Barashada iyo fahmida arinta Ja'juuj wa M'ajuuj

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • Daawo sharaxaad culus oo kusaabsan barashada iyo fahmida arinta Ja'juuj wa M'ajuuj

Komentáře • 33

  • @abdirashidcuraagte546
    @abdirashidcuraagte546 Před 5 měsíci +1

    Sayid Cabdiraxmaan Ilaahay cilmiga iyo caqliga iyo caafimaadkaba ha kuu siyaadiyo. Cilmi baadhisaha laga sameeyay Ya'juuj iyo Ma'juuj intooda badan waan wada akhristay balse mid aan ku qancay lama kulmin.
    Cilmi baadhistaadan Y'a'juuj waa mid mucjiso ah oo si xaqiiqo ah u sharaxday mugdigii dadka kaga jiray Ja'juuj iyo Ma'juuj,waana ku qancay 100%

  • @HassanRageIbrahim
    @HassanRageIbrahim Před 8 měsíci +1

    Jazakhallah ino so badhii cashiradan oo kale

  • @abdiwelijafaal
    @abdiwelijafaal Před 8 měsíci +1

    Sayid xaggee lagaala soo xidhiidhi karaa ustaad

  • @aliosman9864
    @aliosman9864 Před 8 měsíci +2

    Waxaad tahay macalin dhab ah

  • @libanali3021
    @libanali3021 Před 8 měsíci +3

    Mahadsanid sheekh. Dadka markaan ku dhaho yajuuj iyo wa majuuj ba dunida hada nagula nool way ila yaaban. Sheekh caalim ah oo la dhaho imran hosein ba ka hadlo arimahan!

    • @haibeim7582
      @haibeim7582 Před 8 měsíci +1

      Sheikh Imran Hosen waan ku muddo dheer baan ku taxnaa khayr ALLE ha siiyee

  • @Nobody-yq9fk
    @Nobody-yq9fk Před 8 měsíci

    Shaykh do a lecture in English. May Allah bless you

  • @mahamadomar4993
    @mahamadomar4993 Před 8 měsíci

    Maasha Allaah ! Allaha kaa jazaai siiyo Shaikh.. Duruus xiisa leh ayaa ii bilaabmay.

  • @artenwarsame6991
    @artenwarsame6991 Před 8 měsíci +1

    The Vandal people are a Germanic tribe that originates from Scandinavia but migrated all across Europe in the late Classical period. One of their most famous conquests was in North Africa where they established the Vandal Kingdom.

  • @artenwarsame6991
    @artenwarsame6991 Před 8 měsíci

    The Alans (Latin: Alani) were an ancient and medieval Iranic nomadic pastoral people of the North Caucasus - generally regarded as part of the Sarmatians, and possibly related to the Massagetae.

  • @haibeim7582
    @haibeim7582 Před 8 měsíci

    Jazakallahu khayrn sheekh

  • @Animx185
    @Animx185 Před 4 měsíci +1

    Sheikh seen arkinkaa ooga bixi karnaa macquul ma tahay inaan jabino oon ka adkaano

    • @SayidAbdirahman
      @SayidAbdirahman  Před 3 měsíci +1

      Waxa hada socdaa waa fidno ee iimaankaaga xafido.

  • @warkooban8687
    @warkooban8687 Před 6 měsíci +1

    Sheikhow yajuuj iyo wamajuuj soo lama dhihin bada ayee cabaayan marka qalqi anaka nala mid ah siduu bada u cabikaraa

    • @SayidAbdirahman
      @SayidAbdirahman  Před 6 měsíci +1

      Bad maahan biyaha uu Nabigu (scw) inoo sheegay iney Y&M cabbayaan ee waa har, ama balli. (Lake Tabariya) Marbaan sharaxi doonaa Insha Allah.

  • @burhanxassan8054
    @burhanxassan8054 Před 8 měsíci +2

    Sayid C/raxmaanaw e-book maad link noo soo dhigtid adigoo Mahadsanid.

    • @SayidAbdirahman
      @SayidAbdirahman  Před 8 měsíci

      Waxaan boggan uga hadlaa waa wixii e-boogga kuqornaa.

  • @Kacapsa
    @Kacapsa Před 8 měsíci

    Sayid Abdirahman wxad ka hadasha arinta masi dijal cawar dad aya qaba fikrada ah inu yahay technology manta jiro ino faidey wxi maclumad ad kaheyso o xoga ah asaga kusabsan Mahadsanid

    • @SayidAbdirahman
      @SayidAbdirahman  Před 8 měsíci

      Dajjal waa qof nool oo dad ah.

    • @Kacapsa
      @Kacapsa Před 8 měsíci

      Haa taas wan aminsanhay inu yahay qof nool dad ah lkn wxey qaban aragtiyoyinka qaar technology inu yahay qeyb kamid ah fidnada iyo sharta masixi dijal o sohormartey sobixidisa

  • @MohamedOmar-rs4jy
    @MohamedOmar-rs4jy Před 8 měsíci

    Aslam alykum brother very good presentation please can you do a English translation.

  • @FaaruuqQaariga
    @FaaruuqQaariga Před 8 měsíci

    Laakin shiikh wuxuu nabigu noo sheega yaajuuj iyo maajooj anay kuli gaalo yihiin lkn dadkaad sheegtay qaarbaa islaama sayidii su,aa shaa iiga jawaab

    • @SayidAbdirahman
      @SayidAbdirahman  Před 8 měsíci

      Maya, Nabigu (scw) wuxuu inoo sheegay xadiis saxiix ah iney yaajuuj iyo maajooj kasoo jeedaan willkii nabi nuux ee la odhan jirey Yaafis, sidaa darteed gaal iyo muslimba wey leeyihiin. Adduunka ma jirto ummad wada gaalo ah.

    • @TripleA0825
      @TripleA0825 Před 6 dny

      Nabigu scw wuxuu sheegay 99% naarta dadka gali doona inay iyaga yihiin maanta iyaga dunida ugu faro badan

  • @sabrieisac79
    @sabrieisac79 Před 8 měsíci

    Qabaa'lada Central Asia degen sida kazak turkmen uzbek kirgiz tajik manoo soo hubin karta iney magog yihiin seyid cabdiraxman adoo mhdsan

    • @SayidAbdirahman
      @SayidAbdirahman  Před 8 měsíci

      Qabiiladani hada waa Muslimiin, laakiin 85% asalkoodu waa Y&M. Y&M gaalada ah weeye dhibku ee maahan kuwa Muslimiinta ah. Kala fahan. 800 sano bey Turkiyiintu Muslimka xukumayeen asalkooduna waa Y&M lahubo.

  • @AxMose-ie5mr
    @AxMose-ie5mr Před 8 měsíci

    Sayidi arinka muqaalka ku saabsan ciraaq iyo sacuudi ingiriisiga ahaa manoogu soo qori kartaa ama muqaalka qayta comment ga noo soo dhig adoo mahadsan howl wacan ayaad haysaa sayidii haka daalin idam alleh

    • @SayidAbdirahman
      @SayidAbdirahman  Před 8 měsíci +2

      themillenniumreport.com/2015/12/the-house-of-saud-its-jewish-origin-and-installation-by-the-british-crown/

    • @Animx185
      @Animx185 Před 4 měsíci

      ​@sayidAbdirahman
      Anna waxan maqlay reerkaa xukunka heysto iney banuu bakar kii ree banuu xaniifa ahaa yihiin ee museylamatul kadaab ka soo baxay ee asalkooda macatableyda carbeed ahaa islamka ka hor sheik