WARKA: Heshiiska Canfarta Loogu Hiiliyey Ee Addis, Ciidamo Dad Gawracay, SL Oo Hadashay & Xogo Kale

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • WARKA: Heshiiska Canfarta Loogu Hiiliyey Ee Addis, Ciidamo Dad Gawracay, SL Oo Hadashay & Xogo Kale

Komentáře • 22

  • @OmarOmar-b8y
    @OmarOmar-b8y Před měsícem +2

    in ch Allah guul

  • @user-xk4pn5qv8k
    @user-xk4pn5qv8k Před měsícem +5

    Guul ciise malab guul somali galbed😊

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood Před měsícem +4

    Ilaahay Nabad muslimiinta ❤

  • @user-ne3dt3ce3o
    @user-ne3dt3ce3o Před měsícem +2

    Waxba kama jiran shirka adis ha ufadhina rajo lakin wa ino qorikaga iyo guul insha alah

  • @user-fv8yy8uv8i
    @user-fv8yy8uv8i Před měsícem +2

    Dawlad majirto etopia.layidhahdo

  • @rirachekheyr188
    @rirachekheyr188 Před měsícem +2

    Asc Cumar ceeleye. Waar qabsada GAWAANI, hawaash, mile,logiya

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk Před měsícem +2

    Anigu waxaan jeclaan lahaa in Golbolka sitii Canfarta iyo Ciise laga saaro oo la dejiyo Dabuub iyo Cawanta kale taas ayaa u hal, hadii kale Soomaali iyo Canfartu is dhaafi maayaan weligooda waa is bacsanayaan.

  • @nurahmedmohamed567
    @nurahmedmohamed567 Před měsícem +2

    Si fiican ayuu xalka u sheegay, keliya raaligelin dawlada lagana rabo , base waa inay bixisaa khasaarihii dad iyo cuunyaba gaadhay, waa hadday dhab ka tahay waxa ay keshiiska ku magcawday, ee 35ta lagu Kala kacay, iyadoo baaqa nabada ay soo jeedisay Canfartu

  • @rirachekheyr188
    @rirachekheyr188 Před měsícem +2

    Hadi laqaato sitti, magaalooyinka kalena sidasa MOYALE, JIGJIGA IYO KUWA KALE

  • @user-du4ef2th5z
    @user-du4ef2th5z Před měsícem +2

    Asc away heshiikii Lagu heshhiiyey mar hore ee ahaa inay dadku Joogaan magaalooyinkooda dawlada dhexena ilaalinayso. Meey dadkii caruurtii iyo dumarkii aad masuuliyadood qaadeen. Xageed dhigteen ?ayaa xasuuqay G/ciise Hal maalin(600 ilaa 800 oo qof 1500000 Barakac ah

  • @HassanHalawa-no4jy
    @HassanHalawa-no4jy Před měsícem +2

    SERKAN WAXB KAMASoBIAxAIAN DOULK iTOpiADONAISA CAFAR MAHA

  • @ahmedismailbulbul9991
    @ahmedismailbulbul9991 Před měsícem +2

    Aden farah muuna ahayn ku wii barigii hore siiyay canfar ee lahaa cafari ha xukonto anaguna halkaasi ayaanu ku tageerayna in ay afkooda wax kubartaan kol haduu aaden faarah arinkasi galo wax walba ka filo in uu soo qaato irbadii kabubisada ahayd.
    Dadka goobalka siti way in ay aaden farah inaga qabtaan

  • @DhaxalDareen
    @DhaxalDareen Před měsícem +2

    😂hoyadiin baa maqane dhulkaan waa horaa la iibsadeye waxba maqli maysaane ayar jõoga ha dhamaninee

  • @user-du4ef2th5z
    @user-du4ef2th5z Před měsícem +2

    Waa been Khiyaano cashar nagu Filana waan ka qabnaa

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui Před měsícem +2

    Oromo way uu ceexatay canfar, ithiopia xaaq shugul ku malee.

  • @Qani_boy
    @Qani_boy Před měsícem +2

    Afte.halaqado.fadralka.halqado.ayay.nabadu.kujiirta.haday..kalixato..dawladu..giska.gis.wa.somali.huunguriga.etobiya.wa.somali.wadoyinka.wax.umaran.shacabka.galbidka.halaman.aqaldi.hakulaman

  • @Qani_boy
    @Qani_boy Před měsícem +2

    Suncada.dawlada.fadralka..wa.aaftii.dadwayne

  • @HassanHalawa-no4jy
    @HassanHalawa-no4jy Před měsícem +2

    SERKAN WAQAWD MQASE

  • @Qani_boy
    @Qani_boy Před měsícem +2

    Wakal.dhaqaq.fadralka

  • @farhanmeilingf3438
    @farhanmeilingf3438 Před měsícem +2

    xaas ninkii gabay ka amar diidaysaa ma jirto,kaas wax uu idinka dhiciyo ha suganina!kursigiisa ayuu hooyadii dhaafsanayaa wlhi off.

  • @Qani_boy
    @Qani_boy Před měsícem +2

    Hadi.sida.layelen.way.butbute

  • @douffaalihassan8793
    @douffaalihassan8793 Před měsícem +2

    GUUL Qomiyada Canfared 😂😂😂