"Gabdhaha Iyo Wiilasha Na Daawanaayo Ma Jirto Cid............" Cabdinaasir Ismaaciil (Sola)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Soomaalida iyo Teknaloojiyadda

Komentáře • 148

  • @mahadhussein4157
    @mahadhussein4157 Před 11 měsíci +16

    Best interview in the history masha Allah 👌

  • @rashkabarre
    @rashkabarre Před 11 měsíci +13

    Runtii Wacyagalinta Solo waa mid muhiim ah in lagu baraarugo, sidoo kale Suheyba waad ku mahadsan tahay marti-galinta barnaamijkan.

  • @sowdaahmed6917
    @sowdaahmed6917 Před 10 měsíci +1

    Best program come across in This week ❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před 11 měsíci +13

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga fadlan ❤

  • @KamalMaslah
    @KamalMaslah Před 11 měsíci +2

    Absolutely what A outstanding Interview....Abdinasir Legend

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Před 11 měsíci +3

    Mnsha Allah wl keep going
    From Qatar 🇶🇦

  • @abdul-faysalal-hassany5949
    @abdul-faysalal-hassany5949 Před 11 měsíci +4

    Mahadsanid ader watching from Doha Qatar.. Best interview.

  • @feysalmuhumed1392
    @feysalmuhumed1392 Před 11 měsíci +1

    Solo iyo Suhayba waad mahadsantihiin sida wacan ee aad wax noogu soo gudbiseen jazaakumullaahu khayran

  • @saabiriincadey2608
    @saabiriincadey2608 Před 11 měsíci +6

    Wow golden voice

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 Před 11 měsíci +1

    M.A ABDINASIR SOLAR Allah haku dhowro ina adeer wlshy SUHEYBA adigana waa mahadsnthy barnamijyadada aad bey u wngsnyihin hore u soco

  • @diriyebashir1490
    @diriyebashir1490 Před 7 měsíci

    Mansha allah best video

  • @user-by5qq3mp2i
    @user-by5qq3mp2i Před 10 měsíci

    Walhy soolo wallo waxbadan oo dadkena ka qarsona bu uiftimuyey aad bad umahsanthy wall sole iyo apyo suhaybo ❤barnamij aad cadi ahyn baad kahadashen aad baad umahadsantin walalayaal

  • @deeqo123
    @deeqo123 Před 11 měsíci +4

    Masha allaah subeyba waan ku salaamay,
    Abdinaasir waan so dhoweynayaa

  • @sagalabdirahmaan4815
    @sagalabdirahmaan4815 Před 11 měsíci

    Mashaa Allah cabdinasir sola iyo suhayba waan idin salamaya wax badanna wan kafaiiday barnamijkiinan❤

  • @Mustaf900
    @Mustaf900 Před 9 měsíci +1

    Wll abdinasir mahadsanid
    waa interview aan kuraaxesty wax badan aa kafaaiday

  • @adenelabeh9692
    @adenelabeh9692 Před 11 měsíci +1

    Masha allah the best vidéo

  • @liibarre9415
    @liibarre9415 Před 11 měsíci +2

    Cabdinasir walal ilahay ha ku xafido mawduuc muhiim ah

  • @aminmohamudhussein5161
    @aminmohamudhussein5161 Před 11 měsíci

    maashaa ALLAH waa wareesi aad u qiimo badan meelo badana taabanaayo , soomaalina ay u baahantahay wacyi galin, ALLAHA na wada hanuuniyo dhamaanteen

  • @ahmedmumin3061
    @ahmedmumin3061 Před 11 měsíci +1

    Masha alah abdi asir soola wan kuslmay adba afimaad kunolow

  • @sagalm3186
    @sagalm3186 Před 11 měsíci +3

    Masha Allah TabarakAllah ❤
    Very informative video 🤍

  • @ayoubyassin9030
    @ayoubyassin9030 Před 11 měsíci +3

    Ustaad abdinasir solla iyo suhayba aad baad u mahadsan tihiin barnaamij qiima badan baad noosoo gud biseen alle haydin ka abaaliyo.

  • @ismailbisharali5766
    @ismailbisharali5766 Před 11 měsíci +1

    The interviewer is composed and at the same time a good listener, Abdinasir hongera👍🏼

  • @mrsocdaal1434
    @mrsocdaal1434 Před 11 měsíci +2

    Maasha allah barnaamij tayaleh

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax Před 11 měsíci +6

    Gacmaha ilhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato ❤❤😂

  • @qamarcabdisalaan6676
    @qamarcabdisalaan6676 Před 11 měsíci +1

    Maansha allaah waa barmaamij fiican taladiisa wata

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 11 měsíci +3

    Salaam Sola and Suhayb, Two experts

  • @sowdaahmed6917
    @sowdaahmed6917 Před 10 měsíci

    ManshaAllah ❤

  • @ZackyJamel
    @ZackyJamel Před 11 měsíci

    Solo my best teacher.

  • @aliahmedamina
    @aliahmedamina Před 11 měsíci +1

    Mansh Allah waa good top ❤❤❤

  • @geenyoegal1635
    @geenyoegal1635 Před 11 měsíci +2

    Masha Allah ❤❤❤

  • @aniswaitwa
    @aniswaitwa Před 11 měsíci

    One of the best interviews to have witnessed to date m.a

  • @aaliyahasad5989
    @aaliyahasad5989 Před 11 měsíci +1

    Ma shaa Allah. ❤❤

  • @NIMCOCELMI-tv4ms
    @NIMCOCELMI-tv4ms Před 11 měsíci +1

    Asc waan ku salamey abyo suheyba badqas dhaman dad weynaha somaliyedne waan salamey war awey dadki wanaga jecla gabadhan wax wanagsan o umada wax tar uleh ayey so gudbisa way uga baqishen sabiskarabka war u sara o legtane ugu dara

  • @osmandahir4559
    @osmandahir4559 Před 10 měsíci

    Mansh a suheyba Mohammed badqas & abdi nasir sola slaan sare waa barnamij aad uqimabadan runti horey usoco wlashey tagera ayan kuahay since 2009kii xiligi BBC ilaa manta shukrn

  • @halimaadam422
    @halimaadam422 Před 11 měsíci +1

    Very nice advice wallahi

  • @maxedhaaji3833
    @maxedhaaji3833 Před 11 měsíci +1

    Sola nin wax bartey ❤❤

  • @ibrahimosman5219
    @ibrahimosman5219 Před 11 měsíci

    Masha Allah runtii waa barnaamj aad u xiiso badan soo badiye hee

  • @kingsiisoco
    @kingsiisoco Před 11 měsíci

    Masha Allah keep going sister soola nin cusul 👏

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 11 měsíci

    Masha-allah A/Nasir Solo Waa Wadani Jecel Dadkiisa Inoo Caawino

  • @nasturanastura4015
    @nasturanastura4015 Před 10 měsíci

    Wa llahay warunti

  • @maxamedxuseen9960
    @maxamedxuseen9960 Před 11 měsíci +3

    Suheyba vedio waa qaali waxaan codsan lahaa in aad soo badisaan oo aad qeybo ka dhigtaan in bulshada ugu noqdo wacyo gelin

  • @7omali
    @7omali Před 11 měsíci

    The Professor has spoken.🤝

  • @cabdalesaciid3418
    @cabdalesaciid3418 Před 10 měsíci

    So badi program yada nocan iyo dadka khabiirada waraysigood even sidaan oo kale passion ka somali wax logu shegi mahe qadan mayan wixii

  • @user-dw5zz5kg3g
    @user-dw5zz5kg3g Před 11 měsíci +1

    Mahadsanid Ustaad Abdinasir Ismail

  • @orcablue2
    @orcablue2 Před 11 měsíci +1

    Ascwrwb maashaa allaah horey u soco jzkl

  • @mandeqyarka4678
    @mandeqyarka4678 Před 11 měsíci +1

    M,a my brther ❤❤❤❤

  • @user-tc1fi8nu8z
    @user-tc1fi8nu8z Před 11 měsíci

    Legend abdinasir sola just we love you

  • @AdamOsman97072
    @AdamOsman97072 Před 11 měsíci

    Absolutely amazing interview we have to follow what he talking about

  • @mahadhussein4157
    @mahadhussein4157 Před 11 měsíci +1

    Aheey nacam waa sideey tahaye masha Allah

  • @abdigeedi8931
    @abdigeedi8931 Před 11 měsíci +3

    Masha allaah

  • @user-lz7oq8nl5g
    @user-lz7oq8nl5g Před 11 měsíci

    Barmaamij aan wax badan ka faaidey

  • @shafigohe5458
    @shafigohe5458 Před 11 měsíci

    MA SHA ALLAH❤

  • @Mohamed-ip1vq
    @Mohamed-ip1vq Před 11 měsíci

    Intelligent interview, Mashaalah

  • @deeqofficial8771
    @deeqofficial8771 Před 11 měsíci +1

    mashalah mashalah

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Před 11 měsíci

    Hadii cid looga xirayo qabiil caydisa iyo soomaali isku dirkeda maa damer calasow laga xiro waxaa shaki la an ah inuu cadowga munaafaqiinta ushaqeyo. Allahu mak finiihim bimaashita Aamiin yaa Rabbi.

  • @nasramohamud8892
    @nasramohamud8892 Před 11 měsíci

    MashAllah great programme

  • @user-qr8uj1lr4s
    @user-qr8uj1lr4s Před 11 měsíci

    Waa shakhsi qiimo weyn leh. Allaah Haku shrfo

  • @abdulqadirhussein6387
    @abdulqadirhussein6387 Před 11 měsíci

    Jizaakallahu kheyr

  • @husseinmohammed9855
    @husseinmohammed9855 Před 10 měsíci

    Masha allah ❤❤

  • @saidjama4581
    @saidjama4581 Před 11 měsíci

    You are my role model

  • @geeljire4798
    @geeljire4798 Před 11 měsíci

    Thank you dear wariye Suheyba👌👌

  • @hamdimed2608
    @hamdimed2608 Před 11 měsíci

    Barnaamij heer saree🎉

  • @rems7935
    @rems7935 Před 11 měsíci +1

    MashaAllah

  • @Allahuakibarchanl
    @Allahuakibarchanl Před 10 měsíci

    Absolutely 💯

  • @ibrahimibrahim9962
    @ibrahimibrahim9962 Před 11 měsíci

    MASHA ALLAH ❤❤

  • @abaskulmiye5232
    @abaskulmiye5232 Před 11 měsíci +1

    Wa sa Cabdinasir waxa u ku hadlaayo gabadha wareeysaneeyso aad ayeey ino maqsuudisay qaabka ay suaalaha u weydineeyso

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 Před 11 měsíci +2

    Mashallah Mashallah abayo

  • @hashimhashim4563
    @hashimhashim4563 Před 11 měsíci +2

    Wiilal oromo ayaa igu yiri soomalida ceebtey caanku tahay iyo kufsiga gabdhahoda gabdhahodey ceebeyan

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 Před 11 měsíci

      Bulsho kasta dad xun iyo dadk ficn ba wey ledahy iyaga miya nadiif ah Allah somalida dhankooda iuo diintooda kuso habuniyo

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 Před 11 měsíci +1

    Waad mahadsantihiin .

  • @MohamedAhmed22
    @MohamedAhmed22 Před 11 měsíci

    Masha Allah barnaamij qiimo leh waqtiga iga galayna aan iga qasaarin. Waa mahadsan tihiin adiga iyo Zola.

  • @adamisackabdihassan2691
    @adamisackabdihassan2691 Před 11 měsíci

    Two legendary reporters

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 Před 11 měsíci +2

    Absolutely ❤

  • @abdikhabirmohamed
    @abdikhabirmohamed Před 11 měsíci

    Mahadsanid mudane❤

  • @umumahmadumumahmad7856
    @umumahmadumumahmad7856 Před 11 měsíci +1

    Mansha allh allh haina ciseyo somaliyey

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 Před 11 měsíci +1

    inantu qurux badanaa midabkeedii asalka ahayd ayey wadataa way dhalaalaysaa

  • @ibrahimabdulahi3099
    @ibrahimabdulahi3099 Před 11 měsíci

    Thanks Abdi Nasir solo

  • @QaalikaadKaad
    @QaalikaadKaad Před 10 měsíci

    🎉❤😢😢😢😢

  • @samaaraabdirahman9448
    @samaaraabdirahman9448 Před 11 měsíci +2

    7sano ka hor ayaan walahay abdinasir sola ka dhagaystay hadii wax khaldani kaa dhacaan dhowr week hawada ayaa laga baxaa
    Somalida dhowr cisho ayey ku wadwadayaan weyn iska kaa ilaawayaan

  • @motimacade1
    @motimacade1 Před 11 měsíci

    nin culus cabdinaasir sola

  • @mohamedabdillahi5207
    @mohamedabdillahi5207 Před 11 měsíci +1

  • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347
    @ismaaciilcusmaanbashiirism2347 Před 11 měsíci +1

    Asc waa barnaamij aad muhiim u ah oo wax badan laga kororsan karo marka hadii la awoodo joogto ka dhiga mahadsanidiin

  • @goodaxcali
    @goodaxcali Před 11 měsíci

    maasha allaah

  • @GRONINGEN60
    @GRONINGEN60 Před 11 měsíci

    MANSHALLAH

  • @abdimohammed6068
    @abdimohammed6068 Před 11 měsíci

    Abdinasir solo, where have you been. I used to like watching your political analysis

  • @user-fb1bt6rn6m
    @user-fb1bt6rn6m Před 10 měsíci

    Waaw caadi maahan bar naamijkaan

  • @abdirizakal-adala2975
    @abdirizakal-adala2975 Před 11 měsíci

    Wareeysi wanaagsan.

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 Před 11 měsíci

    Suhayba masha alaah adiga cnaasir barnaamij aad muhiim u ah baad so gudbisen suhayba halka kawad wll

  • @user-fb7or3ej2g
    @user-fb7or3ej2g Před 10 měsíci

    Waraa Solo waa duqoobay!

  • @cumarabdihassan659
    @cumarabdihassan659 Před 11 měsíci

    Absolutely

  • @mohamedfarah9603
    @mohamedfarah9603 Před 11 měsíci

    Soo celi markale wareysigiisa professor sola
    Waa aqoon yahay khibradsare leh dhanka tiknoolojiyada.

  • @sacdiyadahir459
    @sacdiyadahir459 Před 11 měsíci

    asc gabar ankasayu uiktahay mama hadiyo meya kudashey

  • @abdirahman877
    @abdirahman877 Před 11 měsíci

    Allow kuwii ka waana qaata hablaheena qaaliga ah ka dhig oo aan laga aqli badan.

  • @ahmedabdulahi4
    @ahmedabdulahi4 Před 11 měsíci

    Ustaad C/nasir Gulayso

  • @abdullahifiigaay4352
    @abdullahifiigaay4352 Před 11 měsíci

    Zola asigaaba naag video ka duubay 2018

  • @xuseenyare2311
    @xuseenyare2311 Před 11 měsíci

    Appka lagu badbaadayo keewaaye Google muxuu dhahay ??

  • @user-xd8eo5cu9l
    @user-xd8eo5cu9l Před 11 měsíci

    Channelkan ustada caisha ayan kadawan jiray allow unaxarisso

  • @_security7076
    @_security7076 Před 11 měsíci

    Walaal sola mala gaaray waqtigii aan samaysanlaheen dad khubura ah oo ka hortaga aafooyinka nocaas ah oo kale sida pagegyo waaweyn oo laga hortago fadeexooyinka wararka been abuurka iyo aafooyinka kaladuwan

  • @abdiishmail743
    @abdiishmail743 Před 11 měsíci +2

    Nin aan sahlaneen baad wareesi ka qaaday
    Naag uu kufuray Dubia
    uu wiil ka dhalay
    Oo aad iyo aad uga calaalaysa
    War maka haayaa
    Wiilkiisa maku dhaqaaleeyaa

    • @Hana_ghost
      @Hana_ghost Před 11 měsíci +2

      😂😂😂sifiican ola socotaa gadhahi dubai

    • @SuheybaBadqas
      @SuheybaBadqas  Před 11 měsíci +1

      Walaal Nolashiisa Gaarka ah waxba Nagama Galin. Mahadsanid

    • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347
      @ismaaciilcusmaanbashiirism2347 Před 11 měsíci

      Asc arintaa waa shaqsi wax quseeya haday jirto talo walaalnimo uun baa la siin karaa halkaan maaha

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 Před 11 měsíci

    Thanks

  • @bravointertainment3140
    @bravointertainment3140 Před 11 měsíci

    Ninkii waalnaa maa soo qabatay balo