FARXIYA FISKA IYO OCTOBAR WADKA UUNBAA KALA KAXAYN KARA // YAA QALDAN YAA SAXAN😳

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024
  • SUBSCRIBE SAAR CZcamsKAN HADAAD ARKAYSO...
    WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊

Komentáře • 41

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 4 měsíci +32

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️😢

  • @maryansheikhabdi6860
    @maryansheikhabdi6860 Před 4 měsíci +9

    Fiska iyo mubarak isku waara masha allah

  • @mohamedissa5857
    @mohamedissa5857 Před 4 měsíci +6

    Dirisle Shade cade keep going

  • @foozia426
    @foozia426 Před 4 měsíci +4

    Maasha allaah ❤

  • @user-mg4qp4qh1x
    @user-mg4qp4qh1x Před 4 měsíci +4

    Eid Mubarka. ❤

  • @ashamuse7410
    @ashamuse7410 Před 4 měsíci +3

    Waayo macalinka iyo abtiga ama adeerka waa dad u dhow oo aan laga shakiyeeynin balse waxaa ka buuxo kuwo xuxun oo sameeyo waxa la sheegayo iyo ka daranba

  • @helborone5756
    @helborone5756 Před 4 měsíci +2

    dirisle wa fanny wlhi 😂😂😂😅

  • @cumarxuseenchannel4732
    @cumarxuseenchannel4732 Před 4 měsíci +3

    Dirisle cayarta cajaibka cayareysa 😂😂😂😂😂cayarta Ciida miyaa😂😂😂😂😂😂wad iga washay

  • @HoussenAbdi-fc2ls
    @HoussenAbdi-fc2ls Před 4 měsíci +4

    Reer Djibouti is muujiya❤

  • @user-dj3lg7tt8z
    @user-dj3lg7tt8z Před 4 měsíci +1

    Dirisle jacaylka wa lag dareemaya cuz waa qurux badnaatey adi iyo ashwaq kulankiina mar2aad waan sugeyna i.a

  • @nasrahassan1540
    @nasrahassan1540 Před 4 měsíci +1

    Masha allaah adliga ayaan kugu jeclahay

  • @user-dr6yy3lb6i
    @user-dr6yy3lb6i Před 4 měsíci +1

    Mach Allah ❤ wll tu me plaît beaucoup 😢

  • @abdirahmannourfarah5613
    @abdirahmannourfarah5613 Před 4 měsíci

    Légende ❤❤❤

  • @naxnoofficial4445
    @naxnoofficial4445 Před 4 měsíci +2

    yaa ku ogeeysiiyay adiga see ku ogaan kartaa in u basaboor weydiisan ma ogin anaaka dhan 😊

  • @user-xf8tw2to8z
    @user-xf8tw2to8z Před 4 měsíci +2

    Saas uun bay noqon

  • @guleidabdi6038
    @guleidabdi6038 Před 4 měsíci +3

    Dirisle's prime come back 😂

  • @omuhadiya8737
    @omuhadiya8737 Před 4 měsíci +1

    Naagtan busaaradbaa ka ooysiinaysaa shilamadii xaaranta ahaabaa ka soo dhamadey waatan baaa lasoo fadhiisatay malmahan ilahay haduu hadeys uqoray hasoo hadeyo hadii kale midhii ay beeratay guranaysaa oo ugu horeyso baaaaaaaa😅😅😅😅

  • @Ahmedawale-vx4dh
    @Ahmedawale-vx4dh Před 3 měsíci

    Qofta queen qawan dhibta eey sheganeyso wa dhab wayo aniga waxa ila dhalatay 24 shanba jirto Europe iyo istureli 2 ana Nairobi ayan ku dhibateysanahay wll wa xasiid kula dhashaay

  • @munahfarxan3964
    @munahfarxan3964 Před 4 měsíci

    Dirisle shaadh bluug

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 Před 4 měsíci

    Idiris ka soo hadal Arista manaal iyo shiin waa taa saaxiib la aheed oo ck ku xumee ahayad in aad ka soo hadasho😂😂😂😂

  • @Xafso25
    @Xafso25 Před 4 měsíci

    Reer aaqiraad bay ka dhigtay😂 weyna ku dealing yaratay😂😂😂😂

  • @somalifunny3709
    @somalifunny3709 Před 4 měsíci +2

    Sababta uu ug codsan la,aa yahay inay qaado oo yurub geysa waa dee yurub jaad ma yaallo wllo 😂

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 Před 2 měsíci

    Way lacag jecleshahay waa iska Caadi dsdkana Way ku mar mar siyoonaysaa

  • @user-cm6wy9tb8f
    @user-cm6wy9tb8f Před 4 měsíci

    Dirisle hadalka ufirso alumni adigu waxaad racdaa hibadada yacnii xirfadada ka shaqeyso lacagtu weykusoo raci balse lacata ha raacin uu dhahay

  • @AhmedCarab-lv8ix
    @AhmedCarab-lv8ix Před 4 měsíci

    Hesta sharma boy kasoo hadal

  • @mohamedderow1349
    @mohamedderow1349 Před 4 měsíci

    Dad badaan ayan arkin inu dirisle tai xidhay 😅

  • @ibrochannel1722
    @ibrochannel1722 Před 4 měsíci

    idris waa fatal yaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Maryam-wc9lm
    @Maryam-wc9lm Před 4 měsíci

    Lacgta ha ceyrsan wd khalad fahantan filayaa naftada dhis marka hore lcgtu xirfadadey ku xiranthye

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 Před 4 měsíci

    Wcs

  • @keyzibrownlive1896
    @keyzibrownlive1896 Před 4 měsíci

    Macalin xaliya ayad u ekatey

  • @happyomar6903
    @happyomar6903 Před 4 měsíci

    Lakiin haday xunyiin dadka dhalay ubadkuna way xumaanayaan

  • @Nashaad452
    @Nashaad452 Před 4 měsíci +1

    Wa run dee wa copy

  • @tigershorof8113
    @tigershorof8113 Před 4 měsíci

    Darisle waad dhuub natay wlhi maxaa ku helay zxp 😢

  • @user-lq1xr6hk3p
    @user-lq1xr6hk3p Před 4 měsíci

    😂😂😂😂

  • @baxzanabdi2007
    @baxzanabdi2007 Před 4 měsíci

    Adiga cali baba io anuuush ma ada kala diray

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 Před 4 měsíci

    Kkķkkkķ

  • @CabdiQadir-if9il
    @CabdiQadir-if9il Před 4 měsíci

    Waraa xoola tahay Naka aamis❤

  • @QORSHE-MEDIA
    @QORSHE-MEDIA Před 4 měsíci

    Dirisle wllhi i amina waa bisaarad hadlaysa

  • @happyomar6903
    @happyomar6903 Před 4 měsíci

    Lakiin haday xunyiin dadka dhalay ubadkuna way xumaanayaan