TIKTOK WA WADA OOHIN😂 REER COMENTLAND KULA DAARASHADA JOOJIYA IDINKA JACAYL IDIN MA QABTO WA OGAHAY😂

Sdílet
Vložit

Komentáře • 1K

  • @Apdihakiin
    @Apdihakiin Před 2 měsíci +91

    Hadii Aad U Jeedo Magaca Allah (الله) Like👍🤍

  • @AnshaxGemar
    @AnshaxGemar Před 2 měsíci +128

    Qof ka khayr badan dunida Masoo marin rasuulkeena nabi maxamed scw scw😢❤

    • @user-mw7qy9rl6h
      @user-mw7qy9rl6h Před 2 měsíci +1

      Scw Scw scw scw scw scw

    • @hiboabdi9392
      @hiboabdi9392 Před 2 měsíci

      haaa aad iyo aad saxib qali lkn meel kasta oo bila yacni ah laguma so daro magaca rasuulkeena med scw

  • @user-bb1rx8vi6w
    @user-bb1rx8vi6w Před 2 měsíci +269

    Hooyo mcn Allah ku naxariisto janada ilahy haa nagu kulmiyo 🤲🤲

  • @IbrahimJunior-gp4nt
    @IbrahimJunior-gp4nt Před 2 měsíci +129

    😮team wasirka one like ❤

  • @matharali9783
    @matharali9783 Před 2 měsíci +288

    Kusali nabigeyna MOHAMMED scw scw scw scw

  • @Hamze-vw4xj
    @Hamze-vw4xj Před 2 měsíci +56

    Nabigeena booskisa qoof nobuxiya maan helaaynno " qof boskaga ii buxiyaaa adunka majiroo🥰🥰"

  • @rermagalcashaq5570
    @rermagalcashaq5570 Před 2 měsíci +157

    Halmar igula sali xabibkena maxamed scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @ahmedfiiraan3383
    @ahmedfiiraan3383 Před 2 měsíci +98

    Shan Sano oon xiriir laha gabadhi wanu is calfan wayinay😢 qisoyin adag waxay Naso dhex Maran balze Manta gabadh kale ayan guurzaday noloshayidana wan ku faraxzanahy Alxm gabadhi waxan u rajayinaya calaf khayir qaba noloshuna Kuma ciisho 😢

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 Před 2 měsíci +48

    اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.🕋

  • @fatimaladan827
    @fatimaladan827 Před 2 měsíci +44

    Hooyo 💔⚰️🥹🥹🥹iyo aabo allh u Naxariisto 😢😢😢🥹⚰️💔🥹⚰️💔🥹💔⚰️

    • @mariyamaxamed7324
      @mariyamaxamed7324 Před 2 měsíci

      😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭allah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @ABDIMALIKAM
      @ABDIMALIKAM Před 2 měsíci +1

      Aamiin yarabi

    • @user-vw6ij4mo1y
      @user-vw6ij4mo1y Před 2 měsíci +1

      Amin

    • @suuraaxmed4860
      @suuraaxmed4860 Před 2 měsíci +1

      Amiin 😭

    • @siciidyare
      @siciidyare Před 2 měsíci

      Alaha unaxristo ❤

  • @nimcomohamed530
    @nimcomohamed530 Před 2 měsíci +38

    Ninka kaliye TikTok ga wixi buuq ka jira iga da ba geeya ano iska dhafay isticmaalka TikTok ga wasiirkeena 👏🏻👏🏻👏🏻

  • @dr_najmamuse9839
    @dr_najmamuse9839 Před 2 měsíci +11

    Allaha unaxariisto 2deyda waalid waa ka kaba la’ahay 😢😢🤲🤲

  • @user-qh8eb7cl9b
    @user-qh8eb7cl9b Před 2 měsíci +6

    Ilhay haku naxriisto hoyo mcn😢😢😢😢

  • @munasiciid2947
    @munasiciid2947 Před 2 měsíci +13

    😢😢ani igama tegin rabbina igama qaado insha'Allah 😢lkn waa iga fog yahay😢rabbi nabd haygu keeno inshallaha😢🤲

  • @user-cy3hd1id8y
    @user-cy3hd1id8y Před 2 měsíci +21

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi

  • @nasraabdi3471
    @nasraabdi3471 Před 2 měsíci +5

    Dadka hooyo la aaday heesta like me ma ana heli kara qof boskaaga ii buxsha momy miss you 8 sano isma arag allah nabad nagu kulansiiyo janadeydii 😭🤲❤️😫

  • @saadeaali9231
    @saadeaali9231 Před 2 měsíci +3

    Hooyadey mcn. Alllaaaah ku naxariisto hooyadey mcn 😭😭😭😭😭😭

  • @farhiyaxasan2578
    @farhiyaxasan2578 Před 2 měsíci +30

    Ani maa kugu horeyo mise anaa mooda😂😂😂 teem saudi❤

  • @munaismail2019
    @munaismail2019 Před 2 měsíci +2

    Waxa igu banaanatay Halkad igaga beegneyde Rabi hakuu naxariisto Hooyo Adiga iyo Hooyo kastoo Muslima oo dhimatay 🤲🤲

  • @farhiya2269
    @farhiya2269 Před 2 měsíci +22

    Ish iyo uf somalida horumarkeedu waa hees tolow maxaa bilaa caqli dadkeena unoqdeen somaliyeey wakhtiga halaga faaidaysto aduun iyo aakhiro kabaxa bilaa macniga Ani ilahay iga koriyey hees ayaan umahad celinayaa Kun jeer allow mahadaa

    • @abdiyousuf3157
      @abdiyousuf3157 Před 2 měsíci +2

      Qof cabqariya ayaad tahay waa wax lala yaabo somali iyo malayacnigeeda

  • @shijo2055
    @shijo2055 Před 2 měsíci +11

    اللهم أصلح بلادنا والبلاد مسلمين ولا ومسليمات 🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ifrahali7371
    @ifrahali7371 Před 2 měsíci +6

    Anigu dhinaca hooyadan la’aaday because I miss my mom ❤❤❤

  • @abdirizakomar7491
    @abdirizakomar7491 Před 2 měsíci +18

    Wasiir waan ku salaamay ma hees cusub ayaa soo baxday

  • @maarizaaliofficiall69
    @maarizaaliofficiall69 Před 2 měsíci +23

    Wasiir allah ha ii aqbalo ducadaada 3 years 😢 baan waqti ku dhumiyay wado cad buuna iiga tagay 😢😢😢

    • @SaidBinYusuf
      @SaidBinYusuf Před 2 měsíci +2

      Sorry 😢

    • @IqroNalka
      @IqroNalka Před 2 měsíci +4

      Sorry wll lkn duceyso inu mid ka kheyr bdn alle ku sahlo

    • @nimcoadam9437
      @nimcoadam9437 Před 2 měsíci +1

      Sorry my sister 😢😢

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 Před 2 měsíci +6

    Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend

  • @user-ve5ur2yx3i
    @user-ve5ur2yx3i Před 2 měsíci +4

    First comanty waa ku salamay wasiir

  • @XariirMatan
    @XariirMatan Před 2 měsíci +2

    Alxamamdullilah wasiir Anigu farxiyo 11 Calaf ayaan uyeshay Gabadh mudan ubixinayna alle ayaa nagu arsaqay
    Muqaladadana si wada jira ayaan u daawana

  • @Jacyl123
    @Jacyl123 Před 2 měsíci +6

    Maana helikaraya booskaga qof ii buxsha 😢ayeeyo mcn 😭🫀ilahy Haku naxaristo

  • @dalmaraadan1848
    @dalmaraadan1848 Před 2 měsíci +9

    Shan sano oon xiriir😭😭😭🇸🇴💙💘🙏

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Před 2 měsíci +5

    Halkaa ka wad hooyo axmed keeysow allow dhalinta noo badbaadi yaa rabi somali badbaadi meel kasta oo aan ku nool nahay ❤

  • @xareedbileofficial3878
    @xareedbileofficial3878 Před 2 měsíci +14

    team aamiin yare like saar

  • @KamaalMaxamed-uw8ym
    @KamaalMaxamed-uw8ym Před 2 měsíci +9

    Wasiir manta anigaa ugu soo horeeyee igu sharaf dee sxb qalbi xaadhan

  • @geenyoGadoon08
    @geenyoGadoon08 Před 2 měsíci +17

    Alla xaajigeyga macaanka badan ayaa iga maqan allaha sama iigula kulmiyo aduun iyo aaqiro kuguma waayo❤

  • @user-yv1kj4xj8r
    @user-yv1kj4xj8r Před 2 měsíci +144

    4 sano ayey téléphone ka iga kabeen ladaxay😢

    • @maryuuma2662
      @maryuuma2662 Před 2 měsíci +10

      Anaa ka qabanaye isoo wac😂

    • @MohamedHassan-we5me
      @MohamedHassan-we5me Před 2 měsíci +5

      Wan kuso qabanii telka iso dir nh omie😢😮😊

    • @SucdiAbdi2023
      @SucdiAbdi2023 Před 2 měsíci +5

      Inay noshahy maka war haysa

    • @hollaatme2991
      @hollaatme2991 Před 2 měsíci +3

      Xalimo ninka xaasle waye maskinka ha wanjalin😂😂😂

    • @SucdiAbdi2023
      @SucdiAbdi2023 Před 2 měsíci +1

      @@hollaatme2991 asaga ma dhihinoo 4yrs iga qaban la.dahay mise ana mooday😂

  • @user-ji3nj9cx1j
    @user-ji3nj9cx1j Před 2 měsíci +8

    Oo my jaceelkeygii yaraanteydii oo aan waligey iloobeynin😢😢😢😢😢

    • @sadiriyaaally2539
      @sadiriyaaally2539 Před 2 měsíci

      2011 saacidkayga kuma ilawin ilaa hada asna wa gursaday Ana wan gursaday lkn hada Anaga isu so laabanay illahay guur xalala iyo awlaad hana kala siiyo ❤

  • @safiyocabdulahi-jv1uq
    @safiyocabdulahi-jv1uq Před 2 měsíci +7

    wllhi sidaan u jeceladey waligey qof uma jecelaanin balsee asaga uu faraxsan yahey allow u ziyaadi farxadisa waa farxadey I miss you camerkayga

    • @user-ov7fv1ko5o
      @user-ov7fv1ko5o Před 2 měsíci +1

      Walal ha u murugon waxad weyday ilaahay wuu ogyhay waxa ku wngsn isaga Ina weysane qeer ku aheed alx dheh iimaankaga marnaba yuu daciifin❤😊

  • @mahamedalikaftanshax9535
    @mahamedalikaftanshax9535 Před 2 měsíci +3

    Aaaaah waaaaaw😢❤waa jcyl dameer la'aan ah aaaa

  • @ahmedabdihakim1250
    @ahmedabdihakim1250 Před 2 měsíci +2

    Alxm ...i never try to have g.f because of learning many lessons from past history of elders and i believe love is tiresome journey.... Now am enjoying freely and watching sorrowful with one's who failed in love 💕😢

  • @XakimoCabdi-kg4wj
    @XakimoCabdi-kg4wj Před 2 měsíci +3

    Qofkii ugu horeeyay❤ waziir reply

  • @naciimomaxamedcumar338
    @naciimomaxamedcumar338 Před 2 měsíci +4

    Hooyo mcn Allah haku naxarlsta ⚰️😭🤲🤲💔

  • @user-ff9dr8mi7m
    @user-ff9dr8mi7m Před 2 měsíci +6

    Aamiin hooyo waydhimate ale hownaxariisto

  • @cabdulahiaxmed1445
    @cabdulahiaxmed1445 Před 2 měsíci +2

    Asc ciid mubarak zaki

  • @aamin4632
    @aamin4632 Před 2 měsíci +3

    1m coming soon I.a🎉🎉🎉🎉🎉 congratulations wasiir

  • @Mila_Ahmed
    @Mila_Ahmed Před 2 měsíci +5

    Waziir 800k mardhaw insha Allah 😮♥

  • @user-vo5ld4vi8v
    @user-vo5ld4vi8v Před 2 měsíci +3

    Inta foodada wada waan idin salamay🖐️😂😂

  • @Amii395
    @Amii395 Před 2 měsíci +2

    Hooyo laanta nolshu aad ayay igu adktay ilahy hooyo janda hanagu kulmiyo 😢👸🏻❤️amiin🤲

  • @user-oq1zl7fl7h
    @user-oq1zl7fl7h Před 2 měsíci +7

    3 sano iyo dheerad aa kala maqneen hada dib isku helnay Allow guri xalala waan jeclahaye

  • @mohaibrahim348
    @mohaibrahim348 Před 2 měsíci +6

    Team saraakhiisha one love like❤

  • @maahirhajihassan7509
    @maahirhajihassan7509 Před 2 měsíci +3

    First comment zaki bin haji 🙋‍♂️😁

  • @user-ju1zb7to6q
    @user-ju1zb7to6q Před 2 měsíci +2

    Wasiir heestan anaa sameyey😂❤

  • @user-zh2eh9vr3c
    @user-zh2eh9vr3c Před 2 měsíci +1

    ma jiro ruux ka sharaf badan subanaheni mohamed ahaa scw scw scw scw
    ilahaw unaxariiso hooya kasta oo dhimaday kaar ahaan hooyaday mcn

  • @Sooraan
    @Sooraan Před 2 měsíci +4

    Scw love saara azxapey❤

  • @user-pn7ju3nv3s
    @user-pn7ju3nv3s Před 2 měsíci +3

    First comment vidiogan waa sugaayw😂❤

  • @libanahmed8481
    @libanahmed8481 Před 2 měsíci +2

    Hooyo macan allah ku naxariisto janada ilahy haa nagu kulmiyo🤲🤲🤲😢😢😢😢😢😢😢

  • @diamondjama9696
    @diamondjama9696 Před 2 měsíci +2

    Allah ha u naxaristo Hooyo macan

  • @munibjnr3101
    @munibjnr3101 Před 2 měsíci +16

    Waliiga intaadh qofkii uguhorey noqataay waxaad soo qorto maweysee😂😂😢😢❤

  • @maanrizakofficial150
    @maanrizakofficial150 Před 2 měsíci +7

    Dumar wan ogolanay inay isku so duuban barortan lkn raga bishimaha dhuqaya😂ee is jajabinaya maxay u jedan nio ragasa unacay wlh ani tiktok calacala inta ila nacday❤❤

  • @haniyasinmahmed
    @haniyasinmahmed Před 2 měsíci +2

    Wasiir qofkii ugu horeeye aa ahey😂❤

  • @birmadyare
    @birmadyare Před 2 měsíci +2

    Show Dadkuba Jacayl buu lawada liitaa Balo ku dagtay 😂 Amiin Yare Wuu Naga Waalayaa Keep Going Walalka 🙏

  • @Ayuup-paast0
    @Ayuup-paast0 Před 2 měsíci +9

    Waziir adna ex tadi aya so xasuusateey miyaa 😂😂😂

  • @user-cy2eh2xd2q
    @user-cy2eh2xd2q Před 2 měsíci +13

    6:20😂😂 May waziir jiq iguma aha Walahay waziirku caadi maaha. 😂

  • @rahmaomar3018
    @rahmaomar3018 Před 2 měsíci +2

    Zaki bin xaji 1m ku rajena inshallah from djibouti

  • @abdulahiroble4978
    @abdulahiroble4978 Před 2 měsíci +2

    Asc asxbta wan idin salamay an ku salino xabibkena Mohamed scw an ku xamdino allah SWT peace 🕊️ and love Somali weyn one love nabad iyo bararo ❤❤

  • @shahaadboyshahaadboy2405
    @shahaadboyshahaadboy2405 Před 2 měsíci +16

    halsano gudaheed ayan waxan wayay curadkayga iyo hooyadiis aabo wan idin xisay gadashiin nolol ma arag 💔💔💔💔

    • @umuahmed6246
      @umuahmed6246 Před 2 měsíci +2

      Samir iyo imaan alle ha kaa siiyo wll 😭😭😭

    • @AsadAliKhanKhanPapa
      @AsadAliKhanKhanPapa Před 2 měsíci +2

      Samir iyo iimaan Allaha kaa siiyo wllkay

  • @DUNIDACUSUB155
    @DUNIDACUSUB155 Před 2 měsíci +9

    Like ha ii Saarin lkn ku saliya xabibkeenna Nabi Maxamed scw

  • @Ismailnadir1
    @Ismailnadir1 Před 2 měsíci +2

    Team zaki bin xaji is muujiya 1M subscribers ah adigaa Ka dhiman

  • @AdanSiyaad-mj8jr
    @AdanSiyaad-mj8jr Před 2 měsíci +2

    Hooyo ale haku xafido ❤️ ❤❤

  • @user-gj4dl2iu9d
    @user-gj4dl2iu9d Před 2 měsíci +18

    Ex💔waan uxiisay lkn naag kale ayuu iga raacay😢 see waye wasiir qiiradayda

    • @sumayamaya8568
      @sumayamaya8568 Před 2 měsíci +3

      xoogaa waa kaqaadan karaa🤣😂normal

    • @user-gj4dl2iu9d
      @user-gj4dl2iu9d Před 2 měsíci +2

      @@sumayamaya8568 adi ayuu iga kaaraacay ayaan umalaynaa Ex💔

    • @APDIXAFIID
      @APDIXAFIID Před 2 měsíci +3

      😢😢😢😢

    • @zuhaip9985
      @zuhaip9985 Před 2 měsíci +4

      Waxan qiiro mahe waa qiiro faqiired😂

    • @user-gj4dl2iu9d
      @user-gj4dl2iu9d Před 2 měsíci

      @@zuhaip9985 inta aad qalbiga iga jabisay ayaad wali idaba socodaa🥹🤧😭

  • @zakiyare-gv4rh
    @zakiyare-gv4rh Před 2 měsíci +12

    Waligay xiriir jacayl masamayn 😢😢kuusay walbo way igu adkeesa😢

    • @maryuuma2662
      @maryuuma2662 Před 2 měsíci +1

      Sorry😂😢

    • @AMRANFATUMA
      @AMRANFATUMA Před 2 měsíci +2

      😂😂😂 habr qabta u maleyna

    • @user-sx7bo8xy9f
      @user-sx7bo8xy9f Před 2 měsíci +1

      Wad hale I.a

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda Před 2 měsíci +1

      Walalkey ine qeer kuthu uqaado waayo wax waxaa jiro qeer kuah marka uqaado ine qeer kuthy

  • @user-ys5wz4xl1u
    @user-ys5wz4xl1u Před 2 měsíci +2

    Hoyo mcn Allah ku unaxariisto janada ilahy Haa

  • @bayloodduuliye3410
    @bayloodduuliye3410 Před 2 měsíci +1

    Haa waa ifahanday ee isoduceey xld save ma ahan taliye 2019 ilaa hadda qoftaaas ilaa wali wan jeclahay mana ogi ine nooshay iyo ine dhimaday ee zaki bin xaaji waziirka ducadaada walakayaba inuu lakas aqbolo usoduucey ❤❤❤❤❤❤

  • @user-tt3hq2eu7h
    @user-tt3hq2eu7h Před 2 měsíci +4

    Wasiirka barashada itoobiyanka ee baranaya arabic chenel kaso firi learn arabic whith jud soo hadal

  • @Hugeii-sr4iv
    @Hugeii-sr4iv Před 2 měsíci +3

    Waziir dumar walba ayaan jacel dee taan arko waa xaaskey dee aaisho gurux waan ku salami waa ex teyda dee

  • @Naafic__hassan
    @Naafic__hassan Před 2 měsíci +2

    Haa wlhi wasir xanuun waye xaladaan wayna igu dhacday wlhi qof ila midana inu jiiro umamaleynayo wxn dhiip maray allaha inaga cafiyo aniga iyo inta ila midka ah 😢😢😢😢

  • @cawilbjofficial1646
    @cawilbjofficial1646 Před 2 měsíci

    Zxp saki waa ku tagera waana ku jecalay waa tahy wllky baa tahy wallal inolow abid ❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedXassan-fh1oi
    @MaxamedXassan-fh1oi Před 2 měsíci +4

    Wli wey I rabtaa Anna waan nacay 😢😢😢😢😢😢😂😂❤❤

  • @haniqanichannel7027
    @haniqanichannel7027 Před 2 měsíci +9

    Igu soo biir adoo mahadsan ❤️

  • @user-xq8zy9em5c
    @user-xq8zy9em5c Před 2 měsíci +2

    Alx aniga jeclkega wa ku gulesty❤😊

  • @user-jf5jw6jg4v
    @user-jf5jw6jg4v Před 2 měsíci +1

    Amine yarabi Allah unaxarito

  • @user-eh3xo6mp5o
    @user-eh3xo6mp5o Před 2 měsíci +3

    Wasiirka salaaan sare ❤

  • @nimaanhassengeadi8444
    @nimaanhassengeadi8444 Před 2 měsíci +3

    Walahi way ihaysata ilaa hada❤❤

  • @yasminhussein9256
    @yasminhussein9256 Před 2 měsíci +2

    Alle ha u naxariisto hooyo😢😢😢😢 mcn

  • @hodanabdi559
    @hodanabdi559 Před 2 měsíci +1

    Team ka qurbaha anaa ka mid ah 6 sano ayan kala maqan nahay illahay markale hana kulmiyo insha Allah 2025 😢❤hooyo mcn i miss you so much and i love you 🥰

  • @ramlajei5674
    @ramlajei5674 Před 2 měsíci +5

    Ex keygi mid loo xisa matihid😢 sidad qalbiga iga dhawacdey Allaha kaga dhawaco in shaaAllah

  • @emmabts4331
    @emmabts4331 Před 2 měsíci +3

    First 🎉❤

  • @deqoomar5564
    @deqoomar5564 Před 2 měsíci +2

    ❤❤❤❤ walee anaba marka maqlay uxiisay hooyadey meeqa sanaa ka maqnaa

  • @nimcohappy6806
    @nimcohappy6806 Před 2 měsíci +1

    Ma anaa boskga Heli karaa qof ibuuxsha my mom l miss you so much 😢 ❤

  • @user-vv8hn6nf4v
    @user-vv8hn6nf4v Před 2 měsíci +3

    Waziir Yaa gade ma is ilawday inta hesta dhagesa nesi indhaha ex aa kuso qormay 😳😂💔

  • @user-vt7fl3et9p
    @user-vt7fl3et9p Před 2 měsíci +9

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-ro7ml4ot2p
    @user-ro7ml4ot2p Před 2 měsíci +2

    Wasiir Anna qof xumeye si aan kutalagal ahayn oo calafbaa midkale iigu qornaa lkn cafis aakadal baday wuu IGA aqbalay lkn hees haduu maqlo suu dareema

  • @ismailshoes192
    @ismailshoes192 Před 2 měsíci +1

    Hooyo mcn waan kuuxiisey

  • @QueenWolf-cc8fw
    @QueenWolf-cc8fw Před 2 měsíci +5

    Aamiin allaha kunaxariso hooyo mcnto 😢

  • @umumucaad9216
    @umumucaad9216 Před 2 měsíci +1

    Hestaan qofka kaliya eesan samenin inaa ani ahy ayaan isku hesta alxm🤲 swbto ah qof aa si dhab ah aa u jcladay oo iga fogaday ma jiro 2deda waaalidna waa ii nol yhn alxm allah iidaayo aamiin yaa rabbi 🤲🤲

  • @user-ob5rc1xz7d
    @user-ob5rc1xz7d Před 2 měsíci +2

    Oh my oohin😭 wad iga haysaa wasiir😂

  • @amuun415
    @amuun415 Před 2 měsíci +2

    My maamii❤

  • @DhacaayeOfficial
    @DhacaayeOfficial Před 2 měsíci +1

    Kii ramadaanka inasoo qarxiyey ma ilaawin wasiir 😅

  • @DeeqCabdirashiid-nb2eu
    @DeeqCabdirashiid-nb2eu Před 2 měsíci +2

    Abwaan waa laydhawacay 😂😂

  • @user-te3pl2uz3b
    @user-te3pl2uz3b Před 2 měsíci +1

    aamiin ❤

  • @abdihakimbashirustadh6139
    @abdihakimbashirustadh6139 Před 2 měsíci +1

    Legend Waziri. ❤🙏

  • @user-xp7mm1gb2z
    @user-xp7mm1gb2z Před 2 měsíci +2

    Hoyo Allah ha ku sharfo❤