Video není dostupné.
Omlouváme se.

Wararkii u Danbeeyey Somaliland oo Ka Qaylisay Hubkii Lagu Boobay Caabud waaq & qaramada Midoobay oo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024

Komentáře • 32

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před měsícem +5

    Taar TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️💪

  • @MahamedAhmed-tj7np
    @MahamedAhmed-tj7np Před měsícem

    Sxb af Somaliga waan ku qoslaa

  • @user-jv4mj1zc7o
    @user-jv4mj1zc7o Před měsícem

    Wallahi I like taar tv. Mar kasta oo aan dageysto qosol ayaa idila yacnii af soomaliga wiilkan , guuleyso ina adeer aadbaan kuu taageeraa wallee

  • @FathiaAsso
    @FathiaAsso Před měsícem +1

    GuuL SOmaliland 💪💪💯💯💯💪💪🎉🎉🎉❤❤❤❤❤💖💖💖

  • @Nafizadhalad-yf1ku
    @Nafizadhalad-yf1ku Před měsícem

    Guul/slan

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 Před měsícem

    Ha ciyeene shimbiruu ha ciyeene hadaba hayska ciyeene Awrka caynka u giija, Somaliland iyo Ethiopia guuleysta guule haydin garab galo 👍😁👍👍👍😁👍👍👍😁👍👍👍😁👍👍👍👍

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před měsícem

    Baryahan wax Weeeeeeeeeeeeyn baa ka si ah Taar tv Somaliland dacaayada ka daa

  • @AlaaaminNajax
    @AlaaaminNajax Před měsícem

    LIBAAX LiBAAx DHALay saxbi codkagan kahelnaabeena mabataqanid asxaabadan ooiladhagaysanayana waykusalamayan

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 Před měsícem +4

    ABIIB HADAAN AHAY SAFAARADA SOMALIYA AYAAN GELAYAA SOMALILAND AYAAN KU XAARAYAA REER AWDALOOW II DAGAALAMA HADII LA ILA HADLO.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před měsícem +1

      wallahi waa loo wacan yahay abiibe xaqu wuu ka soo bixi

    • @iftin2024
      @iftin2024 Před měsícem +1

      Waa nacas abiib moodaya in laga baqayo

    • @JusminMuxumed
      @JusminMuxumed Před měsícem

      Abti reer Awdal wadankan halgankiisiina qayb bay ka ahaayeen SNM . Dib udhiskiisiina hormood markaa nin bacbac laynaya u joojin maayaan tacabkoodiina khasaarin maayaan maanta beesha dhexena waa meerka cantina wadanka taala kula tartamaya. Dad cidla taagan maaha reer Awdal ❤❤❤.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před měsícem

      @@JusminMuxumed Oo yaa ku jiray waxa ku jiray cabdi raxmaan tolwaaye kkkkkkk qori baabay hasteen oo iyadoo dagaalba naga dhaxayn bay Afwayne noo raaceen anagoo isla degna inan iyo Abtigiiya ayay daarood naga raaceen iminkana waa sidii uun Bililiqadiina iyagaa hargaysa bilili qaystay oo oorame hargaysa liqa baa la yidhaahdaa oo waa halka booramaba laga dhisay bilili qadii baa laga dhisay iyagaa ka xumaa dawladii iyo qaba biilkii aanu is haynay oo noo raacay oo degaanka kala gara naayay sidaas ay tahay waxaa waa laga heshiiyay markii wadanka lasoo galay adana waa kuwii uun si kastoo loo hagaajiyo

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před měsícem

      @@JusminMuxumed Waxaa madaxaa loogu buuxiyaa waxna may tabcin

  • @VoughtBlackNoir
    @VoughtBlackNoir Před měsícem +1

    Soomaaliland guul🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @ibra8409
    @ibra8409 Před měsícem

    18wasir isaaq ah sheekada waa ciyaalka xaafada ❤

  • @ibra8409
    @ibra8409 Před měsícem

    eebow isaaq qaran miyaa reer awdal waa free

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před měsícem

    SL HUBKA KOON FUR YAAALA HASOO GADATO SI HOOOSE

  • @user-fg1rl3oq6t
    @user-fg1rl3oq6t Před měsícem

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před měsícem

    Alle haynaga qabto sharka somalia

  • @user-eo7br4hv1o
    @user-eo7br4hv1o Před měsícem

    Somaaliland maaataa udanbasa waxaa loo dawgalay muusa ficoon.

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 Před měsícem

    Teewaan waxay ku waraatay goono.ugoosad ee hargeesay soo.laabo adaa walaalaha ka.caray

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Před měsícem

    waxa la yidhi reerka ciise la yidhaahdaa xeer ciise ayuu ku dhintaa reerka gudabiirsi la yidhaahdo ceeb ayuu ku dhintaa waxaad arkeysaa nin muuq iyo magac leh oo marka dembe ceeb lugaha kula jira iyo wax sheegsheeg basaasnimo reerka isaaq la yidhaahdaa iyaguna magac ayey ku dhinyaan

  • @user-eo7br4hv1o
    @user-eo7br4hv1o Před měsícem

    Munaafaq taar wariye tuuraxabada

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed Před měsícem

    Saaxiib waad iska hadashay Wadanku Dawlad buu leryahay Ciidan police Asluub iyo mid militray ba wuu leeyahay Qabiil waxaad ka sheekay naysaayi Somaliland kama Shaqeeyaan Laascaanood baan meel jirin Oo iska ah geel caruuri qaaday ma foga car car ku kaaje ayaan Nin u Aqaan sadex iyo sodon sano Jamhuuriyadda Somaliland baryo iyo kumay jirin Ee xoog iyo xeelad labadaba wey ku jirtey hadana waxaa Jiritaanka Somaliland shacab iyo dawlad ba lagu illaalinayaa xoog Wallaahi iyo billaahi maaha baryo hadhka yaan laysu dacarayn

  • @mustafehussein288
    @mustafehussein288 Před měsícem

    Reer boorama aayar fadhiya hoy

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw Před měsícem

    Ethiopia hasoo gasho maanta reer walba degaankiisa wuu haystaa, hubna waa buuxaa

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw Před měsícem

    Iney aqoonsi Ku dhawaaqdo Ethiopia waxey dhiiragelin utahey Arsenal oo diyaar ah