Lahjada af Soomaaliga ee Mayga iyo buugga af Soomaaliga quraanka kujira

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024

Komentáře • 14

  • @aliosman9864
    @aliosman9864 Před 8 měsíci +1

    Masha Allah Sayidi. Waa cashar qiimo leh oo indhofur ah. Ajar Eebe ha kaasiyo

  • @user-mg3ly4iz1n
    @user-mg3ly4iz1n Před 3 měsíci +1

    ❤Fiiri

  • @airporttravaller5513
    @airporttravaller5513 Před 7 měsíci +2

    MAASHA ALLAH TABARAKALLAH SHEEKH WAA MAGACA MAYGA EE AWOOWGEEY SHARIIF DAAYE CIMRAAN AMA SHARIIF DAAHAA WAANA JILIB DHAN OO DEGAN LABAATAN JIROOW CAJIIB,!!!!!

    • @SayidAbdirahman
      @SayidAbdirahman  Před 7 měsíci +3

      Masha Allah. Waxaan sheegayey ee uu Allah (SWT) cilmi ahaan ii baray baad ii qirtay. Dadka Soomaaliyeed ee lahjada Mayga kuhadla gaadhsii adigoo mahadsan.

    • @airporttravaller5513
      @airporttravaller5513 Před 7 měsíci +1

      Ustaad waan ku salaamay waa Ardaygaagi Shariif Zakaria Allah YABARIK.

  • @user-mg3ly4iz1n
    @user-mg3ly4iz1n Před 3 měsíci +1

    Axmedyaasiin 😂😂😊😅❤

  • @abdiqarni8505
    @abdiqarni8505 Před 8 měsíci +1

    Masha Allah halkeen ka helaa buugan

    • @SayidAbdirahman
      @SayidAbdirahman  Před 8 měsíci

      www.amazon.com/AF-SOOMAALIGA-QURAANKA-KU-JIRA-ebook/dp/B09N3ZX7DY

  • @user-mg3ly4iz1n
    @user-mg3ly4iz1n Před 3 měsíci +1

    Asc ❤

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 Před 6 měsíci +1

    Sayid culumadu fasir sax ah uma ayna helin aayada koowaad ee suratul Daha,sidii ugu saxsanayd ayuu Rabi kuu garansiiyay waana Rasuulkii soo daahay ,Daahe weeye farta carabiguna malaha shaqalka E sidaas darteed ayuu Daha loogu dhawaaqay

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 Před 4 měsíci

    Qardhaas waa erey xisaabeed, shaxanadda xisaabta ayàa mid la dhahaa qardhaas.
    Qardhaas = Rhombus

  • @abdiwelijafaal
    @abdiwelijafaal Před 8 měsíci

    Erayga “طه” miyaanu la mid ahayn erayda quraanka an fasiraadooda la aqoon sida “الم" iyo “الر" oo kale?

    • @SayidAbdirahman
      @SayidAbdirahman  Před 8 měsíci

      Maya, طه waa magaca Nabi Muxamad (SCW) eayada kalese anigu aqoon uma lihi.

  • @Lakicali-kq3ng
    @Lakicali-kq3ng Před 7 měsíci

    Wqxaa xaqiiqa inaanu nahay carabtii hore siduu afkeenu isu fasirayo bal eeg (qaabiil) qab-iil ama qabiil bal eeg ismaaciil (isma ciiliin ) bal eeg dul qarnayn afkeenu wuu iafasirayaa erey kasta