6 Qodob Oo Uu Ku Gaaloobay Wadaadka Takfiirka Hogaamiya || Sh. Xassaan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • BOOQO #Daarulxadiith​​​​​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
    Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xa...

Komentáře • 25

  • @mohamohamed1190
    @mohamohamed1190 Před 3 lety +3

    Maashaa Allaah Sheekh Xassaan Allaah ha ku barakeeyo sidaad wadaadkaan ucadaysay Gaalnimadiisa. Isagii baa dhex fadhiya wuxuu muslimiinta caalamka ku haysto.
    Dhalinta uu marahabaabiyay, Allaah haka soo hanuuniyo. Waxaana leeyahay xaqii waa idin cadaaday Waxaana waajib idinku ah inaad ka baraa’o qaadataan.

    • @mohamohamed1190
      @mohamohamed1190 Před 3 lety

      @@saidali5368 Horta intaan kuu jawaabin is cadee ma qulaad baad tahay (Takfiir) mise jufaat (Ictisaam & Jadiidiyo)? Maalmahaan Waan kuu jeedaa Waad nasan la’ dahaye.
      War talo yar aan ku siiyo wadaadkaan Xassaan la dhaho qofkii isku mashquuliya maskixiyan buu uxanuunsane umana dulqaadan karo rasaastiisee maad aayar reerkaaga uxiirato.

  • @mrgoogle5404
    @mrgoogle5404 Před 3 lety +3

    حفظك الله يا شيخنا الفاضل وسدد الله خطاك وجعل الله الجنة مثواك. اديت الامانة وبينت لنا الحقيقة.

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed8832 Před 3 lety +1

    Baraka Allahu fiykum

  • @mohamedhusseinmahad5363
    @mohamedhusseinmahad5363 Před 2 měsíci

    Yaa caduwallaah goormee islaameesaa

  • @abdirizakyusuf8098
    @abdirizakyusuf8098 Před 3 lety +1

    Mansha allah

  • @محمددبي-ف7ي
    @محمددبي-ف7ي Před 3 lety +2

    جزاك الله خيرا وكثر الله أمثالك

  • @nuurbaari3153
    @nuurbaari3153 Před 3 lety +2

    "Qofaan aniga ahayn oo wax gaaleysiin kara majiro" warkaagu waa cadyahay.

  • @maskincabdulahi4263
    @maskincabdulahi4263 Před 3 lety

    Cabdulaahi Axmed

  • @fanaxmedia7335
    @fanaxmedia7335 Před 3 lety +2

    Wadaadkaas takfiirka madaxa u ah waa gaal wadaado kale oo cadeeyay gaalnimadiisa wey jiraan ee hala dilo hadey dhamaantood hadeysan kabari noqan gaalkaas maxamuud nuur ah

  • @mohamohamed1190
    @mohamohamed1190 Před 3 lety +1

    Wadaadka Takfiir hogaamiya waxaa la dhahaa dadka aan aqoon Maxamuud Nuur fadhigiisuna waa Qardho inkastoo uu isqariyo sababta Takfiirka baa noo sheegi doona Kolay anigu fahmi waayay.

  • @awrcir3212
    @awrcir3212 Před 3 lety

    Asc daarul xathiis sharaf iyo karaamo korkiina ha ahaato
    Maxamuud nuur cusmaan ma somali baa mise waa carab ?

    • @mohamohamed1190
      @mohamohamed1190 Před 3 lety +1

      Waa wadaad saldhigiisu yahay Qardho oo isku qariya oo Aan xitaa dadka Magaalada aysan aqoon. Awalna joogi jiray Gaalcagyo balse hada Qardho buu usoo guuray.

  • @cumarfaaruuq7020
    @cumarfaaruuq7020 Před 3 lety

    Musigada ka jara qeybta hore

  • @sabinadeem1457
    @sabinadeem1457 Před 3 lety

    War waa isaga ka yacde galadu waa kala anwac qarba lailaha an didanen o suratu toba lagu shegay

  • @kaptanyare1556
    @kaptanyare1556 Před 2 lety +1

    Wadaadkaan wuxuu isku daray been abuur , kutubta uu qoray maxmuud nuur iyo cajalaha uu duubay isu fiiraya waxaad arkeysaan inuu xasaan yahay nin harqaan la ah oo hadal kala duwan isu geynaya malaha dadka uu warkaan u sheegay waa caama dhaga weyn

  • @asalraacasalraac4257
    @asalraacasalraac4257 Před rokem

    Kaafir been badan