NINKII HORE EE AMIRA QURUX MAXA KA QALDAN😳

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024
  • SUBSCRIBE SAAR CZcamsKAN HADAAD ARKAYSO...
    WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊

Komentáře • 205

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Před 2 měsíci +99

    Kusaliya nabigeena muhammad scw ❤🕋☝🏼

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan Před 2 měsíci +63

    Wiilka Amiira qurux ayada ku tiir iyo tacab beeshay oo korsata waa gabar karti badan ninka markii uu arkay wiilkii sobarbaaray oo qurux badan ayuu soo jeclaaday kusoo orday nimanka Somaaliyeed badankooda waa bilaa faa'iido caruurtooda weey dayacan

    • @fadxiyasharaf7420
      @fadxiyasharaf7420 Před 2 měsíci +6

      waji malaha nimanka somaliyed qarkod

    • @AbdiFatahkhalif-os1dr
      @AbdiFatahkhalif-os1dr Před 2 měsíci +1

      Maxaad ka ogtahay adi iska aamusuun nimanka soomaaliyed abahaba kamide

    • @Kajol833
      @Kajol833 Před 2 měsíci +2

      @@AbdiFatahkhalif-os1drbadana carurtoda hade hoyada kala tagan caruurta wey ilowaan ilmaha daren aabanimo ayu ubahan yahay 😢😭

    • @ruuncadaey5531
      @ruuncadaey5531 Před 2 měsíci

      Sax

  • @user-ll1or6nl2h
    @user-ll1or6nl2h Před 2 měsíci +23

    Arinta amiira sax ugamad hadlin wll isagaa kaga horeeyay hadalka xaga raga bad u badan tahy xag u hadal

    • @mrfuga6041
      @mrfuga6041 Před 2 měsíci +1

      Ninkan miya xaga raga ubadan marwalba idinka bu iska kiin gada 🤣🤣🤣

  • @sahramohammed4868
    @sahramohammed4868 Před 2 měsíci +67

    Ninka maseer aa hayo wuxuu arkay wilkiso niman kale aabe ugu yeraya iyo gabadhiyo horumar gaadhay oo uba baahneyn

  • @ABDIRAHMAN5558
    @ABDIRAHMAN5558 Před 2 měsíci +66

    FANAAAN WAXBA HANOO MACAANAYN NIOW
    wuxusaan ALLE Rali Ka Ahayn Qof Wada Wxba Tageri mayno Niow 😮

  • @ruun5573
    @ruun5573 Před 2 měsíci +15

    Dhanka amiiro arinkeda darislow marka hore inaad si fcn usoo bartey ahyd adoo wax si deeply ah u fiirin haku dagdagin wll

  • @amincaraalechannel
    @amincaraalechannel Před 2 měsíci +5

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
    mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
    EID MUBARAK ❤🎉🕋🕌❤️

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan Před 2 měsíci +7

    Hormarkeeda ayuu kaxunyhy Thats way uu usoo laaabty Because 1M ayey Gaartay

  • @umalkhayrismacil1305
    @umalkhayrismacil1305 Před 2 měsíci +18

    Abti sasa laga raba welcome back you tube la aanta nuur maleh❤😊

  • @user-ty3uz4rs8m
    @user-ty3uz4rs8m Před 2 měsíci +41

    Gaal iyo islam qof hesayo tagari mayo wayo rabi rali kama ahan

  • @MaryamoKhaliif
    @MaryamoKhaliif Před měsícem +2

    Markan hees lacag kubixinayo Maan sadaqaysto nabigaga kusali wll mcn❤❤

  • @umayusuf3185
    @umayusuf3185 Před 2 měsíci +24

    Aan ku saxo wll amerah arimaha family geeda may keenin social media ee ninka ayaa cod u ka duubay soo dhigay iyadaana khaladka la saray si ay u sharaxdo waxa jira ayay u sheegaty

  • @AbdulmalikOmeer
    @AbdulmalikOmeer Před 2 měsíci +5

    Idiris runta ayan kugu jecelhay wlhi
    Hargeisa ayan ka soo salama brother ❤

  • @Barwaaqohassan-gz6jk
    @Barwaaqohassan-gz6jk Před 2 měsíci +7

    Eyow adiguna Amiira view ku raadso isma dhanata adiga iyo isaguba 😮‍💨😂😂😂🔥

  • @haniihm
    @haniihm Před 2 měsíci +22

    Nimanka waa xaasadiin wlhi waliba ninkan amiiro marko arkay horamarkeeda iyo sidee kor ugu socoto awgeed u usoo laabty ino gabdhaan fadeexeesto waa wasaq lkn cid u joojineesa ma jirto amiiro wataas hada mareesa allha ka qabto ishiisa balayda wajiga muufda leeh uuuf😏

    • @AbdihalimIbnuazkar
      @AbdihalimIbnuazkar Před 2 měsíci +1

      Lkn haduu ilamaha qaato horumar keeda miyaaa istaagaya 😂

    • @haniihm
      @haniihm Před 2 měsíci +2

      @@AbdihalimIbnuazkar haaa sababto usoo laabtay dhanaa ah inoo niyaad jabiyo wlhi ma ilmo rabaa kalabka kamuusan tageen asgo dhalan ilmihii ugu horeeyay waliba ee caloosha lagu siday alla maxaa dayuus Naga dhashy 🤦‍♀️

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 Před 2 měsíci +1

      ​@@AbdihalimIbnuazkarmarkii ilmaha yari isku xaaray isku gaadshayay muxuu u inkiray laha ma dhalin amira wan ku so qarxin u lahaa subxanallaah 😮😢
      Candhaba waxay dashay waa raadsata la yidhi subxanallaah ninka haduu ilmihisa dayaco afla laga laadaya dee loo jojin mayo 😮

    • @Leylo266
      @Leylo266 Před 2 měsíci

      Hoyo ilmaheda laga qatay miyaa faraxsanana laheed hee​@@AbdihalimIbnuazkar

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar Před 2 měsíci +26

    😂😂😂😂😂😂 nio run badanaa runta waxa udheer waa funny wlhii uu ka qoslinayaa midna sideyda ayuu reaction kaa soo bixini kulahaa😂😂 Anuu fikirkeyga Ninka Dib ayuu uga shaleeyey waxyabihii uu amiira ku sameyey wuxu arkay inay horumar gaartay isku filnaatay ka Dib uu maseeray

    • @user-ti1qw1gv5l
      @user-ti1qw1gv5l Před 2 měsíci +4

      Anigu wxan kamid ahay kuwa yaban ee hadana leh acudu bilah 😂😂😂

    • @MomtasOmar
      @MomtasOmar Před 2 měsíci +3

      @@user-ti1qw1gv5l 😅😅😅😅😅 dirisle waxa modaaa inuu inagu dhex jiro

    • @user-ti1qw1gv5l
      @user-ti1qw1gv5l Před 2 měsíci

      @@MomtasOmar Haa wllhi 😂

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis Před 2 měsíci +8

    War 😢 illaahay kaqba salax sanaag ku soo dhagdhaga kuyheh war miyaadan diinta islaamka aqoon

  • @umuridwaan.1610
    @umuridwaan.1610 Před 2 měsíci +8

    Sheekada lama socotid horta soobaar asagaa social media keenay codadkeeda iyadana waxwalba ayee cadeysay oo asagaa cunuga ku inkiray

  • @NasraMahamoud-gw2fu
    @NasraMahamoud-gw2fu Před 2 měsíci +2

    Subxanalaah wll abdi nin cadaana iyo nin somaliya waa isku yacni labaduba waa iga ajanabi melahaas oo kalena ma wanagsanaa 😢

  • @aliqawrahofficial6554
    @aliqawrahofficial6554 Před 2 měsíci +8

    Dirisle khaladka jooji wuxu dhawac ku keenaya amiira ilmaha ninkani horay ugaga tegay hada miyu qiimo la yeeshay waa maya haday social media soodhigto iyo hadiikle iyada dhashay midakle ninka live lagu qabsaday iyo arimaha ilmeheda maxad iskugu xidhaysa .

  • @HoussenAbdi-fc2ls
    @HoussenAbdi-fc2ls Před 2 měsíci +6

    Legend idirisle legend from djbouti

  • @maziyamuhiim2093
    @maziyamuhiim2093 Před 2 měsíci +20

    Amiiro ayada wax banaanka ma keynin nikaa rabay inuu ceybeysto sidaasee u soo hadashay oky

  • @queentasniim2696
    @queentasniim2696 Před 2 měsíci +4

    Telephone ka inlaga qaban wye iyo in cunugisa Bara laso dhigi laga tashan kuye aqligaga ma intasu kusi ninka marka lagala tasha Naya cunigisa soo kii uu yiri wecelka ani ma dhalin Maha 😂 amiira wlhi waa dulqat Kiya qofa hdeyba wxa udul qadaneyso.

  • @user-hl4hh4kb3p
    @user-hl4hh4kb3p Před 2 měsíci +6

    سبحان الخالق

  • @user-ew1kv5sw1n
    @user-ew1kv5sw1n Před 2 měsíci +7

    Maxa ka galyy ninka amiira adi ma rabtaa

  • @user-uc8xi5qo7c
    @user-uc8xi5qo7c Před 2 měsíci +2

    Masha Allah wllo ❤❤

  • @ASADHHAJIYOW
    @ASADHHAJIYOW Před 2 měsíci +1

    Inta Aanad Soo.Eegin Profile ka Mad I Taageerta😂

  • @ashasangbe9449
    @ashasangbe9449 Před 2 měsíci +1

    Aqliga Ilaahey hakuu dhaafo dirisla👍

  • @user-iz3mg7qe8y
    @user-iz3mg7qe8y Před 2 měsíci +2

    Waar naagta anaa qabi jirey caanyo ayey noqotey waan furey😂😂😂😂😂

  • @foziaali7610
    @foziaali7610 Před 2 měsíci +2

    Qalad ayaad ufikirtey Amira asaga xumeeye nijaska😟

  • @mimi-ahmed55
    @mimi-ahmed55 Před 2 měsíci +4

    Naarta noo qalqali adi dofarow

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 Před 2 měsíci +1

    Si fudud ku socod bar ubadkaga adoon wax gaari isticmaalin 🎉🎉kasoo daawo chnnlka queen fardowza official ❤❤❤

  • @abdinafacdahir1625
    @abdinafacdahir1625 Před 2 měsíci +4

    Ba waa qiiq waa qiiq😂😂😂

  • @NasiimaBintuHajiomer
    @NasiimaBintuHajiomer Před 2 měsíci +2

    Waad fikir xuntahay idirislow

  • @khadrakhaliifdheeman1469
    @khadrakhaliifdheeman1469 Před 2 měsíci +1

    Waa sabab uu ahaaa inayuuu arkay gabdhi oo hormare samaysay ooo nolol qurux badan hystaa iyuuu wiilkii oo la koriyay isag la aantina noolow uu yaabanyay mrkaas😂😂😂😂 amira wlhi waa nag adag mnzh allah ❤

  • @ciyaalxamar27
    @ciyaalxamar27 Před 2 měsíci +1

    Fadeexo Video ga udan beyo an so dhigay so eeg

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 Před měsícem

    Wllhy dhalinyaradii inbadanoo kamida way halaabeen

  • @Axlamiiiiiiiii12
    @Axlamiiiiiiiii12 Před 2 měsíci +1

    Chris brown bad leegtahay ayyow

  • @Leylo266
    @Leylo266 Před 2 měsíci +2

    Soshial media isagaaba 90ka soo dhigo wiilka yar e wax hubso

  • @Abdifitah1988
    @Abdifitah1988 Před 2 měsíci +2

    Dirisle waadhibloow qorbaha aad u fahme iyo xaqiqda

  • @Mrzaki-ro8nf
    @Mrzaki-ro8nf Před 2 měsíci +2

    Waa qiiq waa qiiq

  • @HAZAZIBULLE-x7k
    @HAZAZIBULLE-x7k Před 2 měsíci +2

    Team dirisle one subscribe only

  • @rowdoahmed4486
    @rowdoahmed4486 Před 2 měsíci

    Masha Allah Dirisle ron Ayooshegay🎉🎉🎉

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 Před 2 měsíci +2

    Gabadha talow waa cadcad is yidhi malaha ma ninka yidhi xaskiisa wan ku soo qarxinya ayaad u doodaysa wiilka xita haka qariso ayka foosha xun subxanallaah
    Deemeerba dameerka ka foolxun ka aqlaq xunyahy la yidhi😢😮

  • @Abdirizack_ar
    @Abdirizack_ar Před 2 měsíci +1

    Kan aamusan oo dhahayo Acuudu bilaahi mina shaydhaani rajiim. Waa aniga.

  • @user-pf3wh7dx6w
    @user-pf3wh7dx6w Před 2 měsíci +1

    Team Amiira🎉

  • @Axlamiiiiiiiii12
    @Axlamiiiiiiiii12 Před 2 měsíci +1

    Aamu abaha afka qadhmuun kawase😂

  • @fiifii8276
    @fiifii8276 Před 2 měsíci +1

    Dirislow anigan markaan fikiray oon aad u fikiray waxa iso baxday ninkan inu narcissistic yahay u arki layahay farxada yar e gabadhaas sidu uga jiiri laha farxadana u isku dayaayo

  • @hamzikabdi7029
    @hamzikabdi7029 Před 2 měsíci

    Dirisle abdi the real goet

  • @HYSh2023
    @HYSh2023 Před 2 měsíci +1

    LABADAAS MIDNA MA AHANE . AMIIRO FARXADEEDA AYUU KA MASEER SANYAHAY SAA AMIIRO QURUX WAXAY BUUXISEY (1Milyan) MARKASTOO AMIIRO FARAX SANTAHSY WAA UU SOO HADLAA . CAASHAA SE U AARTAY AMIIRO VIVA DUMARLAND.

  • @user-dj3lg7tt8z
    @user-dj3lg7tt8z Před 2 měsíci +2

    Anu ninka amiira dhank positive ka eeego qofku wuu xumaan kadhaa wuuna is bedelaa ninka iyo amiira wax xumaaan kama dhaxeyaaan oo de gabdhan dhibjeeeda uuu. Bu dareeemay
    Ninkan ilmihiiisa I think wuu bilaaa

  • @HaboneMohamed-s1q
    @HaboneMohamed-s1q Před měsícem

    Shaqo an shaqadada ahayn ayad kashay darisleh Abdi

  • @SuadMohamudfarx
    @SuadMohamudfarx Před 2 měsíci +2

    2:35 yaaab yaa soomaaal😢

  • @hibaali4311
    @hibaali4311 Před 2 měsíci +2

    Nin Akha yaarah reerkiis ogo laka Amar qaata mar hore furaya maxa laka Amar qaata

  • @user-nm2pi6uh2e
    @user-nm2pi6uh2e Před měsícem

    Is good salah sanaag

  • @FarduusmaxamedAxmed-wf5oc
    @FarduusmaxamedAxmed-wf5oc Před 2 měsíci

    Dirisle warbaad u waalaty wll 😂

  • @user-xl5hs4xr9m
    @user-xl5hs4xr9m Před 2 měsíci

    Naagaha akhlaaqxumaa haysa wa yahan awalpa inta dabka lasaaro ayay aamusi jireeen 😁

  • @user-wx5pi3zf3y
    @user-wx5pi3zf3y Před 2 měsíci

    Habartaa siilkeed iibsanayso ana kuwaso

  • @AishaSaid-bh6hf
    @AishaSaid-bh6hf Před 2 měsíci

    Firt coment

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 Před 9 dny +1

    They want to compete with Chris Brown? With no talent or common sense? 😂😂😂😂😂

  • @saciidamaxamuudaxmad3527
    @saciidamaxamuudaxmad3527 Před měsícem

    Hees iibso=Naar iibso

  • @choukrinouraqurux3035
    @choukrinouraqurux3035 Před 2 měsíci +3

    Waaaw Will ciise

  • @cabdiKhaniMaxamuudcali
    @cabdiKhaniMaxamuudcali Před 2 měsíci +1

    😂

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 Před měsícem

    Taageerada caynkaasa waaxay macaasida lacagta lagu bixinayo waaxay suxaanalàah ilhyw nasoo hadee 😱😱😱😱😱😱

  • @Filsanqamuus
    @Filsanqamuus Před 2 měsíci

    Waa la dhibaateyn jiraye ma hadli jirin

  • @user-wp9lg2ln1i
    @user-wp9lg2ln1i Před 2 měsíci

    Dirisle reactionkisa Cadi maahan ninkan Wa goat

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 Před 2 měsíci +3

    Dumarland❤

  • @user-ly1we7pe4h
    @user-ly1we7pe4h Před 2 měsíci

    Hussein og maa isku tihiin😂😂😂

  • @user-oy1iv6gz6q
    @user-oy1iv6gz6q Před 2 měsíci

    Chris born 1989 may 5 his only 35 😂😂😂

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 Před měsícem

    Suxaanalàah 😢

  • @yahyoosgym9726
    @yahyoosgym9726 Před 2 měsíci

    Mame is only fanan

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 Před 2 měsíci

    Wàa runta wlh Somali qarked wàa bila damir

  • @user-ts6rr7en6c
    @user-ts6rr7en6c Před 2 měsíci

    Gaaaal iyo islamba tageeri maayo marba haduu fanan yahay😢

  • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
    @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc Před 2 měsíci

    Alla khaso waynaayeey😮

  • @Suuban225
    @Suuban225 Před 2 měsíci

    Qoqon views radis ah amiira amaan hagaa hesho yahuu

  • @Rumaanbadriyuusuf
    @Rumaanbadriyuusuf Před 2 měsíci

    hormrkedu kaxunyhy iyo nolshy kunoshahy

  • @issackabdullahi3895
    @issackabdullahi3895 Před 2 měsíci +1

    Irsaaqadaan waaxaaraan

  • @user-lq1xr6hk3p
    @user-lq1xr6hk3p Před 2 měsíci

    Chris brown is not easy ❤❤❤😂😂😂😂

  • @CabdiwaxidAxmed-jh9br
    @CabdiwaxidAxmed-jh9br Před 2 měsíci +1

    Asc

  • @Suzyuser-gs9cm2vx2i
    @Suzyuser-gs9cm2vx2i Před 2 měsíci

    Chris brown maa adoo dhalan caan ahaa hoogadoo ba'ay😭😂

  • @Wiil_hoog...
    @Wiil_hoog... Před 2 měsíci +1

    Views ne walagu Raba amiiro qurux ina ku hesho o title ka amiiro qurux aya kuso qoranee muqalka gudahiisa ne gabar gabar gabar aya ku jirtaa Nclye wa mss 1m weyka cansan tahy kaa views bdn tahy mana isku dhabidiin mrkasa Rabtaa nucaas ina qof ku dafirto mise wxa is dhahdy views la ana kgu dhacd3 derislahagi hore kulabo o dadka magaranayo le iska dheh sidase kgu kla kece ma is dhahday badaan views la anta sida ugashay le wye mana ka bxeysid Big gb ayadna noqoty wadna ahaneysaa Now adiga io muniir aqaa isku level aya tihiin io kamaal abdul☹️

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin Před 2 měsíci

    Maya maya maya ha dhiiri gelin heesaha iyo in la isku dhagdhago lacagna haku bixina daawashadooda

  • @hollaatme2991
    @hollaatme2991 Před 2 měsíci +2

    Hada qof Ma waninosa
    Mase qofba faninosa😂😂

  • @user-sn3ry2xr1p
    @user-sn3ry2xr1p Před 2 měsíci

    Waxay muuqaal u eg kan aa jira lkn wiilkan ma ahynee

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 Před 2 měsíci +2

    Wcs

  • @Khalidkasim860
    @Khalidkasim860 Před 2 měsíci +1

    War miyaad Bubta sac sallow dhiman

  • @user-fl1eu1mi6x
    @user-fl1eu1mi6x Před 2 měsíci +1

    Mx khldn😅😅

  • @IkhlasMohammed-mg7ud
    @IkhlasMohammed-mg7ud Před 2 měsíci +3

    Ma showyada galad nagu dhiri galinaysa mad masjidka gala na dhahdid😂

  • @AhmedbillowFarah-zm1ds
    @AhmedbillowFarah-zm1ds Před 2 měsíci +1

    😢😢😢

  • @user-kw9nq3um7j
    @user-kw9nq3um7j Před měsícem

    Wll hadaba wad hadashey balse aan mid yar ku shego. Amiira waa boqorad waa hoyo adag. Ilmaheda iskada social media meshey donto ayay so dhiganeysaa. Ninkaad danyelka u eg. Asiim waa ilmuhu shaley laha ma dhalin. Hada marka duqonimadada. Waxad ku hadleyso eeg ilmihisu inlaso dhigo me laha kulaha war aqli kudar nio

  • @SihamFarah-vs2jp
    @SihamFarah-vs2jp Před 2 měsíci

    Markee howlaan kuheso amiira arimheeda maa iska dhftid 😂😂

  • @hoodoaxmed630
    @hoodoaxmed630 Před 2 měsíci

    Xumaan latagerimayo

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 Před 2 měsíci +1

    ❤🎉

  • @toobiyahatoosanchannel836
    @toobiyahatoosanchannel836 Před 2 měsíci

    Subxaanallah ogow imika markaad leedahay 1 dollar ku iibso heesaha dadka xumaan ayad faraysaa ilaahay ka baq wllo

  • @moustacheone5436
    @moustacheone5436 Před 2 měsíci +2

    Runta ayan kugu taagera sxb dirislow 🎉🎉🎉

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 Před 2 měsíci

    😂😂😂😂😂😂 alla maxay ku dhigtay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 Před 2 měsíci

    Kulaha in la waydiyo ma kena social media ilmaha yar 😂😂😂ma isaga .eel ku ogaba maba dhalin yidhiye ilamahe😂😂😂

  • @fiifii8276
    @fiifii8276 Před 2 měsíci

    Chris brown ma ado dhalan caan ahaa😂

  • @user-ts6rr7en6c
    @user-ts6rr7en6c Před 2 měsíci

    XALIMOOYINKA marne wey is taageeraaan marne xasid isku yihiin😅 sidey ugaleen farax fiicaanaa magow😂

  • @yusraabdalla-dl6ev
    @yusraabdalla-dl6ev Před 2 měsíci

    Ani waxa ku dhihi laha laba kuso baxday oo aa ku fikirtay waa qalad ee dib ufikir