MAXAY TAHAY SABABTAN UQARIYAY XAASKAYGA WAJIGEEDA..🥺😡

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • DHIIRA GALIN AYAY IITAHAY INAD KAMID NOQOTO BOQORTOOYADA IGU XIRAN❤️💯🙏🏽
    2-FADLAN HADAD NAGU CUSUBTAHAY SUBSCRIBE NOO SAAR THANKS
    1-SNAP @Muhanadd22
    2-INSTAGRAM @mumucade
    3-FACEBOOK @Muhanad cade
    Thanks For 126.350Ksubscribers

Komentáře • 386

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader Před 2 lety +192

    Dunida Maso Marin Qof Lamid Ah Nabiga Scw ❤️☝️

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 2 lety +49

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤❤💞💞

    • @ibtisambintuosman3922
      @ibtisambintuosman3922 Před 2 lety +2

      Our beloved prophet Mohamed peace be upon him my lovely prophet Mohamed peace be upon him 💖💖💖🤍🤍🤍♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰🥰😇😇💝💝💝

    • @naimamaslah7838
      @naimamaslah7838 Před 2 lety

      +

    • @muqtaarbilaal5014
      @muqtaarbilaal5014 Před 2 lety

      M.n

    • @ftuma5446
      @ftuma5446 Před 2 lety

      Mashaalaaha ilahaye haidanhafido inshaalaaha

    • @ftuma5446
      @ftuma5446 Před 2 lety

      Tatkahadalkodaiskda

  • @kerai195
    @kerai195 Před 2 lety +26

    Don't mind what other people say about your wife go on enjoy your marriage May Allah protect you and your wife amen

  • @zamzamyuusuf6150
    @zamzamyuusuf6150 Před 2 lety +36

    Subxanallaah dadku qaar wa xasidiin. Wllo ilaahay ha idin xifdiyo adiga iyo xasgaagaba mansha allaah tabarakallaah yaxfidakalaah walaalahay 👍❤

  • @khadramohamoud7000
    @khadramohamoud7000 Před 2 lety +18

    Wan kugu racsanahy inad sakagaga wajigeeda qariiso bro keep going

  • @kumaaandooskadanab
    @kumaaandooskadanab Před 2 lety +14

    Masha Allah Ilmo khayr Qabo ilaahay Ha idin siiyo insha Allah .
    Xaaskaagana Hakuu Qarsanaato sxp .

  • @cibaadamohammed794
    @cibaadamohammed794 Před 2 lety +1

    Asc Walaalke adiga iyo duma ilaahey ha idiin barakeeyo guurkiina guuri khayr qabo rabbi haka dhiigo ilaahey ha idiin xaafiido insha’allah

  • @nuuneycabdullahiyare5270

    Muhanaed Cade hore usuoco guul iyo gobanimo❤️💪

  • @sagalsicid1492
    @sagalsicid1492 Před 2 lety +1

    Maashaa allaah illahey haydinka dhigo reerkii lagu nastee lagunagado wadajiree nabadgala allahayow idinkayeel qoys muskim oo quruxbadan ayaa tihiin illahey haydin barakeeyo 🥰🥰❤❤

  • @abdipp595
    @abdipp595 Před 2 lety

    Mashallah tabarikalaaha xaaskaga ha iska keeni shoshiyalka media waad ku ficaan tahey dadka maskax da la jirasm ha u joojinina hore u socda ❤❤❤❤❤❤

  • @hindamaxamed2
    @hindamaxamed2 Před 2 lety +7

    Mshallah keep going beautiful family 🥰🥰

  • @khadromaxamed6550
    @khadromaxamed6550 Před 2 lety +12

    Respect 🙏 brother 🎊 alle haina xafido inta wanagagag jecel ba kujiraa

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 Před 2 lety +30

    Masha allah wllkey ilahey ha idin barakeeyo waxa tihiin family Qurux badan dadka idinku naxsan dheg ha udhigina keep going lamaneheena qaligaa

  • @kowsarmohamed3824
    @kowsarmohamed3824 Před 2 lety +5

    Masha Allah May Allah bless your new life abayo and abowe 🥰🥰🥰

  • @qaalimohan6325
    @qaalimohan6325 Před 2 lety +16

    Inta ku idin jecel aya ka badan ❤️alle ha isku keena dhwro❤️keep giong❤️bro and Dumshi❤️🥰

  • @aaliyayarey2136
    @aaliyayarey2136 Před 2 lety +6

    May Allah bless you and your family Inshallah ❤

  • @cnaasirismaacil1273
    @cnaasirismaacil1273 Před 2 lety +1

    Legend muhanad cade Guuleyso wllkey

  • @muhawadani1018
    @muhawadani1018 Před 2 lety

    MUHANAD CADE HORE U SOCO NOO DAL XIISA OO SOO BADI WELIBA👍👍👍

  • @sahramohammed1979
    @sahramohammed1979 Před 2 lety +11

    Nin raaged iga deeh wll muhanad
    Privacy is better always hide ur happiness/ ur wife

  • @istahilabdiraxamanofficial4938

    Mansha allah alle ha idin barakeeyo isku war abi

  • @suulka0028
    @suulka0028 Před 2 lety +1

    Mash alh

  • @riyaamuzamil9606
    @riyaamuzamil9606 Před 2 lety

    M.a wllkey HoraY Usoco dadkan warkoda waleyska indho Tira😍🤴🏽

  • @nacimaismacil5410
    @nacimaismacil5410 Před 2 lety +1

    Muhanad cade wankuguta geraya in ad xaskaga wajigeda qariso Masha alah

  • @luulismaciilosman3895
    @luulismaciilosman3895 Před 2 lety

    Hayey warkaas waa warkij kamaal abdul ushiii ku dhacday kamaal hakugu dhacdo naag nag mahanee

  • @fadumazahrachannel6968
    @fadumazahrachannel6968 Před 2 lety +5

    Wll waligey qof comment kama bixin ilaa adi mahane wll hal mid ayaa kudhihi lahaa bani aadam lama qancin karo sidaas darded waxba juhdi hagalin dadka iska hadlo wll alle ha idin xafido rabbina ha idin siiyo owlad baari ah aamin yarabbi🤲🤲🤲

  • @sihaamcali5131
    @sihaamcali5131 Před 2 lety

    Masha alllah walll alllah hadin xifdiyo

  • @fadumosalad6724
    @fadumosalad6724 Před 2 lety +2

    Mashallah my son, always look forward.

  • @greenkhadra9765
    @greenkhadra9765 Před 2 lety

    mashlaah hore u socda nolshiina ilaahy ha ku qurxiyo xishood bdan qarso

  • @nimcomohamutt9611
    @nimcomohamutt9611 Před 2 lety +1

    Muhanad cadde waad ku saxantahay wllky .hana ubixin Nacabka warkooda ..Isku waara Abid insha Allah 🤲 ubad khyr qaba kala hela .....Adiyo dumashi,❤️❤️❤️❤️

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Před 2 lety +3

    Mashaa Allah muhanad IYO dumashi Fawzia, ha joojinin dadka qaar ee xanuunsan, Isku waara abid wll💞💞

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 Před 2 lety

    Masha alaaaaaah Mami wcs xafidullaaahi alaah haidin barakeyo

  • @xabsomaxamed3749
    @xabsomaxamed3749 Před 2 lety +1

    Wawawa masha allh waa saas

  • @anabnasir4099
    @anabnasir4099 Před 2 lety

    Muhanad keep going. Huno. ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mulkimuxumad2799
    @mulkimuxumad2799 Před 2 lety +3

    Masha Allah muhanad wllo dadkan yey ku walin waxey raba sidad xaaskada kuso fadhisiso wllkey waligod melaha haka qeyliyan intad noshahay haso dhigin gacalisada duma adigana dadkan warkoda dhag ha udhigin

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 Před 2 lety +1

    Muhanad noloshada adiga xor u ah wll xaaskada haku qarsanaato wax walba inta ay qarsanyihiin ayey qurux badan yihiin

  • @aniisabana1166
    @aniisabana1166 Před 2 lety

    My wiilkeyga muhanad cade dadka qaar waa xaasidiin ee dhegba ha u dhigin xaasidiinta ishooda illaahey ha idinka qabto 🥰🥰🤲

  • @khadiijaxm160
    @khadiijaxm160 Před 2 lety +6

    Hore usoco wll ibna aadam lama qanci karo muhanad cade iyo dumashi farxad aan gurin oo dhamaan abid kunolada waligaa hasoo galin xaskaga wana hadal nin rag ah wana kugu racsanahay wll qaali ah wana kugu racsanahay 100% boqol guuleeso waligaa ❤❤❤❤

  • @fauziamohamed7185
    @fauziamohamed7185 Před 2 lety

    Mansha Allaaha beautiful sister and brother

  • @ubaxcumar6419
    @ubaxcumar6419 Před 2 lety

    m.a aboowe and dumaashi qaali allha idn xafido aduun iyo aakhira farxad iiku waara insha allha

  • @fadumoahmed9655
    @fadumoahmed9655 Před 2 lety +6

    Mashallah my family keep going 💕❤️💕

  • @wehliyemedia1
    @wehliyemedia1 Před 2 lety +1

    Iqtiyarka adaa leh bro xaaskada ha keenin way hadad kento wa kubka kaliya lagugu dhawici karo iska jir inay ku qasban waxadan rabin rerkina allah idin barakeyo gulersta🌺🌺🌺👏👏❤️❤️

  • @mrjujuwaalaa1566
    @mrjujuwaalaa1566 Před 2 lety +1

    Wll Alle hakuudhoowro xaajiyadaada wll hadaadanrabin wajigeeda inaad soobandhigto kaamirara kadaa wll adi kaligaa kasoomuuqo dumaashadeena.markasto waxeey.nagamudantahay xushmad

  • @Muna4r-
    @Muna4r- Před 2 lety

    Wlhi reer soshiyaal media dhibaa idin haysta

  • @hawahawasharif2967
    @hawahawasharif2967 Před 2 lety +1

    M.a

  • @deeqajamac7042
    @deeqajamac7042 Před 2 lety

    Quruxi wati qarson dumarka sharaf bay dhertahay Qari waliged

  • @hibomahomed7981
    @hibomahomed7981 Před 2 lety +12

    Wllo muhanad and wife hore usoco farxad caafimad and jacayl ku dhamay sta abid is ku waar in taxun wax bamaah in badan baa idin jecel qof Walba juskiis halo dayo ayaan odhan lahaa ani fikir kayag wan kuraac sanahy wlalshy farxad ku nolaad your family 👪

  • @zamiyazidra4063
    @zamiyazidra4063 Před 2 lety +1

    Somalidan faduulba ka badatey wllkey dadka warkoda dhag ha udhigin farxad ku waara adiyo dumshi keep going my brother 🥰

  • @mobambam4594
    @mobambam4594 Před 2 lety +3

    War wll nin culus baad tahay xishood badan guleysta caafimad farxad jacayl ku dhamyesta nolosha salan from canada🇨🇦🇨🇦💖💖💖😊😊👏🏽👏🏽

    • @inamohamett1693
      @inamohamett1693 Před 2 lety

      Warbixin canada ku saabsan aya rabaa wllkey intee kala so xiriira

  • @xamdamuse4192
    @xamdamuse4192 Před 2 lety

    mansha allah wll allah haku barakeyo

  • @umumaxamedumumaxamed2127
    @umumaxamedumumaxamed2127 Před 2 lety +1

    Wllkey muhand wlhi sida uwada hadashay aad ayn kula dhacy wana kugu tager snahy sids ku wad dadka qar hadalkoda wlhi qima maleh hana u bixin warkoda mel iska dhig dumashi no qari 😘👌🥰

  • @qureysho99hassan18
    @qureysho99hassan18 Před 2 lety

    Legend always legend haubixin wllo dadka qalbiyatha xun

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Před 2 lety

    Subxaanalaah war umada ILAAH Daaya bisinka See Wax Ujiraan HA bixin Aboowe Iskuwaara

  • @biletimacade7610
    @biletimacade7610 Před 2 lety +2

    Legend tahy keep going

  • @hamidamohammad2853
    @hamidamohammad2853 Před 2 lety +8

    Keep going brother 💗💗💗💪

  • @ummahamed7747
    @ummahamed7747 Před 2 lety

    Keep going Brother

  • @zahraqaali1521
    @zahraqaali1521 Před 2 lety +1

    War niyow shekadas dhan iskadaf ee qofta qarso ama wada sobixi ayada dhan wabilahi towfiq

  • @ayaanmaxamed4253
    @ayaanmaxamed4253 Před 2 lety

    Ilahay haydin xafido wll waliga ha keenin gabadhad wajigeed ilahay haku xafido wll

  • @nasteexinapea814
    @nasteexinapea814 Před 2 lety

    Masha allah

  • @salmaibrahimmaxamedm.aalaa1211

    waalkee kukuracsanahay xaaskada wajideda qariso allaha idin xifdiyo wallal mcn ubad fuceysan allaha idinsiyo

  • @muxubojaaruqo3343
    @muxubojaaruqo3343 Před 2 lety

    masha allah

  • @deeqacabdirashiid447
    @deeqacabdirashiid447 Před 2 lety

    mansh Allah

  • @muuna8
    @muuna8 Před 2 lety

    WALAAL BINI AADAMKA LAMA QANCINKARO EE HORE USOCO .

  • @amiinaaxmed1495
    @amiinaaxmed1495 Před 2 lety

    Alle ha isku kiin daayo wllky qaali iyo dumashiiday

  • @fatoumasouleiman6098
    @fatoumasouleiman6098 Před 2 lety

    MASHA ALLAH barakobaa keep going

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 Před 2 lety +1

    Ma sha Allh ♥ nolashiina idinka xur u ah waligiina wada jir ahaada ubad kheer qabna wada hela i.a dadka xun dadka waangsan ayaa ka bada

  • @sadiamohamed3151
    @sadiamohamed3151 Před 2 lety +1

    Sheekadii kamaal cml waays

  • @koosibrahim9851
    @koosibrahim9851 Před 2 lety

    Subxanalaha subxanalaha walahaya dadka icidina ka aman hele mayso walakaya qali hore u soco wali ha u jogaya dadka xumanta la waregaya waliga

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 Před 2 lety +2

    Don’t worry bro dadka dhan ma wada wanaagsana ha u jawabin dadka negative ka wata keep going and congratulations 🎉🎊 🥰

  • @sahraomar9982
    @sahraomar9982 Před 2 lety

    Yaaab dadla qaar qalbi ma qabaan huh waryaa ka xishooda hnad iyo xaaskiisa 😙🥰🥰🥰🥰🥰 mohand iyo walaasheen waxaan leenahay horay u socdaaa

  • @buildbancho0015
    @buildbancho0015 Před 2 lety +1

    Good choice my brother muhanad keep going

  • @ladanq5197
    @ladanq5197 Před 2 lety

    asc muhanad walaal lama akhriyo commentes keep going Amus

  • @nimcoabdirahman7612
    @nimcoabdirahman7612 Před 2 lety

    Mnshllh abwe waxaas haubixina family qurux badan tihin Ilahy Ha iskukin dayo amiin

  • @ramlaabdirasaq2609
    @ramlaabdirasaq2609 Před 2 lety +2

    Mansha Allah My family quruxbadan tabarka allhah 🥰🥰🥰🥰

  • @faizahusseinaaaa...718

    Mnsha allaha illahay haydin barakeyo wll

  • @khadijaadow3422
    @khadijaadow3422 Před 2 lety +1

    Hor mar wacan walalkey iyo walashey allah idin barakeyo dadka warkoda dhag ha udhigin walalkey cadawka allah idinka qabto😘😘

  • @ayaanmaxamed4253
    @ayaanmaxamed4253 Před 2 lety

    Mash allaah

  • @ugbaatabdilaahi7313
    @ugbaatabdilaahi7313 Před 2 lety

    Mnsha allh ninka raga ah ayaa sidaas u fekera waan kugu raacsanahy inaad qarsato qoftaada weliba dhamaanteed wada qari pro 👨‍❤️‍👨

  • @saciidothabit3482
    @saciidothabit3482 Před 2 lety

    Waliga ha iska keenin nagtada wajikeda boowe dadka kulaa ma qaban adiga qabtit wana kugu tageersanahay taas Somalia 🇸🇴 ma qancin kartit ha isku wareerin hore u soco boowe Hambalyo kun jeer we love you ❤

  • @cupcakesmia1266
    @cupcakesmia1266 Před 2 lety

    MashaAllah 💕💕💕💕

  • @khadijahmoumin3214
    @khadijahmoumin3214 Před 2 lety

    Masha allah ni barakeyo horay u socda xajiyadana sidaa u qarso ha u joogini nacabka jacaylku ha waaro

  • @umuismaaciil8472
    @umuismaaciil8472 Před 2 lety +1

    Wllky inta xun inta wng san ka badan Teda kaleh xasid nimo ku garen inad kento wajigeda ayey raban plz dhag ha u dhigin wll and dumo horay u socda

  • @huznihussein713
    @huznihussein713 Před 2 lety +5

    He or she is very wrong to ask you that question but iska samir wll Shanta farod Allah masimin💯

  • @muuna8
    @muuna8 Před 2 lety +1

    Hambalyo walaal gurigaga allaha kuu barakeeyo iyo xaaskaagba

  • @naimaos5286
    @naimaos5286 Před 2 lety +3

    Walaalkay allaah idiin xifdiyo adiga iyo dumaadhideenba marna walaasheen allaah isku kiin barakeeyo horay u socoo dadku waxaa ku jira qolyo xaasiidiin ah ha u joojin waliga wanaaga ku tagnoow

  • @biletimacade7610
    @biletimacade7610 Před 2 lety +1

    Ww my dear bro

  • @asmaabdilaahi-ty5wy
    @asmaabdilaahi-ty5wy Před rokem

    Masha allh wllo mcneyy

  • @lakiaxmed6945
    @lakiaxmed6945 Před 2 lety +1

    Mnsh allllh wllll0 wankugu tageersanahy qarso dumashidayo somalidu waydhibadantahy horay usocda🙏🙏🙏

  • @luuldiamondluul1513
    @luuldiamondluul1513 Před 2 lety

    Aboweh mcn horay u socooo cadawgaganh u unolow❤🙏

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 Před 2 lety

    Wllhi soomalidu waa jaahiliin cadiya istaqfur allh rasuulkeena muxamed scw wuxuu dhahay ninki nagtiisa qarsado waa nin rag ah alxm soomalidune waxey umaleysa waxey umaleysa nin rag rasuulkeena scw wuxu dhahay ninka xaaskiisa u ogolaado iney kumanaan qof kahordhaqdhaqeyso waa dayuus

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 Před rokem

    Asc Mashaallaah waa sax in aad xaaskaaga qariso waa ku farax sanhay allahakubarkeeyo amiin amiin yaa allaah yaa rabi amiin amiin 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️👍

  • @aaminasaalax5087
    @aaminasaalax5087 Před 2 lety +5

    Sorry wllka ka raali noqo dadka sidan kuula hadlay 😭 waan wax xun in la is xaasido way qof wllkay farxdiisa waa lala dabaal dega dumaashiyo adn ha ubixin taas wejigeed adiga ayuun baaxaq uleh xaaskaag dadka kaa dalbaday wax faa iido ah oo ugu jirta ani ma garanayo wllky dhisma oo dhaqma rug san reeer san 😘 qoys qurxoon Alle cadawga ha niga qabto

  • @ubahabdulahi3627
    @ubahabdulahi3627 Před rokem

    haubixin dadakasaa dumashii hormarkagay kaxun yihiin manshaa allah tabarakallah walalkay iyo walashay💋💋💞❤️❤️💞

  • @ahadamohamed8093
    @ahadamohamed8093 Před 2 lety +3

    Dadkan negative maoogi positive uma fikiraan plz just leave them and keep going muhanad cade

  • @maryanfarah9868
    @maryanfarah9868 Před 2 lety

    muhanad hore u soco gulayso inta wanagsan baa badan cadow baa jira anaga tagerahaga ah walalana ku ah alah isu kin barakeyo nolosha farxad ku qaata family qurux badan ahaada

  • @hanifadumo3229
    @hanifadumo3229 Před 2 lety

    M.a.ilahay.hakuxafido abowe abayo

  • @princesszapnaa9575
    @princesszapnaa9575 Před 2 lety

    Bro muhiiim maahan inaad ujawab ubixiso dadka maangabka ah duma ilaahy sharf udhameeyey alx farxd kuwaara kuna bashala waqtigiina insha allah ifaraxsanada abid 🥰

  • @nimcomuuse8844
    @nimcomuuse8844 Před 2 lety

    Masha allh wll allh haku xafido

  • @jawahirmahamud5519
    @jawahirmahamud5519 Před 2 lety +1

    Wll waad ku saxantahay xaaskaga qarso

  • @sadiyowarsame3837
    @sadiyowarsame3837 Před 2 lety

    Don’t worry brother you don’t need to ask them. Ilaahey ha idan xifdiyo.🙏

  • @samiraabdirkadir1213
    @samiraabdirkadir1213 Před 2 lety

    Manshaallha wllo guulleso