HABLIHII SOCIAL MEDIA DAGAALKA KA WADAY DHAMAANTOOD OO XABSI LAGU GURAY😳

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2024
  • SUBSCRIBE SAAR CZcamsKAN HADAAD ARKAYSO...
    WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊

Komentáře • 61

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 Před 3 měsíci +25

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Před 3 měsíci +16

    Kusaliya nabigeena mihammad scw❤🕋☝🏼

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Před 3 měsíci +3

    Dadka qurbaha jooga dad stress hayo oo raba inay dadka masaakiinta ah ee somaliya jooga isku baabiyaan nacalad haku dhacdo kuwa umada raba inay qabyaalad iskugu diraan keep dirisle abdi

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn Před 3 měsíci +6

    Nagahan nin la aan ayaa heysa qooq is not easy 😂😂😂😂 love you bro dirisle ayantan runta ugu imaaw ❤❤❤

  • @HoussenAbdi-fc2ls
    @HoussenAbdi-fc2ls Před 3 měsíci +7

    Legend from djbouti ❤❤❤❤

  • @queen22-r7p
    @queen22-r7p Před 3 měsíci +9

    naago lck of eduction ah is cadeys iyo cunto ku jira bila camalka kenaya

  • @SacdiyoOsman-lv3kz
    @SacdiyoOsman-lv3kz Před 3 měsíci +3

    Hambalyo booliska cidanka qaranka somaliyed❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @moustacheone5436
    @moustacheone5436 Před 3 měsíci +2

    Dirisle runta ayan kugu taagera wlhi 🎉🎉🎉🎉

  • @cabasxasan4494
    @cabasxasan4494 Před 3 měsíci +5

    TaLIYoow gurigiina JIGJIGA KU yaalay OO ADIGU AAD dhistay mar labaad ma imaane JIGJIGA ❤🎉

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 Před 3 měsíci +3

    Dawladu qof walba 2000$ haka qaaado si aay dhabar jabin ugu noqoto

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 Před 3 měsíci +4

    Hala xiro nagahan waweyn oo umada qabiilka uhorseedaya waa kuracsanahay dawlad hala hayo sanad waliba dhaqan celis ah😂😂

  • @Nemitoh3145
    @Nemitoh3145 Před 3 měsíci +2

    WAX ka Yaabayy anigu Dawalada Weyn ee Hablaa Yaryar ee Magalada Isku laynaysa Xeer u kala samayn la ee soo qaban la aaa every day way dhcda iyo evey months mayna Askar lahayn waxay Noloshani 3 years meelah ifuranthy TiKTiko intbaa waan arkyaa Aniga oo reer Hebela Leh Magalada Hadaa Lagaa Yaba Hal Gurina Kuma Laha Magalada dhan Kiro Kagaa Jiranba maxa Kagaa Shan iyo Tobana marka Cidaa Foqaaan Dhistan Ta kle Dawladu Ma Waxay cantarl kari lada ay Dadka social media wax aragtay ka dhex waada mise waa lagaa Xoog weynyahay Dawladaa lafteeda Waan Jeecla Aniga ahaan Somaliya wax odhan Jiraay Malaah Dadkan Iniga waweyn Fikir Qaldan Amiinsan Oo bal indhahaga wax ku arag Somalilyadan la waada leeyahay mise intii joogtaybaba is cunysa Marksan kun jeer Alxmdullah dhahy wlhi Anagu Hadaa Nahay reer Somaliland dhaqanka Ma naqan Labada Hablood eee Schoolka isku dagaal Toos loo geyaba Jeelka Hadaa Is dagalan mise waabaa Meel Suuq dhexdeeda oo Social media la iska balansanayo

  • @abdilaahipersia528
    @abdilaahipersia528 Před 3 měsíci

    Marka lagu leeyay dumarku waa caruur cagwayn waa noocan oo kale!!!

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 3 měsíci

    Waa wuxuush, waa in la xiraa oo wiliba la ' karbaashaa.

  • @mahadocabsiye2895
    @mahadocabsiye2895 Před 3 měsíci +1

    Alah hana mideyo❤

  • @user-zv9jm7dp9q
    @user-zv9jm7dp9q Před 3 měsíci +1

    Ku sali nabiga scw❤ like na isar wll

  • @hassanyahye
    @hassanyahye Před 3 měsíci +1

    Legend ❤❤ dirisle 🙌🏻

  • @bby6
    @bby6 Před 2 měsíci

    Dadkan cilmi diin iyo mid aduun midna mayaqanan wa iska cawaam brother

  • @halimomohamed290
    @halimomohamed290 Před 3 měsíci +1

    Sanalaraba dhaqancelis halodiro 👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 Před 3 měsíci +3

    Bila filter sidan miya 😂😂
    Dirisle wlh wa runta dadka qurbaha stress aya wada haya somaliyey is jeceelada walalayaal from Djibouti qabyalada hala iska dayo dadku wey isla wada dhasheeyn

  • @MohamedAbdi-vj4oy
    @MohamedAbdi-vj4oy Před 3 měsíci +2

    Qabiilku somalida dhaxdooda WA Iska caadi yaan lala yaabin

  • @dahirawke9268
    @dahirawke9268 Před 3 měsíci +1

    Dadkanu school lamageyn waxna mabaran waxaasa ugu wacan

  • @AHMEDCR7-tn4po
    @AHMEDCR7-tn4po Před 3 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤....😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @uptikaadirvaizalmohamet7032
    @uptikaadirvaizalmohamet7032 Před 3 měsíci

    Adiga yaa kaa dagaaal badan😂😂

  • @user-uc6wb6xq8k
    @user-uc6wb6xq8k Před 3 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤

  • @SheywaaL589
    @SheywaaL589 Před 3 měsíci

    ❤Jigjiga ❤ Lanta Hawada❤

  • @amirdimaria2067
    @amirdimaria2067 Před 3 měsíci +1

    Dirisle Abdi Maygag in the Bulding

  • @QALFOOFtv
    @QALFOOFtv Před 3 měsíci

    Ino dhuus wll iix dheh 😂😂😂 sow adigii ck la caytami jiray 😂😂😂

  • @מוחמד45
    @מוחמד45 Před 3 měsíci

    Good❤❤❤

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 Před 3 měsíci

    Saxiix weeye libaaax

  • @I.F.J
    @I.F.J Před 3 měsíci

    Nio islaamo weeyaan waxan meesha waalayaa ee yaa naga qabta ooo illahey garanaya, hablaha ayey naga walayan wlhi

  • @ShaaficiCabdi-sw5tv
    @ShaaficiCabdi-sw5tv Před 3 měsíci +1

    ❤❤❤❤

  • @hassanyahye
    @hassanyahye Před 3 měsíci

    Halahiro 💪🏻

  • @aminaadan1606
    @aminaadan1606 Před 3 měsíci

    As long as these people are in Somalia there will be no peace 😭

  • @mohanfilms460
    @mohanfilms460 Před 3 měsíci

    Waa howl loo baahnaa wlhi wayo jiilka beri ayaa wadadaa raaci lahaa

  • @hamzamed9823
    @hamzamed9823 Před 3 měsíci

    6:13 😂 Waxaad ka hadlaysaa xaqiiqda

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e Před 3 měsíci

    Diin la,aan baa haysa,cabsi ilaah ma jirto,waa Jaahiliin aan xishoonayn,waa sax Social media in la soo dhigo,iyagaba sow mayna iskeenin.Cagtii joogsan weydo ceeb baa u dambayso

  • @AwaleBoy
    @AwaleBoy Před 3 měsíci

    Wlhi somaliya waxa qeyrked karebay wa qabyalad

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 Před 3 měsíci

    Dirisle for president

  • @user-bx9uy7bx2v
    @user-bx9uy7bx2v Před 3 měsíci

    Naago kibray oo ka xishoon waayay dadkii caanka inay noqdaan sababay naago bilaa dhaqan ah oo Edabdaro kadhexwada baraha bulshada waar Washamsi halagu qaado kuwan iyo kuwa qurbaha kusaaqiday nacdalbaa kutaalee

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 Před 3 měsíci +2

    Aqoon yahan sare adiga waalid wanaagsan baa ku soo koriyey magaalo ayaad ku soo kortay fakar kaaga oo kale ma haystaan

  • @AhmedCarab-lv8ix
    @AhmedCarab-lv8ix Před 3 měsíci +1

    Ala fool fool xumaa yahuu😂😂😂

  • @user-ur3rd1fp8y
    @user-ur3rd1fp8y Před 3 měsíci

    hore aya logudalay dadaka

  • @NurGahnug
    @NurGahnug Před 3 měsíci

    😂😂

  • @habonaden2080
    @habonaden2080 Před 3 měsíci

    👍👍👍👍

  • @hamzekeli
    @hamzekeli Před 3 měsíci

    Adigu mad ka hadashid arinta plasten

  • @Maan3416
    @Maan3416 Před 3 měsíci +2

    Somaliland bay iska dhig dhigayaan marba page wx kuso qorayaan dawladani 😂😂😂😂😂 views kii ba meel xun ka galay wlhi

  • @saidaali412
    @saidaali412 Před 3 měsíci

    Kuwa dibada joogo hadey soo noqdaan halaxiro hana loo sheeqo

  • @user-dj3lg7tt8z
    @user-dj3lg7tt8z Před 3 měsíci

    Dawlada lascanood ayaan dhaweyd kuwo soo qabqabtey live iska balan sadey saa kuwo reer xamara la yabaan kulahaa dawlda naago ku mashquulsen xey aheyd 😂😂😂 maanta ayaga jeelka loo wadaa reer waqooyi dhaqan xumo ma yaqaniin

  • @Ahmedali00353
    @Ahmedali00353 Před 3 měsíci

    Adiga ayaaan lagugu darinee ka baxso👊👊😁

    • @Izweliibof
      @Izweliibof Před 3 měsíci +1

      Nacas wax ficanba laga hadlayaa

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 Před 3 měsíci

    Way isbahdileen camera da markay horfadhiyaan filter ayay isku qariyaan shaw waamaxay naagahan wada gubtay

  • @Maprouk_abdi
    @Maprouk_abdi Před 3 měsíci

    I am 0 years old but every like this comment gets I get older🎉