Sayid Abdirahman
Sayid Abdirahman
  • 87
  • 289 760

Video

Taariikhda Qabiilada Soomaalida & Asalkooda Qaybtii 5aad
zhlédnutí 823Před měsícem
Daawo Wareysi aan siiyey Macalin Adan (Macalinka Lugeeya) Source: SMC. watch/100066828832560/
Sheekh Mustafe: Af Soomaaligu diinta ayuu kamid yahay
zhlédnutí 350Před 2 měsíci
Af Soomaaligu waa luuqad qadiimi ah isla markaana diini ah.
Wali dadka rumaysan iney Ya'juuj wa Ma'juuj dhulka hoostiisa ku jiraan daawo video-gan
zhlédnutí 1,2KPřed 3 měsíci
Addunyadu waa gabagabo. daawo video-gan BrainBridge Video: czcams.com/video/3_ZlCD2RYc8/video.html
Xabaalo Tiiriyaadku maxay yihiin?
zhlédnutí 4,5KPřed 3 měsíci
Taariikhda Qabiilada Soomaalida & Asalkooda Qaybtii 4aad
Breaking News: M/weynihii Iran Ebrahim Raisi oo shil diyaarad ku dhintay
zhlédnutí 398Před 3 měsíci
Breaking News: M/weynihii Iran Ebrahim Raisi iyo wasiirkiisii arimaha dibada Hossein Amir-Abdollahian ayaa shil diyaarad helicopter ah ku dhintay. Yhd u badi iney dilkaas ka dambeeyeen.
Daawo Garyaqaan C/Rashiid Curaagte oo sharaxaya buugga Af Soomaaliga Quraanka kujira
zhlédnutí 472Před 4 měsíci
Buugga Af Soomaaliga Quraanka ku jira wuxuu kuu sharaxayaa laba arimood 1. Inay luuqada Soomaaligu asal ahaan kasoo jeedo luuqada Carabiga 2. Caddayna waxaa u ah erayada Af Soomaaliga ah ee Quraanka ku jira Sida; Waaq, Yuunbad, Yaabis, Saahid, Qardhaas, Xaabo, Xariir, Daray, Muran, Hami, iyo kuwo kale oo badan. Buuggani waa buuggii loogu hadal haynta badan yahay intii buug Af Soomaali ah la qor...
Masha Allah
zhlédnutí 271Před 5 měsíci
Masha Allah
Daawo oo baro waxyaabaha Soonka jabiya
zhlédnutí 237Před 5 měsíci
Daawo oo baro waxyaabaha Soonka jabiya iyo Sheekh Maxamed Shibli
Luuqada Qawmiyada Rendille Waxay Walaal La Tahay Af Soomaaliga Q. 2aad
zhlédnutí 727Před 5 měsíci
Daawo sharaxaad kusaabsan xiriirka luuqadeed ee ka dhaxeeya luuqadaha Soomaaliga, Rendille iyo Carabiga
Luuqada Soomaaligu waxay kasoo jeedaa Carabigii hore ee qadiimka ahaa
zhlédnutí 679Před 6 měsíci
Daawo sharaxaad iyo caddaymo kusaabsan iney luuqada Soomaaligu tahay Carabi asli ah.
Dagaalka 3aad ee Adduunyadu ma ku jiraa Quraanka?
zhlédnutí 1,1KPřed 6 měsíci
Daawo siduu Eebe (SWT) inoogu sheegay Quraanka in hubka wax gumaada ay dadku iskugu dhamayn doonaan.
Bucur Bacayr iyo Baclam Bin Bacura Quraanka lagu sheegay waa isla hal qof
zhlédnutí 1,2KPřed 6 měsíci
Cilmi baarista Sayid Abdirahman. Wareysiga Suldaan Ayax Dhowre oo dhamystiran bogga Hanoolaato ee CZcams: czcams.com/video/SGYteZbnmrw/video.html
Mucjiso iyo calaamad lagu arkay ninkii dilay marxuumad luul Sh. C/Casiis
zhlédnutí 40KPřed 6 měsíci
Daawo Mucjiso iyo calaamad lagu arkay ninkii dilay marxuumad luul Sh. C/Casiis
Shabbatai Zevi waa ninkii sheegtay inuu yahay Dajjal sanadkii 1666
zhlédnutí 937Před 6 měsíci
Wadaadkan yuhuudiga ahaa waa qofkii dhibka ugu weyn u geystay Muslimiinta 400 sanadood ee tagay.
Fidnada Dajjal Qaybtii 1aad
zhlédnutí 1,1KPřed 7 měsíci
Fidnada Dajjal Qaybtii 1aad
Boqortooyadii British Empire Waxay Ahayd Ya'juuj Wa Ma'juuj
zhlédnutí 1,3KPřed 7 měsíci
Boqortooyadii British Empire Waxay Ahayd Ya'juuj Wa Ma'juuj
Maxaa dhici doona maalinta uu Allah (SWT) toos ula hadli doono gaaladii Muslimiinta xaqiri jirey
zhlédnutí 581Před 7 měsíci
Maxaa dhici doona maalinta uu Allah (SWT) toos ula hadli doono gaaladii Muslimiinta xaqiri jirey
Lahjada af Soomaaliga ee Mayga iyo buugga af Soomaaliga quraanka kujira
zhlédnutí 759Před 7 měsíci
Lahjada af Soomaaliga ee Mayga iyo buugga af Soomaaliga quraanka kujira
Af Soomaaligu waa luuqad qadiimi ah ismarkaana Quraanka kujirta
zhlédnutí 1,8KPřed 7 měsíci
Af Soomaaligu waa luuqad qadiimi ah ismarkaana Quraanka kujirta
Labadi jeer ee uu Fircoon isku dayey inuu dilo nabi Muuse
zhlédnutí 3,5KPřed 7 měsíci
Labadi jeer ee uu Fircoon isku dayey inuu dilo nabi Muuse
Qaaruun waa maalqabeenkii dhulka lala gooyey
zhlédnutí 1,5KPřed 7 měsíci
Qaaruun waa maalqabeenkii dhulka lala gooyey
Barashada iyo fahmida arinta Ja'juuj wa M'ajuuj
zhlédnutí 1,5KPřed 7 měsíci
Barashada iyo fahmida arinta Ja'juuj wa M'ajuuj
Qoraxdu ma dhacdo, AM & PM macnahooda, xadgudubka wakhtiga
zhlédnutí 943Před 7 měsíci
Qoraxdu ma dhacdo, AM & PM macnahooda, xadgudubka wakhtiga
Maxaad ka ogtahay geedka ay Muslimiintu jecel yihiin iney gooyaan
zhlédnutí 1,3KPřed 8 měsíci
Maxaad ka ogtahay geedka ay Muslimiintu jecel yihiin iney gooyaan
Cilmi baadhistii ugu dambaysay ee Ya'juuj wa Ma'juuj
zhlédnutí 2,6KPřed 8 měsíci
Cilmi baadhistii ugu dambaysay ee Ya'juuj wa Ma'juuj
Geeridii Nabi Sulaymaan Kadib Sidey Jinku Ku Ogaadeen Inuu Dhintay?
zhlédnutí 769Před 8 měsíci
Geeridii Nabi Sulaymaan Kadib Sidey Jinku Ku Ogaadeen Inuu Dhintay?
Dadku miyey ku noolaan karaan space-ka?
zhlédnutí 411Před 8 měsíci
Dadku miyey ku noolaan karaan space-ka?
Daawo oo baro cidda runtii dishay wasiirad iyo xildhibaanad Khadiija Maxamed Diiriye
zhlédnutí 981Před 8 měsíci
Daawo oo baro cidda runtii dishay wasiirad iyo xildhibaanad Khadiija Maxamed Diiriye
Asalka luuqada Soomaliga
zhlédnutí 2KPřed 8 měsíci
Asalka luuqada Soomaliga

Komentáře

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh Před dnem

    Mudane, Wad sidaa ilama aha. Wad waa sanam wakhti jaahiliguu Soomaalidii hore ay caabudi jireen. Hebel waxaa dilay WAD. Sheekha Waxaan maanta u naqaanaa WAD-AAD oo ah kii wad aadayey. Wadne= kaxeeye. Sidee wadne qofka u dilaa? Wad baa dilay. Waxaa la mid ahaa waaq, sitti koonfur (abaay sitti) Waqooyi iyo Galbeed weey sitaadaan dumarkuHoyaal oo ilaa iyo maanta gabayada bilowgooda lagu bilaabo.

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh Před dnem

    Aarintaa in dad Soomaali ahi oo Waqooyi ka yimi in loo qaaday dalka yuhuudda. Waxaa cad in dad badan oo madmadoow oo amxaaro lagu sheego laakiin ay tahay dad madoow oo bariga (East) Africa ka yimi oo ku nool dalka yahuudda ilaa iyo 1980’s kii in dumarka la wada duray oo oo madhalaeys laga wada dhigey. BBC waan ka dhageystay Anigoo yar dabayaaqadii 1989-1992.

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh Před 2 dny

    Wadaad waad mahadsan tahay. Taariikh fac weyn ayaad ka hadashay. Fadlan soo badi. Buuga aad qortay maxaad inoo tusi weyday? Inoo soo dhig fadlan. Halkee ka heli karaa USA baan ku noolahay. Taariikhda Soomaalida baan baadhaa oo uruuriyaa. Kheyr Allaha ku siiyo.

    • @SayidAbdirahman
      @SayidAbdirahman Před 2 dny

      www.amazon.com/AF-SOOMAALIGA-QURAANKA-KU-JIRA-ebook/dp/B09N3ZX7DY

    • @AncientPharaoh
      @AncientPharaoh Před 2 dny

      @@SayidAbdirahman Isma-ciil (Nabi Ismaaciil CS) Carabi- (caro-bi ama caro tir). Ineey ka caroodeen guurkii faraaciyaddii uu guursaday Nabi Ibraahim CS. Wiilkii ay Dhaleen loo bixiyey magacaas luuqadduna tahay micnaheedu sidaa. Aw, maxaad iga sixi kartaa ama igu biirin kartaa Insha Allaah kheyr.

  • @aim-xm8hc
    @aim-xm8hc Před 6 dny

    Nin aftahan oo wax bartay aa tahay Manshallah Somalia way kuu bahantahay

  • @aim-xm8hc
    @aim-xm8hc Před 6 dny

    Manshallah sheik

  • @mohamudabdidahir7889

    Aniga waxaan arkey maahmaayo reendiinlè ah oo lamidah kuwa soomaaliga

  • @mohamudabdidahir7889

    Walaal mahadsanid, wax badan ayaad ogaatey

  • @neeha12
    @neeha12 Před 21 dnem

    Scw

  • @ramlodhalhow6088
    @ramlodhalhow6088 Před 21 dnem

    Wcsks ❤

  • @ramlodhalhow6088
    @ramlodhalhow6088 Před 21 dnem

    Wcs shukrn

  • @FouadElmi
    @FouadElmi Před 22 dny

    Fahanka allaha kubakeyo seyd abdiraxman,Artificial intelligence nogaaso faalo

  • @Daahir-y9u
    @Daahir-y9u Před 23 dny

    Bikrana was gabar

  • @Daahir-y9u
    @Daahir-y9u Před 23 dny

    Asc sYid sx xawayaan was xoolo afsoomaali ogaw

    • @SayidAbdirahman
      @SayidAbdirahman Před 23 dny

      Ugaadha, Libaaxa, iyo noolaha kale ma waa xoolo ayaa la odhanayaa? Xoolo waa xawaanka ay dadku dhaqdaan (domesticated animals) Wali rajo baan kaa qabaa inaad wax iga baratid😁😁

  • @aftahaftah3561
    @aftahaftah3561 Před 24 dny

    Waxaa kaa faaiday Waxaa badan sheikh ilaahay haku barakeeyo

  • @FouadElmi
    @FouadElmi Před 25 dny

    Dhawaan ayaan kusobiray ardaydada Aadban uladhacay tariikhda sidad usoo ogaatay yajuj waa majuj,adbaan uxiseya cilmi badhistaada waana kutaxanahay clipyadada walaal seyd abduraxman

  • @FouadElmi
    @FouadElmi Před 25 dny

    Maxeey tahay sirta kudugaan 22? Soviet union wuxuu weeraray afganistan 1979,22 sano kadib 2001 1979+22=2001,US led coalition invade afganistan Kacaanki siad barreh 1969+22=1991,disintegration Iraq waxaa laduqeeyay warshadi nucleerka 1981+22=2003,iraq invasion Sbrenica genocide in 1995+22=2017,rohinga genocide in burma Kacdoonki bariga yurub 1989 1989+22=2011,arabs spring revolution Xorriyadi somalia ee 1960,22 sano kadib 1982,asaski jabhadi snm itoobiya waxay lawareegtay somali galbeed 1955,22 sano kadib 1977, 1955+22=1977, dagaalki somali galbeed

    • @SayidAbdirahman
      @SayidAbdirahman Před 24 dny

      Your research about #22 is amazing. But this is what I found: themillenniumreport.com/2016/02/322-illuminati-skull-and-bones-numerology-and-false-flags-and-war/

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 Před 26 dny

    Kkkkkkk kkkkkk kkkkkk

  • @carinohope3117
    @carinohope3117 Před 27 dny

    Jazaakallaah kheyr shekh ❤❤

  • @ayaanapdirahman985
    @ayaanapdirahman985 Před 27 dny

    Waan aaminanahay

  • @tunmed3393
    @tunmed3393 Před 29 dny

    Asc 2 sano kadib ayaan barnaamijkan daawaday anoo ka soo tixraacay walaalka soo kudbinaya oo ishaaray isagoo idaacada SMC ama macalinka lugeeya ka qayb qaadanaya. Waxaaba igu dhalatay in aan taarikhda iyo juquraafiga sifiican ubarto. Cilmiga iyo carabkaba allaha ubarakeeyo walaalka soo kudbiyay barnaamijka ❤❤❤

  • @ShabacWarsame-sv1dv
    @ShabacWarsame-sv1dv Před měsícem

    Sayid abdirahman wllahi maan arag cilmiga uu alle ku diiyey Qof kula mida waano dhagaystay barnaamijyadaada sida yajooj wa ma'jooj wallaahi waan layaabay sidaad usharaxayso Marka dadka isbar si ay cilmiga UGA faaiidays taan

  • @farhansteve2283
    @farhansteve2283 Před měsícem

    Mashallah sayid abdirahman

  • @ShabacWarsame-sv1dv
    @ShabacWarsame-sv1dv Před měsícem

    Asc

  • @afrahhussein3136
    @afrahhussein3136 Před měsícem

    Mashallah shiikh adigo masar noodhaxee ileen tariidenii way xadan

  • @afrahhussein3136
    @afrahhussein3136 Před měsícem

    Jazakalah khayr somalidu qadiimi bay ahay inkstaoo watigaa hore oromo somali canfar isku milmeen

  • @axmedhassan6167
    @axmedhassan6167 Před měsícem

    Aun maxmed siyaad barre somali kama dameeyn ee moorayaan ayaa wadankii qabsaday ee wax dhaama miyaad haysaan hawiye iyo isaaqow

    • @SayidAbdirahman
      @SayidAbdirahman Před měsícem

      Jawaabtayda qabso. facebook.com/100066828832560/videos/1201177057973909

  • @user-hi2vh6nl2j
    @user-hi2vh6nl2j Před měsícem

    somalidu carab kama so jeedoo adero somalidu dna waa E1b1b somalidu iyo masaridi hore aya isku dig ah somalidu carab wax isku maa galan

    • @SayidAbdirahman
      @SayidAbdirahman Před měsícem

      Ok, professor Ishowspeed fans daawo video-gan: czcams.com/video/RxxWTF6ckJA/video.html

  • @mohamedahmed9928
    @mohamedahmed9928 Před měsícem

    Been lama fidiyo. Rental taariikhda mad xadka talyaaniga ingiriiska kan itoobiya kan waqtiga dhaw hargeysa laga furay ka doono. Wax somaliweyn la yidhaahdo oo dawlad isku ahayd ma jirto. Qabiilooyin filqsan oo af wadaaga ayey ahaayeen khariudad iyo xuduudo qaybsiga reer yurub ayaa ugu horreeyey. Dadka beenta faaf iya waa dadki xukuumadi somaliya haystay ee qabiil ahaan dhulalka somalida kale qabsanaayey ee qaxooti ahaan loo dejiyey sida jilib jubooyonka iwm

  • @akhalif579
    @akhalif579 Před měsícem

    Arab ma tihid islaam baanahay, lkn ilma adeer baa nahay. Cilmiga saneyska iyo dijnta ma diideyso.

  • @afrahhussein3136
    @afrahhussein3136 Před měsícem

    Jawaahir yamantu waxay u taqaan goohara. Jimiila yamanto gamaala. Raqay reer waqoyi jabuti Yemen waxaa loyaqna xamar

  • @user-hj7zq2wj7s
    @user-hj7zq2wj7s Před měsícem

    اسم أفريقيا أعطى الرومان للقارة. كانت أفريقيا تسمى أيضًا: كيميت، كورفيبي، أولمبيا، ليبيا، إيجوبي، هيسبيريا، أورتيجيا، إثيوبيا، تا ميري وسيدان. كان الاسم القديم لأفريقيا قبل أن يتم جهنمها "أكيبو لان". التي تعني "أم البشرية" أو "جنة عدن".

  • @user-hj7zq2wj7s
    @user-hj7zq2wj7s Před měsícem

    Sheekh siyad Ibrahim runti aad ayad mahad santahay ilahay cilmikaaga qimaha badan hagu barakeyo anaguna wan ka fa,idasan dona wixi ka khaldana wan Ku saxina kolayba bil, aadanko waki khaldama ilahay uunbana khaldamin anigu runti aad ayan u xiseyaa tarikhtaada inan ka fa,daysto wana kugu qadariya sababto ah cilmikaaga awked aya sharafta ku mudnaysisay...lkn se ugu hili cilmikaaga tarikhta Ku saabsan dadka la qariyey tarikhtuuda adigu cidna u hilinayn ilahay dharti uga faa,iidee somalida jaahilnimado meelkasteba ay tigtay.

  • @hj1597
    @hj1597 Před měsícem

    Af hindigana qaalo ama gaalo waxay uyaqaanaan dadka madow

  • @Afmadow7550
    @Afmadow7550 Před měsícem

    Source? Trust me bro

  • @xjibashirxji
    @xjibashirxji Před měsícem

    Wa muuqdila wasomaali

  • @xjibashirxji
    @xjibashirxji Před měsícem

    Waxan maqlijiray odhahda bukow buuke waran marki somaali kalàyacday

  • @xjibashirxji
    @xjibashirxji Před měsícem

  • @xjibashirxji
    @xjibashirxji Před měsícem

  • @abdiazizhamza5866
    @abdiazizhamza5866 Před měsícem

    Arday al azhar digta baan ahay kitaabka aad sheegtey maktabaatka ma kaheli karaa

    • @SayidAbdirahman
      @SayidAbdirahman Před měsícem

      www.awyuusuf.com/books/qoraalo/asalka-af-soomaaliga.html

    • @user-hj7zq2wj7s
      @user-hj7zq2wj7s Před měsícem

      Wa runtasi qoralkaygu mawada saxsana waxana muhim ii ah inan isla fahamno inaysan jirin dadka laguursado ama laga tirada badan yahay maanta cid uga aqoon badan dinta islaamka inayna jirin shalay iyo maantaba taasi ana Ku cadeeniya mana jirto cid Uran karta dadkasi Dino kale ayey haystan taasi wa mid midakale somalida kale in dinta islaamka si wngsn uwada haystaan ma adiga markhaati ka ah ? jawaabto wa Maya ! wax inad qolo Ku shegti kaliguud wakugu danbi sida ay danbi ugu tahay yagaba inay idinka wax ay niga sheegaan in islaamnimada la isku xaqdhowro aya wngsn hadi somalinimo la isku xaq dhowriwaayey adigu dambi malihid sababto ah dadkasi aqoon u buxda uma lihid lkn waxad ugaada dadkasi inlaga danbi galay ila iyo hadana lakama tuwbad keenin wana somalida asalkodi cid hadal ka keeni karta ma jirto ama been isku sheega ama run isku sheega cidkaste Somali sheegato ama carab ha shegato ama oramo hasheegtaan somalida asalkodi wa iyaga buun hadad maqasho wa somali dalad ah waxa jiri dulka awdal tulo yar u buun looyaqaano waxayns ku taala gobolka awdal dadka punt ladhahi jiray Aya ka talin jiray wakhtigi boqorataydi punt ila dulka putland loyaqaano wa dulkodi lkn se dadkasi way dabar go,een dakaaladi ay gali jireen awked waxan isku so haray dabdeed dadki xulo dhqadad aheed ee rear Kush.. Khush iyo put labaduba asalkodi wa laba nin u walaalo lkn se dulka lagu so gala horeeyey.hadana dhamaan dinta islaamka ayay walaalo Ku si nuqdeen cid sidakale ka fadli badan ma jirto dulkana ilahay cida u duno ayo Ku imtixaana maamulkisa bal ino cadaalad falo iyo inkale sidi kuwi ka horeyey lagu imtixaamayالذئب زرع في الخراف فكرة ... ان حريتها في الثورة على الراعي !! وعندما تقتل الخراف راعيها ... تغزو الذئاب مراعيها ...​@@SayidAbdirahman

  • @user-ec7ie1ux6u
    @user-ec7ie1ux6u Před 2 měsíci

    Saylac harar carla ayaa deganayd

  • @user-ec7ie1ux6u
    @user-ec7ie1ux6u Před 2 měsíci

    Waar runta sheega dalka min berbera ilaa hawaas waxa deganaa qowmiya xarla oo hada baabaday gudabiirsiga iyo harariyiinta kasii jooga intii kale waxa liqay gaalla madow ama oromo danaakilo ciise

  • @jeeeeyah
    @jeeeeyah Před 2 měsíci

    Somaliga af carabiga waa ka fac weeyn yahay, xataa waa ka da weeyn nahay dad ahaan carabt. Asalka bini Adamka ayaaba lagu sheegaha lafaha ugu dada weeyn uu yahay lafaha Soomalida

  • @boqortoyadasomaliyedeeajuraan

    Dhulkaa Harar ladhaho ayaa asalkooda laga soobarakiciyey waxey iskusooshubeen ilaa rwanda , kenya , burundi, asalkoodana waxee ahaayeen dad somali oo ufadhiyey boqortooyadii somaliya ee ajuuraan Oromo ayaa soobarakicisey

  • @FADSO
    @FADSO Před 2 měsíci

    Waxa ba igu soo dhacday Xadiiska, uu Nabigu yiri:- Nabi Aadam baa waxa la waydiin doonaa, Carruurtaada ka soo saar kuwa ahlul Naarka ah. Markaas ayaa lagu dhihi doonaa 999 waa ahlul naar, 1 soo hadhay ayaa ahlul Janno ah. iyo Markaas ayaa lagu dhihi 999kaa waa Ju'j wa ma'juuj, kan soo hadhayna waa Basharka Aadam ee caadiga ah. Tani Allahu aclam. Hadii loo fiiriyo Zaaid baa ay u eg tahay reer kaab aad ka waramaysin. Wixii aan khalday Rabbigii ina Abuurtay ayaa Ogsoob badan.

    • @FADSO
      @FADSO Před 2 měsíci

      Ilaahay baa Ogsoon badan

    • @SayidAbdirahman
      @SayidAbdirahman Před 2 měsíci

      70% dadka maanta nooli waa Y&M czcams.com/video/iS_RnoEzgf8/video.html

  • @user-vi3uy5kk4u
    @user-vi3uy5kk4u Před 2 měsíci

    Ma’Sha’Allah, great video👍

  • @Simplym.y
    @Simplym.y Před 2 měsíci

    MashAllah

  • @Mrswisscheesehehehehehe
    @Mrswisscheesehehehehehe Před 2 měsíci

    Mashallah amazing video 😁

  • @hassav4992
    @hassav4992 Před 2 měsíci

    Kkk Diintu ma waxay Ku xidhantahay afsomali - Wuxuu rabaa diintu inaa monopoly igu xidhnaato kooxda uu ka mid ka yahay - waxay isku arkeen inay yihiin hanuunku meesha kaliya ee uu ka Iman Karo inay iyaga yihiin, Ilaahi abuuray afsomaliga ee sidoo kalena lahaa ee abuuray AF kasta ayaa fahansiinaya oo Qurankiisa ku yidhi "Sa nuriihim aayatina fil aafaqi wa fi anfusahum xatta yatabayana lahum inu xaq" Ilaahay ayaa tusaya, fahamsiinayana ilaa ay u cadaanayso runtu, kadibna iyaga ikhtiyaarka leh inay rumeeyaan iyo inay beeniyaan. Luqad kasta waa mid Alle, Adduunka iyo Aakhiraba Alle Ayaa leh, Dhulka oo dhan Alle ayaa Leh, ninka dhulka ilaahay dad baa leh yidhi iyo kani luqadihii ilaahay sameeyay yidhi midna waa Muslim midna waa gaallo, kuwaasi aakhiro cadayn iyo burhaan ayaa la weydiin doona. Ninka yidhi qofku afsomali hadii uuna garanayn sidee ayuu hanuunka Alle u heli karaa? Waxay la mid tahay Alle inuu hanuunkiisu ku xidhanyahay luqada Afsomaliga taasi waa Ka been abuurasho sunnihii Ilaahay. Allah knows best.

    • @SayidAbdirahman
      @SayidAbdirahman Před 2 měsíci

      Waxaan meesha oolin baad kahadlaysaa. Sheekhu wuxuu inoo sheegayaa iney luuqadeena Soomaaligu sideedaba tahay luuqad diini ah.

    • @hassav4992
      @hassav4992 Před 2 měsíci

      @@SayidAbdirahman That is his claim? and what I wrote was about the implications of that claim. All languages are from Allah and each and all of them are among the signs of the Lord. No need for exceptionalism and supremacism of any language. Full Stop

    • @SayidAbdirahman
      @SayidAbdirahman Před 2 měsíci

      @@hassav4992 You spoke fairly. Thanks for your input.

  • @halimaartan
    @halimaartan Před 2 měsíci

    ,.,,, 🤣😏m, mm., m,. N mm ñ minn ñ mñ HBO tbh then UN UN hh UN he UN bh the nhb FB h in h UN h UN b UN in HB bb then he GB g UN GB GB GB GB ybbyybh the tbh uhh he TV TV then UN umm ñ8ñ

  • @abdulkadirali894
    @abdulkadirali894 Před 2 měsíci

    Kafiiriya yutubka امين صبري