KULAMA GURSAN SOMALI full

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 06. 2024
  • #supercarab #higsino #haguleystojaceylka
  • Zábava

Komentáře • 29

  • @yusufxashi2696
    @yusufxashi2696 Před 29 dny +4

    Ku Sali nabiga scw ❤❤❤❤

  • @user-hu2wc7qh3s
    @user-hu2wc7qh3s Před měsícem +8

    Qiso aaad u xanuunbdn Allha ku gar gaaaro dhibka Allha ka saaro

  • @IshwaqIbrahimhassan
    @IshwaqIbrahimhassan Před měsícem +13

    Asc higsi wll inte kagala so xirira qiso xanuun bdn ayan rawe Ina kula wadago ❤

    • @RayaanMukhtaar
      @RayaanMukhtaar Před měsícem +1

      Abayo numberka linkiga sarn oo watspka kala hadal nh😢

  • @user-hu2wc7qh3s
    @user-hu2wc7qh3s Před měsícem +7

    Mahadasanid super carab

  • @Ramlamaxamet
    @Ramlamaxamet Před měsícem +9

    ᴡʟʟʜɪ ᴡᴀᴀ ǫɪsᴀ xᴀɴᴜᴜɴ ʙᴅɴ 😢 ᴀʟʟᴀ ᴡɪʟᴀsʜᴇɴᴀ sᴏᴍᴀʟɪ sᴇᴇ ɴᴏǫᴅᴇɴ😢 ɪʟᴀᴀʜᴀᴡ ᴡɪɪʟ ғᴄɴ ɴᴀxʀɪs ʙᴅɴ ᴄᴀʟᴀғ ɴᴏɢᴀ ᴅᴀʀ😢😢

  • @user-yq1yv6vi1z
    @user-yq1yv6vi1z Před měsícem +4

    Wllo Azxbtaaa higsi isoo duceeya imtixaaanad Ayaa u fadhisanayaa week soo socda isoo duceeya 😢❤🫶

    • @Najminaa
      @Najminaa Před měsícem +2

      Alle haku fududeeyo adi inta kula mid ah

    • @Najminaa
      @Najminaa Před měsícem +2

      imtixanka

  • @abukarcadoowe1178
    @abukarcadoowe1178 Před měsícem +2

    I.a wllsheyda ilaahey swt ha kaaga soo qaado madaxaaga I.a badal qeer qawo ilaahey swt hakuu badalo I.a

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 Před 20 dny

    Allahu Akbar, wallahi qoys fiicn ayaatihiin maasha Allah. Abayo Illah warqadaada hakaagasoqaado isagana Illah xaqa hatuso ameen yaa Rabbi. Melwalbon joogno Illah hanagu badbaadiyo insha Allah,

  • @habooncabdiahmed3859
    @habooncabdiahmed3859 Před měsícem +2

    Ilahaye madaxaga hakaga soo qaato wll wlhi waa qiso hanuun badan
    Xaqa ayaa feerahaye ka dileecay is dhihi karaa😢

  • @nimconajax-lq4ru
    @nimconajax-lq4ru Před měsícem +3

    Dumarka qalbigooda hala ilaaliyo😢

  • @zamiirazamiir4378
    @zamiirazamiir4378 Před 29 dny +2

    Ilhy haka ziiyo madaxeeda miskiinta lkn dacadnimad dhafka wa qalad😢

  • @user-hu2wc7qh3s
    @user-hu2wc7qh3s Před měsícem +5

    Somaliduh waxay ku maahmaahdaaah biyo in tay ku soo gaarin ayaaah la iska moosaaah. Hadah waxaaax dhibta keenay markiiih hore oo kareebay Wx barashadah ayuuuh danlahaaa qof ku jecel waa qofk jecel hormarkaagah jecel wuu khiyaaamay ay ka yeeesho ma aheeeen in ay ka harto Wx barasheeedah

    • @Bekind251
      @Bekind251 Před měsícem

      Hadana ninkaa horuu Alcoholic u ahaa walaahi naag cadaana uu barateen haduuna isaga balwada hore ulaheen. Waxad kugaran karataa calaamadah kow, controlka gabadh rabu leyahay waxabo habaran. Labaad, cidiyuuu kadheereyey. Sedexaad, wuu dhexijirey habeeno taasi waa qodabaka muhiimka marabo isagoo sirqaasan inla arko telephone maqabataan emergency walboo jiro. Ee somaliyey wacayi galin balwad baratan sheekada dadka Usheeg iyo hooyo lawadaag micnahaa samamee née sidee ilaahad see ugu xiran tahay??? Iska fasax haduubo walakaaga kubiilayey ilaa 5 sano diin kugu xireeso nin balawadle oo kubiilin xagaa katimid?

  • @yusufxashi2696
    @yusufxashi2696 Před 29 dny

    M.a

  • @user-xl9mk8nw5y
    @user-xl9mk8nw5y Před měsícem +1

    ale hakuu fududeeyo amuurta

  • @FartuunMaxamed-xp6ri
    @FartuunMaxamed-xp6ri Před měsícem +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 Před 27 dny

    Ellahay sharkiisa hakaqabto xaqeedana ha uga soo qaado

  • @SalaadoCali-yg1yy
    @SalaadoCali-yg1yy Před měsícem +1

    😢😢😢😢😢

  • @MalyunAbdullahi-rm7qw
    @MalyunAbdullahi-rm7qw Před měsícem +1

    Asc

  • @user-li4eu5do1q
    @user-li4eu5do1q Před 29 dny +1

    Abayo sorry 😢😢😢😢😢🫶🫶🫶🫶🫶

  • @ilwaadsadaq
    @ilwaadsadaq Před měsícem +1

    😂😂

  • @ifrahmaxamudmaxamud8325
    @ifrahmaxamudmaxamud8325 Před měsícem +1

    E maxa qisadan wanagu so calise