Asalka luuqada Soomaliga

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • Daawo sharaxaad kusaabsan Asalka luuqada Soomaliga

Komentáře • 27

  • @SayidAbdirahman
    @SayidAbdirahman  Před 8 měsíci +2

    Buugga Af Soomaaliga Quraanka ku jira waxaa laga heli karaa Amazon ee hala iibsado. M/sanid
    www.amazon.com/AF-SOOMAALIGA-QURAANKA-KU-JIRA-ebook/dp/B09N3ZX7DY

  • @aliosman9864
    @aliosman9864 Před 8 měsíci +2

    Mahadsanid Sayidi.

  • @kaderkhamia9493
    @kaderkhamia9493 Před 8 měsíci +3

    Mahadsanid

  • @FaaruuqQaariga
    @FaaruuqQaariga Před 8 měsíci +1

    Mash. macalin❤

  • @hj1597
    @hj1597 Před 4 měsíci

    Wabar macnaheedu waa waabar

  • @jeeeeyah
    @jeeeeyah Před 2 měsíci +1

    Somaliga af carabiga waa ka fac weeyn yahay, xataa waa ka da weeyn nahay dad ahaan carabt. Asalka bini Adamka ayaaba lagu sheegaha lafaha ugu dada weeyn uu yahay lafaha Soomalida

  • @ahmedantoniyo873
    @ahmedantoniyo873 Před 8 měsíci +2

    Buuga afka somaliga quranka ku jira

  • @FaaruuqQaariga
    @FaaruuqQaariga Před 8 měsíci

    Macalin nabi ibraahim ma kuush buu ahaa nabi muusena ma kuush buu ahaa

  • @ahmedantoniyo873
    @ahmedantoniyo873 Před 8 měsíci +2

    Amazon soogali si aan uu ibsano

    • @SayidAbdirahman
      @SayidAbdirahman  Před 8 měsíci +1

      www.amazon.com/AF-SOOMAALIGA-QURAANKA-KU-JIRA-ebook/dp/B09N3ZX7DY

  • @Dias5RamosWarsame
    @Dias5RamosWarsame Před 8 měsíci

    Punto. .... kuwana waa ayo,

  • @omarnuh
    @omarnuh Před 8 měsíci +1

    Suldaan Camerada hadaad soo Dhowayn lahayd Macriiifadaadu intaa way kabadan lahayd

  • @Dias5RamosWarsame
    @Dias5RamosWarsame Před 8 měsíci

    Punto ..... yay ahaayeen.

  • @Dhufsade11
    @Dhufsade11 Před 8 měsíci

    Malaga yaaba in yemen iyo somalia isku dhegnaan jireen oo hal khaarad ahayeen

    • @SayidAbdirahman
      @SayidAbdirahman  Před 8 měsíci

      Malaayiin sanadood kahor waa suuragal iney isku dheganaayeen Banu Aadamka intaan la abuurin kahor.

  • @suldaanqaamuus9691
    @suldaanqaamuus9691 Před 8 měsíci

    koofurta carabta iyo bariga afrika ayaan u dhexaynaa taasaa keenaysa in soomaalida muranka waa carab iyo waa afrikaan bato