LABADII FANAAN EE UGU HOREEYAY EE SHOW QOOQAN DHIGTAY UGBAD ARAGSAN IYO QAMAR

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 07. 2024
  • SUBSCRIBE SAAR CZcamsKAN HADAAD ARKAYSO...
    WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊
  • Zábava

Komentáře • 278

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 Před 8 dny +91

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤️🫶🏻☝️

    • @himiloqatan4992
      @himiloqatan4992 Před 8 dny +2

      czcams.com/video/4nBOZY2Nx04/video.htmlsi=h_hBSnjQHogrFZOB booqo waat kahelidoontaa dhiirigili hormarka

    • @Mustafisak
      @Mustafisak Před 7 dny

      www.youtube.com/@Mustafisak

  • @foozia426
    @foozia426 Před 8 dny +41

    Ilahayow xayada hanaga qaadin ya rabbi

  • @ShaakirMaxamedcali
    @ShaakirMaxamedcali Před 8 dny +41

    IGULA SAli NapiGEena mUXAMEd❤

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e Před 8 dny +20

    Acuudubillahi ilaahayow xishoodka ha inaga Xayuubin

  • @mahadsabriye654
    @mahadsabriye654 Před 8 dny +16

    Every one has got choice leave alone best singer somali ugbad aragsan

    • @Dr-Hashimi
      @Dr-Hashimi Před 8 dny

      Shaqbada anshaxa xun umada ilaahay haka hor leexiyo... Waa Aqasu-naasiin 🤮 🤮

    • @saidharedaden1424
      @saidharedaden1424 Před 7 dny

      This a an embarrassment don't sought haraam aqii

  • @CaanGeel
    @CaanGeel Před 8 dny +14

    Sida Legend kaa Afrikaankaa sidiisa oo kale baan yaabanahay😂

  • @aminaadan1606
    @aminaadan1606 Před 8 dny +19

    What are they seeing from Qamar😂

    • @zahramohamed3471
      @zahramohamed3471 Před 8 dny +4

      I’m really trying to understand😭😭

    • @aminaadan1606
      @aminaadan1606 Před 8 dny +1

      @@zahramohamed3471 😂😂 it’s insane, I would atleast understand if it was suldanseerar 🤣🤣

  • @user-zh7hy1xq2l
    @user-zh7hy1xq2l Před 8 dny +12

    Dirisle waad iga qoslisay wlhi qooq kulaha 😅😅😅😅😅

  • @SamarabintumedOhana-er8un

    اللهم صلى وسلم وبارك عليه

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Před 8 dny +14

    Anigu hadii aan taajir ahay Dirisle bishii waxa siin lahaa $55000 Kadib waa is aroosilahayn😂

    • @AliKhan-Somali
      @AliKhan-Somali Před 8 dny

      Wiilasha masaakiinta ah ee Buulo xuubey kula joga baa siisid.

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 Před 8 dny +1

      Ani maa isiisid Somalida ninkii wax heysto ee wax ugu daraan qof ubaahan wax la siiyaa

    • @nimcomaxamed123aadan6
      @nimcomaxamed123aadan6 Před 8 dny

      @@mahdimohamed7056 Haye lambarkaga soo qor

    • @AliKhan-Somali
      @AliKhan-Somali Před 7 dny

      @@mahdimohamed7056 brader waa runtaa Qoftaas iyada ah baa u sheegey Howshaas

  • @mawliidalfa7648
    @mawliidalfa7648 Před dnem +1

    Never. .give up. Ugbaad aragsen

  • @Amlaah
    @Amlaah Před 8 dny +8

    😂😂😂😂ninkaan sirta nagaha ay ku arkeen away 😂😂😂

  • @UmalkhayrAxmed-jv1qc
    @UmalkhayrAxmed-jv1qc Před 8 dny +12

    Firest Comment😂😂😂

  • @XafsaIbrahim-wm7bl
    @XafsaIbrahim-wm7bl Před 8 dny +12

    2:59 wayba soo jiidatayba😭😂

  • @farxiyofalsan
    @farxiyofalsan Před 7 dny +3

    Ku sali xabiibkeena muxamed scw scw scw scw scw

  • @user-fn8ji5fh2h
    @user-fn8ji5fh2h Před 8 dny +26

    bro haddii aad dawato
    1 dirisle abdi oo jooga austria 🇦🇹
    qurux ku dhiigle oo jooga uk 🇬🇧
    3 team 27 oo jooga malasia
    4 king ck oo jooga usa 🇺🇸
    brooo kac kac kac hamigaaga ka rumeee plz

    • @AliKhan-Somali
      @AliKhan-Somali Před 8 dny

      Maxaad rabtaa in aad tiraahdid.
      Maxaa ka kacnaa hadalka caday

    • @11naa44
      @11naa44 Před 7 dny

      Ck mar hore ayu ka tagey mareykan ma ogid miya 😂😂😂😂😂😂

  • @IbraahiimQanjeey
    @IbraahiimQanjeey Před 8 dny +4

    Kan shactirole waye keep coing ❤❤❤lpx walahi si alahay dartiis an kujeclahay

  • @ebyanmohamed198
    @ebyanmohamed198 Před 8 dny +6

    Qooq is not easy 😂

  • @MssAsliXaajioMssqumanxaajio

    Keep going 🎉 true love 💕 Never end hamblyo 🌹

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Před 8 dny +6

    Dirisle Soomaalideena oo dhan Ayaa African ah

  • @cabdulahimuxumedseed2762

    Video TikTok ku arky wlhi sana waligey uu qoslin baa uu qosly 😂😂

  • @abdirashid8570
    @abdirashid8570 Před 8 dny +5

    DIRISLE ABDI 3 YOU TUBE KEEP GOING WLL

  • @Abdifataax.Buraale
    @Abdifataax.Buraale Před 8 dny +8

    Xiligaan qooqii way iska jabiyeen baan filayaa bacda show.😅😅😅😅

    • @m.baariyow7
      @m.baariyow7 Před 8 dny

      😂

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 8 dny +1

      inan tayad ugbaad markaanu xidhnay reer Soomaaliya siyaasad bay ka raadiyeen hada se way yaaban yihiin waxaas uun baanu u xidhnay iyo wax kadaran

    • @himiloqatan4992
      @himiloqatan4992 Před 8 dny

      czcams.com/video/4nBOZY2Nx04/video.htmlsi=h_hBSnjQHogrFZOB booqo waat kahelidoontaa dhiirigili hormarka

  • @hizamhasa9189
    @hizamhasa9189 Před 8 dny +4

    DIRISLE ADIGABA SAW TEY NAIROBI KAA WAAASHAY😂😂😂

  • @SahraKaaba
    @SahraKaaba Před 6 dny +1

    ALLE CEEBTEENA HA ASTURO SUBAXAANALAAH NINKA SAWTA QOORTA JABISAY

  • @user-xu8in4qi4z
    @user-xu8in4qi4z Před 5 dny

    Idiris isn’t easy 😂 Waa iga qoslisay legend

  • @user-zc8uc4pm3r
    @user-zc8uc4pm3r Před 8 dny +8

    Taem idirile liek me

  • @ayaanmohamed3438
    @ayaanmohamed3438 Před 7 dny

    Kkkkkk alla beerka. Waa nin iyo naag bilaa xishood ah subxanallah

  • @user-mg1zc9gt1z
    @user-mg1zc9gt1z Před 8 dny +6

    Markaa ma sida laysku shumiyey dadka barayaan Candho candho baratay weeyaan

  • @Bedra_mohamed
    @Bedra_mohamed Před 8 dny +2

    Dhac-dhacaagu waa saa'id wll hadalka iska hagaaji iminka ka dib. Waan ku taageeraanee

  • @dayarkamaanta-qp6ie
    @dayarkamaanta-qp6ie Před 8 dny +4

    😂😂 ǫᴏᴏǫ ʟᴀ sᴏᴏ ᴅʜᴇᴊɪʏᴇʏ😂

  • @ZakariyaAbdille
    @ZakariyaAbdille Před 8 dny +4

    Miyaada arag shiwga yurub geenyo iyo maxamed kadheeri waa show caadi ah kana waa qooq waa candho candho baratay

  • @user-jt4wb9yu8s
    @user-jt4wb9yu8s Před 8 dny +1

    Subxanalah alh sohanuniyo😮

  • @SuhurAbdi-xd5dl
    @SuhurAbdi-xd5dl Před 8 dny +1

    Adakatay showog waxab laga badelaya😂😂🤸‍♀️🤸‍♀️🏃‍♀️‍➡️

  • @NiNG36Xaskiisa
    @NiNG36Xaskiisa Před 8 dny +1

    Ugbaadeyyyyyyyyy😢😢😢😢😢waad na ceebaysay😅😅😅😅

  • @mulkicabdi3632
    @mulkicabdi3632 Před 8 dny

    Walal wax bilaash ah ma jiraan soomalia

  • @abdihassan2371
    @abdihassan2371 Před 7 dny +2

    Kkkkkkkkk dirisle abdi is very fany

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Před 7 dny +2

    Isaaqu cid walba way is baraaaan 😂😂😂

  • @abdirahmanadan3309
    @abdirahmanadan3309 Před 8 dny +3

    Janis ma adaa gacanta kuhesaa dirisle micnaha always bliv in second chance

  • @amaalaxmed1132
    @amaalaxmed1132 Před 8 dny +3

    Waraa wad qaldantahy😂😂😂😂

  • @user-wt6hs5ls2i
    @user-wt6hs5ls2i Před 7 dny

    subxanallah sidan haq miya waa yaabe 🤔 shaqo kalee mey wayen allow naastuur adiga aya aawod leh salamaad salamaad wll Dirisle uu duucee uun

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 8 dny +4

    Haa usheeg yasb iyo ceeeeb kkkkkkkkkk waa

  • @landamaxamed5022
    @landamaxamed5022 Před 8 dny

    Sharfi dhimatay xiligi gedaha Laga korayey subxaana Allah

  • @moustacheone5436
    @moustacheone5436 Před 4 dny

    Wa duni zaman aakhir wlhi 😮😮

  • @user-ym5pn4li9k
    @user-ym5pn4li9k Před 8 dny

    Keep going frère

  • @user-cu8ug4bd2y
    @user-cu8ug4bd2y Před 7 dny +2

    QosoL iguma harin😂😂😂

  • @rodaali169
    @rodaali169 Před 8 dny +2

    Asc Cabdirisaaq xishod ma leha Naga bilaa xishood ah wiilkii cab cabsi wayaa cabdi risaaq ha Nagu
    Soo jeesan 😂😂

  • @tarxiilahalyrics3118
    @tarxiilahalyrics3118 Před 8 dny +3

    😂dirisle adi dhibka dhaf halaga raxesto😂

  • @aamiinIprahim-kf7lq
    @aamiinIprahim-kf7lq Před 7 dny

    Ninmasere ugumad horayn pro

  • @safaaa94
    @safaaa94 Před 8 dny

    Kkkkkkkkkkkkk khosolka iga dhameysay walahidaa

  • @moustafeak9266
    @moustafeak9266 Před 5 dny

    Walahi funny baatahay

  • @hawohasanmohamed1128
    @hawohasanmohamed1128 Před 8 dny +2

    Waa cabsan dahay😂

  • @qadanmohamed3659
    @qadanmohamed3659 Před 8 dny +4

    Scw scw

  • @DahabocabdiCali
    @DahabocabdiCali Před 8 dny

    Yah san wa qoq wayee😂😂😂😂😂😂😂

  • @CibaadoAhmedMuhammad
    @CibaadoAhmedMuhammad Před 8 dny

    Kan ma argta shaydan Wye wlhi😂😂

  • @yaasmiin1234yasmin-nr1wp

    Dad halaysan oo dhaqankii iyo diintiba kugafay weeye ilahay ha so
    Hadeeyo😳

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 Před 8 dny +2

    Labada nin oo ilaalinaayay waalagu kacay midka danbe faruuryaha ayuu qaniinayaa kan kalena wijigii ayaa dheeraaday ubaad ayaalaga xisaabini nimankaas qaras baxaayo😂😂😂😂

  • @11naa44
    @11naa44 Před 7 dny +2

    Uvevwvevwvev uvwvevwvew osas see weli u xasusata wxs wlhi dirisle caadi ma tihid😂😂😂😂😂😂😂

  • @mabdulahiabdi1039
    @mabdulahiabdi1039 Před 8 dny +1

    dirisle mali un baa video kula sameay donah❤ ifAllh say

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 Před 8 dny +1

    ❤❤❤❤

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Před 7 dny

    😂😂😂subxanallah

  • @umusuleym9441
    @umusuleym9441 Před 7 dny

    Adina xikmadi ka dhamate dirie😊

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k Před 7 dny

    Wx bilaasha ma yalaan Mogadishu. Korontada beco kuwa eey ugu jirto ugu daran lacag socoto wye yaabnay😂😂 ceelka biyaha xitaa waa lacag

  • @fardowsamohamed4400
    @fardowsamohamed4400 Před 7 dny

    Ilaahayow naa astuur

  • @user-qs6ij5ln1h
    @user-qs6ij5ln1h Před 7 dny

    Ok

  • @abdirahimhusseinnor6556

    Qamar ma dhalo maadaama uu dhahay isa soo baraaweee ayee dhahdy baraawadu ku soo baxay😅😅😅 waana yimid😂

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před 8 dny +2

    XAGUU GEYAY LACAGTII BADNAYD

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Před 8 dny +2

    Iyadaa ugu daran oo kudhagtay

  • @Marwahassan-hb7dp
    @Marwahassan-hb7dp Před 8 dny +3

    waa labada qofee ugu waalan G36😂😂

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před 8 dny

      Maxay so cabeen tolow Astaq furulaah

    • @user-qk5hd9su6d
      @user-qk5hd9su6d Před 8 dny

      @@user-sn5yz7vg8v
      Qamar nooc walba inanta waxba 😂😂😂😂😂

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 Před 7 dny

    WAA CABSAN YIHIIN

  • @Kafiakafeya
    @Kafiakafeya Před 8 dny +1

    😂😂😂 dirisle dhanbiii

  • @abdirahmanamohamed9298

    SHamurey bahi nafsiyan ayu qawa mar walbo😮😅😅😅

  • @saciid_iid
    @saciid_iid Před 8 dny

    Biyaha iyo layrka iyo ugbaad bilaash waaye

  • @AhmedEgehDhoobay
    @AhmedEgehDhoobay Před 7 dny

    Kulaha qooq is not easy

  • @saciid_iid
    @saciid_iid Před 8 dny +1

    Talow gabadhan ragg miyaaney la dhalan subxaanallaah

  • @MarYaMa_ChaaMaC
    @MarYaMa_ChaaMaC Před 8 dny +1

    Dhib badana diriisle 😂😂😂

  • @shukricali2573
    @shukricali2573 Před 5 dny

    Wlhi waa yaab 😮

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 Před 6 dny

    QOOQ SHOW NAAGTAN WAALANAA 😂😂😂😂😂

  • @BashiirIbraahim-ke4fy
    @BashiirIbraahim-ke4fy Před 8 dny +1

    Kur is yaqano wey isku guuxan ayn maqly aydo vidow ah wakan qamar😂😂😂😂😂

  • @XabiibiCali-vy7xy
    @XabiibiCali-vy7xy Před 8 dny +1

    Qooq maha waa jaceeyl

  • @ApdyOmar53
    @ApdyOmar53 Před 8 dny +2

    Waxaan maqli jirey candho candho baratey imikaan rumeystey 😂

  • @XabiiboCismaan-ky3fc
    @XabiiboCismaan-ky3fc Před 8 dny

    Dirisle abdi wajig😢😢😢

  • @user-jv1vs7sw1x
    @user-jv1vs7sw1x Před 8 dny

    ❤❤❤❤❤😂😂

  • @MudhaanGire
    @MudhaanGire Před 8 dny +1

    😅😅😅😅😅

  • @user-he5qq8vv1l
    @user-he5qq8vv1l Před 8 dny +1

    😂😂😂

  • @user-zs7ob8ur3h
    @user-zs7ob8ur3h Před 8 dny +1

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-lx2os5pu1j
    @user-lx2os5pu1j Před 7 dny

    😂😂😂❤❤❤❤

  • @SacdiyoOsman-lv3kz
    @SacdiyoOsman-lv3kz Před 7 dny

    Idirisow wad cadesatay 😂😂😂😂inuu ku egyahay😂😂😂😂

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia Před 8 dny +2

    Bahashan bila dhaqanka hano xayeysin adeer dhaqan ka xun ayad faafim war nagatag uf

  • @iftinqurux825
    @iftinqurux825 Před 7 dny

    Bilaash maaha lkn walagasugikara lacagta

  • @mohamedabdulkadirosman7860

    😂😂🏃

  • @KadraAbdi-eu3tr
    @KadraAbdi-eu3tr Před 8 dny

    Kkkkkk u r funny

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 Před 8 dny

    Shuubo waa shuubo walle

  • @MukhtaarAxmed-pr8cj
    @MukhtaarAxmed-pr8cj Před 8 dny +1

    😂😂😂😂

  • @mahadsabriye654
    @mahadsabriye654 Před 8 dny

    Somali media is jungle serious

  • @user-zs7ob8ur3h
    @user-zs7ob8ur3h Před 8 dny +1

    Kkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂

  • @Dasher10158
    @Dasher10158 Před 7 dny

    derislow wa diyaarsanty in lacag lagaa bixiyo miyaa meher 20k layska raba is diyari waxas kaftan weeye nio😁😁😁😁😁

  • @badraismail3037
    @badraismail3037 Před 8 dny

    Hhhhh dirisle ninka jaanisbaad ku heshay😂

  • @RoodaYaasiinidiris
    @RoodaYaasiinidiris Před 7 dny

    Kkkkkkkkkkkk 😂😂

  • @user-si4xg5lr3c
    @user-si4xg5lr3c Před 5 dny

    😂😂😂😂😂😂😂 halkaan ku yaabaan fadhiyaa