Dirisle shaadhcade
Dirisle shaadhcade
  • 582
  • 32 421 810

Video

NIN IYO NAAGTII MIYAAN KALA ILAALINA MISE CIYAARTOOGA MUSTAQBALKIISA KU CIYAARAYA AYAAN SOO CELINA 😞
zhlédnutí 32KPřed 23 hodinami
SUBSCRIBE SAAR CZcamsKAN HADAAD ARKAYSO... WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊
LABADII FANAAN EE UGU HOREEYAY EE SHOW QOOQAN DHIGTAY UGBAD ARAGSAN IYO QAMAR
zhlédnutí 54KPřed dnem
SUBSCRIBE SAAR CZcamsKAN HADAAD ARKAYSO... WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊
DADKU KALA AQLI BADAN FANAANIINTUNA KALA HORMARSAN // SAALAX SANAAG WAXUU SAMEEYAY W...
zhlédnutí 51KPřed dnem
SUBSCRIBE SAAR CZcamsKAN HADAAD ARKAYSO... WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊
DAGAALKA TIK TOK EE KA DHAXEEYA SOMALILAND IYO REER SOMALIA OO MEESHII UGU DAMBAYSAY MARAYA😳
zhlédnutí 84KPřed dnem
SUBSCRIBE SAAR CZcamsKAN HADAAD ARKAYSO... WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊
SHARMA BOY MASHEEGEE DIRISLE ABDI REACTION
zhlédnutí 50KPřed dnem
SUBSCRIBE SAAR CZcamsKAN HADAAD ARKAYSO... WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊
AMIIN OO RAALI GALIN BIXIYAY IYO CALANKA SOMALILAND OO QOFKII KU XIRTA MUQDISHO DHAXDEDA LA XIRAYO
zhlédnutí 70KPřed 14 dny
SUBSCRIBE SAAR CZcamsKAN HADAAD ARKAYSO... WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊
DAYAX DALNUURSHE IYO ASHRAF OO AFKA DURTAY IYO BABAJEY OO SIDII DAANYEERKA MOOS LOO TUURAY😳
zhlédnutí 40KPřed 14 dny
SUBSCRIBE SAAR CZcamsKAN HADAAD ARKAYSO... WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊
JAWAABTII FANANINTA REER SOMALIA IYO ABWANINTII OO HEEESO OROMO AH UDHIIBAYA FANANIINTA REER SOMAL..
zhlédnutí 48KPřed 14 dny
SUBSCRIBE SAAR CZcamsKAN HADAAD ARKAYSO... WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊
HEES KA CAREYSIISAY SOMALIA OO FANIINTA HARGEYSA SOO QAADEEN IYO AMIIN YARE OO QAC KA YEERSIYEY CIY.
zhlédnutí 125KPřed 14 dny
SUBSCRIBE SAAR CZcamsKAN HADAAD ARKAYSO... WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊
CIYAARTOOGII UGU HOREEYAY EE GABADH DARTEED KUBAD UDHAAFA ISAGA OO 20 JIR AH😂 // QOOQ IS NOT EASY
zhlédnutí 34KPřed 21 dnem
SUBSCRIBE SAAR CZcamsKAN HADAAD ARKAYSO... WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊
GABADH SOMALI AH MA RABO MARKUU DHAHAY MAXA KA RAACAY😂// HI GUYS ASHRAF WAAYE
zhlédnutí 80KPřed 21 dnem
SUBSCRIBE SAAR CZcamsKAN HADAAD ARKAYSO... WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊
NINKII HORE EE AMIRA QURUX MAXA KA QALDAN😳
zhlédnutí 105KPřed 21 dnem
SUBSCRIBE SAAR CZcamsKAN HADAAD ARKAYSO... WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊
SOMALILAND DADKA JOOGA GAAJO AYAA HAYSA AQOONSINA MASOO SOCDO😳
zhlédnutí 39KPřed 28 dny
SUBSCRIBE SAAR CZcamsKAN HADAAD ARKAYSO... WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊
DHIBAATADA GABDHAHA QURBAHA KU HAYSATA🥲
zhlédnutí 14KPřed měsícem
SUBSCRIBE SAAR CZcamsKAN HADAAD ARKAYSO... WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊
DADKII WAALNA MEEL AY KU CIYAARAAN AYUU NOQDAY SOCIAL MEDIA 2024😳
zhlédnutí 27KPřed měsícem
DADKII WAALNA MEEL AY KU CIYAARAAN AYUU NOQDAY SOCIAL MEDIA 2024😳
JACAYLKA SOCIAL MEDIA EE DADKA CAANKA AH WAA ANOTHER LEVEL😂
zhlédnutí 30KPřed měsícem
JACAYLKA SOCIAL MEDIA EE DADKA CAANKA AH WAA ANOTHER LEVEL😂
DAYAX DALNUURSHE HALKUU INOO WADA😳
zhlédnutí 17KPřed měsícem
DAYAX DALNUURSHE HALKUU INOO WADA😳
HABLIHII SOCIAL MEDIA DAGAALKA KA WADAY DHAMAANTOOD OO XABSI LAGU GURAY😳
zhlédnutí 17KPřed měsícem
HABLIHII SOCIAL MEDIA DAGAALKA KA WADAY DHAMAANTOOD OO XABSI LAGU GURAY😳
FARHIYO OROMO OODHAHDAY WAA LA ISKU KAY TAGAY KADIB SOO CAYTANTAY😏
zhlédnutí 48KPřed měsícem
FARHIYO OROMO OODHAHDAY WAA LA ISKU KAY TAGAY KADIB SOO CAYTANTAY😏
SHARMA BOY OO DHAANTO IYO HEES KARBAASH AH JAWAAB AHAAN LOO SIIYAY 😂
zhlédnutí 58KPřed měsícem
SHARMA BOY OO DHAANTO IYO HEES KARBAASH AH JAWAAB AHAAN LOO SIIYAY 😂
SHARMA BOY MAAKHIR DIRISLE ABDI REACTION
zhlédnutí 49KPřed měsícem
SHARMA BOY MAAKHIR DIRISLE ABDI REACTION
DIL AAN LA HUBIN DIL TOOGASHO MAAHA EE WAXKALE MALA WAYAY OO SAYID CALI LAGU XUKUMO😏
zhlédnutí 18KPřed měsícem
DIL AAN LA HUBIN DIL TOOGASHO MAAHA EE WAXKALE MALA WAYAY OO SAYID CALI LAGU XUKUMO😏
SHARMA BOY KARBAASH EVERYDAY DIRISLE ABDI REACTION
zhlédnutí 90KPřed 2 měsíci
SHARMA BOY KARBAASH EVERYDAY DIRISLE ABDI REACTION
MALYUUN MAANKA SOMALILAND DIRISLE ABDI REACTION
zhlédnutí 57KPřed 2 měsíci
MALYUUN MAANKA SOMALILAND DIRISLE ABDI REACTION
NAJMA NASHAAD FT DONI HA ILA IMAN IYO BIG MOHA BUSY REACTION
zhlédnutí 128KPřed 2 měsíci
NAJMA NASHAAD FT DONI HA ILA IMAN IYO BIG MOHA BUSY REACTION
CEEB LOOMA DHINTO CIYAARTOOGA KAKA LACAGTU MACAL WAX WAY UTARI WAYDAY
zhlédnutí 27KPřed 3 měsíci
CEEB LOOMA DHINTO CIYAARTOOGA KAKA LACAGTU MACAL WAX WAY UTARI WAYDAY
WAXAN LOO ILMAYNAYO JACAYL MAAHA EE WAA QOOQ 🥲
zhlédnutí 22KPřed 3 měsíci
WAXAN LOO ILMAYNAYO JACAYL MAAHA EE WAA QOOQ 🥲
FARXIYA FISKA IYO OCTOBAR WADKA UUNBAA KALA KAXAYN KARA // YAA QALDAN YAA SAXAN😳
zhlédnutí 21KPřed 3 měsíci
FARXIYA FISKA IYO OCTOBAR WADKA UUNBAA KALA KAXAYN KARA // YAA QALDAN YAA SAXAN😳
NINKAAN ABDALE ROY WIILKAN WAA KA KHALDANYAHAY EE HALAGA QABTO SOMALIYEEY
zhlédnutí 20KPřed 3 měsíci
NINKAAN ABDALE ROY WIILKAN WAA KA KHALDANYAHAY EE HALAGA QABTO SOMALIYEEY

Komentáře

  • @xamdicaligeeseey
    @xamdicaligeeseey Před 10 hodinami

    Waa qaldan thy isa sx 😅

  • @farxiyamaxamedyusuf132
    @farxiyamaxamedyusuf132 Před 11 hodinami

    Maba dhagaysan hadan idin idhahdo kawrn

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r Před 11 hodinami

    !00 ka kaleba maad xisaa bine ma xaa 3 xabo ee isaaq ku tusay sida aran baradaa marwalba isaaq loogu soo dareeraa

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r Před 11 hodinami

    Isaaq iyo Soomaali oo dhami Miyay siman tahay 100 bay Soomaali oodhmi noo soo qaadeen ilaa jabuuti kiliga shanaad muqdisho butlan baydhaw 100 bay soo qaadeen waatii layaabay adiga xataa baa isaaq ku kacsan

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r Před 11 hodinami

    Waa runtii odayga soomali masoo qasho abtirsiinta somalidi waadad meela kala jaada ka yimi

  • @user-si4xg5lr3c
    @user-si4xg5lr3c Před 14 hodinami

    Dirisle legend

  • @Gulmudagirl
    @Gulmudagirl Před 22 hodinami

    😂😂😂😂😂 😂😂😂😂😂kuwiinii baba idin nacaye maxay naag afgana kugufaysaa 🤮🤮

  • @NasirIid-x8x
    @NasirIid-x8x Před dnem

    Dirislow walhi sxp nio re agshinka kuma wanag sanid walhida😊😮

  • @SaadaadMahamud
    @SaadaadMahamud Před dnem

    Dhiloo

  • @Mai.N4sr
    @Mai.N4sr Před dnem

    Adhiga ileh😂😂😂

  • @abdiyasto7067
    @abdiyasto7067 Před dnem

    Oo kaalay idrisle miyaanad aqoon "Gabdhaha soomalidu waa free " Yacni waxba ma diidaan

  • @mawliidalfa7648
    @mawliidalfa7648 Před dnem

    Never. .give up. Ugbaad aragsen

  • @haldhaa804
    @haldhaa804 Před dnem

    Raga soomaaliyeed ee u sacabinayaa ka daran, oo nin cajuusa oo gabadh soomaaliyeed walaaqaya ku daawanaya😢

  • @ChoukriAli-sc2jv
    @ChoukriAli-sc2jv Před dnem

    Dirisle abdi anu dhiigagan ahay lkn dhinaca somaliland ayad dhan kooga ubadantahay

  • @ChoukriAli-sc2jv
    @ChoukriAli-sc2jv Před dnem

    Wan ku wadan ee lkn wan ku cabsada sbbto ah kaliga aya tahay ciise waxan kaga cabsada inay ku xasidan dadkan qabyaalada ku takhakhusay

  • @haldhaa804
    @haldhaa804 Před dnem

    Bari baa jiri jirtay gabadha Soomaaliyeed, ay xataa raga soomaaliyeed kala dooran jirtay oo inaadeerkeeda xiga xaga qabiil ahaan dooran jirtay. Maantana waa kuwaa rag aan gayin suuqa kula ciyaaraya.. ilaahoow noo gargaar. Waa dulinimo iyo diin la'aan. Dumaroow xishooda, oo ilaahay ka baqa.

  • @MohamedAli-zo9sp
    @MohamedAli-zo9sp Před dnem

    Gabartaan in ay ninkaas la ciyaarto ayaad lacag kasameyneysaa.. waxba isma dhaantiin.. iyada iyo adigaba..

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui Před dnem

    Nagtan Somali maaha wa Afganiyad wad u kasaysa ama indhahad ladahay, garbasar hadad aragto ma Somali unba, Ayaga noga badan garba sarta

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu Před dnem

    Diriislow baryaan waxay kaaga dhegtey dadba somali nacayo Etiopan jeclaadey Adu waxan mafahmeyside faraha kalabax dhega hadal Fri baad wada wanuku fahmeyna qabiilba kaahdlinaya

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy

    Doqonow geriyaad cidlaan gabalkuugu dhicin oonad sigalgalan itoobiya abaalkeeda magudi karno caqligaabka iyo cadowgu hayska ciyeen

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Před dnem

      Ethiopia waxaad ku tiraahdaan bal in ay idinka yeelaan noo soo celiya deegaamada Isaaq ay ka midka yihiin Gaashaamo iyo Xarshin. Waligood idiinma celinayaan.

    • @SaluuglaSiciid-qm3sy
      @SaluuglaSiciid-qm3sy Před dnem

      @@cabdirshidosman9649 kkk qaarkalaanu ugudaraynaa hadayrabaan

  • @rahmaali5736
    @rahmaali5736 Před dnem

    Somalidu waxay tidhaahdaa baruur keliya ayaa baruurahoo dhan qudhmisa

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 Před dnem

    Gabdhaha Somalida waa Raqiisa

  • @SaciidoAbukar
    @SaciidoAbukar Před dnem

    Turkish.haduu.yahay.kuwooda..Mey.ku.ciyaaraan.gabdheheen.maxay.ugu.soo.dhacdhacaan

  • @SaciidoAbukar
    @SaciidoAbukar Před dnem

    War.ilaahey..kacabsada.nin..gaal..oo.hadane.ajnebo.ah.sidee.naftaada.kuugu...ogolaatey.inaad.la.ciyaarto.sheydaan.xasbuna.laah.wanicmawakiilan

  • @SaciidoAbukar
    @SaciidoAbukar Před dnem

    Allaaha.xanuuniyo.gabadha.soomaslida..gabdhow.ilaahey.ka..cabasada..walla.dhimanaa.afuunka.waa.laba.beri..aakhiro.xasuusta..dhaldhalaaka.aduunka.yuu.idim.sirin

  • @Nastexo-g1j
    @Nastexo-g1j Před dnem

    Aqas kaas miyaa anig dad ahaan u fibrin lahaa odaygaas baqtiga ah

  • @asmaabukar5946
    @asmaabukar5946 Před dnem

    War cod hadii CZcams lagu soo duubi karo waan soo duubi lahaa Waryaa mexey yihiin nimanka soomaaliyeed ee daawanaya Mey dhegaha ka garaacaan War baxa ceebteena inaad Inaad buunbuunisiin lee rabtaane Weyba ii agtaag taagan yihiin markaasey qoslaayaan ush

  • @Ade_dirie
    @Ade_dirie Před dnem

    Ethiopia 🇪🇹 biyaha $3 Ethiopia 🇪🇹 leedhka $0.3 Internet 🛜 Waa $50 sanadka dhan Waa oromia dhaxdeeda 😂

  • @user-rg1ef2vr1l
    @user-rg1ef2vr1l Před dnem

    Biyo yaa shuban bay noqdeen

  • @user-tn5up8jd9m
    @user-tn5up8jd9m Před dnem

    😂😂😂😂😂✌️✌️

  • @user-tn5up8jd9m
    @user-tn5up8jd9m Před dnem

    😂😂

  • @IbadoDheerad-rl6px

    DuL qaad badanaa 😮😮😮😮😮 maskiiin

  • @LeilaosmanOsman-u4x

    Hargaysa somaliland haygaa fankaa❤❤❤ runti😊😊😊😊😊

  • @LeilaosmanOsman-u4x

    Hargaysa somaliland haygaa fankaa❤❤❤

  • @LeilaosmanOsman-u4x

    Hargaisa my qalbi haygaa fan kaa wlhi ❤❤❤

  • @luulluuy
    @luulluuy Před 2 dny

    Waa turkey 🇹🇷 ninka ciyaarayo

  • @Hubimahomed-mg4lz
    @Hubimahomed-mg4lz Před 2 dny

    😂😂😂😂

  • @fraureach
    @fraureach Před 2 dny

    Waxaa cajiiba ragii somaliyeed ineey gogarada dumarka risqigii kagalay oo intas aay kashekeesanayan war isku xishod oo isku xishooda

    • @Free_Man143
      @Free_Man143 Před 2 dny

      Shuubo ajaaibta orad u Niiki dee wllshy ma gayaaan waa diamond 💎 taaydu

    • @zuhaip9985
      @zuhaip9985 Před dnem

      Horta markasta ood aragtan qof waxa aad ku xuntiin idinka waninaya maxad utidhahdan ragii soomalidu dumarkunbay ka hadalayan hada adigu wad iska rabta somaha inuu nin afganistani iska kaa haysto ilayn ninkan dadka waxa sameya ayuu waninaya ama dadka kale uga digayaye

    • @fraureach
      @fraureach Před dnem

      @@Free_Man143 walle maxaa igucayday ma adiga sual kuweydiiyey alle hortiisa kawediin gafka intaleeg xaqsore maxkamadiisa unba nawada sugeesa wadna kumahad santahay hadyadada qaliga 👍

    • @fraureach
      @fraureach Před dnem

      Ragow run hada rabtan gatankiin rag dunida mamula weeye halka kuweeni kheer allaha siiye ineey ineey dumarka xantodi kuqabsaden marka iskulabta

    • @Free_Man143
      @Free_Man143 Před dnem

      @@fraureach waad bixi kartaa kuwan dhalnay iyo luwa ila dhashay Ajaanib ma gayo raga Somaliyeed ku Abaha éthiopien mia wlkaa Oromo miyaa kuwii ka horeeyay wadanka may kuu dhisan niicda waa kugu kaligaa

  • @ahmedmahad3197
    @ahmedmahad3197 Před 2 dny

    I was told several times that Somali girls are "cheap and clean" 😮 when they want to marry for the foreign men 🤔 what a wonderful phrase 😕 (cheap and clean ) Somali girls should never be cheaper when they are with others.

  • @begreatfulleverythinguhave7966

    😷 walah qalbiga I hura silici dhaqan xumudi gabdhihi sa ragiina ma dayuus bay wada noqden an dimiir lahayn a😢😢

  • @__the__bianconeri__

    🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇩🇯❤️🇩🇯❤️🇩🇯❤️🇩🇯❤️🇩🇯❤️🇩🇯❤️🇩🇯❤️🇩🇯❤️🇩🇯❤️🇩🇯❤️🇩🇯❤️🇩🇯❤️🇩🇯💙🇩🇯🇩🇯💙🇩🇯💙🇩🇯💙🇩🇯💙🇩🇯💙🇩🇯💙🇩🇯💟🇩🇯💟

  • @SuhaybSiciid-v4b
    @SuhaybSiciid-v4b Před 2 dny

    ilaa maalintii aad youberka aad bilawday waan ku Daawanayay from Hargeisa

  • @awahdemha8042
    @awahdemha8042 Před 2 dny

    Djibouti is not easy❤🎉

  • @user-yv3of1gy1c
    @user-yv3of1gy1c Před 2 dny

    Only reer soomaaliland like isaar ❤

  • @user-yv3of1gy1c
    @user-yv3of1gy1c Před 2 dny

    Only rer soomaaliland like isaar❤❤

  • @barwaqobarwaqo7542
    @barwaqobarwaqo7542 Před 2 dny

    Wllo Sharafaw no duceya inu inta lunsan e shisheye kalkalka ale inu tuso walalkod o ku din iyo dhaqana inay ka qafifiso kharashka halkay mansabkena hos udhigayso e kaftanka ja xidhayso gesiyada somaliyed ano dhali karo boqoro somaliyed o wilal iyo gabdho iskugu jiro maxa ajanib iso arkay kaga darane 4 xabo misane 6 xabo jinina ku meherso alahayka ala wil somaliya on bilash ku gursada la i qatay e dumarow cirbada dib u celiya o qaybta wanagsan ha shaqayso 🙋‍♀️😢

  • @queency7943
    @queency7943 Před 2 dny

    😂😂😂😂 imika dirisloow somali Baad tahay ana somaliyad baan ahay goormaynu isku dhiiga noonay waar adiga cadawgaagu aniga saaxiibkay uu noqon kararaa somaliya meel ay wax isugu tahay lama sheegin Ethiopia cidwalbaa dagta ilaa soomalibaa Dagan gaal iyo muslinba waa lawada Dagan yahay markaa qof waliba qofkuu u arko inuu saaxiib la noqon karo in dabada lahaysto maaha

  • @maxameddeeqcabdale961

    Anaa qabo gabar afghanistan ah wali ka mid ah ahayd khawarijta Taliban ee hada xukunka hayso. Ka dib markey fahmi weydeÿ oo iyadu waxa ay ahayd naag u qaabilsan sahanka oo xitaa hawl gal loo direy rag Ametican ah ayaa cuney wale afhanistan dumar wey hayaan 😂

  • @user-cu8ug4bd2y
    @user-cu8ug4bd2y Před 2 dny

    Idiriskenii uu xanaqay manta sorry wll😅

  • @user-pj7ge1zx1b
    @user-pj7ge1zx1b Před 2 dny

    🤬Jooji khaladka Iyo gafka gabadh soomaliyada ha odhan Iyo hablihi somalida habluhu iskuma jiro somalina dusha ka saari maysid cebta waxad dhahda gabdhaha Somalia ee ha cebeyn hablaha somalida ee sharafta leh ee kale waxa sumcadi iyo sharafti Iyo dhaqan xumada Iyo raqiiska waa Somalia hablihi Somalia dheh ceebta Iyo somcad xumada Wala yaqana inay somali kula so dul gal galshan bal wakase U fiiro waa hablaha somalia kaso jeeda oo kaliya ee maha hablaha somalida somalidu maha Somalia oo kaliya✍️