Luuqada Qawmiyada Rendille Waxay Walaal La Tahay Af Soomaaliga Q. 2aad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • Daawo sharaxaad kusaabsan xiriirka luuqadeed ee ka dhaxeeya luuqadaha Soomaaliga, Rendille iyo Carabiga

Komentáře • 14

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 Před 6 měsíci

    Jazaakalaah Sheekh,ehlu cilmi aan ka faaiidnay baa tahay,Ilaahay ha ku barakeeyo

  • @aliosman9864
    @aliosman9864 Před 6 měsíci +1

    M/sanid Sayidi. Billad geesi baad kuheshay taariikhda Soomaalida❤❤

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi597 Před 6 měsíci +1

    Jasaakallah adeero wax badan baan kaa faa’iday runtii Alle cilmiga, caqliga iyo cimrigaba hakuu barakeeyo. Waxaan rabay inaan si gaara wax kuu weydiiyo ee xagee lagaala soo xidhiidhi karaa fadlan

  • @BouhSaadEgueh
    @BouhSaadEgueh Před 6 měsíci

    Mashaa Allah waad ku joogta runta

  • @Lakicali-kq3ng
    @Lakicali-kq3ng Před 6 měsíci

    Anaa kugu raacsan luuqadan somaligu inay luuqadii uu ku hadli jiray nabi aadam cs waana

  • @yassinadan1455
    @yassinadan1455 Před 6 měsíci +1

    Wcs

  • @samiiradam4447
    @samiiradam4447 Před 3 měsíci +1

    Wax badan iftiimiyay baa tahay
    Waxbadan ayaan kaa faiiday

  • @user-xr7dk1ni1m
    @user-xr7dk1ni1m Před 6 měsíci +1

    Recently is Heth by clan their old brother Indian but somali is Egyptian and GUSH by ethnics

  • @jaamaccadde4809
    @jaamaccadde4809 Před 6 měsíci +2

    Sayidii waxaa jirta ciid xaani la dhaho oo sidhibka lagu daro

  • @afrahhussein3136
    @afrahhussein3136 Před 6 měsíci +2

    Sayid cabdiraxman jazakalah khayr mashalah wax badan ban ka faaidnay aaban ujecelah tariikha reerkan rendilaha badhitaan malagu sameyey DNA maxay haystan haplogroup
    Waxan umalynaya in reerkasta oo somali ah inay rendilah ku jiraan

    • @SayidAbdirahman
      @SayidAbdirahman  Před 6 měsíci +1

      Ma maqal in DNA laga qaaday. Laakiin sidaan ka aragno luuqad ahaan iyo muuqaalba waa dad Soomaali ah.

  • @abdurahmanhirsi9601
    @abdurahmanhirsi9601 Před 4 měsíci

    Sayidoow, Anigu waxaan arkay Dad, Reer Diinle ah oo waxay nagu yiraahdeen. Waxaanu nahay Hayaag. Qolo layiraahdo. Oo Soomaali, Ah Oo waay ba abtirsadaan. oo Reer diinle, Shaki kumajiro. inaay Soomaali, yihiin

  • @boqortoyadasomaliyedeeajuraan

    Dhulkaa Harar ladhaho ayaa asalkooda laga soobarakiciyey waxey iskusooshubeen ilaa rwanda , kenya , burundi, asalkoodana waxee ahaayeen dad somali oo ufadhiyey boqortooyadii somaliya ee ajuuraan Oromo ayaa soobarakicisey