Sheekh Mustafe: Af Soomaaligu diinta ayuu kamid yahay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • Af Soomaaligu waa luuqad qadiimi ah isla markaana diini ah.

Komentáře • 7

  • @f.y-e5i
    @f.y-e5i Před 2 měsíci

    Ma’Sha’Allah, great video👍

  • @The_ultimatebeijing
    @The_ultimatebeijing Před 2 měsíci

    Mashallah amazing video 😁

  • @Simplym.y
    @Simplym.y Před 2 měsíci

    MashAllah

  • @hassav4992
    @hassav4992 Před 2 měsíci +1

    Kkk Diintu ma waxay Ku xidhantahay afsomali - Wuxuu rabaa diintu inaa monopoly igu xidhnaato kooxda uu ka mid ka yahay - waxay isku arkeen inay yihiin hanuunku meesha kaliya ee uu ka Iman Karo inay iyaga yihiin, Ilaahi abuuray afsomaliga ee sidoo kalena lahaa ee abuuray AF kasta ayaa fahansiinaya oo Qurankiisa ku yidhi "Sa nuriihim aayatina fil aafaqi wa fi anfusahum xatta yatabayana lahum inu xaq"
    Ilaahay ayaa tusaya, fahamsiinayana ilaa ay u cadaanayso runtu, kadibna iyaga ikhtiyaarka leh inay rumeeyaan iyo inay beeniyaan. Luqad kasta waa mid Alle, Adduunka iyo Aakhiraba Alle Ayaa leh, Dhulka oo dhan Alle ayaa Leh, ninka dhulka ilaahay dad baa leh yidhi iyo kani luqadihii ilaahay sameeyay yidhi midna waa Muslim midna waa gaallo, kuwaasi aakhiro cadayn iyo burhaan ayaa la weydiin doona. Ninka yidhi qofku afsomali hadii uuna garanayn sidee ayuu hanuunka Alle u heli karaa? Waxay la mid tahay Alle inuu hanuunkiisu ku xidhanyahay luqada Afsomaliga taasi waa Ka been abuurasho sunnihii Ilaahay. Allah knows best.

    • @SayidAbdirahman
      @SayidAbdirahman  Před 2 měsíci +1

      Waxaan meesha oolin baad kahadlaysaa. Sheekhu wuxuu inoo sheegayaa iney luuqadeena Soomaaligu sideedaba tahay luuqad diini ah.

    • @hassav4992
      @hassav4992 Před 2 měsíci +1

      @@SayidAbdirahman That is his claim? and what I wrote was about the implications of that claim. All languages are from Allah and each and all of them are among the signs of the Lord. No need for exceptionalism and supremacism of any language. Full Stop

    • @SayidAbdirahman
      @SayidAbdirahman  Před 2 měsíci

      @@hassav4992 You spoke fairly. Thanks for your input.