NOLASHII GEERI DHANTEY full

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • #supercarab#higsino#qiso

Komentáře • 69

  • @abukarcadoowe1178
    @abukarcadoowe1178 Před 8 měsíci +6

    I.a waa iska imtixaan aduunyo wllkeygiyow ilaahey swt dambigaaga ha dhaafo gawabdha walaalahaaga ilaahey swt ha soo hanuuniyo I.a

  • @HINDOCUMAR270
    @HINDOCUMAR270 Před 8 měsíci +6

    Wlhi waxa nun wllo gabdhas Allah ha sohnuniyo I.a adhiga neh Allah kurbda hakqado wn ku soduceynaya 🤲🤲😭❤️

  • @FatxialiHeydar-fj9kv
    @FatxialiHeydar-fj9kv Před 8 měsíci +14

    Runtii waa qiso cajiib ah qof walbaa waxa uu geysto ayaa laka goynaa adignah qaldkii aad shely gabr maskii ah aad ka shay ayaa manty mirhred hshay anig hadii aan xaagim ahaan lahaa ninkaas waxan ku xugumi lahaa in xaninyah laka bur buriyo kadibnah magalka laku soo daayo iskoo nin nah aheen naag nah eheen ayuu aduunka dushiisa kusilcin lahaa sida uu usilciyey gabdhii maskiinta aheed runtii nabsiga ma soo daho ninkas cafis malahn ducnah malahn illahy cadaabda haku fagoyo ninikii gabr maskiinah kudhel dhelo mida gabdhah waxan illahy ugabaryaa in uu gabdhahaas soo hanuniyo qaldikii uu walalkod kalay ayaa laka jaroyaa ayga qald malahn nabsigi gabdhahs uu walalkood ugeystay ayaa ayaga ka soobaxay wan kaxumahy runtii❤ha guuleysto jeclka❤

  • @user-ht6eu2oz1n
    @user-ht6eu2oz1n Před 8 měsíci +5

    WIXII xumaan aad sameyso bari Qoskaga ayey kusoo laapene saa ILheynh qadkiii shaley ad sameysay ayu maaanta kaga guddaa Alha sooo hanuuniyo wllhaga adne Qalbiga Alha ku qabojiyo

  • @EX----Azhar
    @EX----Azhar Před 8 měsíci +8

    Aamiin wll waxaan rabaa noberka

    • @Zahra-in5jj2qt7d
      @Zahra-in5jj2qt7d Před 8 měsíci

      Wll hdii nambarkiisa ubaahan tahay youtubeka ayuu usaaran yahay

  • @hoodoqaali2429
    @hoodoqaali2429 Před 8 měsíci +4

    Wax manta sameyso ay bari kuyala ax ilhay haku danbi dhafo wllo gabdhahan ilhay haso hadeyo I a🤲🏻🥺

  • @user-tt5ee5gx5f
    @user-tt5ee5gx5f Před 8 měsíci +2

    Super carab wllkey wilkas lambarkisa isii maqaldame waaa alllah 😢

    • @cabdisamedcabdisalaan2829
      @cabdisamedcabdisalaan2829 Před 2 měsíci +1

      😮 iduce uun bal subxanallah khaladku shalay gabdhaha masakiinta kagala laga jarayaye

  • @BahjoCadey-db5yz
    @BahjoCadey-db5yz Před 8 měsíci +2

    Wllhi waa qiso xanuun badan 😢ilhy adiga ha ku dambi dhaafa gabdhahaasna ilhy ha ha nuuniyo😢

  • @susubashiir8291
    @susubashiir8291 Před 8 měsíci +2

    Lkn talo waxaan siinaa gabadhii uuu saas dhan u galay koow inooo raadsho uuu cafis waydiisto ilaahey neh cafis waydiisto gabdhaha la dhashaya inoo waaniyo mar kasta ayaga neh ilaahey ha banuuniyo😓🥺

  • @user-sm4sc9er8y
    @user-sm4sc9er8y Před 8 měsíci +2

    Tnks wllhi qisada oo full marwalbo haba sodahde noso dey wll❤

  • @user-sn7ql4lz5r
    @user-sn7ql4lz5r Před 8 měsíci +1

    Waa imtixan marna wad ka gudbi insha,Allah gabadhan cafis waydiso gabdhihina Alla haa so haniniyo inshaAllah way soo hanuuni donan inshaAllah Amiin amiin Amiin 🤲🤲

  • @user-tk8dp5ix9v
    @user-tk8dp5ix9v Před 8 měsíci +2

    Xanuun waye wallhi sxb illhy kagu garab gali😢❤

  • @CabdiwaduudEelo-gc3ze
    @CabdiwaduudEelo-gc3ze Před 8 měsíci +2

    Pro maanta laga bilaabo waan iska dayaa asxaaby plz isoo duceeya inuu ilaahay iga madoobeyo😢😢

  • @user-pc1gc1sd7g
    @user-pc1gc1sd7g Před 6 měsíci

    يا حرام 😢😢😢😢😢😢

  • @fardowsoadanibrahim3032
    @fardowsoadanibrahim3032 Před 8 měsíci +2

    Wiilkaas wllkena ah gabdhii udabeysay oo uu xumeeyay haraadiyo oo ha guursado plz radi xiita icafi dheh❤

    • @Hafsonor22
      @Hafsonor22 Před 8 měsíci

      Kaas naagta guursaneeso xagee joogtaa waa nin xun yee guursan 😳

  • @user-pc1gc1sd7g
    @user-pc1gc1sd7g Před 6 měsíci

    الله يسر نا يا رب العالمين

  • @user-cz9wv5mp8b
    @user-cz9wv5mp8b Před 8 měsíci +2

    Alhe gabdhahaas ha sohadeyo Adna alhe ha ku danbi dhaafo wlll 😢😢😢

  • @Aanasonaanaa-pe3el
    @Aanasonaanaa-pe3el Před 8 měsíci +1

    Xaqiiqa wo sodhahira 😢

  • @mynameisdhaqaneahmedxagar8374
    @mynameisdhaqaneahmedxagar8374 Před 8 měsíci +4

    Sxb dambi waaba gashee gabdhihii Hadaad garaneeysid dhibaatada ugeey satay I cafi dheh
    Alla dambi dhaaf weey diiso walaalaha alla ha soo hanuuniyo

    • @Ibnuahmed678
      @Ibnuahmed678 Před 8 měsíci

      Waji u ku dhaho ma yaalo

    • @mynameisdhaqaneahmedxagar8374
      @mynameisdhaqaneahmedxagar8374 Před 8 měsíci +2

      Mida aaqira ka daran ileeyn gabartaas SaaS ugalay Bari ka tahay xumaanta waxeey lamid tahay asikoo xoogay
      Maankeeda ayuu door siinye

    • @Ibnuahmed678
      @Ibnuahmed678 Před 8 měsíci

      @@mynameisdhaqaneahmedxagar8374 anigeygan beri hore gbdh xuman kuwada dhacney ayan ceebaheda faafiyay imikada ayan massege u qoray si I cafiso igu so duce inay Iga aqbasho

  • @abdullahiadan4049
    @abdullahiadan4049 Před 8 měsíci +1

    الظلم ظلمات يوم القيامة Ilaaxe SWT kabaqa Ragoow

  • @user-yh7sh8bo1p
    @user-yh7sh8bo1p Před 8 měsíci +2

    Ala walhi waa ogey😢😢😢

  • @user-pc1gc1sd7g
    @user-pc1gc1sd7g Před 6 měsíci

    حسبي الله ونعم الوكيل

  • @riimaascabdulaahi2223
    @riimaascabdulaahi2223 Před 8 měsíci +1

    Wll supero musica naga dhaaf😢

  • @SalaadoCali-yg1yy
    @SalaadoCali-yg1yy Před 8 měsíci +1

    ilaahay hasoo hanuuniyo

  • @shukriilkacas1354
    @shukriilkacas1354 Před 8 měsíci

    Gbdhahaaas ilaahy wadada toosan haku soo celiyo🤲
    Adigana ilaahy danbigaga ha dhaafo

  • @CaaishoCabdiqadir-bz7km
    @CaaishoCabdiqadir-bz7km Před 8 měsíci +1

    Ilaahay qalpiga haku qapoojiyo😢 aamin aamiin

  • @Xilkiis
    @Xilkiis Před 7 měsíci

    Qiso rawa ina lawadaga ishega xagena uga gudbiya salxa 😢😢

  • @user-pc1gc1sd7g
    @user-pc1gc1sd7g Před 6 měsíci

    توتين كما تدان❤

  • @user-ee5xc9kp2z
    @user-ee5xc9kp2z Před 8 měsíci

    Haa wllhi markii uu gabarkii xumeeyay waataa isaga ku soo noqoty alle ha soo hanuuniyo dhanyaradeena xun

  • @abdirizakmuhumed2070
    @abdirizakmuhumed2070 Před 6 měsíci

    Alla ha soo hanuuniyo hablaheena iyo dhamaan umada islaamka oo dhanba

  • @calixasan9183
    @calixasan9183 Před 8 měsíci

    Naxdin waaye wllhi

  • @user-mf8jf7li7p
    @user-mf8jf7li7p Před 7 měsíci

    😢😢😢😢😢

  • @Azmah1884
    @Azmah1884 Před 8 měsíci +3

    musica ka reeb abowe pls

  • @Aixsha.0
    @Aixsha.0 Před 8 měsíci +1

    Wilkas ilasoxiriri analahdlayo wll❤

  • @ruweydacumar9555
    @ruweydacumar9555 Před 8 měsíci +1

    😭😭😭😭😭

  • @saafiaxmed-wz2de
    @saafiaxmed-wz2de Před 8 měsíci +1

    Sorry yqy dhipka adiga gesatid waa mid Mel ku yaal ❤️‍🔥

  • @istahilisteelka6401
    @istahilisteelka6401 Před 8 měsíci

    Wxad beerata cuntaa sharfta gabdhah ilaali sidaad tada uu alle uu iilaaliyo

  • @abdullahiadan4049
    @abdullahiadan4049 Před 8 měsíci

    Aamin

  • @fardowsoadanibrahim3032
    @fardowsoadanibrahim3032 Před 8 měsíci

    Shugrn suber crab music daganna waad saarty

  • @user-wm8pg3ub6f
    @user-wm8pg3ub6f Před 8 měsíci +4

    Sorry hunoh 😢

  • @hasnahaji6991
    @hasnahaji6991 Před 6 měsíci

    Asc comment ka kore ayaan ku darayaa in yar nabsigii uu kala gabdhihii soomaaliyeed ee uu fara dumeeyey ilaahay walaalihiisa ayey ka soo baxday marka ha adkaysto tii ilaahayna way sugaysaa. Mahadsanid khayr badan ayaan kuu rajaynayaa.

  • @queenfarxiyo4282
    @queenfarxiyo4282 Před 8 měsíci

    Wllhi gabdhaha dhan waxa lagu qiyaamo waaye iguma kalsoonid

  • @JoyfulBirdwingButterfly-hw9wo

    Sorry sxyp😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤

  • @user-mf8jf7li7p
    @user-mf8jf7li7p Před 7 měsíci +1

    Axax sorry wllo

  • @nusaybamohamed3685
    @nusaybamohamed3685 Před 7 měsíci

    I've heard this before. Whatever you do to others will be done to you. Whether to your sisters, wife or daughters.
    Act as you'll want your people to be treated. I just feel sorry for the parents🥺💔

  • @user-vy5kx8rz3j
    @user-vy5kx8rz3j Před 7 měsíci

    Sorry 😢😢😢

  • @user-kq9zn6un6c
    @user-kq9zn6un6c Před 8 měsíci

    Soory zxb 😢😢😢😢😢😢

  • @user-ym7ok2by8g
    @user-ym7ok2by8g Před 8 měsíci

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮

  • @user-nk9lh3ec9l
    @user-nk9lh3ec9l Před 8 měsíci +1

    Sorry sxb

  • @SiidIsmaan
    @SiidIsmaan Před 3 měsíci

    🤲🤲🤲🤲💗💗💗💚💚🧡🧡🧡🤣🤣🤣🤣😂😂😂

  • @xayatahmed8198
    @xayatahmed8198 Před 8 měsíci

    Gabdhow cabitaanka aad cabeesaan iskadaaya inad nimanka aamitaan ood raacdaan madeeneesaane

  • @Asadshow2.
    @Asadshow2. Před 8 měsíci +1

    Ax sorry zxb

  • @SalaadoCali-yg1yy
    @SalaadoCali-yg1yy Před 8 měsíci

    Sorry😢😢😢😢😢

  • @user-de5np3se5r
    @user-de5np3se5r Před 5 měsíci

    Soryy😢😢

  • @FaadumoXasan-ee1ec
    @FaadumoXasan-ee1ec Před 5 měsíci

    Not a good idea to use same 😢😢😂😂😂

  • @dajiyamohmethaadan2223
    @dajiyamohmethaadan2223 Před 8 měsíci

    Sorry 😢

  • @user-sn7ql4lz5r
    @user-sn7ql4lz5r Před 8 měsíci

    Waa imtixan marna wad ka gudbi insha,Allah gabadhan cafis waydiso gabdhihina Alla haa so haniniyo inshaAllah way soo hanuuni donan inshaAllah Amiin amiin Amiin 🤲🤲

  • @user-wm8pg3ub6f
    @user-wm8pg3ub6f Před 8 měsíci +1

    Sorry hunoh 😢

  • @user-wm8pg3ub6f
    @user-wm8pg3ub6f Před 8 měsíci +1

    Sorry hunoh 😢