NINKAAN ABDALE ROY WIILKAN WAA KA KHALDANYAHAY EE HALAGA QABTO SOMALIYEEY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024
  • SUBSCRIBE SAAR CZcamsKAN HADAAD ARKAYSO...
    WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊
  • Zábava

Komentáře • 88

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Před 4 měsíci +17

    Aabaha garta qaadi jiray geesi sax baa tahay.vivaa dirisle

  • @mattanjr2191
    @mattanjr2191 Před 4 měsíci +13

    Allah is one❤

  • @charmakehousseinrobleh5949
    @charmakehousseinrobleh5949 Před 4 měsíci +7

    Legends keep going

  • @Madridista686
    @Madridista686 Před 4 měsíci +6

    Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏

  • @LibanMarquinhos5
    @LibanMarquinhos5 Před 4 měsíci +18

    Always the Goat 🇩🇯 teame dirisle on like 🫶🇩🇯

  • @mukhtarahmed-mv1bx
    @mukhtarahmed-mv1bx Před 4 měsíci +12

    Dirisle abdi waa legend ❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 4 měsíci +4

    Manshaallah ❤❤

  • @CabdiwahaabIbraahim-jt4gk
    @CabdiwahaabIbraahim-jt4gk Před 4 měsíci +7

    Dirisle cabdi runtu dadka waykanixisa madisho qaarbadanba khalad kusaaridona lkn sidii xaqiiqadu kujirty bd ugahadashy in sino wax cadiya lagadhigana wa xaran inay dadku xumaden waxd kugaranysa kii sinaystayba ladhirigalinaya kii xalasha kugursadayna walayasaya wa aakhiru sabn wallhi

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 Před 4 měsíci +4

    Masha allaah wllo horry usoco 🙋‍♂️

  • @AhmedCarab-lv8ix
    @AhmedCarab-lv8ix Před 4 měsíci +10

    Madaxa reaction ka dirisle abdi ❤

  • @user-yf6hh2sl8q
    @user-yf6hh2sl8q Před 4 měsíci +4

    First one dirisle

  • @ahlaammaxmed6310
    @ahlaammaxmed6310 Před 4 měsíci

    Allah 🎉

  • @user-rh9my2vg4o
    @user-rh9my2vg4o Před 4 měsíci +4

    inader dirisle ❤

  • @user-jr8ud8rx9c
    @user-jr8ud8rx9c Před 4 měsíci +2

    Idirsle adiyo haboon o isla Joga wa uxiisney walhi ❤

  • @lookatthefront9720
    @lookatthefront9720 Před 4 měsíci +1

    tiktiko maraykanka waa laga xidhiya yurubna eu ayaa la hor dhigay gonkeeda in yurub laga xidho iyo maraykanka waa rajeena insha allaha

  • @NuuradiinMuktaar
    @NuuradiinMuktaar Před 4 měsíci +2

    ❤ wa khalad

  • @ahmedjama1629
    @ahmedjama1629 Před 4 měsíci +8

    GOAT Dirisle Abdi❤

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 Před 4 měsíci +3

    Abdala roy gabadha waagas inteey sheegate ayuuba ku inkiray ilmaha waa baastar hada sharci ayuu ku raadinaya qaladka gabadhana waa ayado nin qudba siro kuqabo xalalaal iyo xaaran waxeey doontaba ha ahaate ineey ninkale guursato waa dambi weeyn oo eey uqariso waliba

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Před 4 měsíci +1

    Subaxnalah 😢

  • @hayatquruxomar3305
    @hayatquruxomar3305 Před 4 měsíci +2

    Waaa runtaa❤❤❤ abdallah roy❤❤❤

  • @guled669
    @guled669 Před 4 měsíci +4

    Qudbo siro waa dhaqaan xumo weyye

  • @KhadarIsmaciil-ed8fr
    @KhadarIsmaciil-ed8fr Před 4 měsíci +1

    Dirisle legend 😅😅

  • @abdiladiifelmi7782
    @abdiladiifelmi7782 Před 4 měsíci +4

    Dhilo indho adkaa unban maqli jiray wlhi acuudubilah😂😮

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q Před 4 měsíci

    Waa runta qurbasir xalaal maha

  • @user-fo5bf6hi2f
    @user-fo5bf6hi2f Před 4 měsíci

    HOOYADAAWAS AY Ay DHALAY

  • @user-fo5bf6hi2f
    @user-fo5bf6hi2f Před 4 měsíci

    HOOYADAA WAS 😷😷😷😷

  • @Nacuuma
    @Nacuuma Před 4 měsíci

    Dirisle wuxuu u hiiliyay ina aderkiisa aniga saas ayaan u fahmay

  • @arafatbashir576
    @arafatbashir576 Před 4 měsíci

    Wanita wallahi

  • @Shaam-mc
    @Shaam-mc Před 4 měsíci

    Waynu xikmad guurnay wllhi😢

  • @HassanMohamed-qt4ks
    @HassanMohamed-qt4ks Před 4 měsíci

    Sxp

  • @aboubakerbachir7127
    @aboubakerbachir7127 Před 4 měsíci +2

    Inadeer dirislow adiga ayaa qaldan manta run marka la isku sheego. Qofki qaldan illahay ayaa garanaya siday uu muqatana ninka mesha qabiil wada waa haykal ee qabiil lagu difaacayo , qalbiilkuna waa qudhun marka Abdallah diid ma tahay adiga isheeg

    • @Burcogril
      @Burcogril Před 4 měsíci

      Gurigiina joog miYaa qabiil LaGu wadaa 😅😅😅😅😅😅

  • @CabdiwahaabIbraahim-jt4gk
    @CabdiwahaabIbraahim-jt4gk Před 4 měsíci +1

    Qudbasirada waliba wuukufaanaya ninkaa wayne sheekha iskadhigijirty

  • @ibnukasirabdinasir7579
    @ibnukasirabdinasir7579 Před 4 měsíci

    Team darisle

  • @user-eu4ep5hv9j
    @user-eu4ep5hv9j Před 4 měsíci

    Wlhida ragaas allaha naga og lk. Waxa khalad ah dadka cayaya qabiil sida ninkas haykal iyo diinka iyo rasuulka caaya.
    Marka dadkaas allah haka qabto umada fidnadooda.
    Iyo kuwa kaleba koley sharci majiree

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 Před 4 měsíci

    Wale ninkan waa nasab 🫡

  • @user-yt9ip4zs4v
    @user-yt9ip4zs4v Před 4 měsíci

    😂😂😂😂😂

  • @kingmire8
    @kingmire8 Před 4 měsíci

    Zxp adiga dirisle ahaan faaido ayaa kuugu jirto buuqa tiktok😂

  • @oditafamily4586
    @oditafamily4586 Před 4 měsíci

    Firi dhifiq maxa kaledahday

  • @user-mg4qp4qh1x
    @user-mg4qp4qh1x Před 4 měsíci +1

    Dadka aya xumadiye

  • @Shihaab464
    @Shihaab464 Před 4 měsíci

    Walalhi TikTok waxaaan ku arkay Rag Culumo sheegayao ee Qudbasiro waa xalaal Ganadha kaligeed ayay is mahrin katta taagan 🙁🙁🙁

  • @user-lx2os5pu1j
    @user-lx2os5pu1j Před 4 měsíci

    😂😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @user-rh1fz1yr1n
    @user-rh1fz1yr1n Před 4 měsíci +7

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @samarhasanmohamed2820
    @samarhasanmohamed2820 Před 4 měsíci +2

    qabyald marka Laga tago labada wilba qalad mlhn nagta wye qaladka

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 Před 4 měsíci +1

      Waan kugu raacsanay naagta dhaqan xuun wayo ilmaha calosha ku jira wa garac wayo ninka hore intay sir ku gursatay taas iyan xalal ahayn haba ku gursate marku furo wa inay sugta intay cido baxaysa oo dhaawar biloda si aay uu sugto inu uur ku so baxo iyo in kale marka naagta iya walahi dhila oo sinaysata labada nin dabi ma laha intay iyagu is cayayan mooye naagta miyaay cidi dhalin ta kale anigo naaga iya sida leh hadhow baay odhan daanan wa ini oo raga iyu uu hilinaya naag ban ahay lakin runta ilahay iya jecel wana xaaran haday qof muslina tahay naagtu

  • @SumayaNuur-ol6pp
    @SumayaNuur-ol6pp Před 4 měsíci

    Adigaba maxaa sheikh iskaga dhigee gabdhaha waligaa aaba xumeyn jirte oo soo caay jirtee

  • @safiyaadan9906
    @safiyaadan9906 Před 4 měsíci

    Bsiinka

  • @yacquubcabdilahi2618
    @yacquubcabdilahi2618 Před 4 měsíci +1

    Viva Liverpool 😂😂😂😂😂😂😂

  • @Kibrani
    @Kibrani Před 4 měsíci

    Dirisle Waa ninka ugu garasha waska badan Media 😂😂 nin aad isku fiican tihiin miyaa media ku ku dhalecaynaysaa adoo xataa wici kara ama la talin kara reer baadiye namber one 🤣🤣

  • @Xamda-wp9pz
    @Xamda-wp9pz Před 4 měsíci

    Dirislow nagala taag shekadan dhaan kaa raran

  • @NaimaOsman-cq9rw
    @NaimaOsman-cq9rw Před 4 měsíci

    Ideas dheh😂maxawa id😂

  • @xamdiyasin
    @xamdiyasin Před 4 měsíci

    😂😂😂

  • @BIDIXO24
    @BIDIXO24 Před 4 měsíci +1

    War hoorta mad walntahy waxgni dhiinac ku adkyso 😮

    • @BIDIXO24
      @BIDIXO24 Před 4 měsíci +2

      😂😂😂😂

  • @SumayaNuur-ol6pp
    @SumayaNuur-ol6pp Před 4 měsíci

    Adoo afkaas foolxumada badan kugu yaalo aa apdala roy waxkasheegee

  • @ayanmuhumed3488
    @ayanmuhumed3488 Před 4 měsíci

    Abdalla wuu dhaqan xun yahya asga qaldan siino kufaaanaya dhiladan futada caqliga ka galay singji ws

  • @ciiseabdi7739
    @ciiseabdi7739 Před 4 měsíci

    Rera oyaya kac uhiili maxaway waxa isqaba ad kahadleysid so iyaga marhore Kala daneystey

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 4 měsíci +1

    ninka walidkiis oo dhintay sowtii cayaaysay markay ninkii isqabteen hooyadiis oo aanay aragba bay sixun u cayday gabadhii malyuun rooble arinkaas aaad baan u yabaay
    manta Somalidii waan garan wayay waxa ka siyaa horta welibaa marka si loo eego Somalida koonfurta dad badan way xanuunsanayan dagaladi iyo dhibtiii dhacay baan is idhi qodbo sirna iyaga dhaqan u laha hada ayuu soo gaadhaya dadkii kale

    • @SuntaFaaraxmajopasto58
      @SuntaFaaraxmajopasto58 Před 4 měsíci +4

      Media umada dhan baa ka buuxda maxa ummada koofurta kaliya ku tusay xanuun baad ka hadleysay adaana xanuun koofur ku haya tan qudba sirada naagta la qudba sireystay waa reer waqooyi ninka naag uur leh guursadeyna waa reer waqooyi bal kuwa maxa uga hadli weysay intaana ummad kale ka hadal

    • @Zara-xe5fn
      @Zara-xe5fn Před 4 měsíci

      Nin reer waqooyi qudbo siro wax ku qabay ama kuso qabi jirY ikeen mise wxd mooday naagaha liido xalane lagu waso ee la mehersan laguursan uurka looo wada yeelo ragina markay lacag meher guur ka bixin kari wayan ayy qudbo jiro ku wasan ku uureeyan ninka naagta iyado uurleh xalal ku guursadey meher ka bixiyy miyu qudbo sireystY iyado welipa uur leh nin kle so qabi jiray xalaasha diinta wxy thy ayn nagana ee mha kuwa hbn kii liido xalane lagu kufsado 😂😂🇪🇹🇪🇹🍆 amizon

    • @SuntaFaaraxmajopasto58
      @SuntaFaaraxmajopasto58 Před 4 měsíci

      @@Zara-xe5fn liido waxa jooga waa dhilooyinkiina ayago marqaamaya🍀noo yimaada ileen adinku Rag malihidiin waa waxa abaarso🏳️‍🌈 isku waso iyo wax maxbuus ah oo jailka ka buuxa ayago kabo👟 gacmaha kuwada sita Naagta qudbada sirada lagu qabay ee dabada weyneed waa naag reer waqooyi ah ineey sineysatayna ayada cadeysay ninka naagta wasi waayay ee ayadoo uur leh guursadeyna waa ina adeerkeed reer waqooyi la ah dhilooyinkiina baad ictiraaf ku raadsataan adinko lafo sita🦴

    • @ikranhaji2241
      @ikranhaji2241 Před 4 měsíci

      @@SuntaFaaraxmajopasto58illahay ka baqa labadiinu koonfur iyo waqooyi toona waxba idinka magali qof walba naftiisa ayaa masuul looga dhigay kaligaa baa qabri galaya teeda kale qolo qolo looma xuma qof qof baa loo xun yahay 1shakhsi qalad uu galay ilama fiicna in qoomiyad dhan dhakada laga saaro

  • @cartanmusse7819
    @cartanmusse7819 Před 4 měsíci

    Qabyaaladii ku qaaday Kuma dhigto irirsamaale ahaan miyaa ugu hiilinee awalba itobiyan bad ehayd waliba ku wa la gimaysto

    • @hodanabdi6530
      @hodanabdi6530 Před 4 měsíci +1

      Daadkaa dhan sidad cml haa modin ada qabil wadanhag kaga jira😏

    • @helborone5756
      @helborone5756 Před 4 měsíci

      meeshu qabyaalad mataalo nagatay hanfiyahow😅😅😅

    • @cabdirashiidmaxamed9760
      @cabdirashiidmaxamed9760 Před 4 měsíci

      Meshii waajibadkii iilahay ina saaray ayaa lagu tumanaya mala sidaaso kalad ku dhalatee.

  • @HassanMohamed-qt4ks
    @HassanMohamed-qt4ks Před 4 měsíci

    Waxaan kugu jeclahay sida adaa ushegaayso

  • @anisa-adanshariif6716
    @anisa-adanshariif6716 Před 4 měsíci

    Aduguba qodbo siro udhalatey😢😂😂

  • @ibnoomar88
    @ibnoomar88 Před 4 měsíci

    Alx tiktok 5 bilood ka hor iska dileeday cafimaadka aan daremayo ma melen kartid. War malin walbo dad is hesta marqati ka noqone maxa problemkas waba iskaga bxy cirka isla gala dheh

  • @Shaakir33
    @Shaakir33 Před 4 měsíci

    Aar wxn yare carabka wayn leh isgaba gabdh ah😂

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 Před 4 měsíci

    Ma adaa dhaama soo adigan ka hadlaayo😂😂munaafiq baa tahey. Marba kii aad is tiraahdid wuu kaa cod iyo aqoon fiican yahey ayaad ku dhegtaa😂😂

  • @Zara-xe5fn
    @Zara-xe5fn Před 4 měsíci

    Abdalla roy naagta isaga qudbo siro kuso qabay marku furay ayu haykal guursadey uur hore aya kuso baxay iyada uurkeeda inta lays la wasay ayuu uso furay kii hore soo qabay abdlla ayy ku noqotay 😂😂

  • @cabdicasiis7824
    @cabdicasiis7824 Před 4 měsíci

    Abdalla Roy oo jinsiyadiisii la caayay baad adna eedaynaysaa keliya reer hargeisa iska gad baad leedahay insha Allah ubsubscribe qaado

  • @Degaliah
    @Degaliah Před 4 měsíci

    War wuxu Wa dhilo reer walba qaxbad Wa kujirtaa tanaa nagu jirtaa bastarada xuni

  • @abdiwahabjibril4549
    @abdiwahabjibril4549 Před 4 měsíci

    Derislow iska daa waxaasoo adigu duqdii nooga waran miyey kugu booday

    • @user-dj3lg7tt8z
      @user-dj3lg7tt8z Před 4 měsíci

      Pravite ka dhigteen anigaa maalmahore dhan ku wareerey ugu danbeyn wan so ogaadey iney wada jogan weli

  • @Kibrani
    @Kibrani Před 4 měsíci

    Ninkaan abdalla roy hada naagtaan uu qabaa siduu rabo inuu udufaaco waku waajib hada miyuu qudbo siro ku qabaa mise waagi hore hada caadi buu uqaba adoon wax ogyn ninka hayska edeyn ee ka dhamow ninka nio dirisle iyo qamar sugaani baa dagdaga😂😂

    • @helborone5756
      @helborone5756 Před 4 měsíci +1

      magaca iyo sawirkaagu ismalo Montana wa magac gabadh waxad dhacdo ah in aad reer badiye tahay iska fiiri horta magacaad labahaysid 😂😂😂

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 4 měsíci

      @@helborone5756 Malaa waa naayaa waaryaa kkkkkkkkk

    • @Kibrani
      @Kibrani Před 4 měsíci

      @@helborone5756 walashaa miyaa labaxday Montana😂😂

  • @ayanothman4963
    @ayanothman4963 Před 4 měsíci

    😂😂😂😂😂

  • @NimcoYuusuf-vq9uk
    @NimcoYuusuf-vq9uk Před 4 měsíci

    😂😂😂

  • @ayanmohamed6297
    @ayanmohamed6297 Před 4 měsíci

    😂😂😂😂😂😂