Maxaadan ogeyn oo taariikhda lagaa qariyey kusaabsan Q. 1aad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Daawo,; waxbarasho iyo taariikh ku saabsan cilmiyo waaweyn oo lagaa qariyey.
    sunnah.com/riy...

Komentáře • 30

  • @MaxamedFaaraxcali-bm2mq
    @MaxamedFaaraxcali-bm2mq Před 3 měsíci +1

    Mashaa alaaah

  • @user-so3fm5sl7v
    @user-so3fm5sl7v Před 2 měsíci +1

    Sheekh Allah ha ku barakeeyo Cilmi badan baad soo gudbinaysaa oo fiican maanshaa alaah, hal talo uun baan kuu sheegi lahaa Sheekhanaa adoo mahadsan e mid iska daa Canaanta Culimada Islaamka kaliya wixii Allah ku fahansiiyay eed dheer tahay soo gudbi uun Sheekh, si aan laguugu fahmin si kale waa iga talo uun Sheekh

  • @user-eo8ev8kk8t
    @user-eo8ev8kk8t Před 4 měsíci +1

    Maa Shaa Allah wax badan badan kàa faaifay jzklahu kheyran yaab sheykh

  • @billenur5766
    @billenur5766 Před 3 měsíci +1

    Masha Allah Sheekh Allah haku ilaaliyo wax baad og tahay

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 Před 10 měsíci +3

    Maasha allah.dulqaad sameey shooqow somalidu in loo dulqaato mooye wax laga dhaadhicin karo ee bal nooq dulqaado barnaamijka waan ka helnee❤

  • @haibeim7582
    @haibeim7582 Před 7 měsíci +1

    Ilaahow ku barakee sheekhow. ManshALLAH wax badan baan kaa faa'iday

  • @kaderkhamia9493
    @kaderkhamia9493 Před 10 měsíci +2

    Noo soo badi casharada jazaa’akallaah

  • @naturallybeautiful1344
    @naturallybeautiful1344 Před 10 měsíci +2

    Waa run, subhan ALLAH this is facts my ALLAH protect the Muslim ummah

    • @abdiadan4837
      @abdiadan4837 Před 10 měsíci +1

      Masha Allah , sub Allah , thank you for teaching us the sheikh is knowledgeable in the diin

  • @ayaanapdirahman985
    @ayaanapdirahman985 Před 27 dny

    Waan aaminanahay

  • @loveroses5636
    @loveroses5636 Před 8 měsíci

    MaanshAllah thanks sheikh qunaa

  • @lamafilaan2262
    @lamafilaan2262 Před 10 měsíci +1

    Waa sheeko kale

  • @loveroses5636
    @loveroses5636 Před 8 měsíci +1

    Allaha hakaa abaal mariyo anagana hanagu anfaco

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 Před 10 měsíci +2

    Shiiqow.cirbadu xeytahay dadka ey ku leydoonaan ma fahmin nooga soo jawaab

  • @abdiazizhamza5866
    @abdiazizhamza5866 Před 10 měsíci +1

    Adeer scandavia asalkooda waa Germanic lkn ashkenazi Germanic ma’ahan . Waa yahood oo xiligii romaanka laga barakiciyey dhulka levant ( oo ah filistiin Syria jordan ila Iraq)

    • @SayidAbdirahman
      @SayidAbdirahman  Před 10 měsíci

      ashkenazi waa aabahii hore ee germanic tribes. Waligoodna levant maysan xataa arag waa taariikh been ah oo ay samaysteen

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 Před 10 měsíci +2

    Ismaar city intey ku taalaa oo laga cararaayo

    • @SayidAbdirahman
      @SayidAbdirahman  Před 10 měsíci +3

      Waa magaalooyinka ay dhisayaan dalalka maalqabeenada ah sida magaalada uu Sacuudigu dhisayo ee ladhaho NEOM.
      www.google.com/search?q=neom+city+saudi+arabia&sca_esv=572530057&tbm=isch

  • @artenwarsame6991
    @artenwarsame6991 Před 10 měsíci +1

    How Common Is The Last Name Kagan? This surname is the 48,564th most numerous surname at a global level It is held by around 1 in 686,468 people. The last name is mostly found in The Americas, where 54 percent of Kagan reside; 53 percent reside in North America and 53 percent reside in Anglo-North America.

  • @naturallybeautiful1344
    @naturallybeautiful1344 Před 10 měsíci +1

    Salamun alaykum, walal prophet Ibrahim. A.S , so ma aheen Kurdish, waqoyiga ciraq, Maxase ay kula duwanyihin, kurdish iyo turkish?

    • @SayidAbdirahman
      @SayidAbdirahman  Před 10 měsíci +1

      Maya, Nabi Ibrahim wuxuu ahaa faracii Shaam Bin Nuux. Kurdiskuna waa faracii Yaafis Bin Nuux (caddaanka iyo indhoyarta cad-cad)

  • @xasanadan-gl3nn
    @xasanadan-gl3nn Před 4 měsíci

    Waxan.aan.joogaa.hargaysa.a
    Yaa.garanaaya.naasa.hablood

  • @Lakicali-kq3ng
    @Lakicali-kq3ng Před 7 měsíci

    Yuug yamaayuug somalida halkee ka keenee kitasbka waxaa ku qoran yaajuuja wamaa juuja

    • @SayidAbdirahman
      @SayidAbdirahman  Před 7 měsíci +2

      Waa isla magacii oo ay Soomaalidu sikale u tiraahdo

  • @FaaruuqQaariga
    @FaaruuqQaariga Před 8 měsíci

    Shiikhow su,aal?
    HadaY yaajuuj iyo maajooj aduunka nala joogaan yaaweeye kuwa dhulka ama bùurta qufa oo maalinka dambe isha allaah dhahaya yaaweeye??

    • @SayidAbdirahman
      @SayidAbdirahman  Před 8 měsíci

      Video ga kunoqo oo daawo markale. czcams.com/video/iS_RnoEzgf8/video.html

  • @samiiradam4447
    @samiiradam4447 Před 3 měsíci

    Sheekadaa sikale way saxantahay
    Lkn hadii angalo iyo saxonis britain qabsadeen xilligii nabi ayaa tidhi
    Siday macquuul ku tahay saw xiligaa darbi kuma xidhnayn