HIGSI NO.1
HIGSI NO.1
  • 934
  • 12 595 561

Video

Guurkii Geerida DHaantey #qiso
zhlédnutí 20KPřed 9 hodinami
#supercarab #higsino #haguleystojaceylka
XAAS IYO XAASID PART 2 #qiso
zhlédnutí 6KPřed 14 hodinami
#supercarab #higsino #haguleystojaceylka #
Xaas Iyo Xaasid Part 1 #qiso
zhlédnutí 9KPřed 19 hodinami
#supercarab #higsino #haguleystojaceylka
Walal ineey isku heesan ka weyn beynu nahay ka jooga halkaan jogno wad aragtaan
zhlédnutí 1,5KPřed 21 hodinou
Walal ineey isku heesan ka weyn beynu nahay ka jooga halkaan jogno wad aragtaan
Guurkii Xaaskii Laqawey Part2 #qiso
zhlédnutí 16KPřed dnem
#supercarab #higsino #haguleystojaceylka #qiso
Guurkii Xaaskii Laqawey Part1 #qiso
zhlédnutí 34KPřed dnem
#supercarab #haguleystojaceylka #higsino
Nabsi Ayaa Hal Kaan I keenay #qiso
zhlédnutí 7KPřed 14 dny
#supercarab #higsino #haguleystojaceylka #qiso
JIRKAGA ITUS #qiso
zhlédnutí 16KPřed 14 dny
#supercarab #higsino #haguleystojaceylka #qiso
Hiil Jaceyl #qiso
zhlédnutí 17KPřed 14 dny
#supercarab #higsino #haguleystojaceylka
KULAMA GURSAN SOMALI full #qiso
zhlédnutí 9KPřed 21 dnem
#supercarab #higsino #haguleystojaceylka
Kulama Guursan somali Part 2 #qiso
zhlédnutí 6KPřed 21 dnem
#supercarab #haguleystojaceylka #higsino
Kulama Guursan somali Part 1#qiso
zhlédnutí 10KPřed 21 dnem
#supercarab #higsino #haguleystojaceylka
Talo Dumar Xumaa #qiso
zhlédnutí 12KPřed 28 dny
#supercarab #haguleystojaceylka #higsino
Niyad Jab #qiso
zhlédnutí 11KPřed měsícem
#supercarab #higsino #haguleystojaceylka
Dhawacii adiga ii geysatey aabaha ayaa iga daweeyey #qiso
zhlédnutí 15KPřed měsícem
Dhawacii adiga ii geysatey aabaha ayaa iga daweeyey #qiso
Caasi #qiso
zhlédnutí 7KPřed měsícem
Caasi #qiso
Guur Part 2 #qiso
zhlédnutí 11KPřed měsícem
Guur Part 2 #qiso
Guur Part 1#qiso
zhlédnutí 13KPřed měsícem
Guur Part 1#qiso
Haguur San Adeer #qiso
zhlédnutí 13KPřed měsícem
Haguur San Adeer #qiso
QOMAMO RAGEED PART2 #qiso
zhlédnutí 12KPřed měsícem
QOMAMO RAGEED PART2 #qiso
QOMAMO RAGEED PART 1#qiso
zhlédnutí 16KPřed měsícem
QOMAMO RAGEED PART 1#qiso
Maxaa America II Keentey #qiso
zhlédnutí 15KPřed měsícem
Maxaa America II Keentey #qiso
Hadaa sidaan noqoneysid maxa america ii keentey part 1#qiso
zhlédnutí 19KPřed měsícem
Hadaa sidaan noqoneysid maxa america ii keentey part 1#qiso
GUURKII QASAARAHA FULL VIDEO
zhlédnutí 129KPřed měsícem
GUURKII QASAARAHA FULL VIDEO
GUURKII QASAARAHA PART 4
zhlédnutí 17KPřed měsícem
GUURKII QASAARAHA PART 4
GUURKII QASAARAHA PART 3
zhlédnutí 15KPřed měsícem
GUURKII QASAARAHA PART 3
GUURKII QASAARAHA PART 2
zhlédnutí 17KPřed měsícem
GUURKII QASAARAHA PART 2
GUURKII QASAARAHA PART 1
zhlédnutí 41KPřed měsícem
GUURKII QASAARAHA PART 1
AXDi
zhlédnutí 23KPřed měsícem
AXDi

Komentáře

  • @caishoAadan
    @caishoAadan Před hodinou

    Cajiip qisadan wax bdn ka fa idey ilahy ha isku barakeyo m.a

  • @user-kc1yl4ck4h
    @user-kc1yl4ck4h Před 11 hodinami

    Xsnoonkas qofkii soo marey baa fahmi kara Aad iyo Aad

  • @FilsanCabdullahi
    @FilsanCabdullahi Před 11 hodinami

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @SawsanAbdi-wd6nr
    @SawsanAbdi-wd6nr Před 11 hodinami

    Walaalo gabadh baari ah ayaad haysata markaa ha daayicin, hooyona qalbigeeda xiqdiga alle ha ka bixiyo.

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 Před 13 hodinami

    Masha Allah❤❤

  • @IqraNashaad
    @IqraNashaad Před 14 hodinami

    Abyo waa sax higsi i.a alle ayaa kula jira waadna guuleysan dadaal abyo 😢😢😢

  • @user-or8oe7xp8x
    @user-or8oe7xp8x Před 15 hodinami

    Wll Allh kuu gargaaro hooyadaana Allh Qalpigeeda Naxariis galiyo gabarta walashaana xaasid nimada ay uhayso xaaskaga Qalpigeeda Alle ka tiro Allh idiin soo dhaweeyo hooyadiin Amiiin🤲🤲🤲

  • @user-nu7px5zd1z
    @user-nu7px5zd1z Před 16 hodinami

    Xaausa galay😢😊

  • @user-or8oe7xp8x
    @user-or8oe7xp8x Před 17 hodinami

    Run ahaantii waa Qiso aad u farxad badan Qisadaan io tii ninkii Aartiiste u noqday gabartii uu jecelaa waa Labo Qiso oo Aad ufarxad badan ❤❤❤

  • @hanihuzzeinmohamett5925
    @hanihuzzeinmohamett5925 Před 17 hodinami

    Ax😢😢

  • @user-wg2ox7bf7k
    @user-wg2ox7bf7k Před 19 hodinami

    الله. يسر. الله يفتح باب شفقه ان شاء الله 😊

  • @MaryamaQaasim
    @MaryamaQaasim Před 20 hodinami

    😢😢😢😢😢

  • @CabdiraxmaanXuseen-u7r
    @CabdiraxmaanXuseen-u7r Před 23 hodinami

    😢😢😢😢😢 1:48

  • @CabdiraxmaanXuseen-u7r
    @CabdiraxmaanXuseen-u7r Před 23 hodinami

    😢😢😢😢😢

  • @CabdiraxmaanXuseen-u7r
    @CabdiraxmaanXuseen-u7r Před 23 hodinami

    I love you 🫣

  • @user-wg2ox7bf7k
    @user-wg2ox7bf7k Před 23 hodinami

    Xaaska wanaagsan khayr keeda ayay wadataa 😊

  • @MunaYusuf-bz5ye
    @MunaYusuf-bz5ye Před 23 hodinami

    Wll halkeeee kaagala soo xiriira

  • @user-wg2ox7bf7k
    @user-wg2ox7bf7k Před 23 hodinami

    ماشاءالله تبارك الرحمن ❤ 😊

  • @SiciidoCalimaxamuud

    Shukran❤🎉

  • @user-wg2ox7bf7k
    @user-wg2ox7bf7k Před dnem

    يا الله. ياالله. يا الله. ياالله. 😢😢. 💔💔💔💔. Wllhy. Ka naxay Lkn AlleH naka ma dhigo kuwa dayaca xaasaskooda 😢

  • @user-qy1wr7eq2m
    @user-qy1wr7eq2m Před dnem

    Qoyska ine il ama cayun kudacda lagayaba quran badan haqristan isha xanaq bey ledahy ilhy familka haiskamacaneyo

  • @KaafiyoCabdi-r8z
    @KaafiyoCabdi-r8z Před dnem

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SalaadoCali-yg1yy
    @SalaadoCali-yg1yy Před dnem

    dareen jacayl wuu igalay balse daryeel jacayl mahelin😢

  • @Royalfamily-xr4cy
    @Royalfamily-xr4cy Před dnem

    ax sorry

  • @fadimadahir
    @fadimadahir Před dnem

    M.a qisadaan aad baan ugu farxey runtii illahey waxan ugu baryaa inuu Janada ku kulmiyo haguuleyto jaceylka❤❤❤❤❤❤

  • @user-fk4do5sb3t
    @user-fk4do5sb3t Před dnem

    Quluub iska eegtay Koonka Qadarku isku diidi maayo Qudhana labadii Wadaaga Haday kala Qaran Dagaan Qoraalka Alla MideeYa ❤🥺

  • @LadanYussuf
    @LadanYussuf Před dnem

    Cajiib❤❤

  • @Ramlamaxamet
    @Ramlamaxamet Před dnem

    ʏᴀᴀ ʀᴀʙɪ ᴄᴀʟᴀғ ɪɢᴜ ᴅᴀʀ ᴍᴀʀ ᴜᴜɴ 🥺💗

  • @user-ks6bc5sd6p
    @user-ks6bc5sd6p Před dnem

    Masha allha 😊😊😊iskuwaro

  • @NajmomustafisaaqMustaf

    Walhi qisuuyin kgg aad bey ii dhiri galiyaan xaqiqi 😊 Wall wax Ayan rabaa in aan kula wada go ee Hal keen kagagla wada gi karaa 🤔

  • @user-ks3ol1uh8y
    @user-ks3ol1uh8y Před dnem

    Masha Allah walhi waa cajiib😢

  • @ziinamao5987
    @ziinamao5987 Před dnem

    ❤masha Allah

  • @user-wc4wq1if1p
    @user-wc4wq1if1p Před dnem

    asxpta hiigsi lo 1 like isaar

  • @ShamsaAbdullahi-de4sg

    😢😢😢😢😢

  • @AnuuBabe
    @AnuuBabe Před dnem

    Amiin amiin ya Rabi ❤❤

  • @user-tk6eh9zw9g
    @user-tk6eh9zw9g Před dnem

    Ax ax 😢😢😢 waa xanun waa yaaaab walhi wll alle. Ha ka dul qaaado wll dhib ka salada iyo saliga badso i.n guuul 😢😢

  • @user-tk6eh9zw9g
    @user-tk6eh9zw9g Před dnem

    Ax san qiso walhi wow wow wow waaa qiso aan la aamini karin runtiii ❤❤❤❤❤❤ oooo qiro leh allow isku kiiin bara key aaamiiiiin amiiin 🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡

  • @Yasmin77Yasmin
    @Yasmin77Yasmin Před dnem

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @HindaXasan-k1x
    @HindaXasan-k1x Před dnem

    Allh utoobadkeen hada qof eynbaatahee oowalid qasbikarine dantaada garo micno maleh aduunyadu ee kafikir aakhiro

  • @HindaXasan-k1x
    @HindaXasan-k1x Před dnem

    Horta allh utoobadkeen wiil ka aad dhashay waxaa dhalay ka muhirkiisa kujirto Wyo kii dhalay mehr kumadhalin kadhaadhici in duqu dhalay wiil ka sfkaagana hayso allhna utoobadkeen duqana ani tala ahaantayda intaad xumaankale kudhicilahayd waxaankudhihilahaa iskagur Wyo tanmidkawayn inkuqabsato kabaqaa

  • @HindaXasan-k1x
    @HindaXasan-k1x Před dnem

    Horta alllh utoobad keen Wyo sinadu waa siikala wyntahay adoolaguqabo aad ayay uxintahay ani waxaan aaminsanahay habaar xaqbuu udhacaa inaad iskafurto ayaa kuufiicneyd Wyo reerkiina wad ushaqaynlaheed asagaa iska kaacafilahaa

  • @HindaXasan-k1x
    @HindaXasan-k1x Před dnem

    Wllo aad ayaad uqaldantay hadii aad halmar baahidaada iyo cabashadada alllh ubandhiganlahayd wlhi tankumahaysateen madan allh ku qooyin Wyo allh hadii aad u caralilahayd tan kugumadhacdeen

  • @hanihamudabdirahman4268

    Cajiib badana calfku 😢❤

  • @nimconajax-lq4ru
    @nimconajax-lq4ru Před dnem

    Mash allh waaa qiiso qurux badan runtiii❤❤❤❤❤❤

  • @HindaXasan-k1x
    @HindaXasan-k1x Před dnem

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢 wlhi ilinta iga qubaneyso ma ahan qisada ee waxaan dareemayaa dhinta iqabsatay ayaa qabsatay wndareemayaa

  • @HindaXasan-k1x
    @HindaXasan-k1x Před dnem

    Aayd ayaan usheclahay qisada kudhamaata guul

  • @HindaXasan-k1x
    @HindaXasan-k1x Před dnem

    Xaqiiqdii sheekadan wy idhiiri galisay adeer ilahay waxaan idiinkabaryaa in cimridherar cibaado suuban allh idinkusii nolaysiiyo cafimaad iyo wanaag idilkii allh kugu nolaysiiyo xaqiiqdii aad ayaad iidhiirigalisay Ana isoducee gabar ayaan ahay hamileh in allh isiiyo

  • @HindaXasan-k1x
    @HindaXasan-k1x Před dnem

    Wll Subar carab allh kuxitiyo aad ayaad noodhii rigalisaa horay usoco❤❤❤

  • @RidwaanFarahmohamud

    Xaqiiqo wlhi😢

  • @user-ed8zp9ik7v
    @user-ed8zp9ik7v Před dnem

    Lkn wll hal qald ayaya aydu sameyaya bari wilka yar hadu ogado inu waclnimo ku imaday sidu daremi doona Maxay iyada ilhi uga bariyi weday inu allha awlad siiyo allha inay talo sarto ayay ahed waliidkana way ku qaldan yahiin niin ka ween iney siyan waliba ayago daqalo ku radinaya allha ha udabi dafo walidaka ayadana qaldkay gasahay allha ha udabi dafo damn waxi hablo yar yar siida logalayana allha diibka hesta ha ka dul qado ya rabi ino dabi daaf 😰🤲🤲