8316
    @nagyozy8316 Před 3 lety +161

    2021 inta daawanaysa Fadlan like isaara we love malis forever🥰

  • @nimconeeruus5666
    @nimconeeruus5666 Před 3 lety +44

    Jeyte ilahow kuu naxariisto nin funny ah buu ahaay dhaman intii dhimatay alle ha unaxariisto iyo inta noolba aamiin😍😍

  • @baashiabdi6839
    @baashiabdi6839 Před 7 měsíci +10

    Still watching 2024..😂❤

  • @YouTube_Sacad
    @YouTube_Sacad Před 4 lety +17

    Dad Waa Dadkii Hore m.a sha Allah ilaah ha u naxariisto inta Dhimatay inta Noolna Ilaah ha u naxariisto Waan Ku faanaa Dadkeyga Iyo dalkeyga One love my people 🇸🇴💖💖💖💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @daherbouhfarah5407
      @daherbouhfarah5407 Před rokem +1

      Alahani naxaristo intidhimatey gar ahan micad migane ,Aw macalesh baylodki qaranka o biye dhamiaya warsame jabuuti inta nolna alaha xafido

  • @Esrauptillahi
    @Esrauptillahi Před rokem +6

    Walee kuwaan baa legends ahaay 2023 ban dawanaya aniga io abaheey❤

  • @queenofsomaliacooking2876
    @queenofsomaliacooking2876 Před 3 lety +38

    Masha Allah illaheyow wadankena iyo dadkena somaliyed dib inogu soceli waqtigan quruxda badan Dad is jecel iyo dal dhisan ayan lehen 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️

  • @abdikafihussein9223
    @abdikafihussein9223 Před 4 lety +207

    yaa ila fiirsanayo 2020 plz like iisar

  • @queenofsomaliacooking2876
    @queenofsomaliacooking2876 Před 3 lety +10

    illahey ha u naxaristo janatul fardowsane illahey haka warabiyo inti ruwayada dhigtay oo dhimatay ❤️❤️❤️

  • @captaincash1035
    @captaincash1035 Před 3 lety +20

    Who is watching with me now haben jimcaa and it is a sensational somali weyn movie. Somali haanoolato

  • @yaxyesakariye9158
    @yaxyesakariye9158 Před 4 lety +215

    Hadii aad anigo kale 2020 soo radiday Ruwayda like bac ku sii

    • @hersimoallin6546
      @hersimoallin6546 Před 3 lety +1

      Qaarkiin ayaa oranaya riwaayadan riwaayad la mid ah na jirto. Riwaayadaha midba tan kale waa ay ka darnayd ee bal kuwa kale wada daawada. Ilaahay ha u naxarrsto Jayte iyo Awkuuku. Mustafa Xaaji Cilmi oo reer Waqooyi ku metelaya waa nin reer Hiiraan ah. Afsoomasligiusu aad ayuu u horeeyaa waa nin gabyaa, majasjiliiste, iyo weliba jilaa ah. Iyaga ghan midba kan kale waa ka daranyahay. Hablohuna waa sidoo kale oo waa qatar.

    • @fahtiarobleh4569
      @fahtiarobleh4569 Před 3 lety

      @@hersimoallin6546 m

  • @abdulahimohamad9341
    @abdulahimohamad9341 Před 4 lety +37

    Salada hadan tukan sotuko kadib dawo janada allah ku galiyee

  • @muwaadinsoomaaliyeed6865
    @muwaadinsoomaaliyeed6865 Před 5 lety +73

    Jeyte allaha u naxariisto iyo inta kale oo dhimatay asoo dhalinyar ayaa qaab qabiil loodilay qabiil in uu kheyr leheyn dad badan umada waxtar ulahaa ayaa qabiil dartiis u dhintay inta nool cimri dheer iyo cibaado suuban allaha siiyo

    • @maxamedofficial8990
      @maxamedofficial8990 Před 4 lety +1

      Aamiiin

    • @kingnakhlan674
      @kingnakhlan674 Před 3 lety

      Amiin zHb

    • @nnpcat625
      @nnpcat625 Před 3 lety +1

      Waa makhlay dilkii jeyte sanadka waxeey eheet 1999.kii ayaan fillaa. si tafaasiil ah ayaa leegu sheegay mar an bookhasho ku tagay xamar dhoor sanno ka hor ILLAAH HA UNA XARIISTO

    • @qarulxira8697
      @qarulxira8697 Před 2 lety

      Inkaar bay qaben wixi qabil u dilay

  • @xidigtaawdal6463
    @xidigtaawdal6463 Před 6 lety +44

    15/7/2018
    Wlhi waan jclhy dadkii hore intii dhimatyna Allah hau naxariisto inta
    Noolna cimri dherer cafimaadle
    Gabadha shumeey wnjclhy manooshy tolow hdy noshy salaan halaiga gaadhsiiyo😘😍

  • @aadanmahad2989
    @aadanmahad2989 Před rokem +7

    ALLAHA UNAXARISTO inta dhimaty wlhi waa somalida saxda ah😥❤

  • @jii4jii418
    @jii4jii418 Před 5 lety +36

    Hhhh ruwayadaaan kamawa daaalo 2019 daawoyaaaa yaa daawoyo hhh wlhi qosol leee alow unaxariisto itii kujirtah riwayada oo dgimatay🙏🙏🙏🙏❤❤

  • @mahamedabdulahinour9740
    @mahamedabdulahinour9740 Před 9 měsíci +4

    10/2023 USA, kentucky ayaan ka dawanaya waan u xiisay wadankeyga bar ubax, laba dhagax cali kaim 😢😢😢😢😢😢

    • @Randa17
      @Randa17 Před 7 měsíci

      Warta Nabada kaso salama❤😂

  • @abdirahmanfiqi2823
    @abdirahmanfiqi2823 Před 4 lety +8

    ruwaayad aan ka helay alle ha unaxariisto intiii dhimatay ee ku jirto riwaayada ameen

  • @user-pk9ln8ve1t
    @user-pk9ln8ve1t Před 3 lety +8

    اللهم صلي علي النبي محمد مصطفى افضل الصلاة والسلام

  • @Thepulhan
    @Thepulhan Před rokem +11

    Inta 2023 daawaneysa pls like iisaara😆😁

  • @zhakuurmp8831
    @zhakuurmp8831 Před 3 lety +15

    Yaa ila firsanaya 5 10 2020 janada alle haku geeyo like ta dhaca Ku siiya

  • @yussufismael6314
    @yussufismael6314 Před 5 měsíci +20

    Yaa dawanaya jan sanadka 2024 like iku muujiya Mahadsanid

  • @abdirizakbade7388
    @abdirizakbade7388 Před 2 lety +27

    Legends together ❤ Alaha unaxariisto intii dhimatay inta noolna alaha xafidiyo😪😱

  • @muslimbelal445
    @muslimbelal445 Před rokem +9

    💯😭dadkii waa dadkii hore. Allow nabadii hore inoo soo celi. Yaa allah yaa raxmaan 🤲🤲🤲

  • @zaimazultan193
    @zaimazultan193 Před rokem +3

    2023 hada dawaneso is muuuji alle ha unaxariisto inta dhimatey

  • @xamdam1999
    @xamdam1999 Před 2 lety +9

    2022 yaa daawanaya kama daalo wllhi riyawadihii hore🥰

  • @darwinpoi7271
    @darwinpoi7271 Před 7 měsíci +7

    still watching 2024😢😢 AR kuwaan ma noolyihiin😅

  • @roblehronniee86
    @roblehronniee86 Před 2 lety +19

    Quelle souvenir de mon enfance, la somlie ce mon deuxième pays je vous embrasse

  • @dr-abdishakurahmedmohamed6737
    @dr-abdishakurahmedmohamed6737 Před 8 měsíci +3

    November 2023 watching from badhan-Sanaag-somalia

  • @sabshass6645
    @sabshass6645 Před 7 měsíci +9

    End of 2023 and it’s still one of my fav movies 🥺💕💕💕

    • @Asmaay_4
      @Asmaay_4 Před 6 měsíci +1

      First week of 2024 😂😂

    • @sacdiyohassan3883
      @sacdiyohassan3883 Před 6 měsíci

      @@Asmaay_4isku😂mida cwa isla so radinay riwayadan kama daalo

    • @Asmaay_4
      @Asmaay_4 Před 6 měsíci

      @@sacdiyohassan3883 maaqani bo filo radinaye markas ban arkay😂

    • @clainurnur
      @clainurnur Před 5 měsíci

      Yurub

  • @salahjimcale2499
    @salahjimcale2499 Před 4 lety +44

    Hada daawanoysid 2020 like saar

  • @manayermussaed145
    @manayermussaed145 Před 6 lety +60

    This brings back so much memories, my mom would put this on when I was a child and I would watch it all day 😭😭😭😭 so glad I found this.

  • @latashoxidigachenal5837
    @latashoxidigachenal5837 Před 6 lety +51

    28/4/2018 inta ka danbeysa farta hala taago rawaayadan oo fiirsatay azxbta sharafta leh

  • @abdullahishula6381
    @abdullahishula6381 Před 4 lety +38

    Aniga iyo cuntadana kushiinka ayn shir ku leenahy 🤣🤣like igu qabo hadii aad 2020 aad dawanayso

  • @jannadoon7675
    @jannadoon7675 Před 4 lety +12

    December 2019 Yaa iLa daawanaYa Dhamaadka sanadkan

  • @daadir345
    @daadir345 Před 8 měsíci +4

    Who still watching 2023😭💔

  • @ilwadquruxinanurilwadqurux8073

    Qufki hore u dawaday hadane dib 2020 so raadi like dhac ku siya 😘

  • @muhudinhussien4525
    @muhudinhussien4525 Před 4 lety +5

    The video looks very dark..even you can't see it clear but imagin the content is high class.. The follow also the best ever.. I wish I could see these when I was still young. But Alx..now I found it.....

  • @simanaragsan7396
    @simanaragsan7396 Před 5 lety +35

    2019 yaadaawanoyo like🤣🤣

  • @ramlishsaid.7383
    @ramlishsaid.7383 Před 3 lety +5

    25 November 2020 mlin Arbco inta ila dawaneyso 🤗✌👁

  • @caaqilmucaad2287
    @caaqilmucaad2287 Před 4 lety +22

    Hadii aad dawaneyso ramadan like saar 10-05-2020 mother’sday 🥳

  • @ciyaalkaxaafada8541
    @ciyaalkaxaafada8541 Před 5 lety +25

    Yaa ila fiir sanayo .8 .8.2019 like ta igu raaca

  • @a.a1412
    @a.a1412 Před 5 lety +22

    7/2019 yaa dawnyaa
    Wallhi masha Allah somalideenii hore

  • @nadranuura2952
    @nadranuura2952 Před 5 lety +122

    Ya dawanaya 2019 dad wa dadki hore ya igu racsan

  • @eliyanoraanimalia7138
    @eliyanoraanimalia7138 Před 4 lety +10

    Dang the dad is quick with the flirting 9:50 he just met this lady

  • @saradeen3984
    @saradeen3984 Před 4 lety +23

    Hadal makarayo😭😭alow wadankeena noso celi

  • @mohamedarab8659
    @mohamedarab8659 Před 4 lety +25

    Ciyaal 2019 farta taaga awoowyal
    Like ta itusa

  • @nafisahassan3677
    @nafisahassan3677 Před 5 lety +12

    Dhamaadka 2018
    23/11/2018 baan daawanayaa walhy wan xiiseeyaa riwayadaheeni hore intaan flim hindi daawanayo iyagaa idhaama kamaba xiiso

    • @ayanlefarahibrahim3385
      @ayanlefarahibrahim3385 Před 5 lety +1

      Ma isku fikradbaynu ahayn hindi bn is idhi daawo markaas ayaan 15kii shumeey kala duldhaca......

  • @yasminali74
    @yasminali74 Před 3 lety +6

    15kii shumay ruwayad aan jclhy kama daawo dawashadiisa❤💯

  • @suleimanaden1393
    @suleimanaden1393 Před rokem +6

    Friday 14 April 2023 still watching it mashallah

  • @hafsomohamed6836
    @hafsomohamed6836 Před 2 lety +6

    Haadaa 2021 inta daawaneysa salaaman💖💖

  • @anascabdiqani
    @anascabdiqani Před 2 lety +1

    Maasha allaah dal waa dalkii hoore dadna waa dadkii hoore wale xiligaan qarax iyo wax la mid ah ma jiirin ustaad cabdalle nuuradiin iyo aw kuuku ayan ka xasuusta alla yaa raxma maama binti cumar gacal allow inta dhimatay u naxariiso aamiin yaa allaah

  • @xamdiqali6250
    @xamdiqali6250 Před 6 měsíci +2

    Yaa ila dawana 2024❤❤❤

  • @saxiixmedia8956
    @saxiixmedia8956 Před 5 lety +261

    2019ka yaa dawanaya 😂😂🙏

  • @muxyadiinaadan524
    @muxyadiinaadan524 Před 5 lety +64

    2019 who here👍👍👍☝

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 Před 4 lety +6

    Shuumey shooble ❤nag la.furay fadhi uma yaalo.ninkii furay nah falkiisa baa illahey ku celiyey 😅😅😩😩

  • @balqizayarey
    @balqizayarey Před 5 lety +13

    18 may 2019
    yaaa daawanaya
    hambalyo reer Somaliland 👍👍

  • @arqammaxamed9040
    @arqammaxamed9040 Před 4 lety +10

    Still iam watching August 2019

  • @anzalibrahim1481
    @anzalibrahim1481 Před 4 lety +26

    This is my Childhood!! From 2006 and still watching it today in 2020.Alxm.

  • @AhMeD-cn6jj
    @AhMeD-cn6jj Před 4 lety +12

    2020 ilaa 2021 yaa iladaawanaya liketa iisaar

  • @isseolowahmed5860
    @isseolowahmed5860 Před 3 lety +1

    Maama shikiley.,,shooble, shumeey , jeyte, iyo awkuuku, waa xidigaha riwaayada dhadhanka u yeelaayo 👍 👍 👍 👍 👍 👍

  • @mohamed12cumar30
    @mohamed12cumar30 Před rokem +3

    Who still watching 2023

  • @ayanahmed8948
    @ayanahmed8948 Před 6 lety +11

    10/7/2018 galab jawi mcn 😍 alxm

  • @Zakariyecllahi
    @Zakariyecllahi Před 6 měsíci +2

    Still watch 2024 happy new year

  • @user-nq6ko4kh5g
    @user-nq6ko4kh5g Před 7 měsíci +1

    2023 dhamad ah dawana waliba ano isku mawelinayo si waqtigan adag ugu gudbi
    Dib ina u imado ano wax kasta itosena rajena insha allah

  • @shamheerhussein8294
    @shamheerhussein8294 Před 7 lety +10

    ruwayadaha ciyalka yaryar jilan kuwana benta dhahayo
    viva dadki hore

  • @aliok4251
    @aliok4251 Před 5 lety +48

    6/3/2019 yaa ila fiirsanooya✋✋✋🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐

  • @khadarlove9761
    @khadarlove9761 Před 6 lety +45

    Alaha u naxariisto intii dhimatay

  • @hadiyaabdikanimuse1858
    @hadiyaabdikanimuse1858 Před 2 lety +2

    Who else watching 2022

  • @user-qy6pk6wy9m
    @user-qy6pk6wy9m Před 7 měsíci +3

    Who still watching 2024

  • @yusufcase5812
    @yusufcase5812 Před 4 lety +4

    I still watching 30 July 2020 Tue CiiDul Adxa

  • @engineertarabbiengineertar2163

    Intiii dhimatay allah u naxariiisto 🤲

  • @abdullmohamedahmed7949
    @abdullmohamedahmed7949 Před 3 lety +1

    murti iyo cilmi weye ruwayadan
    waxaan fiirsaday in kabadan 10 jeer walina wan fiirsanayaa 25/09/2020
    inti dhimatay Allah a unaxariisto

  • @abdisamadahmed921
    @abdisamadahmed921 Před 4 lety +5

    2020 june qofki firsanayo like dhac kusii

  • @hantiwadaag1528
    @hantiwadaag1528 Před 4 lety +23

    Quarantine time 2020 april yaa daawanooyo xiliga coronvirus🦠 allah naga dul qaado

  • @shamsomohamedsheikh5755
    @shamsomohamedsheikh5755 Před 5 lety +10

    2019 yaa daawanaya🥰🤔🤔

  • @drsaishaabdirahman5928
    @drsaishaabdirahman5928 Před rokem +2

    Who still watching April 2023🥺❤

  • @harunlyrics4791
    @harunlyrics4791 Před 4 lety +4

    25/11/2019/ wlhi waa Qosal Ruwayadan kama dalo firsigeda Soomaalidii Horey Ala yacizag iga dheeh RUWAYAD

  • @sheeshkumar2205
    @sheeshkumar2205 Před 2 lety +11

    Beautiful song supper music good drama excellent video

  • @aminoculusow54
    @aminoculusow54 Před rokem +2

    2023 yaa dawanoyo shumeey

  • @ismailhussein4378
    @ismailhussein4378 Před 3 lety +1

    2021 ayan dawanaya wana bil ramadan aan u duceeno intii dhimatay iyo intii noolba wey naga qosliyen runti murtina waan ka dhaxalnay

  • @janomali6661
    @janomali6661 Před 5 lety +6

    Horor 2k19 an dawana 15 shumey allow unaxariso inti dhimatay xamar uduceya

    • @maxamedmire3672
      @maxamedmire3672 Před 5 lety

      Allah u naxariisto reer xamar 2019 waa maalin gumaadkii xamar loogu geystay muqdisho.😥🥺🥺 Anigana naazareet magaalada oromo ayaan ku fiirsaday riwaayadaas

  • @yasminali74
    @yasminali74 Před 6 lety +16

    15kii shumeey kama daalo dawashadeda ❤❤❤

  • @suhaybmuxumed1933
    @suhaybmuxumed1933 Před 8 měsíci +1

    Habaday ayaan ku xasuustaa riwaayadan markasta ii geee ayay odhan jirtay wayna ila daawan jirtay lakin maanta 5 sano way mootan tahay 😢 alle naxariistii jano haka waraabiyo habaday khadra cabdi 😢😢😢😭

  • @YaxyeMawliid-yv1sv
    @YaxyeMawliid-yv1sv Před 6 měsíci +2

    Who still watching 2024😮

  • @alizaindho4749
    @alizaindho4749 Před 5 lety +19

    2019 August 9 bisha8 ya ila dawanayo😂dad waa dadki hure😘✍

  • @hanadsaleeban2965
    @hanadsaleeban2965 Před 2 lety +95

    Who still watching 2022 😭😭😭

    • @cllaahisubayr1286
      @cllaahisubayr1286 Před 2 lety +4

      I will still watch 2022 😅

    • @nasrowaddani5073
      @nasrowaddani5073 Před 2 lety +7

      Me😥😥

    • @shariifmaxamd8735
      @shariifmaxamd8735 Před 2 lety +2

      Me

    • @nastehaahmed4644
      @nastehaahmed4644 Před rokem +3

      Same here

    • @asilaasila3450
      @asilaasila3450 Před rokem

      @@cllaahisubayr1286 nn+++nnnnnnjjnnnn+jjjnnnnnnnnnnjjnnnnnnnn+nnnnnnnnnnnnnnnnn +nnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnjnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnn+!nn!hun;hun;!hun;n+b;!b;n!nn!!b;nn;hun;nn;bbbnnnmn!n nnnnnnnnnnb;b;bbbbbbbbbbbnbbbbbbbb;bbbbbb;nbbbbbbbbbbbbbbbbb;bbbbbbbbb;;bjjbbbbbnbbbbbbbbbbbbbbbbnjjjjjbbbnbnbbnjjnbbnbbbbbb;bbbbbbbbbbbnbbbbbbbb;bbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbnnnnnbn!bnbbbbbbbbbjjbbbbbbbbbbbbnbjjjjjjbnbbbbbbjbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbnnnbbnbbbbbbbbbjbb;nbbjjjjjjjbjjbbbbbb;bbbbb;bbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbnnbbbbnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnbnnnnbnnnnnnnnnbbnnbnnnnnnnnbnnbbnnnbmbbbnnnnnnnnnnnnnnnnnnnbnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnmnnn.n.n nnmmmmbbbbb bbbbbb bbbbbbbb b b. Bb;;;b;bbbbbbb;Bb bbbbbbbbb bbb; bb b. B. B bbbb. B. Bbbbbbbbbbbbbnbbb bbbbbbbbbbbbbbbbbbbnbbbb bb b n bbbbbbbbb bbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbnnnnnbn bbbbbbbbbbbbbbbbbbbnbbbb. B bbbb;bb bb n bbbbbbbbb nbbbbbbbbb nbbbbbbbbbbbbbbbbbbbb bbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbnnnnnbn bbbbbbbbbbnbbbbnbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbb bbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbb. Bb b bbbb bbbvbbbnnnbbbbbbbbbbbbbbnbbbbbbbbbbbbbbbbbnnnbb. Bb b bbbbbbbbbbbbbbbb. B;b bbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbb bbbbbbbbbbbbbnbbbbbnbbbbbnbbbbbbnbbbbbbbbbbbbbbbbbbnbbbb n b;

  • @dagan1586
    @dagan1586 Před 4 lety +2

    Cabdale nuura diin awkuuku iyo intii kale dhimate alla yaraxma inta nool alle ha amaansado Waa ruwaayad funny ah wlh oo waxyaaba runa xambaarsan

  • @mohmoudimouzejama8107
    @mohmoudimouzejama8107 Před 3 lety +3

    AwkuuKe ALLe haw naxariiztee waxaaN xapsi kamida xabsiyada hargaysa kuwada xidhnayn wiiL uu dhalaY oo sidiisa oo kle ah maanan dareemi jirin inay xoriyad nagah maqantY ina uu noo xaraabaynahyo. Hadda waa wiil dhibaataysan cidiNa u joogiN magaalada hoygiisuNa Waa xabsi uuN Waa NiN u baahan in hibadiisa dibada la keeno lkn jeebkaa reebay

  • @fuadcalicilmi223
    @fuadcalicilmi223 Před 6 lety +7

    hhhh shumeeyey abayo hadii lagu furay jikada maad igala shaqeysid kuyeenaho jeyte
    allahu yaa arxam

  • @mcmarwaan1120
    @mcmarwaan1120 Před 3 lety +3

    2021 ayaa ila daawanaya

  • @AkmG_
    @AkmG_ Před 3 lety +1

    Inta daawanaysa 14/4/2021 maalin Ramadaan ah oo xasuus wacan inta ila daawanaysa iyo intii iga hor daawatay like ta haka la bakhaylin waa pro kiin

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Před rokem +1

    Illahay haa unaxariisto dhaman inti dhimatay inti nool neh illahay haa barakeyo 🤲❤️🙏

  • @FAAD21
    @FAAD21 Před 6 lety +10

    Adeer shib dheh shuun shuunki ahaya hhhhhhh alle haku naxaristo

  • @afatahlarerg957
    @afatahlarerg957 Před 4 lety +8

    14/9/2019 yaa ila dawanayo kma xiiso dhaco👍👍👍👃👃👃

  • @cabdifitaax489
    @cabdifitaax489 Před 11 měsíci +1

    15/8/2023
    Ayan dawanaya Runti Cadimahan Ruwayadan Alle haunaxaristo dhamantod

  • @user-tz3kg6wi6k
    @user-tz3kg6wi6k Před 6 měsíci +2

    Still watching 2025

    • @mariza101_
      @mariza101_ Před 3 měsíci

      😂😂 inta aadan😂 dhiman😂 maa soo jore 😂

  • @zakarieshiekhfarah1817
    @zakarieshiekhfarah1817 Před 6 lety +151

    kkkkk rawaayadaan ka ma xiiso dhaco 2018 cidii daawaneysa gcnta kor utaaga hhhh dad waa dadkii hore

  • @Lillian-712
    @Lillian-712 Před 11 měsíci +4

    Memories wallahi😂😭💗