GUURKA KADIB JACEYLKA MIYAA DHAMAADO ?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • #qiso #supercarab #higsino #haguleystojaceylka

Komentáře • 82

  • @haa8793
    @haa8793 Před 4 měsíci +8

    Qisoyinkaga wa macan lkn hesaha hadad kadaftid wa MnshaAllah sidaa kuwad walal

  • @sesmicfocus7925
    @sesmicfocus7925 Před 4 měsíci +9

    Adiga insanimada ayd wax kagarate blse asaga midas uu garani waye wlsha ixtiraam,,wlsha firikeyga qaado abyo Mcn ❤❤❤❤❤

  • @FarxiyaIsaaq
    @FarxiyaIsaaq Před 3 měsíci +1

    Wlhi subarcarab isku feker aan nahay Wlhi abayo adiga nah qalbiga alaha ha kuqawo jiyo macato ❤😭😭❤️

  • @MowlidAbdi-gd2ci
    @MowlidAbdi-gd2ci Před 4 měsíci +4

    Ani waxa adhihi lahaa talada walashaa raac guulayso wll❤😊

  • @TheGoldengal
    @TheGoldengal Před 4 měsíci +6

    Forgive but never forget!

  • @SurprisedOrbitingSatelli-vx3ce
    @SurprisedOrbitingSatelli-vx3ce Před 4 měsíci +4

    Abayo wad ku mahasntahy si daad ucawisay lkn ha sowadin ku dhihi lahaa wllashya warkeda raac inta ku jooji nolashada ka wado mahadsanin hada taladaydo raacdo ❤

  • @abukarcadoowe1178
    @abukarcadoowe1178 Před 4 měsíci +4

    Waan kugu raacsanahay wllhi ninkii dumarka u naxariisan waayo looma naxariisto meeshiisa ugu tag

  • @ardhoyahmed6189
    @ardhoyahmed6189 Před 4 měsíci +1

    Mashaallah tabarakallah wllken si wanagsan aya ola taliysay runti .amiiiiiin amiiiiiin ya Allah

  • @ramlamohamed-nf5cu
    @ramlamohamed-nf5cu Před 4 měsíci +3

    Ax 😢😢 yaa rabi wiil qalbigey dhaawaco iga ilaali😢

  • @CovidCoronavariousCovid19
    @CovidCoronavariousCovid19 Před 4 měsíci +5

    Waa gabar dadnima wax ka taqanta runti ani waxa in ey qadato fikigka gabadha walashed Allow 2 gabdhood dhowr

  • @abdihakimhusseingiirmaale6117
    @abdihakimhusseingiirmaale6117 Před 4 měsíci +6

    Dofaar ma dahiro ka dherow

  • @sahalcumarcadde2841
    @sahalcumarcadde2841 Před 4 měsíci +3

    Aniga waxa aan oron lahaa gabadha wlshaa ah kali ah waxa ay ku farax san tahay oo kali ah samey wll qaali ah Rabi qalbiga ha'ku qaboojiyo 😊

  • @shukriilkacas1354
    @shukriilkacas1354 Před 4 měsíci +1

    Mnsha alllaah walaaal wd ku mhdsanthy sidad qisooyinka noogula soo wadaagto

  • @samiirasm1834
    @samiirasm1834 Před 4 měsíci +4

    Raggow gabdhaha aad xumeyneysan waa walalihiin😢 ilaahy☝️ u noqda😭 abaayo qalpiga allaha hku dhayo😢

  • @ashahassan8822
    @ashahassan8822 Před 4 měsíci +2

    Hno noloshu waa wareegto wllshana taladeeda qaado

  • @SafeyoAhmed-mn4er
    @SafeyoAhmed-mn4er Před 4 měsíci +1

    M,a ❤❤❤

  • @user-tk6eh9zw9g
    @user-tk6eh9zw9g Před 4 měsíci +1

    Wsc wll super carab abyo inta aad cawin karto waad caaawisey eee magalka iska dhici dheh talyaanina bahal majogan eee shaqeyso dheh wlalasha warkeda qaaado oo ixtiram ooo warkeda qaaado asna by by dheh ❤❤❤

  • @nafisocali9869
    @nafisocali9869 Před 4 měsíci +5

    abayo walashaa taladeeda qaado asiga ha shaqeesto yurub ayuu joogaa haka wadin talyaaniga walashaa ayaa saxan

  • @NimcoNajax-kq9qg
    @NimcoNajax-kq9qg Před 4 měsíci +2

    Subeer carab guulyso wllo ❤

  • @adnishhassan5822
    @adnishhassan5822 Před 4 měsíci +3

    Cafi apy0 lkn marnabo lacag kle haku bixinin wllsha warkeda qado nin ado umul ah ku naxarisan waye marnabo hau naxarisan adineh

  • @maryanfeysal1361
    @maryanfeysal1361 Před 4 měsíci +3

    Wll sharaf hore usoco 200k wxyar kadhimn🎉🎉🎉

  • @Hamdaqueen-ep5tt
    @Hamdaqueen-ep5tt Před 3 měsíci +1

    Waahakeenin midwangzana allehakusiiyowllashaaana if iyo aakhiroba haliibanto

  • @user-bo7yt8cl6n
    @user-bo7yt8cl6n Před 4 měsíci +1

    ,،abaayo alAhkubRKeeyo❤❤❤

  • @Hamdaqueen-ep5tt
    @Hamdaqueen-ep5tt Před 3 měsíci +1

    Wllashaa niyada. Hajabin hana xumaynin

  • @sesmicfocus7925
    @sesmicfocus7925 Před 4 měsíci +5

    ❤❤❤ wlsha taladeyda qaado Ee warkas meeshas kuxiir wlshy Mcn ❤❤❤❤❤! Nolaal iyo frxad Ayn kurajenaaya swty qaali ❤❤❤

  • @farahmohamed6712
    @farahmohamed6712 Před 4 měsíci +1

    Guuuuul

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm Před 4 měsíci +6

    Carabow wad ika ohisay wayo anika ma hesto hoyo ika.wal waleyso hoyadey ano 2 sano jirey ika dhimatay alh u naxaristo hada waxan ahy marwo meel dagan hadana hal asbuc Ana wacin on xanusanhy edo ima so wacdo abana ima so waco wayo canuga nimanka qaar waxey ku jecladan hoyada wlh ilin ika socot hada an qoralkan qorayo wllkeyow hoyo laan waa xanun wlh ilahow intii heysato u xafid intey ka dhimatana u naxariso yaa alh gorimadi rafad so maray ila hadana xanuno badan daremaa😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @haa8793
      @haa8793 Před 4 měsíci +3

      Sorry abaayo ilahay qalbiga hakuqabojiyo

    • @ismahanjeylani5227
      @ismahanjeylani5227 Před 4 měsíci +1

      Xabibti walhi caloosha ayad iga hurasay hooyo ilaahi ha unaxaristo amiin yaarabi 🤲😭😭😭😭

    • @Xamdimaxamad-bh1qm
      @Xamdimaxamad-bh1qm Před 4 měsíci

      @@ismahanjeylani5227 abyo mcn amin abyo.mcn wad mahadsan thy mcney sorry hadan shacurtada badalay blse abyo hoyolanta wa xanun wlh hada kula hadlaa wan xanusanahy hergab iyo mala riyo isku ku key haayo hal.asbuc kahor iku sanbeysay xafada Abe iyo edo wicitankoda waxan is dhahay bal ina laku so waco sug ila hada wax ma dhimatay ma.noshahay iso dhahaa malah wlh mcney gabdho.ila dagana subax walba iyo galab walba hoyadod so wacdo Ana wan ilmeyaa markan arko gabar hoyaded so waceyso abyo mcn intey u noshahy alh u xafido intey ka dhimatay ila.midana alh u naxaristo ayakana qalbiyada alh u qabojiyo mcney

    • @Xamdimaxamad-bh1qm
      @Xamdimaxamad-bh1qm Před 4 měsíci

      @@haa8793amiin abyo mcnto

    • @hafsaibrahimhassan
      @hafsaibrahimhassan Před 4 měsíci +1

      Wlhi anigaba wllshy qaali hooyadeey
      Anigo 2 sano jira ayay
      Dhimatay abana ima so korsan
      Wll aniga abtigey ayaa iso kuriyay alx
      Abtigey nolol fican
      Ayuu igu so kuriyay
      Lkn abtigeyna waa dhintay
      Maalintuu dhintay ayaan
      Hooyo la.aan noqoda ilaa hada
      Waan tabaa abtigey mcne alle ha
      U naxariisto dhamaantood
      😭😭😭😭😭😭😭 wllshy mcn
      Tani waa aduun ku samir
      Waad guuleysan insha allah

  • @Munadagen
    @Munadagen Před 4 měsíci +2

    Walashada warkeda qaado yeey ka xumaani abaayo nin raga waaye asiga aya is bixinayo aniga talada waa taas yaa igu racasan

  • @habooncabdiahmed3859
    @habooncabdiahmed3859 Před 4 měsíci +5

    Abaayo marba hadaa liibiya ka soo bixisay faraxa kaqaad meeshurabo ha ado😊

  • @Iqro-wr1rc
    @Iqro-wr1rc Před 4 měsíci +2

    Sister walsha doro macn badn ❤😢

  • @NaciimoCadeey-ge1oi
    @NaciimoCadeey-ge1oi Před 3 měsíci +1

    Aniga waxan kudhihilaha walasha taladeda qaado niyada haka jibin hakenin

  • @user-jf4pv8bm3l
    @user-jf4pv8bm3l Před 4 měsíci +2

    Wasax hagacn qaban abyo 😊

  • @suheibsuleiman3817
    @suheibsuleiman3817 Před 4 měsíci +4

    Suber carab wad mahadsantahay marka hore .. Anigu fikir ahan waxaan qaba fikirkaaga marbo hadey gacan cadow kaso bixisay meshas ha ugu ekeyso gabadha walashed warkeda ha qadato asagana meshis hajogo ama wax ha qabsado ama hadaayo waa nin aad xun runti mahadsanid

  • @NimcoNajax-kq9qg
    @NimcoNajax-kq9qg Před 4 měsíci +6

    Ax arxan daranaaa ninku dumarka halo naxariisto dumarka marku nabiga sallhu calyhi waaa salm uu cabirayeyyy wuxu ku cabiiray iny yihiin khuraraad oo kale war dumarka uu naxa aad marka horee jacayl iyo been aad ku abuurysaaan ooo ilahay ka baqaa ilahay haku garab istaago wllshy ilahay ayaa kula jogaa haa murugooon😢❤

  • @sesmicfocus7925
    @sesmicfocus7925 Před 4 měsíci +1

    Mashallah wlhei waa caajib Ee ilaaahay dartis ucafi wlsha taladeyda qaado abyo Mcn ❤❤❤❤❤❤❤

  • @FarduusMaxamuud-ow3jq
    @FarduusMaxamuud-ow3jq Před 4 měsíci +3

    iska cafi lkn wllsha taldeeda raaca marna hasoo dhawaysan isga

  • @user-uw9wp2ms6x
    @user-uw9wp2ms6x Před 4 měsíci +1

    M a❤

  • @Sundusey123
    @Sundusey123 Před 4 měsíci +1

    Abayoy si fudud hanoqon gabr lagu helo waliga waridkaga wax esan ogen hasamenin nina waridkaga haka doran 😢

  • @haa8793
    @haa8793 Před 4 měsíci +2

    Qofka muminka god labajeer lagama qabino please forget and go forward hadad rabtid dib inad uniqotid qof horey anan usocon

  • @OubaxxassanOubaxxassan
    @OubaxxassanOubaxxassan Před 4 měsíci +2

    Fiiri abayo nin somaaliyeed waxkaste kafilo calaf ayaa isukiingeeyay barina wad kalamarmaysiin lkn walashaa qalbigeeda ilaali xaqbay kuguleedahay walashaa hadal hadaad maqli raac talada walashaa

  • @deeqsanabdi8177
    @deeqsanabdi8177 Před 4 měsíci +3

    Aniga fikirkyga hdan ka dhiibto wllsha taladeda qaado abyo ixsaan inad usamyso wxa kugu filin inaa ka badbadisy Cadow dilaayo

  • @saadiahussein5607
    @saadiahussein5607 Před 4 měsíci +2

    Abayoy qofki ku caawiyo hal mar kun jer la qadariyaa marka abayada qadari oo ninkas ha iskukenin!

  • @OubaxxassanOubaxxassan
    @OubaxxassanOubaxxassan Před 4 měsíci +1

    Walashay qaali waxaatahay qof wngsan oo abaalkii lagashaday garanaya codsi hadii aad taladayda maqlayso wad caawasay kufilan intaas hasioqadin iskabadalo lanbarka caloosha xiro

  • @nimobedel2932
    @nimobedel2932 Před 16 dny

    He didn’t help when you needed help. Your sis took your responsibility to help you with everything abaayo. Take your sis' advice because your sis is more important than him, other ways everything will go back someways before

  • @ZeynabAhmedAbuukar
    @ZeynabAhmedAbuukar Před 4 měsíci +2

    😢😢😢

  • @user-wt3yk2qh5m
    @user-wt3yk2qh5m Před 4 měsíci +1

    Asc walashey qali anigu talo ahn waxn ku siinlaha iin caawimo uku filan waad siiyo ee walashada kuku soo dadasha ee halka kukentay amarkeed raac wallo

  • @leeyluush
    @leeyluush Před 4 měsíci +1

    Asc wll waxaan raway qiso aniga igu dhacday in aan kula wadaago hadaay macquultahay isooo calameey replygaan😢😢😢

  • @user-wc4wq1if1p
    @user-wc4wq1if1p Před 4 měsíci +2

    way walaan thy iyaadana khaldan

  • @user-dm5ul6kj9p
    @user-dm5ul6kj9p Před 4 měsíci +2

    Whats app kaaga ayn rabaa Wll qli qiso dhab ah ayn kula wadaagi rabaa oo nafteyga xalis gelisay ilaa hadana I heysato adigoo mhdsan ila so xarir wll qli

  • @user-fj6wl2hy2e
    @user-fj6wl2hy2e Před 4 měsíci +1

    Wllo ika sii ilaahey Markey isku naxariisan ayaa idinnaxaruusana ayaa LA dhahee plz iaka sii

  • @sahalcumarcadde2841
    @sahalcumarcadde2841 Před 4 měsíci +1

    Wlhi waa qiso xanuun badan sorry sister 😢

  • @sagalahmed7956
    @sagalahmed7956 Před 4 měsíci +1

    abyo mcn hasoo kaxey bartiiisa hajoog is dabar dheh

  • @user-ph6fp9gd4x
    @user-ph6fp9gd4x Před 4 měsíci +1

    Wll ninkani waa ku xumeyay😢 ee iska daa gabadha ku caawisay taladeeda qaado plz😢

  • @maryanosman4076
    @maryanosman4076 Před 4 měsíci +3

    Forgive but no go back to him move on ur life 😢

  • @user-yz6ui1qp8c
    @user-yz6ui1qp8c Před měsícem

    Wllo wxba hacwinin dhalmadu io walacu wxy yihin anaga garanayna nika inta oodhan kusilciyay walasha abalkeda magudi kartid lkn ilali qalbigeda kadhax bax ninka noloshisa wilkaga abihina wuuyahay lkn hays arko nabsiguna marago

  • @rukiayussuf6790
    @rukiayussuf6790 Před 4 měsíci +1

    Hasowadiin wlshey wayo Marka ad Kento hdana wukuhumena hadana

  • @user-do9tf3dq8o
    @user-do9tf3dq8o Před 4 měsíci +1

    Dont bring him forgive and move on with your life change your number from them. You helped him once enough

  • @user-sh1en2rh1p
    @user-sh1en2rh1p Před 3 měsíci

    Anigu waxan kula talin laha walshaa
    Hadal keeda maqal wll

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm Před 4 měsíci +1

    Ani fikirkeyka cadowkii dilay karay wey kaso sartay baLoc ha iska saarto asi iyo habartaba walsha warkeda qaado abyo mcn

  • @ardhoyahmed6189
    @ardhoyahmed6189 Před 4 měsíci +1

    ninkas mesha haka jogo walasha,gabadha qalbigeda ilali halkisa ha joogo .walasha aya muhim ku ah ogow abayo .ninkas hada mesha kento mar labad waki ku dhawaca kuguna dhaneysta ogow tas

  • @shamsoabdulkadir1129
    @shamsoabdulkadir1129 Před 4 měsíci

    My king❤

  • @fadimadahir
    @fadimadahir Před 4 měsíci

    Abyo walashaa hadalkeeda qaaado qalbigeeda ilaaali

  • @mandeqcdy
    @mandeqcdy Před 4 měsíci +1

    Abaayo walashaa inaad weyso ayakadarab naxariista hoyadiis baribo qofkii ayuukusonoqonkaraa iskasa warkoda walashaa hakuqasarin

  • @IsaaqIbraahim-dx7lw
    @IsaaqIbraahim-dx7lw Před 3 měsíci

    Waxasid kaas

  • @HafsoAli-ct6pn
    @HafsoAli-ct6pn Před 4 měsíci +1

    Dhiiga lagaa jaq naya kolay fariintayda waad arki
    Ninkaas iskaga Fogow naxariis naxariistada ma ahanee adoo uur leh oo xaaskiisa baad wanaag kaheli waydee
    Ama hoosta kagal sidii shalay si shalay si kadarn hakuu galo
    Labada adaa udoor leh lkn talada koowaad baa kuu dooray ani
    Wiilkaaga aabihiis haduu yahay naya shalaybo asoo miyirkiisu taam yahay wuu ogaa inaad xaaskiisa tahay uur ledahay reerkiina isku dhaacdeen
    Markaasa wanaag kaheli wayde saa hada waxaa iledahhay waa wiilkayga aabihis naakir
    Ruuxyahay bilaa dhiiga

    • @hanihappy1421
      @hanihappy1421 Před 4 měsíci

      Abaayo waa talo ficn lkn si naxriiz leh wax ugu sheeg abaayo xoga San wa laga yar ficanyy 😢❤

    • @OubaxxassanOubaxxassan
      @OubaxxassanOubaxxassan Před 4 měsíci

      Kkkkkkk😂😂😂 abaayo gabadhasaas hadhihin wlhi hadii aanan laxumaynlaheen naag nool maynan ahaateen tankale naxariista waaloodhashaa ani ahaantay wlhi ilama aha xitaa in libiya kasobixiyo

  • @OubaxxassanOubaxxassan
    @OubaxxassanOubaxxassan Před 4 měsíci +1

    Fiiri abayo nin somaaliyeed waxkaste kafilo calaf ayaa isukiingeeyay barina wad kalamarmaysiin lkn walashaa qalbigeeda ilaali xaqbay kuguleedahay walashaa hadal hadaad maqli raac talada walashaa

  • @OubaxxassanOubaxxassan
    @OubaxxassanOubaxxassan Před 4 měsíci

    Fiiri abayo nin somaaliyeed waxkaste kafilo calaf ayaa isukiingeeyay barina wad kalamarmaysiin lkn walashaa qalbigeeda ilaali xaqbay kuguleedahay walashaa hadal hadaad maqli raac talada walashaa

  • @OubaxxassanOubaxxassan
    @OubaxxassanOubaxxassan Před 4 měsíci

    Fiiri abayo nin somaaliyeed waxkaste kafilo calaf ayaa isukiingeeyay barina wad kalamarmaysiin lkn walashaa qalbigeeda ilaali xaqbay kuguleedahay walashaa hadal hadaad maqli raac talada walashaa

  • @OubaxxassanOubaxxassan
    @OubaxxassanOubaxxassan Před 4 měsíci

    Fiiri abayo nin somaaliyeed waxkaste kafilo calaf ayaa isukiingeeyay barina wad kalamarmaysiin lkn walashaa qalbigeeda ilaali xaqbay kuguleedahay walashaa hadal hadaad maqli raac talada walashaa