Video není dostupné.
Omlouváme se.

'Waxaan qirsanahay in dowladdii aan ka tirsanaa aysan Al Shabaab ula dagaalin sidii loo baahnaa'

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 08. 2024
  • Wareysigan oo uu Wasiirka ku-xigeenka Warfaafinta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Abdirahmaan Yuusuf Al-Cadaala uu siiyay BBC Somali, ayuu ku faahfaahinayaa jawaabta iyo meesha ay dowladda Somalia ka taagan tahay heshiiskii Ethiopia iyo Somaliland.
    Siddoo kale dagaalka lagu la jiro kooxda Al Shabaab iyo hadallo ay horey uga dhaheen XIldhibaan Abdirahmaan Abdishakuur iyo La-taliyihii Amniga Qaranka madaxweyne Farmaajo, ahaana Wasiirkii Arrimaha Dibbada ee Cabdisaciid Muuse Cali.

Komentáře • 1K

  • @Asad-Haagio
    @Asad-Haagio Před měsícem +51

    Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před měsícem +74

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @faaraxmuwaadin579
      @faaraxmuwaadin579 Před měsícem

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤

    • @ahmedyusuf4975
      @ahmedyusuf4975 Před měsícem +2

      Scw

    • @AbaasAadam20
      @AbaasAadam20 Před měsícem +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @user-le9lk5fw4y
      @user-le9lk5fw4y Před měsícem

      Sallallaahu calayhi wassallam

    • @Burcaawi2010
      @Burcaawi2010 Před měsícem

      Scw

  • @alihersi2419
    @alihersi2419 Před měsícem +55

    Dalkeena iyo ciideena waan difaacan doonaa insha Allaah.

  • @ibrahimmohamed2153
    @ibrahimmohamed2153 Před měsícem +38

    Adeer qawaaniin iyo rerer caalimi ah wax shaqeynaya ma aha waxii xoog Laga qaadey xeel iyo canaacal waxba ma taraan

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před měsícem +10

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před měsícem +23

    Telefishinka qaranka waxa uu ka dhigay meel reeer gaaar ah leeyahay runtii waa nasiib daro weyn in qof nuucaan ah uu xil umadeed qabto

    • @mohamedabdihassan1970
      @mohamedabdihassan1970 Před měsícem +1

      Oo gadda maxaad u maleysaa inuu ka hadlayo tv qaranka

    • @Shacab24
      @Shacab24 Před měsícem +2

      Meeshaan BBC waye Ninkaan qof Somlia uga wanaagsan ma jiro televisionka qaranka

    • @user-zf8dl7sb3r
      @user-zf8dl7sb3r Před měsícem +1

      Refer badiyahan igula qosla yaa yiri masuul dowlada ka tirsan TV private ah kama hadli karo. Calamka iyo aduunyada kale firi madaxweynaha Mareykan firi asago BBC, CNN, VOE, NBC, CBS wareysi siinayo ya jahil

    • @deeqoadan8424
      @deeqoadan8424 Před měsícem +1

      Cudurka kuhayo alle haja daweyo

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 Před měsícem +3

    Maansha Allaah. Runtii buu noo sheegay.
    Xooga Dalka Soomaaliyeed ilaahay guul ha siiyo.

  • @yahyesido963
    @yahyesido963 Před měsícem +3

    Masha Allah Wasiir Abdirahman Yousuf Al-Caddaala guuleyso

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 Před měsícem +11

    XALAY YAA QARXIYEY MAQAAYADDA OO AAY KU DHINTEEN SHACAB MASAAKIIN AH AAWAY SHABAABKA AAD LA DAGAALANTEEN

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato Před měsícem

      Dhibaatada waxay tahay qof yiri alshabaab aan kabaxay, ayaa haddana shaqo laga siiyey dawlada maanta (Roobow) oo wasiir lagadhigey.
      Roobow, weligiis umadda soomaaliyeed Cafis ma waydisanin, dawladana kamidyahay……waa cabsi cabsi, balse Soomaaliya iyo Soomaalida, waxaa umaqan waa ALLAAH (Subxaanahu Watacaala) ee waxkasta og (wixii hore, wixii maanta iyo wixii soosocda) .
      Haddii uusan Roobow, alshabaab ka tirsaneen marki hore, waxba kamaqabo in u dawladkasta la shaqeeyo, balse sidee kudhici karta in qof alshabaab katirsan in u maanta dawlada Soomaaliya u wasiir ka noqdo….xita haddi uyiri wuu kabaxay alshabaab….aniga ahaan iyo Soomaalibadan waxaan uragna iney qaladweyn aytahay……Balse RABBIGII na abuurey ee xaqqa soomaalida arkaayo ayaa xaqqa ka sugeena.

    • @ahmednur9383
      @ahmednur9383 Před měsícem

      Fahad Yasin iyo Farmaajo iyo alshaab wa isku mid

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato Před měsícem

      SUBXAANALLAAH…Waa Cajiib….
      Dhibaatada waxay tahay qof yiri alshabaab aan kabaxay, ayaa haddana shaqo laga siiyey dawlada maanta (Roobow) oo wasiir lagadhigey.
      Roobow, weligiis umadda soomaaliyeed Cafis ma waydisanin, dawladana kamidyahay……waa cabsi cabsi, balse Soomaaliya iyo Soomaalida, waxaa umaqan waa ALLAAH (Subxaanahu Watacaala) ee waxkasta og (wixii hore, wixii maanta iyo wixii soosocda) .
      …..Haddii uusan Roobow, alshabaab ka tirsaneen marki hore, waxba kamaqabo in u dawladkasta la shaqeeyo, balse sidee kudhici karta in qof alshabaab katirsanaa in u maanta dawlada Soomaaliya u wasiir ka noqdo….xita haddi uyiri wuu kabaxay alshabaab….aniga ahaan iyo Soomaalibadan waxaan uaragna iney qaladweyn aytahay……Balse RABBIGII na abuurey ee xaqqa soomaalida arkaayo ayaa xaqqa ka sugeena.
      Mahadsanidiin, BBC Som & Martida sharaf leh.

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 Před měsícem

      @@ahmednur9383shut up

    • @AxmedMaxamuud-fd8yn
      @AxmedMaxamuud-fd8yn Před měsícem

      ​@@ahmednur9383 hada ma farmaja jooga 2sanno kadip ayaa oo dagaala ayaa muqdisho qarxaysa

  • @haaruunm.1686
    @haaruunm.1686 Před měsícem +3

    Rageedii weeye, Waa Afmaal uusan hadalku seerayn, Guuleyso Wasiir.

    • @Qardacelmi1
      @Qardacelmi1 Před měsícem

      Waxa halka ina dhigay wa afmalnimo io karti xumo

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 Před měsícem +1

      Afmaal iyo been facada iska Celi Dowlad laguma Noqdo Saxib kala tag

  • @ureejiahmed7576
    @ureejiahmed7576 Před měsícem +2

    Maashaallaah Cabdiraxmaan alcadaala noolow Eedo guulayso afka lagaama gooyo waa geesi geesi dhalay

  • @ahmedceymis2708
    @ahmedceymis2708 Před měsícem +7

    Waaa Tuuug Nknkaaan oo Qabiiilnimo ku heysto Wasaarada War faaafinta Tuuug Mooryaaan ah

  • @Kamahare
    @Kamahare Před měsícem +5

    Hasan Sh Wuxu Qabtay Madaxwene Qabtay Ma heeno Ee Tagera Ama Xasitnimada Somaliya U tihine Qariya Waxqabadka Dowlada. Siyasi gorofa sida Abdirahman Abdi shakur Iyo shacab is ka Hurda Ayago la dilayo la dhacayo ku qanacsan Ayu Ilaah Dowladan idin kenay Muqdisho Malinwalbo dhiga shacabka La gu Daadi jiray manta Alhamdulilah Ina Dhahno waye Amni heesato. Darood So Haray wa wada wadani marku dalku Madaxwene Ka yihin Halka Hawiye Madaxwene noqdo wa wada mucarad Ma Ku Cabiran Waxqabadka dowlada E qabile wax ku Cabiran.Hasan Sh Intu jogo an Ka Fa idesano Alshab iska Xureno Dadkeeega 🙏🙏🙏

    • @axmedmaxamud2752
      @axmedmaxamud2752 Před měsícem +2

      NIN KA LIITA SOOMALI MASOO MARIN KU BIYO CAB TAAS TUUG TUUG DHALAY WEEYAN

    • @geenyodila9095
      @geenyodila9095 Před měsícem

      Xasan tuug maa sheegaysa xaan cunaa 😂😂😂yaahuu

  • @ayaanlelk1110
    @ayaanlelk1110 Před měsícem +31

    Runta iyo riyadu kala fog ninkaasi waa masuul somalia ah waaqicana iska qarinaya,, muqdisho difaac !

  • @cabdulqaadirahmed2565
    @cabdulqaadirahmed2565 Před měsícem +8

    😂 HG Saleeban is Wareysanayaa oo Rabo in ay dadka qaldaan 2024 ayaa lagu jiraa 😂 ninkii runta u sheego waa danbiile ayaga wax dhacayay waa xalal quudato😂

    • @KingHamada1
      @KingHamada1 Před měsícem

      💯

    • @user-ex9qq4bs9i
      @user-ex9qq4bs9i Před měsícem +1

      Ninkan sow maahan ninkii afduubka u haystay ee xitaa ku qasbay dowladii in aay adeegsato Idaacado gaar loo leeyahay?! Dowlad kamaadan tirsanayne waxaad ahayd Mooryaan lugaha ku dheggan oo banjarinayey!

    • @ahmedabdiaziiz4682
      @ahmedabdiaziiz4682 Před měsícem

      Adigu Kilaab Maxaad Dowlad Nooga Dhigeeysaa nacasow ​@@user-ex9qq4bs9i

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 Před měsícem +4

    SOMALILAND WADANKEEDII U TASHATAY SIDAY JABUUTI UGU TASHATAY

  • @faisalguled414
    @faisalguled414 Před měsícem +8

    Excellent Minister Alcadaala

  • @user-dg2sz3ow1i
    @user-dg2sz3ow1i Před měsícem +9

    Waxaan la yaabanahay in BBC-du ay qabaneyso fadhi ay isugu imaanayaan dad ku suntan dhiiga shacabka Soomaaliyeed oo uu ka mid yahay Adal oo ka mid ah kooxaha argagixisada ah ayaa maalin maalmaha ka mid ah lagula xisaabtami doona waxa ay sameeyeen ilaa qaran dawlad baa timaada.

  • @maxamedgalgale
    @maxamedgalgale Před měsícem +1

    Masha allah wasiir waxaad ka hadashey xaqiiqda waxaana aad u bogadinayaa dowladda somalia guulaha wax ku oolka ah ee dhan walba laga gaarey hamblyo 🎉

    • @alibare3255
      @alibare3255 Před měsícem

      2 malin isku xiga aya qaraxna dhacay saldhigiina la galay guulaha aad shegeyso ma adiga xoga lagu siiyay side wax u jiraan mise adiga ku riyooday in ay guulo gareen kuwani tuugo hadi ilahey ka cabsi lo hadlo nin jeclysina laga tago

    • @Barc32
      @Barc32 Před měsícem +1

      Exactly sxp runta weye

  • @seed3966
    @seed3966 Před měsícem +5

    Asc 🐒🐒🐒 asgari gaajo lagu diley macal raashinkii yaad ka iibsateyn iimaanka la idin kaqaad xaaraan cunayaal 🐒🐒🐒🐒🐒

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před měsícem +2

    Masha-allah Al-Cadaala Allaha Ku Xafido Runtaa Ka Hadashaa Markasta

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 Před měsícem +5

    Ragan madaxda muqdisho sheganaya ee melkasta la tagan somaliland waa somalia bal nin ka mida miyuu somaliland ka dago ama uu tago wlhi inu meydkisa lagu so celinlaha muqdisho haday sonaliland maamulah ordo ka daga dhe cigal air port 😂😂😂

    • @hassanomar6943
      @hassanomar6943 Před měsícem +1

      Waa sax ma tagikaraan hargeysa hargeysana waxyaabo badan ayaa dowladda somaliya uga xeran oo somaliland dal la aqoonsanyahay ma,ahan.
      Ee labada inta ismoodsiiska iska daayaan danahooda haka wada hadlaan.

    • @ibnubacays8063
      @ibnubacays8063 Před měsícem

      @@hassanomar6943 somaliland aqoonsigeda waxba ugama baahna waa laba dal oo wllo ah inay somalia xasidana maaha wllka hadad xaasido adiguna waad hoogaysa marka inlaysku mashquulo maaha dee

    • @hassanomar6943
      @hassanomar6943 Před měsícem

      @@ibnubacays8063 lkn somaliland in ay dowlad noqoto madax banaan wax badan ayaa ka horeeya,waa in somaliland meesha ay wax kasoo jiraan soo aadaa itoobiya xageeda waxba kama jiraan.

    • @NimcoFf
      @NimcoFf Před měsícem +1

      ​@@hassanomar6943itoopiya wada shaqayn daris nimo iyo midh dhaqaale oo aan koonfur naga dhaxaynbaa naga dhaxaysa

  • @mawadomacalin3774
    @mawadomacalin3774 Před měsícem +1

    MASHAA ALLAH ILAAHEY HA XAFIDO C,man Alcadaala
    WAA FARIID 👌💯💯👌👌 WAA GEESI NIN Rageed 🦁🦁🎊🎊🌹🌹🏆🏆🏆🎉🎉🎉🌹🌹

  • @User7654suy
    @User7654suy Před měsícem +16

    🇸🇴 Ha Noolaato ❤👍🏽💪🙏

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 Před měsícem +6

    Alcadaala ❤❤❤❤❤❤❤

  • @malaboa591
    @malaboa591 Před měsícem +5

    Maashaa Allaah wasiir Al cadaala runta ayuu sheegay Dowlad dan Qaran ka fiican Soomaaliya sooma marin guuleeysta waligiin Inshaa Allaah

  • @hassansomali4014
    @hassansomali4014 Před měsícem +1

    mahadsanid wasiir Alcadaala

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Před měsícem +15

    Haday SOMALILAND ma maamulan mxuu GURGUURTE Hargeisa u iman waayey

    • @jurganklopp9755
      @jurganklopp9755 Před měsícem +3

      Dad godoodsan ayaanu nahay Lkn Waynu iska dagaynaa i.a Casimada 2aadna Waa Hargeysa 🎉❤😊

    • @Noredin20
      @Noredin20 Před měsícem

      ​@@jurganklopp9755😂😂 adiga dhaqanka Dameer ka lo'ah Lo Gizi Hawiye ayan caqli ku jirin inay ciyaan oo cidla ka gadoodaan . HARGEYSA & HARAR wa isku mid . Adiga adoonka Hawiye waad helaysa belaayoda aad Raadinyso. Caasimada 1aad waa ADDISABEBA ta 2aad waa HARGEYSA . Runtuna wa lama horaan.

    • @caddikeydmohamed
      @caddikeydmohamed Před měsícem

      Inuu imado ayaa walsha la w.saa

    • @puresomalilander6951
      @puresomalilander6951 Před měsícem +2

      @@caddikeydmohamed Cayda wxaa kaa yeedhsiyey guul darada wxd aragtaa hdiyo jeer AMISOM OO KUGU HOR CUNAYSA EHELKAGA
      GURGUURTE AMNIGI Muqdisho KU FASHILMY

    • @hassansomali4014
      @hassansomali4014 Před měsícem

      Laascaano adigu aad 500 maxaabiis ah ayaa kaaga xiran oo dhamaantood ah HAL QOYS ceebi miyaaney ku karin

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 Před měsícem +7

    Mashaa Allaah wasiir
    Alcadaala Afkaaga caano iyo malab lagu qabay
    Xaqiiqda ayaad ka hadashay saxiix saxiix sax ❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @accuracyabey8705
    @accuracyabey8705 Před měsícem +9

    Masha -Allah Alcadala waa runtisa

  • @XaldoonTv
    @XaldoonTv Před měsícem +1

    Itoobiya waan ka adagnahay waana ka adkaan jirnay, insha Allah si wadajir ah ayaan ula dagaalameenaa. Waa qadiyad kaliya ee na mideysa.

  • @Khalif-f1v
    @Khalif-f1v Před měsícem +2

    Al adala wadankeyna and dowlad nimadena wan difacaney na in sha Allah

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 Před měsícem +7

    Mashaa Allaah Abdirahmaan Yusuf Alcadaala ❤🙏🏼❤️❤️❤️❤️✅✅✅✅✅✅✅✅✅👍👍👍👍👍👍👍👍👍💕💕💕💕💕💕💕💕💕
    Afkaaga caano iyo malab lagu qabay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 Před měsícem +6

    Mashaa Allaah Alcadaala ❤🙏🏼❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍👍👍👍👍☑️☑️☑️☑️☑️☑️☑️☑️☑️✅✅✅✅✅✅✅✅✅

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 Před měsícem +13

    Masha Allaha baaraka laaha Allaha ha kuxafido cbadiraxmaa Alcadala ilahwo ishooda kaaduwo jaajuusyadu ha iska hadlan

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 Před měsícem +8

    Mashaa Allaah Abdirahmaan Alcadaala ❤🙏🏼❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✅✅✅✅✅✅✅✅✅

  • @naeemayusuf6464
    @naeemayusuf6464 Před měsícem +18

    Shuruucda caalamku waa tan uu u ogalaatay xuduuda Somaliland 1960 ilaa hadda.haciyaane hayska ciyaane nacabku hayska ciyaane awrka caynka u giija Somaliyaay u taliya shacabkiina baaba’ya,yaaahuu , quusa Som alia kula qabsan mayno cadaalad xumada dhexdiina iyo qarixa mashruucaa ee kaga ganacsataan dadkiina masaakiintaa

  • @MohamednuurYussuf
    @MohamednuurYussuf Před měsícem +6

    Markaan ninkaan arko ayaan ogaadaa inay dowladeenu hor usocod iyo dowladnimo shaqadeedu ahayn. Danayste dowladiisii kaganacsanaayo oo musuq iyo qabyaalad kucaan baxay miyaa dowladnimadeenu. A.A xilkaada ilaahay ooga cabso aduun iyo hanti aad tacabto qabri mugdi ah iyo xisaabta ilaahay ayaa kadambeyso ee ninyahow isxisaabi intuusn Allah kula xisaabtamin

  • @halimohassan3109
    @halimohassan3109 Před měsícem +1

    Waa qabyaaladii oo socoto ninkaa tv qarankana mooryaanimo ku haysto dawkadii horana isbaaro buu u dhigtay

  • @falatoking1761
    @falatoking1761 Před měsícem +2

    Ina Cabdishakur ayaa ah next president of Somaliya waayo markii la eego reerka xamar jooga waa ninkii nidaam dowladeed yaqaan.

    • @malaboa591
      @malaboa591 Před měsícem

      Isma dhihin cc shakuur ayaa Dowladnimo yaqaano SubxaanAllaah

  • @Abdirahman334
    @Abdirahman334 Před měsícem +6

    Hadii Ethiopia 🇪🇹 somaliland ictiraaf ugu dhawaaqdo maxaad sameyn kartaa oo kuu meelyaalo
    Ma ku duuli kartaa Ethiopia ama somaliland
    Waar riyada ka toosa oo allshabaab ka xoreeya shacabkiina

    • @MA-uz3qe
      @MA-uz3qe Před měsícem +2

      Ya somaliland ah marka hore iswaydi, Reer Sh Isxaq, oo waxgaradki iyo culimadi ka maqantahay miya somaliland u taqana

    • @user-zf8dl7sb3r
      @user-zf8dl7sb3r Před měsícem

      TPLF la aqoonsana taas miya wax weyn ah

    • @akabdi9732
      @akabdi9732 Před měsícem

      Ethopia aday wax kula tahay in lagu duulo adigana laguugu daraa ee adiga waxaan kugu filan reer ssc baan kugu daynayna iyaga kuugu filan intaanada kale Ethopia waan ku filannahay

    • @ahmedabdiaziiz4682
      @ahmedabdiaziiz4682 Před měsícem

      Itobiya hadeey ku aqoonsato maxay Soo Kordhin in ay iyagu Kaa soo Buuxsamaan maahee

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 Před měsícem +3

    Waxaan xoola ah. Reer badiye. Jahil ah. 91kii ayaah magalo laguh keenay. Qaxooti ayaad xamar ku tahay. Nasiib darada waa inaad magaalo soo gashan. Dowlada ka talisa wadanka

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 Před měsícem +1

    Mashaa Allaah Abdirahmaan Alcadaala
    Libaax Libaax dhalay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zacksupdi742
    @zacksupdi742 Před měsícem +1

    Ninkaaan lipaax weeyo waa turub bartay wlh. Waa runtiis maafiyadi majnuun farmaaajo kuli shabaab ayay ahaaayeen dowlada xassan sheikh inta sarakiil ooy soo qabatay toogatay oo uu ogu horeeyo dictoor fanax soo xiligoodi maiska baashalenin oo waliba habar khadija kuma nooleen

  • @Godir9752
    @Godir9752 Před měsícem +7

    Al cadala waxuu kasobaxay jamacada indha cadeyska marka wariye ninkan iskada xata xushmad malaha oo ninkamaqan inad wax laga shego babanano

  • @TahirAli-th5cp
    @TahirAli-th5cp Před měsícem +3

    Masha Allah Wazir

  • @LavolavoMasafdiif
    @LavolavoMasafdiif Před měsícem +1

    Argagaxiso inay xoog badantahay Been ma ahan intaaso sano ayeey dhaqaalo iyo ciidan cusub Aruursanayeen waxa laga yaaba dowlada inay ka dhaqaalo badantahay hadabe Awood kale o Ajinabi ayaa kujirto Ma ahan kuwa dheel.lagu Burburinkaro Dalkana Amni iyo Horumar kamajiro.Balse waxa seey noqdaan waa la arkidoona. Balse dalkaan Digaal Ayuu kujiraa Argagaxiso ayaa Jirto.

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 Před měsícem +1

    Sida ay u hadlana siyaasiinta hawiye waxaad moodaa inaanay waxba ka aqoon beesha isaaq. Hawiyow idinkoo xamar laydkinku waso SNM iyo isaaq ba hubka idin siiyey, sidaasanu g.caydiid ku guulaystey ood wax isaga celiseen. Hadana anaga weli idinla xulufaha, balse doorkan wanu ka tashaanaysaa cida aanu la midoowayneo. Wana indoor doorashada so socota

  • @user-jd1cf5dy8q
    @user-jd1cf5dy8q Před měsícem +4

    Allow hasoo celinin kuwii baas ee uu aabaha u ahaa farmaajo ee shaqadoodu aheyd naas nuujinta al shabaab

  • @XuseenMaxamed-ys3zg
    @XuseenMaxamed-ys3zg Před měsícem +12

    Al qabyaalad iyo madaxa nafuran ciidankii qaranka ayagaa dhabarka katoogtay

    • @ibraahimhaaji3076
      @ibraahimhaaji3076 Před měsícem +2

      Adeer kaa farmajo lama dagalin shabab😂😂

    • @XuseenMaxamed-ys3zg
      @XuseenMaxamed-ys3zg Před měsícem +4

      @@ibraahimhaaji3076 maba ihi daarood doqonow caqliga wlhi futaduu kaaga jiraa aduunyada waxaa kanahay dadka ugu liita markaasaa tuugan qabiil kudifaacee

    • @User_19567
      @User_19567 Před měsícem

      Sax waaye

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 Před měsícem +1

    Bbc waa idaacad ay ingiriis ku leedahy dawladda Hassan Sheekh ayaa Alshabab naaxisayy oo hubaysy sida Xasan sheekh inadeerkiis Kabo ku tukude oo Haysta Shabeelooyinka uu sheegy maantana wada hadalkula jirta oo Qatar 🇶🇦 ay ku balan sanyihiin Beenta dadka kadaaa al cadaaloow adaa Argagixso ah oo Mahad Karaty oo aad il ma adeer tihiin la shaqaysan jiray Ciidamdii Somalia 🇸🇴idinka ayaa Xasuuqay oo Mishimay dadka kama caqli badanin tuug baad tihiin Somalidu na way idin fahansanthay.

  • @adeerkaomar6835
    @adeerkaomar6835 Před měsícem +1

    Mahadsanid Macallimu, xusuusi kuwa damaca gurracan leh, halkudhiggii ahaa NINKA HADIMA TALIYOW ADIGAA U HALIS AH Prof.C.casiis

  • @MuqtaarKhalif
    @MuqtaarKhalif Před měsícem +3

    B Alcadaala Beenaale yadkasheegtay. Daladii. Hire eedkatirsanad

  • @AskaAskaKaar
    @AskaAskaKaar Před měsícem +6

    Maxaa guul ah oo Dowladda aad katirsantahay ay gaartey noo sheeg??

    • @yussufismael6314
      @yussufismael6314 Před měsícem +1

      Dhulkadan oo la xoreeyey gobolada dhan

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 Před měsícem

      Dowlada Guulaha Ey Gaartay Askarti Ku Maqney Eritriya Ayey Soo Celisay Shababey La Dagaashay Suuqa Bariga Afrikan Ku Biirnay Kursiga Midooga Afrikan Ka Mid Naqanay Tastuurka Inla Dhameestira La Bilaabay Itoobiya Badda Soomaliya Laga Difaacaya Wariir Allcadaala Dowladu Ka Tirsan Yahay Guulahaney Gaartay

    • @NimcoFf
      @NimcoFf Před měsícem

      ​@@ambiyaxasan6082ku dar shiicada ayay ubaryo tagtay ,madaxwaynaha norway bay sawir lasoo gashay

  • @Istar-yk6jb
    @Istar-yk6jb Před měsícem

    M.a runtii dowladi birmade dalxureye runtoda ayad shegtay waxana tahay halyey dalxureye iyo adiga gulesta ku danaha gara watana alan u kashanay wana ka gulesane❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤somalia guuul

  • @SaadaqSuuley
    @SaadaqSuuley Před měsícem

    Wlhi xaqiiqda ayuu ka hadlay Wasiirka warfafinta Abdirahmaan yuusuf Al-Cadaala

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 Před měsícem +4

    waa kaas Hawiye Caqligiisu, isagoon wadankiisii qarax ka dhacayo ayuu Somaliland ka sheekaynayaa

  • @Team-malyuun
    @Team-malyuun Před měsícem +3

    Itobiya ssdf snm usc spm reeraha ku abtirsada ayay u kaashatay burburinta somaliya qaladkaas wali sixitaan lagama hayo badalkeeda waxay ku faanaan siyaad bare iyo dowladii somaliya ayaan ridnay iyo dalka ayan xoreynay

  • @Noredin20
    @Noredin20 Před měsícem +1

    Maxa Adoon futo qaawana ciyaaya sidii Dameer. Ethiopia 🇪🇹 wa ta dhistay DAWLAD ku sheegta Somalia. Adoontii Oman 🇴🇲 ee Talyanigu samaystay. JABKII 1940 kii Hawiye futo madobe & Talyaani ku dhacay mid ka xun yaanu kugu dhicin.

  • @user-is2sz5lb8t
    @user-is2sz5lb8t Před měsícem +1

    Dawlidnimadii Somaalidu qabyaalad bay noqotay! Kani meesha beenta ka shubayaa, ma Hawiyaa?! Xassan Sheekh buu u dacwiyaayaa.
    Beenaale! Allah ka yaab!

  • @hamse.daud1
    @hamse.daud1 Před měsícem +3

    Nin aan muqdisho maamulin ayaa somaliland iyo awdal ka hadlaya

  • @noorjimale9918
    @noorjimale9918 Před měsícem +6

    Legend Legend dhalay iga dheh 🎉

  • @ibrahimabdulle8206
    @ibrahimabdulle8206 Před měsícem

    Al'cadaala Waa khaldan yahay runtii....Dawllada Somalia 🇸🇴 waa fashilantay waana xaqiiqa lahubo

  • @NaasirNasirindho
    @NaasirNasirindho Před měsícem

    Alshabab iyo madaxda somali waxa ka dhexeeya ka ganacsiga dhiiga umada somali😊

  • @saynabmoamiin3634
    @saynabmoamiin3634 Před měsícem +4

    Somaliland waxba kama taqaanid eenaga aamuus xabashigu aduu abahaa yahay

  • @Haaji_Geele
    @Haaji_Geele Před měsícem +7

    The Deputy Minister of the Ministry of Information in Somalia, Mr. Abdir Rahman, if I may ask, is the Ethiopian government you are referring to the one with its army in your country?

    • @maxamedcolaad2447
      @maxamedcolaad2447 Před měsícem

      Yaa wayaya qoofkaa waalano afkaa qaalad so qooraayo meeshaan ajnaabi intoso gaalo komaati maa aqrinaayo waa qof an qooraaxda anso biixin

    • @Haaji_Geele
      @Haaji_Geele Před měsícem

      @maxamedcolaad2447 stop complaining

  • @user-lk8zj9fr7f
    @user-lk8zj9fr7f Před měsícem

    Al cadaala ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤guuuul masuul

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 Před měsícem

    Inay Soomaalida is mashquulta ma aha.
    Cadowga nagu duulay waa Itoobiya.
    Waa in aynu dhulka hooyo ka difaacno.
    Siyaasiyiinta xisbi Qabiiil, xisbi Diini iyo Xisbi wadani ah u abaabulan waa in ay dhulka hooyo ka difaacaan Itoobiya.
    İnay dadka Soomaaliyeed xasuuqaan ama dhulka Hooyo ka iibiyaan cadowga Itoobiya waa qalad.
    Soomaaliya ha noolaato.

  • @MohamudIssa1
    @MohamudIssa1 Před měsícem +3

    Horta dad ka maxaa ka qaldan
    Dawladii hore waxa ay timi iyado tayada iyo tirada ciidan ku aad u liito.
    Waqtigeedi ugu badnaa waxay gelisay sidii ciidan xoog leh ay u soo saarto waana soo saartay
    Dawladana hada jirta ka ma faa idaysan oo ciidan waxay uloday Alshabaab sahaydodina waa ay musuqday

  • @SayidT
    @SayidT Před měsícem +3

    INDHOCADAYS University ayuu ka soo baxay kani, wuxuu wadaa waa qar iska tuuris iyo tororog.

  • @user-hk5qs4dn8w
    @user-hk5qs4dn8w Před měsícem +1

    muhiimada hadalka u asiibay wa in qawaariijta an ladhiiro galin

  • @warfaaskar7548
    @warfaaskar7548 Před měsícem +1

    2007-2012. nabadeyntii Marka, Xoreyntii Shabeeladda Hoose , 5ta Buundo ee Shabeelladda hooose laga xoreeyey arsenal. Ciidanka 14 Oktoober xasiliyey, nabadeeyey xoreeyey Shabeelada Hoose.

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 Před měsícem +4

    #NABAR_IYO_NAXDIN ALSHABAAB AYAY AHAAYEEN #FARMAAJO IYO TEAM KIISII CIDAAN OGAYNI MAJIRTO

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed Před měsícem

      Farmaaaajo wa daroooood
      As Waa hawiye Iyo dir
      Marka maskax la fahmaaayo keeen

    • @jeimaani2024
      @jeimaani2024 Před měsícem

      ​@@AmalAbdirisakMahamed sax

    • @Abdirahman-1020
      @Abdirahman-1020 Před měsícem +1

      @@AmalAbdirisakMahamed Abaayo Xaaroodkaad badididoodu waa Alshabaab iyo Dhal Ethiopian ilaahay Naarta haku fogeeyee #Abdilaahi _Yuusuf ayuu ahaa kii Muqdisho keenay Ethiopian maantana waakuwaa #Gedo Hablihii mareexaan uugu galmoonaya Ethiopian kii cidka hadlaysaana aanay jirin

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 Před měsícem +5

    Masha Allaha Alcadala xafudu Laaha guuleso 🎉🎉🎉🎉

  • @cabdiqaadirmaxamed9399
    @cabdiqaadirmaxamed9399 Před měsícem +1

    Ninkan sidan u hadlayo in mucaaradku dawlada ula macaamilan,inshallah markuu isaga iyo teamkiisu la badalo ama dawlada ku xigtaba waxaad arki iyagoo wax kale akhrinaya.marka siyaasiga soomaaligu waa beenaale lkn maxay ugu taalaa samankan wax walba waa record.waa xujada haysata maanta madaxwayne xasan sheekh

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 Před měsícem +1

      Walaahi Runta Ka sheegtay sababto Ah hassan sheikh shaley wuxuu Dowlada ka sheegi jiray dhamaan isaga xilka hada joogo ayey jawaab utahay

  • @user-is2sz5lb8t
    @user-is2sz5lb8t Před měsícem +1

    Siyaasiyiinta Somaalida waa tuug lagu shaqaysto. Ilaa iyaga badhka la taago marka ay qarank dhibaato u gaystaan. Xoolo inay xilka ka sameeyaan laga ilaaliyo, waxba hagaagi mayaan!

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před měsícem +3

    All Qabyaala waa Shabaab

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 Před měsícem +3

    al cadaalo waa tiirarka hawiye ku taganyahay kamidah madaxweeyne ayow u saranyahay

    • @wizhargeisa3338
      @wizhargeisa3338 Před měsícem

      Sax lkn meel dawlad somali wada leedahay shaqo kuma laha Wa xage ka xidhmi laadahay salaadu

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před měsícem +1

    Dowlada Dhexe e Somaliya Guul insha Allah

  • @MogMedia-mu2mb
    @MogMedia-mu2mb Před měsícem

    BBC Somali ma ahaan mide matasho dadka somalia waan cadowka bulshad Somalia

  • @DalkahooyoDaruuraha-cc3du
    @DalkahooyoDaruuraha-cc3du Před měsícem +3

    DAMU JADID MAWAXAY KA XUUNYIHIN IN UU CABDI SACID UU RAYSALWASARAHA ETHOIPA KU SHEEGO XAGJIIR OO U SI ADAG OO AYAGU KU DHICI WAYAEN U UGU HADALAY?
    XASAN IYO KOXDISA WA NIMAN JILICSAN OO SOOKEYAHA U XOOGWAYN OO KU DHIICIN IN AY JAWAB ADAG SIYAN ABIYE . OO KU RAFANAY BADD WAN U OGOLNAHAY BLAAAABLAAA.

  • @ubahyusuf1064
    @ubahyusuf1064 Před měsícem

    Munafiqiin😮may Allah protect Somaliland and it's people from your evil deeds🤲🤲🤲🤲

  • @libanomar9769
    @libanomar9769 Před měsícem

    Wazirka xadalkisa waa saxix xildhibanada iyo dadka melaha dowlada ka caynaya waxey Xoojinayan cadowga somaliyed shabab Ethiopia iyo dhaman inta cadowga ku ah somalia

  • @KhalifaCali
    @KhalifaCali Před měsícem +3

    Waxba mahayo alcadaala. Finish

  • @user-jd1cf5dy8q
    @user-jd1cf5dy8q Před měsícem +1

    Allow dal xoreeye mar sadexaad soo celi si uu u dhameeyo khawaarijta gabalkoodu sii dhacayo

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 Před měsícem +1

    Siyasiyiinta somalida oo kambeyn si uu oga dhigto qawariijta keliya barten si an loga guleysan wa qalad kambeyn waxey ka dhigan karan xalane ka sareyna dalka warshado ayan dhisi dona beerihii hore ayan so celinaya wasaraddii dalxiska iyo hoteladii dowladda lahan jirtey oo canshurta ka qadan jirtey ban so celinaya sida hotel jubba talex bar bulsho al curuba hotel shabelle waxey kambeyn ka dhigtan ma weyn haddeysan u shaqeyn qawariijta

  • @FAAD21
    @FAAD21 Před měsícem +1

    Khawaarij iyo adiga shirkaa tihiin Al Cadaala sharciga waa lagu horkeeni doonaa insha Allah

  • @hilowlemohamed5507
    @hilowlemohamed5507 Před měsícem

    Al Cadaala Afkaaga Caano laguqabay warkaa bixisay waa nadeeqay noolaaw oo nabadgal aamiin .

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 Před měsícem +2

    MISKIIN PLEASE UMADA SOOMALIYEED EE MUQDISHO U GARGAARA MEELKALE MA XUKUNTAANE,

  • @Abu_shafici
    @Abu_shafici Před měsícem

    Wasiir al adaala waa nin hal adag runtana aan ka leex leexan xaqiiq hadii 2017 dagaalka lagula jiro khawaariijta halka lagasii wadi lahaa xeligan daba yaaqo ayeh joogi lahaayeen
    Teeda kale ninka siyaasi isku sheegayo ee khawaariij dhiira gelinayo waa qof aanan u damqan hooyoyinka ey gablanka ka dhigeen khawaariij wax kale oran maayo ee xaqa allaah hana tuso

  • @elmiabdullahi1960
    @elmiabdullahi1960 Před měsícem

    Waxa ka muuqda Al cadaala, warkiisa Sida Dowlada lago yaqaan,waa in wax wada hadal ah, in aan lala gelin, inta Abiy Ahmed uu doolaanka ku tahay.
    Ilaa qarnigii 15aad waxa Ethiopia ay duulaanku ahayd Soomaaliya 1963 iyo 1977 .
    Waa in sida Eritrea aan wax wada ah lala yeelan.
    Muuse Biixi iyo Siciid waxa ay baal Madow ka galeen waayo waxay xulufo cadowga soo jireen ka ee Soomaaliya oo ah Ethiopia .

  • @user-is2sz5lb8t
    @user-is2sz5lb8t Před měsícem +2

    Wariyuhu waa professional! Maasha Allah!

  • @caliyusufkulane3309
    @caliyusufkulane3309 Před měsícem

    Usheega maskiin kaan in Alshabab iyo dowlada. Qatar wadahadal ugu socdo.

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 Před měsícem

    Goaanka Wowlad Soomaliya Waa Hirgalay Hadona Hirgelin Itoobiya Mar Horey Soo Degi Laheyd Baddaha Seylac Iyo Lug Haye

  • @HassanHaaji-ty6yp
    @HassanHaaji-ty6yp Před měsícem +1

    ninkan waxa kaliya e hadi la weydiyo si runa ow uga jawabayo wa magacisa ayu run ka shegaya lkn inta kale been cad ayu ka shegaya

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi Před měsícem +1

    #AL-CADAALOOW
    ARRINTA
    XABASHIDA,
    SIFIICAN AYAAD UGA
    HADASHAY?
    LAAKIINSE
    #DICAAYADA
    #AL-SHABAAB,
    WAXAAD KAGARANEEYSID
    MALAHAN!!
    EE KA
    #GAAGAABSO!!
    UMA QALINTIDE??
    #AL- SHABAAB,
    SOOMAALI,
    LAMA DAGAALAMAAN
    EE
    WAXAY
    #CASHAR U DHIGEEN
    #GAALADII,
    DALKA KUSOO DUUSHAY!!
    EE AY HOGAAMINAAYEE
    #MASIIXIYIINTA,
    MAREEYKAN IYO XABASHI.
    ...KUWAAS OO AY
    KUKHASBEEN INEEY
    #DALKA KA
    CARARAAN!!
    ..KUNA KALIFTAY INEEY
    #GUDUHOODA,
    KADAGAALAMAAN
    ..SIDA XABASHI,
    OO DAGAAL
    SOKEEYE KADHEX QARXAY IYO WALIBA
    #MAREEYKAN,
    OO DAGAAL SOKEEYE
    KA BILOOWDAY.
    .. TEEDAKALE
    #MAREEYKAN,
    LAMA HESHIIN
    #DOWLADII,
    #AFGAANISTAAN,
    EE
    #ASHRAF GAANI,
    EE WUXUU LAHESHIIYAY
    #YAALIBAAN,
    WAXANA KULA HESHIISAY
    INEEY
    #DALKA AFGHANISTAN,
    SHURUUD LA'AAN UGA BAXAAN,
    MAREEYKANA,
    WAAKA SOOCARARAY
    #AFGAANISTAAN.
    #SIDAASI SILAMID AH
    #MAREEYKAN,
    #DOWLADA, UU
    HOGAAMIYO
    #XASAN GUURGUURTE,
    MAREEYKAN,
    AYAA SOODHISAY OO
    AY KA'AMAR QAATAAN!!
    MAREEYKANA,
    UMA SHEEGAAYO,
    MARKEEY DALKA KABAXAAYAAN.
    EE
    WAXAAD ARKIDOONTAAN
    IYAGOO
    #DIYAARADAHA DABADA QABSANAAYA OO CARARAAYA!
    SIDII "DOWLADII AFGASNISTAAN".

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 Před měsícem +2

    Adiga iyo team kaagi 991 badowladii tafahakudhaganaa

  • @fatiaden2130
    @fatiaden2130 Před měsícem

    Warninkaan cadaala ladhoho wax badan buu ii iftiinshay xagal 360c° ah baan uga wareegay taageeridii waraysigiii Abdisiciiid ee malin kii hore io siyaasiyiin kaleba, ninkaan wuxuu ka hadlayo waa xaqiiqoyin itus oo itaabsiii ah inta hadii aan u kuurgalay, dadka fikirkas leh inatay ku jiraan dawladeena rajo fiican ayaan leenahay .
    Ee Alle tawfiiqda hana waafajiyo

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 Před měsícem +1

    Subhanaallah, he has no complete answers any of questions, but I like the way interviewer is asking the questions. Keep asking until he answers because you are doing great job ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedcumar3574
    @maxamedcumar3574 Před měsícem

    Ethiopia muqdisho illalisaa.wariyo qali badan lkn xoolo waraysanayo