Shabbatai Zevi waa ninkii sheegtay inuu yahay Dajjal sanadkii 1666

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • Wadaadkan yuhuudiga ahaa waa qofkii dhibka ugu weyn u geystay Muslimiinta 400 sanadood ee tagay.

Komentáře • 10

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 Před 7 měsíci +3

    Salaamo caleykum sheeq Sayid cabdiraxmaan waqtigaada ilaahey ha kuu barakeyo

  • @artenwarsame6991
    @artenwarsame6991 Před 7 měsíci +1

    💯

  • @AB-gz6fh
    @AB-gz6fh Před 7 měsíci +3

    Dhalin yar baan ahaye talo nosheeg si an kuwaan maalkeenii iyo dadkeenii cunay oo madaxwayne kusheeg iyo oday dhaqan kusheeg ( alle ha cadaabo ) dhaliintii bay qabiil qalbiga kaliyeen diintiina iyo dhaqankiina daaqada ayay katuureen . Dadkan seebaan isaga qabana?

    • @SayidAbdirahman
      @SayidAbdirahman  Před 7 měsíci +2

      Waa in urur dhalinyaro ah oo ay beelaha Soomaaliyeed oo dhammi ku mideysan yihiin aad samaysataan. Sidaas bey aniga ila tahay.

    • @Galoolfxtrading
      @Galoolfxtrading Před 4 měsíci

      ​@@SayidAbdirahman waanu sameenay aabo ee taariikhda ama ereyada ama dhaqanka samaaliyeed
      Manoo Soo diyaarin kartaa

  • @burhanxassan8054
    @burhanxassan8054 Před 7 měsíci +1

    Sayid C/raxmaan kawaran (WAHAABIYADA AMA SALAFIYADA) Waxay kaqayb ka a haayeen burburkii dawladii Cusmaaniyiinta.

    • @SayidAbdirahman
      @SayidAbdirahman  Před 7 měsíci +2

      Waa sax, wey kaqayb qaateen iyagoo u shaqaynaya Ingiriiska.

  • @AB-gz6fh
    @AB-gz6fh Před 7 měsíci +1

    Ask sayidkow noo sheeg Somali Bantus ma reer punt iyo wexii ladagi jiray baa mise waa kuwo lagasoo adoonsaday dagaalladii ay somaalidu gashay ?

    • @SayidAbdirahman
      @SayidAbdirahman  Před 7 měsíci +1

      Soomaali Bantu waa qabiil kamid ah qabiiladii Punt laysku odhan jirey ee ay Soomaalidu kasoo jeedo.

    • @ghst4487
      @ghst4487 Před 7 měsíci

      ​@@SayidAbdirahmanustaad marka somalida iyo bantu mexee iskugu ekeen