Raga hoosta gacantooda isticmala/Cafimat Fican

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 1K

  • @khalidabdullahi1288
    @khalidabdullahi1288 Před 5 lety +239

    Dardaaran qof ku jecel kaaga yimid !
    Ogow Wax waliba waa layska deen karaah wlhi ah 3daxdan samee si aad iskaga dayso
    1.gym ka gal gymka wuxuu kaa dhuminaa awooda iyo dareenka
    2.isticmaal qudarta cagaaran plus timir
    3.isku day inaadan daawan muqaalada anshaxdarada ah
    Wlhi wax waad iska badali anaa ku hubo🙏❤

  • @guledyare7119
    @guledyare7119 Před 5 lety +143

    Waxaan aaminsahay Qof kasta oo salaada tukada ilahayna ka cabsanaya Inuu waxas sameenayn💪
    Aniga salaada ayaan wax kasta iga ilaalisa Mnshaalah
    Dhalinyarada Salaada ha la tukado ilahay wanaag oo dhan ayuu ku siinaya waa hubaaL midas
    Fadlan salada tukada Dhaqamada Gaalada Iska dhaafa
    Wlhi salaadu xumaan oo dhan ayey ka reebaysa Aakhirana waa Furaha janada Kuu hayo salaadu👏

  • @strasbourgfrance1562
    @strasbourgfrance1562 Před 5 lety +76

    Talo ahaan inta dhibtaas ka cawaneyso 1/Alle usoo tobo keen 2/markale haku naqan 3/isticmaal qare iyo liin dhanan wlhi belief me noloshada waxbaa ka badali dona ogowna subixi koob shaac nacnac ah malab iyo dhibic xabsodo wlhi nabi maxamed (scw ) aya maqlay dhahayo xabsodo dhimasha moye waxa kale waa udawo asc🙌🙌🙌

    • @cabdulaahiabdiabdiosmaan1556
      @cabdulaahiabdiabdiosmaan1556 Před 5 lety

      maxa ka cusub calaamka

    • @strasbourgfrance1562
      @strasbourgfrance1562 Před 5 lety

      Waxii faahfaahin whatsapp kan igala soo xariir 0033751138484

    • @mowxal7678
      @mowxal7678 Před 5 lety

      Waxey kusabsantahey cilmiga cafimadka. Waa muhim walahi Waxaan Sida dhibka gacanta. Dhibka iyo isbadalka korka Ee dhalinyarada.

    • @mowxal7678
      @mowxal7678 Před 5 lety

      maxa ka cusub calaamka, Waa in lahablaa oo aan lagaxishonin cilmiga

    • @zadaqnuur7
      @zadaqnuur7 Před 5 lety

      anniga xad dhaaf u isticmaala

  • @ikarade3274
    @ikarade3274 Před 5 lety +52

    Ragga iyo dumarka oo aan guursan , soonka ha badiyaan.

  • @CafimatFican
    @CafimatFican  Před 5 lety +184

    Jazakallah qeyr walaalaheey website keena waa Cafimatfican.com 💕💕💕

  • @yaxye103
    @yaxye103 Před 5 lety +41

    alxm wlh ilaaheygii iga soo hanuuniyey baa ugu macad celinayaa dadka ku dhax jiro allaaha haka soo hanuuniyo 👉👉👉

  • @zaadabyanali8345
    @zaadabyanali8345 Před 5 lety +104

    Siigada aan iska dhaafne
    Gabdhaha somaaliyeed neh
    Guurka haa inoo fududeyaan🙏

  • @mawliidabshir3703
    @mawliidabshir3703 Před 5 lety +55

    Talo guud hadaan ka bixiyo..
    1. Allah ka cabso
    2.jimicsi joogta ah samee all
    3. Meel cidla ah haku kaliyoobin Mr walba dad hakula joogaan
    4. Iska ilaali daawashada aflaanta galmada ah...

  • @TheBeastMan-nt4mv
    @TheBeastMan-nt4mv Před 5 lety +15

    MARKA DIINTA LAGA HADLO ASXAABTU WEY SOOMI JIREEN MARKEY SHAHWAD ISKA DAREEMAAN XAAS KOODANA AYNA KA AG DHAWEYN MARKAA QOF CAAFIMAAD QABA AYAA HAWEYSTA SIIGADA MARKAA HADAAD CAAFIMAAD ILAAHAY KU SIIYAY ISKA SOON WALAAL
    👍
    1.7K

  • @ibelongtoallah3257
    @ibelongtoallah3257 Před 5 lety +8

    I understand and can speak Somali, but writings is quite difficult... Thank you for the advice... GOD BLESS

  • @0GS0
    @0GS0 Před 4 lety +5

    Good talk for our community. I hope ppl learn and appreciate.

  • @ilyaazabdalla3336
    @ilyaazabdalla3336 Před 5 lety +8

    Aad iyo aad baa u mahadsantahay waa barnaamij loo baahnaa jazakallah walal

  • @amenabeauty
    @amenabeauty Před 5 lety +19

    Mash Allah abaayo Yas

  • @c.s.c921
    @c.s.c921 Před 5 lety +5

    Muma Allah hakusharfo janadana haku geeyo xisaab la'aan 😍 haujoojin hadalada dadka maanka gaaban ee xumanta wanaag uarka wanagana xuman uarka kujeclahay wlhi😘

  • @khadarisaak5896
    @khadarisaak5896 Před 5 lety +2

    Very educative video.... Somalis feel shy talking about this, yet its something that deserves most to be talked about.... We should involve with the youth and the whole community

  • @mohajama5683
    @mohajama5683 Před 5 lety +6

    Wllshy aan jeclahay allaw ku dhawr if iyo aakhiroba aadbaan idiin salaamayaa adi iyo saalah

  • @Muscab_Abdiasiis
    @Muscab_Abdiasiis Před 5 lety +23

    Mamo yaasmin Ilaahay haku sharfo Ku jclhy ilaahay dartis habo mcn

  • @cawilsacadcismaan3191
    @cawilsacadcismaan3191 Před 5 lety +9

    Walahi yasmiin waa dhibato dhaliyaradu aad ugu imtaxanatahay ilahey ha soo hadeyo dhaliyarada

  • @abdiosman8729
    @abdiosman8729 Před 4 lety +1

    Thank you soo much, i used to do that bt your advice was much helpful

  • @YUSUF-990
    @YUSUF-990 Před 5 lety +1

    Thanks abayo yasmin point fiican ayaad kahadashay dhalintana waxan leeyahay iska ilaaliya in biyaha gacanta layskaga keeno , diiniyan iyo dhaqan iyo caafimad ahaan midna mawangsana , haddi aadan wali guursan iska dulqaado ayaamo soonka iyo cibadadana kudadaal InshAllAh .

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 Před 5 lety +18

    Caafimaadka wa ashey qaaliyah lkn rabi hanaga wada madoobeeyo
    Eeen eeen gacan gacan cml 🤣🤣😂😂😂😂🤣😂

  • @ramlaruun7545
    @ramlaruun7545 Před 5 lety +119

    Abayo mcn ilaah haku xafido aduun and aqiro wxaan rabaaa inaa ijwbti wiilka curadka iah aaa laigu qalay 2 sano jiraa hdaa uur baan leyahay mrka markan maka badbadi karaa qaliinka wayo canuga hore waa laigu qalay sababta wexeey eheeed daba geen ooow ahaaa lkn insha allaaah iso duceeya in ilaaah iga badbadiyo qaliinka ilaaah qeer haidin siyo walaleheey somaliyeed aaad baaan idin jecllhay byby se next time ok asxabta commonty ga

    • @Muscab_Abdiasiis
      @Muscab_Abdiasiis Před 5 lety +2

      Ilaahay haka badbadiyo qalin abyo si dhib yar ilaahay hakugu sahlo

    • @amlaomarmohamed5692
      @amlaomarmohamed5692 Před 5 lety +6

      Amiin walaashey ilaahey kumakso adna iducey inuu ilahey awlaad baari ah isiyo

    • @AM-bg3of
      @AM-bg3of Před 5 lety +1

      Illaahy hakuu dhibyareeyo abaayo

    • @umucasaam3122
      @umucasaam3122 Před 5 lety +1

      Abaayo allaha kui fududeeyo wan kuso wada duceyneyna insha alah

    • @qamarcali4496
      @qamarcali4496 Před 5 lety +1

      aniga kii kowaad daba keen uu ahay waalegu qalay kuwi kadanbeeyi sidow kale waaliigu qalay ani hada kii 4raad aa legu qalay

  • @amiinabdi8070
    @amiinabdi8070 Před 4 lety +1

    Aadbaad umahadsantahay walashay yasmin waanku salaamayaa idiga iyo saygaaga khayr ku waara oo guulaysta

  • @abwaanjeexmaroodiinternati7459

    Waa hadal xikmad leh
    Allaha ku barakeeyo

  • @djkhaledvevoofficial4878
    @djkhaledvevoofficial4878 Před 5 lety +15

    Inta ila dawanaysa 2019 like isaaara

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 Před 5 lety +18

    Masha Allaah waxun maadan sheegin abaayo mcnto💋💕❤️💕💋

  • @mushkumukhtie7593
    @mushkumukhtie7593 Před 4 lety +2

    DABCASEER aa maanta soo hasuustay inta ila soo hasuusatay Like isaara kkkkkk

  • @niceabiib8950
    @niceabiib8950 Před 5 lety +7

    Maasha Allah jasaaka llaah Qeer xbbti illh haku xafido

  • @boyaansciise5057
    @boyaansciise5057 Před 5 lety +29

    Ano 2017 igu dambeysay Siigo 2 Sano isma qabin Alxm blse Hada Riyo Ayey iga imadaan biyaha Alxm

    • @abukarabdirahman7846
      @abukarabdirahman7846 Před 4 lety

      Naag Jinno eh aa kaa daadsato markaasaa Alxmd dheheysaa? War sheydaanka iska naar.

  • @Amiinsaid
    @Amiinsaid Před 5 lety +5

    😍😍Love you Yasmin Aby aqoontada iyo cilmigaga Ina iiga faaiidyso Bn jeclaan laha qof dagan oo hadal qabow Ba thy 👑

  • @farhandahir6776
    @farhandahir6776 Před 5 lety +1

    Masha allah yaasmin waan jeclahay barnaamijkaga ka hadlaya cafimaadka shukran

  • @ziyaadahmed609
    @ziyaadahmed609 Před 4 lety

    Masha Allah waad mahadsantahay uqti qaali , raga ayey wax udhimmaan seegada alx illaahey ayaa iska mahad leh, anigoo xaas qaba ayaan sameynjiray, waayo xaaskeyga mar waliba waxey itiraahdaa kuma qaabili karo,waayo wey shaqeysaa aniga sidoo kale waayo ciyaal ayaan leenahay qurbana waan joogna Saudi Arab,marka waan isla xamaalana, laakiin alx rabigii iga qabtay ayaa mahad iska leh

  • @shuriyeabdullahi2628
    @shuriyeabdullahi2628 Před 5 lety +13

    Raga iyo dumarba inta siigeesato wll like isaar

    • @mo-seid1730
      @mo-seid1730 Před 4 lety

      Shuriye Abdullahi hhhhhhhhhh wax waalan baa thy

  • @KaderHussein
    @KaderHussein Před 5 lety +11

    Aad bd umhdsanthy mama
    Wa wacyi galin wangsn

  • @haskeyhuuu7461
    @haskeyhuuu7461 Před rokem

    I stoped it today tnx yasmin.

  • @kivanctatlitug951
    @kivanctatlitug951 Před 2 lety +2

    Thank you mom.

  • @jijahaji4640
    @jijahaji4640 Před 5 lety +4

    Masha Allah shugran waakaqatni amiin amiin yarabi 👌👌👌💞💞💞💞👌👌👌

  • @addedamal585
    @addedamal585 Před 5 lety +6

    Mama qurux badan oo asturan mnsha allh. Illhy ha no ka dayo ada somlida ma tali kara.

  • @abdijibarAj
    @abdijibarAj Před 5 lety +2

    Maashaa Allah abaayo Yasmin ilaahey ajar iyo xasanaad haku siiyo walaalo

  • @faadumomuuse341
    @faadumomuuse341 Před 5 lety +1

    Jazakallahu kheyr jazaa xabiti wax xunmashegin xaqane lagama xishodo

  • @kingmajidofficial794
    @kingmajidofficial794 Před 5 lety +4

    Naagaha xitaaa we siigaystaan mahoo😂😂😂😂

  • @samaale7381
    @samaale7381 Před 5 lety +38

    War siigada wasmada qaarkeed waa ka fiican tahay. 20 Sano ayaan siigeysanaayay oo Markey xaaska baxdaba waa ku tuurtaa

  • @KINGMOHA5388
    @KINGMOHA5388 Před 5 lety +2

    xumaan ma ahan walaal wixii caafimaad ah dambi kuguma ahan waala ogolyahay arintaana dad badan ayeey caawineeysaa marka horey usoco guul ayaan kuu rajeeynayaa abaayo...

  • @ibraahimabdi5210
    @ibraahimabdi5210 Před 5 lety +2

    Masha Allah mama ilahi hakuxafido

  • @filan-lv2up
    @filan-lv2up Před 5 lety +6

    Masha allaah wa wax fcn abayo 👍👍👍

  • @sheikhmahadahmedabdi7552
    @sheikhmahadahmedabdi7552 Před 5 lety +12

    sigidu waa cudur xun ee inta samaysa haka waaan dooban like an shere

  • @Giijiye19928
    @Giijiye19928 Před 5 lety

    Mida kale qofkan aad leedahay ma badbaadaya muxuu yahay wa bilaadan xaaryo kadiila unoqo Allah 2rakcadood salaatu shukriya tuko wlshy Allahu aclam

  • @haldoorofficial8011
    @haldoorofficial8011 Před 5 lety +2

    Mashalaaah Wall wanaadsan drso

  • @ahmedabdi4994
    @ahmedabdi4994 Před 5 lety +3

    Maaalin walba daa baan idhaa
    Damacna waaa kiiii
    Dabeylahaan lasheekaystaa
    Dadna kala dayowney

  • @nuuryuusuf3935
    @nuuryuusuf3935 Před 5 lety +3

    Allaha kaa abaal mariyo wlshey yaasmiin💯🙏🏽

  • @farhiadirie2498
    @farhiadirie2498 Před 4 lety +1

    Dawadaaaa raga somaliya ma laga heli karaaaa

  • @jamacatulkheyriyahtv7291

    waad mahadsantahay DR YAASMIIN ee arimo iigaar ah ayaan suaal kaaweydiin lahaa

  • @aminahmed311
    @aminahmed311 Před 5 lety +8

    Shan daqiiqo oo khasara ah ayaa kujirta videogaga please muhimada ka hadal videogana soo koob.....waad mahadsantahay mawduuc fican ayad kahadashay

  • @TiyeeglowTV
    @TiyeeglowTV Před 5 lety +10

    Bahashaan cilmigeda ana bartey deriska xabad aan somali aheyn ka baro Nabar dhow habenkay ka qabataba Joji siqada

  • @cabdikafi7984
    @cabdikafi7984 Před rokem

    Masha Allah waad kumahadsanthy sidaad dhalin yarada uga baraarujinaysid caadada xun

  • @gediosman6055
    @gediosman6055 Před 5 lety +2

    Very good.well done.Thank you

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  Před 5 lety

      Gedi osman , thank you so much for your support 💕💕

  • @alialiabdi6055
    @alialiabdi6055 Před 5 lety +3

    Hal mar ayaa damcay In aan sameyo lkn waay iga iman wayeen wana iska dhafay alhamdulilah 👍👍

  • @allahuakbar1567
    @allahuakbar1567 Před 5 lety +3

    Jazaaka laahu kheeran walaal yaasmiin

  • @somboy8693
    @somboy8693 Před 5 lety +2

    wiilasha iyo gabdhaha soomalida ayaan fiiriyay iskuma eka.
    gabdhihii ayaa mar walba naga qurux badan wajigooda ifaaya naga cayilan.
    raga inta badan gacan iska la daalen😂😂

  • @abdiboodhhari1757
    @abdiboodhhari1757 Před 3 lety

    Abaayo yaazmiin tnx
    Inbadan dadaalkaaga
    Halkaa kasii wad
    Caafi maadku xishood magalo

  • @abumalik8309
    @abumalik8309 Před 5 lety +51

    naagihi way. halaabeen. nag. walipa. nin. hadu. wax soo qoro way ka jawaabeyzaa. naa. maxa. idinnka. galay. nimanka. afaarahoda. fadlan xishoda.

    • @sumeiyahajibanow7153
      @sumeiyahajibanow7153 Před 5 lety +4

      😂😂😂😂🤣🤣🤣 istaqfurullah maa ilaa so araktay commnt yadaa qaaar

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 Před 5 lety +9

      Umu malik, 😄😂😃🤣 waad iga qoslisey, naagtan wey shaqeysaneysaa wixii ay ka hadashaba waxay ku gabagabeysaa daawadeeda anigaa haya oo dabiici ah oo aniga iyo ninkeyga wada sameyney, waa islaan fariida walaahi wey ka dhex shaqeysaneysaa youtube, badwalbana wey ka hadashaa waxba kama xizhooto😄😂 waxaanse ka yaabey waxkasta daawaan u hayaa bey leedey, malab ku jiro clib kasta waa sidaas.

    • @Muran25
      @Muran25 Před 5 lety +2

      umu malik hhhhhhh

    • @nasteexoindho1304
      @nasteexoindho1304 Před 5 lety +4

      Fadlan ardayad edeb leh noqo

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 Před 5 lety +4

      maxa halabaya ma alaaba habluhu

  • @ahmedtiger3809
    @ahmedtiger3809 Před 5 lety +24

    Nimanka siigeesto hadii ay naag aroosaan naagtaas waa loo yaabaa wax ka bahal wyn ma jiraan asxaapta siigeesato viva ciyaal siigo ani kaptankooda aan ahy😂

  • @fuad5428
    @fuad5428 Před 5 lety +1

    Aniga runta hadaan ka hadlo ma inkiraayo in siigada dhibatoyin badan ay ledahay lakin.... Aniga dhowr faaido ayaan ku heystaa 21 sano ayaan jiraa siigadu stresska ayay iga yareysaa fir forcoonina waan ka helaa hurdo bdn iyo qurux ayaan ka qaaday intaanan bilabin qof week ah ayaan ahaa lkn hadda mansha allah gabdhaho dhan aad bay ii jecelyihiin, tan kale biya baxa deg dega ah ragoo dhan baa ka siman ku sigeysta iyo ku kalaba lkn anigu xal baan u helay qofki rabana ha ila so xiriiro waan u faa'ideynaya...
    Ugu danbeyn waxa idiin shegayaa 90% siigada lama joojin karo lkn 22 ama 23 jir in aad ku guursataan isku daya qaabkaas un baad ku joojin kartaan 👑👋

    • @amin2613
      @amin2613 Před 2 lety +1

      Markaad 30 gaadhid ayaad ka shalayn donta. Hada 23 Jirba tahy kawaran wali sideed dareemee?

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před rokem

    Waleeee ihihihihihihii dacabbadan khatraaaaaaay5👋offcourseeeeeeeeeeee Iyada 👋Traaaaa

  • @mensuridris742
    @mensuridris742 Před 5 lety +5

    جزاك ألله خيرا

  • @learneasy4008
    @learneasy4008 Před 5 lety +10

    Mamo gabdhaha macaa wey sameeyaaan scml raga haku mushquulin 🔈🔈🔈

  • @cayuushacuudka6687
    @cayuushacuudka6687 Před 5 lety +1

    Waa mahadsan tahay abayo yasimiin waxan rabay inaa soo galisid cabitaan ama buritiin u fiican gabdhaha xaamilada ah

  • @hassanmusexasan2212
    @hassanmusexasan2212 Před 4 lety +1

    Okwalah

  • @saedaabdirisaq9362
    @saedaabdirisaq9362 Před 5 lety +11

    iska dami wiilashu kusaabsanyahay adoo leha basii daawanaya ani yaasmiineeey😂 markasta waxa wanaaga kahadasha allaha Ku xifdiyo abyo yaasmiin

    • @abdiyare742
      @abdiyare742 Před 5 lety

      😂😂😂 indha adayg aa dhamaysay

  • @khalidomar3578
    @khalidomar3578 Před 5 lety +8

    nin tuur leh tab uu u seexdo ma waayo

  • @shuceybadan6250
    @shuceybadan6250 Před 5 lety +1

    jazakallah ani wey igu dhacday wana ihaysata wali inshaa Allah wan iska dhaafi

  • @flowerfm472
    @flowerfm472 Před 5 lety

    Salaan sare yasmin camey boqoradii reer howlwadaagey bilaash matihid banaadiriyeey alloow baariyeey ku dhowr amin

  • @abdurahmanmohamed7299
    @abdurahmanmohamed7299 Před 5 lety +5

    siigada ilaa kagursee in leska dhafo ma sahlano waxwalbo sheg

    • @deeqcade8142
      @deeqcade8142 Před 4 lety

      Alle kabaq ee waxas iska daay wayo kuma ficno diin ahaan iyo cafimad ahaan

  • @shooblecade3793
    @shooblecade3793 Před 5 lety +4

    Hablihiii xurmada lahaa
    Sharafta iyo xishood laha
    Xaraanta ka waban jire
    Ragba ka xanaaqi jiray 😡😡
    Ma saana
    Ma xuurahana badaly 👉🏻👉🏻👉🏻

  • @sonokoali1599
    @sonokoali1599 Před 4 lety +1

    Mashaallah mama malyuney janada Allah kugeeyo

  • @NTS317
    @NTS317 Před 4 lety +1

    Wllhi ben mashegin

  • @mohamedfarhan8791
    @mohamedfarhan8791 Před 5 lety +3

    ANAGU NAQUSEEYA GABDHAHA NAGA QALEEYS WALAL YAAL

  • @jihaanmoha3255
    @jihaanmoha3255 Před 5 lety +3

    raga filimadada xun daawado maxad kadhihi lahayd eyagana

    • @hamisare6735
      @hamisare6735 Před 5 lety +2

      dumarka siigada waxba kama dhibayso wax ka jilcaayo malahan lkn ragaa daran

  • @muhammedkuraas3988
    @muhammedkuraas3988 Před 5 lety +1

    جزاك الله خيرا أختي ياسمين

  • @oubahmeraneh1874
    @oubahmeraneh1874 Před 5 lety

    Mashallah maman fican jazaallah kheir

  • @raadraacreviews5560
    @raadraacreviews5560 Před 5 lety +18

    Liis la isku adkeeyo baa lurtaas na baday😃🤙

  • @hanisheekhxuseen9930
    @hanisheekhxuseen9930 Před 5 lety +10

    abaayo yaasimiin alaabta lafta ka soo hadal

  • @shuushuu7495
    @shuushuu7495 Před 5 lety +1

    NIN BUDA HAYAA IYO BIYO HAYAA WEYSU BAAHAN YIHIINE ALLOW ISKU BEEGA
    DHALINYARTUNA WEYSU BAAHAN YIHIINE
    DHIBKA IYO BAAHIDUNA AMA DARENKU
    WIILAL IYO GABDHABA WUU HEYSTAA
    WEYNA ISU BAAHAN YIHINE
    BAAYA CAADA HA ISKA DAYAAN OO ISKU BEGAAN 2 BAHAL HA ISKU BAS BEELAAN DABKANA HA ISKADIMIYANE
    HADII KALE CALAA CALKA HA ISKA DAYAAN
    HADAAN LABADAAS MIDNA LA YELEYNINA
    HA SIGEYSTAAN TALEYNA IGA TAHEY WAANA KA BAXAY

  • @alphag4461
    @alphag4461 Před 5 lety +1

    Hoyo mcn mhtsnd am very happy to watch this video

  • @malaqdooy5138
    @malaqdooy5138 Před 5 lety +3

    Thanks mom mcn

    • @aicha2132
      @aicha2132 Před 5 lety

      Malaq Dooy I have your naber

  • @mohamedabassaden9977
    @mohamedabassaden9977 Před 5 lety +3

    Hadaa mar qaamtiin ayaa uguu daraan

  • @husseinaden4509
    @husseinaden4509 Před 5 lety +1

    Naagtaan reer xamarka ah xayadii iyo xishoodkii reer xamarka cad cad lagu yaqaanay xaguu ka maray ACUUDU BILLAH ALAA KAA WAYN

  • @dr.timajilac5988
    @dr.timajilac5988 Před 5 lety

    Maashaa Allah mum Allah ku xafido sida wacan ee aad nooso jedisay caafimadka
    Dhamamtena kheryka Allah nawaafajiyo...

  • @farhiyanutritionandfreecon1851

    Mashaa allha xabiibti ❤️

  • @srk6186
    @srk6186 Před 5 lety +27

    Runtii bahashaas anaa PHD Kaqaaday maalintii hadaa 5 jeer siigysan maba seexankaro guurna maba igu soodhaco waayo dumarka maba iidhadhamaan 90ka aalbaraha wuu iska daaganyahy 😑😑

    • @fowziabdirahman9164
      @fowziabdirahman9164 Před 5 lety

      king SRK Hhhhhh brother maccallin wayn aaba tahay, lkn ogow ha isku aadin gabar reerood Ina adeerow

    • @mohameddeeq7167
      @mohameddeeq7167 Před 5 lety +2

      king SRK kkkkkkkkkkkkk huud ayaa ku qabtaa bahasha

    • @TiyeeglowTV
      @TiyeeglowTV Před 5 lety +1

      Yaah kkk indha adeeg badnida libaxay

    • @abdulahibashirabdulle7440
      @abdulahibashirabdulle7440 Před 5 lety +1

      Bahasha weekudilatay wlh

    • @samaale7381
      @samaale7381 Před 5 lety +1

      Goorba ragga ayey kuugu baxdaa. War iska siigeyso caafimaad ayaa ku jiro

  • @walaalahadaarudacwa8120

    ALLAH haloo noqdo dumaroow
    ( وَقَرْنَ فِي بُيُوتِكُنَّ وَلَا تَبَرَّجْنَ تَبَرُّجَ الْجَاهِلِيَّةِ الْأُولَىٰ ۖ وَأَقِمْنَ الصَّلَاةَ وَآتِينَ الزَّكَاةَ وَأَطِعْنَ اللَّهَ وَرَسُولَهُ ۚ إِنَّمَا يُرِيدُ اللَّهُ لِيُذْهِبَ عَنكُمُ ا
    kuna sugnaada Guryihiinna, hana u wareegaysanina (idinko isfaydi) sidii jaahiliyadii horraysay, Salaadana ooga, Sakadana bixiya, Allah iyo Rasuulkiisana adeeca, Allah wuxuu uun dooni inuu xumaanta reebo (fogeeyo)

  • @cxcsomalistar5736
    @cxcsomalistar5736 Před 5 lety +1

    Inta somali ah like isaara

  • @Khaatumo411
    @Khaatumo411 Před 5 lety +4

    I just did it and then I saw this video on my recommendation wtf 😂😂 that is weird

  • @saciidabdulahi4199
    @saciidabdulahi4199 Před 5 lety +5

    Abaayo gacanta oo biyahaa LA isaga keena maxaa loogu hortagi karaa

  • @iskaashichannel143
    @iskaashichannel143 Před 4 lety +2

    wllo waankusaray adina iisaar keep going plz com

  • @ayubxasan6543
    @ayubxasan6543 Před 3 lety +1

    Masha allah

  • @hamdasheikhassen7166
    @hamdasheikhassen7166 Před 5 lety +8

    Wcs hbo qaali

  • @jamafarah9652
    @jamafarah9652 Před 5 lety +4

    waa mahadsabtahay wllshy waxaad ka hadashay Barnaamij muhiima

  • @xuseenibrahim217xuseen7

    Yasmiin waan ku salaamay waxa at kahadli haysit waa waxa naquuseya ruunti lakiin waxan raba inaan kula wadago

  • @abdirahmanmahamad1835
    @abdirahmanmahamad1835 Před 5 lety

    Allah haka soo hanuuniyo dhalinyarada somaliyeed waryaya gursada gabdho somaliyed way buuxane