QOMAMO RAGEED PART2

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 05. 2024
  • #supercarab #higsino #haguleystojaceylka
  • Zábava

Komentáře • 104

  • @user-fu3kl7hg1o
    @user-fu3kl7hg1o Před měsícem +19

    Subhanallah
    Wuxuu iskudarsaday
    1- abaalaawe oo gabadhii ragoodhan ka doorstay buu iloobay
    2- ayadood buuqdhalinbay udulqaafatay
    3- intuu. Kaxaday caruurtiibuu walikuriday
    4- waalidkiisii iyo waalidkeeduubuu ixtiraam waayey
    5- ina adeerkii oo usheegay in awlaadiisii dayacanyihinbuu beeniyey intuu waraabe udhiibay awlaadiisii
    6- væcaruurtii oo shaagya buu warkoodii dioday
    Se waxaa Mahdleh in llah uukrenay meel awlaada ladhagaysto❤ oo xuquuqdooda la ailaaliliyo waxabaa yuu kafakrin ( Markuu allah muuse صلى الله علىه وسلم xafiday oo isagoo biyo ah oo awoodlahaynbuu gurigii cadaowga kukoray kadibna nabi kayeelay masheegin ducada uu hadaraadinayo allah ayaa xafidi haduu allah sooceliyana hooyadood macaan uduub video ilmahaa siloogu keeno se marka hægacanta shaydaantii kuqaadatay kumasoo celiyo insh allah

  • @user-fo6it1tt1k
    @user-fo6it1tt1k Před měsícem +5

    Ilaahow gabadhaa caafi awladeedana usoo sahal raga somali oo dhan maaha waa inta sanbacyadaa ee aqliga yar ha noo gafin iskumana quurno gabar somali ninkii xumeyow ale ku xumee

  • @AdnaAxmed-vn5vm
    @AdnaAxmed-vn5vm Před měsícem +5

    Qisadan markaa dhagaystay indhahayga ilmo waan ka xakamayn waayeyy ilaahayow hooyadaas ilmaheeda isoo dhawee😢😢

  • @NateexoCabdi-cp7ti
    @NateexoCabdi-cp7ti Před měsícem +5

    Ilahay ha ooga soo sahlo gaalada🤲🤲🤲🤲🤲

  • @nafisocali9869
    @nafisocali9869 Před měsícem +3

    alle gabadha ha caafiyo ilmaha neh alle hakuu sooceliyo salatu lelka badi mar walbo alle bari 😭😭😭

  • @rinaalabdallaali5064
    @rinaalabdallaali5064 Před měsícem +7

    wllshena illh cafimd tamam ah hasiiyo illh uwadkeda hakula siiyo ayado cafimd qabta illh qalbiged ha u qawojiyo wllshey

  • @user-fy8rk7yw2c
    @user-fy8rk7yw2c Před měsícem +12

    Alle hacacafiyo hooyada soomaliyed yaa Rabi 🤲🤲

  • @user-yg7zh3uz4k
    @user-yg7zh3uz4k Před měsícem +9

    Wax aan dhaho ma aqan runti lkn allha sooceliyo ilmahas somaliyed 😢😢😢😢

  • @SafiyaMaxamed-gu5bh
    @SafiyaMaxamed-gu5bh Před měsícem +4

    Horta wax xun waad sameysay lkn saliga nabiga ibrahimayada badso wllo i.a waad helaysaaa😢

  • @user-vp7gh5rw8q
    @user-vp7gh5rw8q Před měsícem +2

    Ilaahey ha cafiyo hoyada ilmana ilaahey ha idinkaga soo qaado galada adigana ilaahey cafis weydiiso ilaahey taladada saro insha'Allah wad isla wada kulmi doonteen ilahaga hoyadooda cfm qabto insha'Allah

  • @xaliimoxuseen6707
    @xaliimoxuseen6707 Před měsícem +3

    Gabadha darded ayan uducentonaa haben iyo malin insha allah ilahay hamideyo hana caafiyo gabadhaas miskiinta 😢aniga hoyo ayan ahay 😢

  • @user-wg2ox7bf7k
    @user-wg2ox7bf7k Před 9 dny +1

    الله يسر الله يسر 😊

  • @sihaammaxmuud9165
    @sihaammaxmuud9165 Před měsícem +2

    Aamiin yarabi 😢

  • @deekhaabshirdeekha6350
    @deekhaabshirdeekha6350 Před měsícem +2

    Xaqii baa kaso baxay
    Gabadha u ka galay
    Allha kaso celiyo carurta galada wax kale ma dhihi kare
    😊

  • @user-hu2wc7qh3s
    @user-hu2wc7qh3s Před měsícem +2

    Mahadasanid super carb Allha ku xafido bowe qali waan ku mahadsanty sidaad noo dhiiri galisid wlll Allha ku xafido Aduunyo aaakhiro.

  • @user-vp7gh5rw8q
    @user-vp7gh5rw8q Před měsícem +2

    Ilaahey ha kaa qaado kurbada wall
    Insha Allah wad wada kulmi doontaa
    Waana ku mahsantahy inaa bulshada la soo wadaagto ay cibrad u noqdaan wiilsha somaliyeed
    Ilaahey qalbigaaaga ha kuu qaboojiyo bro

  • @SumayoKhaliifqase
    @SumayoKhaliifqase Před měsícem +3

    Waa ka xumahaya.aboowe😭😭😭😭😭😭 soorry

  • @FaysalAadan-iy3rb
    @FaysalAadan-iy3rb Před měsícem +1

    Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @AaminoGooni-uo1tj
    @AaminoGooni-uo1tj Před 8 dny

    Alaaha caafiyo gabadha masakiinta caruurtana alaha usoo celiyo aaaniiin❤

  • @user-uq1ev8px5p
    @user-uq1ev8px5p Před 20 dny +1

    Ax waa qiso xanun baadn ilhay haa usooceliyo carurt haan caafiyo hooyad😢😢😢😢😢

  • @user-ss1eb9mt5m
    @user-ss1eb9mt5m Před měsícem +1

    Qiso xanun leh allow isku soo celi familykas❤

  • @xayatahmed8198
    @xayatahmed8198 Před měsícem +3

    Ilahey kabaqa gabdhaha aad kaoohineesaan iskadaaya ilintaas wlhi adinkee dib idinkugusonoqon minkiinta alaha cafiyo carurta gacanta cadawga alaha kasoceliyo horta kurbada adaa shaqeestay balse rabi hakadulqado

  • @user-hu2wc7qh3s
    @user-hu2wc7qh3s Před měsícem +1

    Allha caafiyo gabdhaha walaasheeenaah Allha ka soo fududeeeyo caruurta gaaladah hystaaan.

  • @user-nw2su1lw3v
    @user-nw2su1lw3v Před měsícem +3

    WAXAAN TAGINBA WAA NABSI; WAXAAD KA SHEKEY- NEYSA NIN XARAAN LAGU DHALAY OO SIXRAN😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @FaysalAadan-iy3rb
    @FaysalAadan-iy3rb Před měsícem

    Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @mychannel-ed5rm
    @mychannel-ed5rm Před měsícem

    Subxanallah arxan darana raga qarkood wlhi wa qiiso aad uxanun badan gabdhas rabi ha cafiyo ninkas waxaan leyahy musiibo aad gacantaada kukasbatay lee kuheysato ee waxaan kuleyahy rabi dhambi dhaaf weydiiso walidkaagana na intaad utimadid cafis weydiso jilbaha qabso gabdhas iyo walidkeeda cafis iyo rali galin weydiso koley wax walba wad qastee intas kugula talinaya😢😢 axx allow dumarkeena ugargar boqolal aya dhibatadas kadaran kujireee

  • @user-od1qf8tc3h
    @user-od1qf8tc3h Před měsícem

    Alllhw caafi gabadhaas caruurdoodana allaw galada ogasodaa yarabi

  • @user-fy8rk7yw2c
    @user-fy8rk7yw2c Před měsícem

    Alle haku sahlo wll I.n wan ku soo ducenena

  • @user-mv7wo3bh3q
    @user-mv7wo3bh3q Před měsícem

    Allaha caafiyo gabadha walaasheen.ilaaheey caruurteedana ha u soo celiyo.

  • @NateexoCabdi-cp7ti
    @NateexoCabdi-cp7ti Před měsícem

    Alaha caafiyo hooyada soomaliyeed yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @maxamedcusmanxasan6561
    @maxamedcusmanxasan6561 Před měsícem

    Aamiin Aamiin Aamiin 😢😢😢😢😢😢

  • @user-uz8iw8xi8g
    @user-uz8iw8xi8g Před měsícem

    Aamiin yaarabi

  • @NajmoCabdi-kw8hy
    @NajmoCabdi-kw8hy Před měsícem

    Ya allah xanunbadana marka qaladkaga gadal kaogato adana waxbasamenkarin ilaheyow cafimadtam ah siwalasheyda boqorad ayey ahede ilmahedana galada usodeysa yarabi adiga waxwalbo awodide❤❤❤❤❤

  • @user-jw8qy6rx2l
    @user-jw8qy6rx2l Před měsícem +1

    Alaha usahlo caruurtiisa alahaca caafiyo gabadhaas miskiinta ah waa uudulmiyay

  • @SafiyaMacalin
    @SafiyaMacalin Před měsícem

    Walaalke qisadaada waxan ealaha usoosah lo ilmahaada hooyadooda alaha ku cafiyo❤ Abaha iyo hoyada Alaha kula heshisiyo❤ Waku soduceyneyna... wall culyska Alaha ka dulqaaado😢

  • @nimconajax-lq4ru
    @nimconajax-lq4ru Před měsícem

    Ax subxanall😢 waa qiiso xanuun badan

  • @CaliAluush
    @CaliAluush Před měsícem +1

    Allah ku cafiyo 😢

  • @user-tk6eh9zw9g
    @user-tk6eh9zw9g Před měsícem

    Subxana allah 😢😢😢😢😢😢😢 alla xanun badanaaaa maskiiiin walhi waa yaab ilmo hoooyo dod wax udhama maleh Nafsiga waaaa cajiiiib bisinka alle ha kusaqiro oo ilmaha alle ha ku sooceliyo gabadha na alle ha caaafiyo 🤲🤲🤲 ooo kaaley horta ilmaha aabaha kali giis bes maaaa dhaley oo hoooyoda madha lin miyaaaaaaa ilmaheeyga maxaaa waaaye

  • @TheGoldengal
    @TheGoldengal Před měsícem +1

    Wallahi that man really made angry!!! I cry for the mother of those kids😢😢😢

  • @ZamzamAli-zt8tu
    @ZamzamAli-zt8tu Před měsícem

    Aamiin 🤲

  • @Ramlamaxamet
    @Ramlamaxamet Před měsícem +3

    ᴀʟʟᴀ ʀᴀɢᴀ ᴋᴇᴇ ʟᴀ ᴀᴀᴍɪɴᴀ ᴋᴇɴᴀ ʟᴀɢᴀ ᴏʀᴅᴀ😢😢 ɪʟᴀʜᴀᴡ ᴡɪʟᴀsʜᴇɴᴀ xᴀǫᴀ ᴛᴜsɪ😊

    • @wllrooki
      @wllrooki Před měsícem

      Aamin walashyyy😢❤

  • @user-xf5hx1ez2c
    @user-xf5hx1ez2c Před měsícem

    Wlhi waqisoAduxanunbad
    Allehacafiyo gabadha wlashan
    Allehaukasoilmahodin nehelan
    AmiinyaAllah 🤲

  • @zeynabmohamud8530
    @zeynabmohamud8530 Před měsícem

    ilahey ilmahaaga hakuusoceliyo iyo walidiintaada murugta alaha kaasaaro walaal

  • @user-od1qf8tc3h
    @user-od1qf8tc3h Před měsícem

    Gabadhaas hadii ay hesho caruurteeda wy cafimaadi lahayd wllo kudadaal in hesho caruurtaas

  • @user-iv2mw1wr2p
    @user-iv2mw1wr2p Před měsícem

    😢😢😢😢😢Alh hacafiya inantey

  • @farhiamoha1533
    @farhiamoha1533 Před měsícem

    xaqa ka so baxay lkn maskiinta oo ilmaha ka qaatay shalay oo mantana meel cidlo so istaagay lkn waxa ka bariya inoo alle ugu soo qaado ilmihiisa wll wa ku duceeynena i.a waad hele niyada qeer usheeg i.a

  • @user-jp8yz6hz5c
    @user-jp8yz6hz5c Před měsícem

    Aamiin YRAXMAAN😂😂😂

  • @leylawarsame-yv3tc
    @leylawarsame-yv3tc Před měsícem

    Alle alle hacaayo hoyaddaa caruur teedii laga fogeyay alle ha u sooceliyo isagana dhibka haka faydo 😢😢😢😢😢

  • @user-qq1xh2zs7j
    @user-qq1xh2zs7j Před měsícem +1

    Gabarta alle ha caafiyo ninkaas wax ka nasiib xun malahan becouse gabar baari aa ku soo aade lakin doqon buu ahaa😢

  • @user-ze8dm9yy1y
    @user-ze8dm9yy1y Před měsícem

    Ragow ku tusala qato 🙏 ilhow u sahal allow ciylk hoyadoda usku ken yarbi🤲🤲

  • @abukarcadoowe1178
    @abukarcadoowe1178 Před měsícem

    Ar madax adkaanta dhib badnaa markii uu kula jiro camal sheydhaan subxaanallah
    Ilaahey swt ha kaaga soo bixiyo gacantooda I.a

  • @sumayasaidmohamed5840
    @sumayasaidmohamed5840 Před měsícem

    Adunka dhib wad ku aragtay akhriro ilhy kuguma daro wll sida jaceahay ilhy hakuso sahlo carurtadana ilhy hakaga so sahlo lkin mid samey wll gabadhii carurta dhashay radi adigo usheegi kaliya cafis weysiso iso duceyna dheeh ilhy cafis aad uweyn weydiso wll

  • @salaxcalimaxamad8190
    @salaxcalimaxamad8190 Před měsícem

    😢😢😢😢😢😢😢walahi waa qiso xanuun iyo muruga badan jaha 😢😢😢😢😢😢 ilaheyoow adaa awodaada badan tahay 😢😢 😢😢 aloow carurtan asoo qada cadawga waa coyaala yara yara oon waxaba galabsanini 😢😢😢😢😢😢 horota wll qalada waa dhacayaa lakiin tanoo kale 😢😢😢😢 waa bara qaracan 😢😢😢😢 jaha allaha xanuun badan wll qalbiga allaha kuu Qabojiyo iLimahan allaha soogelesho gacantaada aykoo nabada walasheey na allaha siiyo cafimaad taama allaha kaa dulu qaado xanuunka allaha ugu bedelo dembi dhaafa iyo cafimaad yaa rabbi 😢😢😢😢😢😢😢 wll qaali allaha kuu sahlo ilimahagi oo nabad qabo 😢😢😢😢😢😢 yaa rabbi yaa raxmaan yaa raxamu raximiin aloow u gara gaara u madaada 😢😢😢yaa rabbi 😢😢😢😢😢😢 waa ciili waa murugo iyo xanuun 😢😢😢😢😢😢😢 walaalkeey walaxan awoodno oon doca ehen male ee allaha kuu aqbalo docada gebertana allaha cafiyo 😢😢

  • @saafiaxmed-wz2de
    @saafiaxmed-wz2de Před měsícem

    Ilmha Alle ha u sahlo gahdha yar walan rabto nabsigaj ka galy asi neh wax dhibo rabi hada tuso

  • @IqroAbdi-xr6jv
    @IqroAbdi-xr6jv Před měsícem

    Allaha caafiya abaayadana asikana allaha usahlo caruurta

  • @cawocumarjamac4597
    @cawocumarjamac4597 Před 28 dny

    Ax wan daremi kara xanunka gabadha wayo hoyo ayn ahy 😢😢😢😢😢😢😢

  • @ayaanburhan5966
    @ayaanburhan5966 Před měsícem

    Alle calool xuma waynaa😢😢😢

  • @SamiirahMuhammed
    @SamiirahMuhammed Před měsícem

    ilahow usahal alahow cafi ilahow isagane hoyadi iyo aabihi iney rali kanoqdan😢😢😢😢😢😢

  • @MaaidaAxmed-hh6qw
    @MaaidaAxmed-hh6qw Před měsícem +1

    😊😊😊

  • @user-li4eu5do1q
    @user-li4eu5do1q Před měsícem

    Aamiiin 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-od1qf8tc3h
    @user-od1qf8tc3h Před měsícem

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @fadimadahir
    @fadimadahir Před měsícem

    Gabadha allaah hacaafiyo teeda kle qofka dumarka hadaa calafkiina dhamaado ilmaha ha is ku dayin inaa ka qaadato Hoyadooda wax u dhaamo malahan. Ninka wuxuu noqdey abaal laaawe marka caruurta gacanta cadowga ilahey hakasoo saaro

  • @user-om9fn8di7o
    @user-om9fn8di7o Před měsícem

    Alla hadana hay dumar naxarisbanina😢😢😢

  • @SacdiyoXasan-zy3if
    @SacdiyoXasan-zy3if Před měsícem

    😢😢😢😢😢

  • @user-bp6vm5bm1j
    @user-bp6vm5bm1j Před měsícem

    Bowe Inan Qoralkaga Dyceyo Waxa Igala Weynatay Inan Si Niyada Kugu Duceyo Alle Ha Ku Saqiro 😢😢😢 Ayaduna Alle Cafimad Ha Isiyo

  • @NajmoAbdiMohamed
    @NajmoAbdiMohamed Před měsícem

    Illhy hausoceliyo ilmihisa io hoyadoda illhy ugu barya hal family iney noqdan 😢

  • @user-cr4pj2qb8m
    @user-cr4pj2qb8m Před měsícem +1

    Ilhy wxnkaga baryee aduunka kusilic akhirana jixiima lagu gee ey yahow eygu dhalay 😡😡😈

  • @AdnaAxmed-vn5vm
    @AdnaAxmed-vn5vm Před měsícem

    😭😭😭😭

  • @user-od1qf8tc3h
    @user-od1qf8tc3h Před měsícem

    Waxaan kugulatalinlahaa gabadhaas ayadoo xanuunsan kunoqo guurso hooyadaa iyo aabahaana utag oo cagaha kadodhunko😊

  • @safiyashairi3679
    @safiyashairi3679 Před měsícem

    💔💔💔

  • @user-ks3ol1uh8y
    @user-ks3ol1uh8y Před měsícem

    Gabdha walshna alle ha caafiyo habaar waalid ayuu qabaa duco waxba utari meso nabsigii ayaa kaso baxay 😢

  • @hoodo8879
    @hoodo8879 Před měsícem

    Allh cfihyo

  • @filsanaadan2761
    @filsanaadan2761 Před měsícem

    😭😭😭😭😭😭

  • @user-wc4wq1if1p
    @user-wc4wq1if1p Před měsícem

    Duli weye qofkan

  • @user-fy8rk7yw2c
    @user-fy8rk7yw2c Před měsícem

    😢😢😢😢

  • @safiyashairi3679
    @safiyashairi3679 Před měsícem

    😭😭😭

  • @Umu.Abdullahi20
    @Umu.Abdullahi20 Před měsícem

    Ninki hoyo iyo ilmaheda kala fogeya inkar haku dhacdo.

  • @ZamzamQurux-qk3kj
    @ZamzamQurux-qk3kj Před měsícem

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-iv2mw1wr2p
    @user-iv2mw1wr2p Před měsícem

    ما تدين تدان ي أخى ان شاء الله تحصل أولادك كي ترجعها وأتمنى لها تعالج بسرعه

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 Před měsícem

    ilahe haka ka sociliyo iyalkada galada

  • @Imanx602
    @Imanx602 Před měsícem

    Nin soomaliyeed ma suul ma ahan.

  • @ZamzamAli-zt8tu
    @ZamzamAli-zt8tu Před měsícem

    😱😱😩😩🙆🤭😢

  • @user-li4eu5do1q
    @user-li4eu5do1q Před měsícem

    Sorry 😢😢😢😢😢😢😢😢😢Aamiin 😢😢😢😢

  • @mychannel-ed5rm
    @mychannel-ed5rm Před měsícem

    ما أصابكم من مصيبة فبما كسبت أيديكم ☝️

  • @HiboAhmed-wr2zu
    @HiboAhmed-wr2zu Před měsícem

    Ax 😪😪😪

  • @user-iy1ju7gb7q
    @user-iy1ju7gb7q Před měsícem

    Alaha kaduqaado bika

  • @ayaanburhan5966
    @ayaanburhan5966 Před měsícem

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-il9il7ym4z
    @user-il9il7ym4z Před měsícem

    Sorry hooyo 😢😢😢😢😢

  • @NajmoAbdiMohamed
    @NajmoAbdiMohamed Před měsícem

    O

  • @user-nw2su1lw3v
    @user-nw2su1lw3v Před měsícem +1

    RAGGA SOMALI WAX LA GUURSADA MA AHA KHURAAFAD AYAAD AMIN SAN YIHIIN😂😂😂😂😂😂😂😂 WAAN KA XUMAHAY WLL WAXAAN LEEYAHAY GABADHA NINKA KA TAG RAGG KU WASA RAADSO❤ GAVASHA LA GIURSADAY KAAMA SIIL WANAAGSANO KAAMA DABIICAD WANAAGSANO RAGGA KOOL KOOLINTA RAGGA UMA ROONO; RAGGA SAXARADOODA AYAA CUNNA LOOGU DARAA IN BASBAAS IYO SUUGA WANAAGSAN LOOGU DARAA; KADIDIISA AYAA SHAAH LOOGU DARA SONKOR IYO HEEL IYO QARFA LOOGU SO DARAA? 😢😂😢😂😢😂😂😂

  • @user-mv7wo3bh3q
    @user-mv7wo3bh3q Před měsícem +1

    Nabsi ayaad gashay ee ilaahena u toobadkeen.ayadana cafis weydiiso.

  • @SafiyaMacalin
    @SafiyaMacalin Před měsícem

    😢😢😢😢😢

  • @NajmoAbdiMohamed
    @NajmoAbdiMohamed Před měsícem

    Illhy hausoceliyo ilmihisa io hoyadoda illhy ugu barya hal family iney noqdan 😢

  • @user-yo5zp6kk6l
    @user-yo5zp6kk6l Před měsícem

    😭😭😭😭😭😭

  • @user-mv8pt4kl2p
    @user-mv8pt4kl2p Před měsícem

    😢😢😢😢

  • @user-ks6bc5sd6p
    @user-ks6bc5sd6p Před měsícem

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @MeymuunAbuukar
    @MeymuunAbuukar Před měsícem

    😢😢😢😢😢

  • @SalaadoCali-yg1yy
    @SalaadoCali-yg1yy Před měsícem

    😢😢😢😢

  • @user-yg7zh3uz4k
    @user-yg7zh3uz4k Před měsícem

    😢😢😢😢😢