Hiil Jaceyl

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 06. 2024
  • #supercarab #higsino #haguleystojaceylka
  • Zábava

Komentáře • 91

  • @user-wc4wq1if1p
    @user-wc4wq1if1p Před 27 dny +32

    Qofki 4aad baan ahay.. like isar. nabiga igula sali wll

    • @user-zj6ez5bb3e
      @user-zj6ez5bb3e Před 27 dny

      Scw scw scw ❤️

    • @ifraaxReermagaal
      @ifraaxReermagaal Před 27 dny +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @Najminaa
      @Najminaa Před 27 dny

      Scw scw scw ❤️ scw scw scw ❤️ scw scw scw scw❤scw scw scw

    • @user-lp7qo8go2y
      @user-lp7qo8go2y Před 26 dny

      اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد أحبك يا رسول الله ❤❤

  • @khadrasaleebaan4773
    @khadrasaleebaan4773 Před 27 dny +12

    Waxaan kulgula talin lahaa inaadtukato laba ragcadood oosalaad ah I illahay aad ka barida in qalbigaa illahay ka masaxo illahay qalbiga ha kuu ilaaliyo ishallah amiin

  • @mom2795
    @mom2795 Před 26 dny +7

    Ha niyat jabin walalkey Allah mid ka wanagsan haku siyo Amin ya Allah

  • @user-fk4do5sb3t
    @user-fk4do5sb3t Před 24 dny +4

    Wllhi Wan ilmeeyay Qiso Aad u Xanuun badan oo qalbi tabad leh weyeh😢
    Alle Qalbiga haw Qaboojiyo Wllkeen Rabbi Haw Boogo Dhayo
    Rabbiyow Culayska iyo Murugta ka Dul qaad Ada farajka furee Rabbiyow Faraj khayr Qaba u Fur Waad Awoodaye yarabi Siduu Qalbigisu doonayo u yeel😢😢🤲🤲
    Wllshena Waxan Rajaynayna inay Nabbad iyo Cafimad qabto Wiilkana Xanuunka haysta inay La sorrento kaliya ugu Deeqdo iska war qabkooda ayan rajaynayna
    Isna Rabbi Raxmaan Qalbigiisa Nuurkii iyo Farxadii Hawso Celiyo inshlah 😢🤲🙏

  • @user-wg2ox7bf7k
    @user-wg2ox7bf7k Před 10 dny +1

    الله. يسر. الله يفتح باب شفقه ان شاء الله 😊

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 Před 26 dny +4

    Amiin Yaa Rabi🤲🤲

  • @user-tr3yl8ym1o
    @user-tr3yl8ym1o Před 27 dny +5

    Masha Allah

  • @abukarcadoowe1178
    @abukarcadoowe1178 Před 27 dny +6

    Wllkeygiyow ilaahey swt badel qeer qawo hakuugu badalo I.a niyada qeery u sheeg pro I.a maalin un waa guuleysan doontaa I.a

  • @user-pp2iy7mx8l
    @user-pp2iy7mx8l Před 26 dny +4

    Amiin amiin

  • @FaizoAbuukar
    @FaizoAbuukar Před 26 dny +2

    Walhii wax laa qaysii karo mahn waa xanuun siid aah walhii qabig qeer u sheg wax walibo waay iska hakag ish aalh❤

  • @siradnurahmed742
    @siradnurahmed742 Před 22 dny

    Amiin Amiin Amiin Amiin yaa rabi raxman

  • @Asmamaxamed6453
    @Asmamaxamed6453 Před 27 dny +3

    Alle qalbiga haku qabojiyo walalkayow
    BadaL Khyr qaba Alle haku siiyo wan ku ducaynaya insha allh😢🤲🏻

  • @bahjamahdi1782
    @bahjamahdi1782 Před 27 dny +3

    Aamin Aamin wll Ale qlbiga Hakuu qabjiyo 🤲🤲

  • @barwaaqoSulaymaani
    @barwaaqoSulaymaani Před 25 dny +1

    Yaa rabi walaalkaya qalbiga uqaboji 😢😢😢😢😢😢😢wa qiso xanuun bdn

  • @user-li4eu5do1q
    @user-li4eu5do1q Před 27 dny +5

    Aamiin 🤲🤲

  • @user-li4eu5do1q
    @user-li4eu5do1q Před 27 dny +4

    Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-li4eu5do1q
    @user-li4eu5do1q Před 27 dny +4

    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @solomon-sane
    @solomon-sane Před 27 dny +5

    Hiigsi sxp noolow🫡🫡🫡🇸🇴

  • @user-li4eu5do1q
    @user-li4eu5do1q Před 27 dny +3

    Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-hu2wc7qh3s
    @user-hu2wc7qh3s Před 27 dny +3

    Miskiiin Allha Ugargaaro. Qalbigiisah Allha u qaboojiyo Walaale aad qof u ujeclaaan aaad ha u necbaaan qalbi Allha kuu dajiyo Walaale. Salaaadoh istiqaaato tukoh istiqfaaartabdso saligah nabigah akhriso markasta akhriso is ilaawsiiih oo qalbigah ka asaaar bowe wxba xariirin bowe meelkata is delete markaaad xasuusatid laboh rakcadood tuko Insh waaad guulysanysaaah keep going. Waaad helid Insh mid aaad u wanaagsan wxaas Wx ka badan ayaaah dadka kudhaca bowe Samir noloshaaadah horay u wadoh

  • @salaxabuukar3615
    @salaxabuukar3615 Před 27 dny +2

    Wllkygiyow ilaahyi badl kheer qawo haku siiyo niyd kheer nh usheeg 😢😢😊😊

  • @nimconajax-lq4ru
    @nimconajax-lq4ru Před 27 dny +2

    Subeer Carab guulyso wll❤

  • @fardowsamohaz6087
    @fardowsamohaz6087 Před 25 dny +1

    Haniyad japin apowe ducadeena kula jirto wanna kusooduceenena I.a apowe salaada sunada badi alle waxpa makuuwenayo I.a ducadeenana kula jirto🤲

  • @QaliIssa
    @QaliIssa Před 22 dny +1

    Qalbiga allah hakuqawajiyo abowe mcn sorry wll adunyadan waa imtixan ee samiir wll waa lagugu imtixani xayaye wll mcn 😢😢😢😢 sorry abowe mcn 😢😢 ya allah qalbigi walalkena qawoje ya😢😢😢a raab

  • @NasroDhaf8
    @NasroDhaf8 Před 7 dny

    Miskiiin Allha ugargaaro aboowe isaka sawara mita kawansn Allha kusahlo aoowe

  • @user-nr6vb4xw3z
    @user-nr6vb4xw3z Před 25 dny +1

    Alle qalbiga haku qabojiyo wll😢😢

  • @MUNAArab-md1vy
    @MUNAArab-md1vy Před 22 dny

    Illaahay qalbiga hakuu qaboojiyo noloshadana mid qurux badan hakaaga dhigo

  • @FarduuzAbdiqadir
    @FarduuzAbdiqadir Před 25 dny +1

    ilahy qalbi ha u qabojiyo

  • @XaliimoAhmed-vg9xf
    @XaliimoAhmed-vg9xf Před 27 dny +2

    Wall qisa ku hayaa waxaana rabaa talo ila Soo hadal huno

  • @SahroCiisebare
    @SahroCiisebare Před 26 dny +1

    Amiin Amiin🔥

  • @Najminaa
    @Najminaa Před 27 dny +4

    Mahadsanid🎉👍

  • @fadimadahir
    @fadimadahir Před 19 dny

    Qisadaan runtii anigaa la murugoodey waa qiso xanuun badan wllkey Haniyad jabin aduunka waaa imtixaan ee hore usoco wixiii jira illahey baa og

  • @SamiirahMuhammed
    @SamiirahMuhammed Před 27 dny +3

    pilz walkena aan garsino 200😢😢

  • @Khaduujlbrahim
    @Khaduujlbrahim Před 27 dny +1

    Wallhi waa xanuun😢

  • @user-yz7jw9kb9b
    @user-yz7jw9kb9b Před 19 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @solomon-sane
    @solomon-sane Před 27 dny +3

    ❤❤❤

  • @user-vn1ep1ec6n
    @user-vn1ep1ec6n Před 27 dny +1

    Alle niyada ha ku qaboojiyo wll

  • @AyaancismaanAskar
    @AyaancismaanAskar Před 6 dny

    Walahi.wa xanono ilahay qalbiga hauqabujiyo abowe ilahay waxan kabarya Inilahay faraxad kugubadalo Murugada walahi waxa xon weye

  • @CabdiXasannuur
    @CabdiXasannuur Před 26 dny +1

    Aamiin Aamiin walahi dhibaneyal ayeynu wada nahay ilahey hana daweyo

  • @riyanmohamed5614
    @riyanmohamed5614 Před 25 dny

    Ameen ya Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲😥

  • @user-xg1xq3ne6k
    @user-xg1xq3ne6k Před 26 dny

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-ro5mz1vp6k
    @user-ro5mz1vp6k Před 26 dny

    Aaaamiin 🤲 yaa rabi 😭😭😭

  • @jihaancabdimajiid4231
    @jihaancabdimajiid4231 Před 27 dny +1

    Abwe mcn qlbiga Alle hku qabojiyo abwe salaad istiqfar duko abwe bedel qeyr qabo Alle haku siyo abwe mcn

  • @MaxsmuudaliWezz
    @MaxsmuudaliWezz Před 27 dny +1

    Wllky illahy qalbiga alla haku qabojiyo

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg Před 21 dnem

    😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤

  • @MuslimoSheikhabdulahi
    @MuslimoSheikhabdulahi Před 26 dny

    Aamiin yaarabi

  • @user-lt8nk5dq9i
    @user-lt8nk5dq9i Před 26 dny +1

    Ale haka saro😢

  • @SahroSahro-nn1rp
    @SahroSahro-nn1rp Před 27 dny +1

    Waalay qaba inay
    Dhahday
    Ahayd😢😢

  • @RaaxoCabdi-tg6by
    @RaaxoCabdi-tg6by Před 26 dny +1

    Ilahay murigta hakadulqado qalbigagana jacaylka ilahay alahakaga buxiyo

  • @user-tr3yl8ym1o
    @user-tr3yl8ym1o Před 27 dny +1

    Allaha gugargaro

  • @user-wt3yk2qh5m
    @user-wt3yk2qh5m Před 27 dny +1

    Walalky qali ilhayo qalbiga ha ku qabojiyo oo sida khery kujiro kadhigo 😢😢😢

  • @Munacawil-cr4vd
    @Munacawil-cr4vd Před 25 dny

    Amiin amiin waxa daremika qof dhawacan

  • @user-tk6eh9zw9g
    @user-tk6eh9zw9g Před 26 dny

    Walhi nin marabo inat kasareyso sida qerka allle ha idin waaafajiyo 😢😢

  • @FardowsaAbdi-kw2fh
    @FardowsaAbdi-kw2fh Před 26 dny +1

    Plz an kudawenaye ikusohir abowe

  • @user-li4eu5do1q
    @user-li4eu5do1q Před 27 dny +2

    Aboowe sorry 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-xg1xq3ne6k
    @user-xg1xq3ne6k Před 26 dny

    😭😭😭😭😭

  • @SafiaGelle
    @SafiaGelle Před 26 dny

    Keep going ❤😢❤

  • @user-yq4ls7dr4s
    @user-yq4ls7dr4s Před 26 dny

    Alle qalbiga haku qabojiyo ee allaha bari wl

  • @NawalApdymahad
    @NawalApdymahad Před 24 dny

    😢😢😢😢

  • @user-zq7jn7vu9f
    @user-zq7jn7vu9f Před 24 dny

    😢😢

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 Před 26 dny

    The biggest mistake is to go to another relationship after break up. You are hurting, feeling pain and vulnerable. People will take advantage of you. So heal yourself first. Stay single and find yourself. Better your self. ❤❤❤

  • @MalyunAbdullahi-rm7qw
    @MalyunAbdullahi-rm7qw Před 27 dny +9

    M.a abowe mcn

  • @SamiirahMuhammed
    @SamiirahMuhammed Před 27 dny +1

    aniga ismalihi ayada ayey isfahmen kadib bey isku labten wxan isleyahay iney tahay dhanka aabaheda way hadi eey rabto in ey laheshiso ey iskulaban wilkan jabuti sikadis aha ugumatagen😢😢😢 sorry wll qali qalbiga ale haku qabojiyo

  • @ZamzamAli-zt8tu
    @ZamzamAli-zt8tu Před 26 dny

    😢

  • @sahraa3073
    @sahraa3073 Před 27 dny +2

    Asc

  • @NajmoCabdi-kw8hy
    @NajmoCabdi-kw8hy Před 23 dny

    Ax sorry abowe mcn nolasha dhanba waa imtixan marwalbo saladtukato kuduceyso inu illahey qalbigakuqabojiyo insha allah waxanrajeynaya inemar un kulasohadasho ama dib iskumaqashan❤❤❤nololquruxbadanakurajeyna

  • @user-tk6eh9zw9g
    @user-tk6eh9zw9g Před 26 dny

    Ax ax a x sorry 😢😢😢😢 abayo walhi waa xanun abaayo habarka xaqbuu qabtaaa nin kaan yel wan ku habara ama wan kudo ceynaaa uguma dha caaayo nimanka qar waaaa waxo shin walhi ax ax ax 😢😢😢 sorry wll key qalbiga qer usheg oo Niyada daji i.n waad kaxey siiin 🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲 allow qalbiyada isjacel isku barakey

  • @ifraaxshokri
    @ifraaxshokri Před 26 dny

    M.a wllhi dadka guulausta wn kufarxaaa isoduceya asxpta wllhi murug ayaa ihaysata walky curad oo zxpna ii aha ayaa iga geeriyooday duco igu caawiya kaliya😢😢😢

  • @SmilingBeachYoga-df6kx

    Waxaan rawaa inaan kulo wadaago qiso xanuun badan oo nolosheyda badashay please 🙏 iisheeg meel kaana sooxiriiro

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264 Před 27 dny +1

    🤭

  • @luqmancabdiqadir3605
    @luqmancabdiqadir3605 Před 15 dny

    Sorry 😢😢😢😢😢

  • @user-sk4qb3mw6o
    @user-sk4qb3mw6o Před 26 dny

    Saxib gurka walagadidikarAa walidka saxib habarna kudhici mayo ee Hadido saxib

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 Před 25 dny

    Ellahay dhibka hakasaaro

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 Před 25 dny

    Ellahay calaf ha uskugu daro labadoo ma ogi waxaa kaqaldan Abaayaasha soomsslida

    • @user-fk4do5sb3t
      @user-fk4do5sb3t Před 24 dny

      😢😢Wllhi Waan ilmeeyay Qisadan Xanuun ayay Igu noqotay 😢
      Alle qalbiga Haw Qaboojiyo Wllken Alle issga aya farashka fure Faraj khayr qaba Rabbi Haw Furo
      Alle siduu Donayo Haw Yeelo Rabbi culayska Haysta Fudayd hawgu badalo🤲😢
      Wllshena Inay Cafimad qabto ayan rajaynaynaa Nolol wacana ay ku jirto Illhyna dib idin kulansiiyo
      Rabbiyow adoonkaga U gargaar ada Farajka Furee yarabi 😢😢🤲🤲🙏

  • @nastehaahmedosoble1931

    Wll rabi talo saaro wax waliba oo ku xasuusin karo gabadhaas iska saar xitaa numberkeeda iska delete ka fogaaw wax waliba ee ku xasuusin karo adina rabi bari talo saaro insha allah maalin waad guuleesaneesa

  • @user-uh1po9fm3t
    @user-uh1po9fm3t Před 26 dny +1

    Higsi Sxb Wan kusalame kadibna wax yaroo Aad uyar qiso Ayan heeya qabken kula wadaga mahim way maclin❤❤❤

  • @FarduuzAbdiqadir
    @FarduuzAbdiqadir Před 25 dny

    wll wiilkas mal xirir kraa

  • @saaraabdirizack5542
    @saaraabdirizack5542 Před 23 dny

    Tuugadu ayadaa rapty ninka wa been odeygu hdduu nin kuqasbayo soomalia marky joogty ayuu ku oranlahaa ee wiilka allha qalbiga uqaboojiyo

  • @HiwaaqmohamadNuuh
    @HiwaaqmohamadNuuh Před 24 dny

    ❤❤❤

  • @Munacawil-cr4vd
    @Munacawil-cr4vd Před 25 dny

    ❤❤❤