BBC Somali
BBC Somali
  • 1 046
  • 12 169 511

Video

Kulamadii u danbeeyay ee cayaaraha Euro2024
zhlédnutí 899Před 19 hodinami
Kulamadii u danbeeyay ee cayaaraha Euro2024
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo dhaleeceeyay maxkamadda ee Mareykanka
zhlédnutí 2,6KPřed 20 hodinami
Maxkamadda saree e Mareykanka oo sheegtay in Donald Trump iyo madaxweynayaashii hore ee kale ay qeyb ahaan ka badbaadeen in lagu soo oogo dambiyo iyo madaxweyne Joe Biden oo dhaleeceeyay.
Messi sidii Ronaldo ayuu rikoore lumiyey, bilaa oohin ayuuna gudbay. #Cayaaraha
zhlédnutí 1KPřed 16 hodinami
Messi sidii Ronaldo ayuu rikoore lumiyey, bilaa oohin ayuuna gudbay. #Cayaaraha
Xisbiga Shaqaalaha oo ku guulaystay aqlabiyada baarlamaanka Ingiriiska | Doorasha UK
zhlédnutí 3,2KPřed 16 hodinami
Xisbiga Shaqaalaha ee UK, ayaa ku guulaystay doorashadii guud ee dalkaasi ka dhacday khamiistii taas oo uu helay codadka ugu badan ee barlamaanka aqalka hoose oo ka kooban 650 kursi. Sir Keir Starmer ayaa noqonaya ra'iisul wasaaraha cusub ee UK, ka dib markii uu xisbiga shaqaalaha ku hogaamiyay guul weyn. Wuxuu beddeley siyaasigii garabka bidix Jeremy Corbyn oo ahaa hogaamiyaha xisbiga Labour a...
Askari ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo sameeyay diyaarad
zhlédnutí 2,3KPřed 18 hodinami
Maxamed Cali Maxamed oo ah askari ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan booliis-militaariyo ayaa waxaa uu soo bandhigay laba diyaaradood oo gacan ku sameysa ah, kuwaas oo uu ku tilmaamay in ay kala yihiin "Mid dagaal iyo mid dalxiis. Diyaaradaha Maxamed uu sameeyay ma aha kuwa dagaal iyo dalxiis lagu gali karo haatan, maadaama aysan jirin injineero xirfad leh ama hay'ad bixisay...
Lamaane codsaday in si raaxo leh loo dilo iyo sababtii ay u doonayeen in nolosha la dhaafiyo
zhlédnutí 775Před 18 hodinami
Jan iyo Els waxay is guursadeen ku dhawaad 50 sano. Horraantii bishii June ayay wada dhinteen ka dib markii laba dhakhtar ay siiyeen dawooyin dilaa ah. Netherlands, tan waxaa loo yaqaannaa duo-euthanasia. Waa sharci, waana naadir laakiin sannad kasta, lammaane badan oo u dhashay dalkaas ayaa doorta inay noloshooda sidan ku dhammeeyaan. Saddex maalmood ka hor inta aanay si iskood ah nafta isku d...
"Ma dooneyno inaan weerarno deriskeena" - Abiy Ahmed oo fariin u diray saddex dal.
zhlédnutí 55KPřed 18 hodinami
Abiy Axmed "Khudaarteenna nooga bedesha badda, meelo kalana ha wareeginina ee anaga nala hadla Soomaaliya" Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo maanta la hadlay Baarlamaanka dalkiisa ayaa sheegay in dowladdiisu aysan su'aal galinaynin midnimada Soomaaliya, isaga oo caddeeyay in aysan diyaar u ahayn kala-qeybinta dalka Soomaaliya. Abiy Ahmed ayaa heshiiskii badda ee uu Somaliland la galay ku macneeyay...
Daawo:- Falanqeyn ku saabsan Euro 2024 oo meel xasaasi ah maraya.
zhlédnutí 3,6KPřed 18 hodinami
Daawo:- Falanqeyn ku saabsan Euro 2024 oo meel xasaasi ah maraya.
Khataraha qaran ee Soomaaliya iyo waxa ay Somaliland ka tiri wada hadalka Ethiopia iyo Somalia
zhlédnutí 81KPřed 18 hodinami
Kulan lagu dhexdhexaadinayay Itoobiya iyo Somaliland ayaa natiijo la'aan ugu soo dhammaaday Turkiga. Somaliland walaac ayay ka muujisay kulankaas oo salka ku hayay heshiiska Ethiopia iyo Hargeysa ay horey u gaareen oo dhabaha u xaaraya marin-badeed iyo aqoonsi ay isweydaarsadaan labada dhinac. Haddaba, maxay Somaliland ka tiri wada hadalka Soomaaliya iyo Itoobiya, goorma ayuu se dhaqangelayaa i...
Sarah: Gabadhaan taariikhda cusub dhigtay, maxay hawada sare ku soo aragtay?
zhlédnutí 1,7KPřed 18 hodinami
Sarah: Gabadhaan taariikhda cusub dhigtay, maxay hawada sare ku soo aragtay?
Habeenkii ay noloshayda mugdiga gashay ee aan waayay lugahayga, ilmahayga aabahood iyo gabadhaydii
zhlédnutí 2,8KPřed 21 hodinou
Habeenkii ay noloshayda mugdiga gashay ee aan waayay lugahayga, ilmahayga aabahood iyo gabadhaydii
Guushii Turkiga: Kulanka tamarta iyo farsamada |Euro2024
zhlédnutí 1,7KPřed 21 hodinou
Guushii Turkiga: Kulanka tamarta iyo farsamada |Euro2024
Baarlamaanka Jubbaland ayaa dastuurka ka bedelay inta jeer uu Madaxweyne doorasho isku sharixi karo.
zhlédnutí 954Před 23 hodinami
Baarlamaanka Jubbaland ayaa dastuurka ka bedelay inta jeer uu Madaxweyne doorasho isku sharixi karo.
Waxaa hadalkiisa u dambeeyay aayad Qur’aan ah: “Nafna ma oga dhulkay ku dhimanayso”.
zhlédnutí 3,3KPřed 23 hodinami
Waxaa hadalkiisa u dambeeyay aayad Qur’aan ah: “Nafna ma oga dhulkay ku dhimanayso”.
Farmaajo iyo Xasan waxay ka siman yihiin Kali-talisnimo | Cabdiraxmaan Cabdishakuur: Wareysi Gaar Ah
zhlédnutí 173KPřed 23 hodinami
Farmaajo iyo Xasan waxay ka siman yihiin Kali-talisnimo | Cabdiraxmaan Cabdishakuur: Wareysi Gaar Ah
Kulanka boortayaasha. #Cayaaraha #EURO2024
zhlédnutí 1,2KPřed 23 hodinami
Kulanka boortayaasha. #Cayaaraha #EURO2024
Soo gudbidda France iyo halka ay tahay inay adkeeyaan.
zhlédnutí 1,1KPřed 23 hodinami
Soo gudbidda France iyo halka ay tahay inay adkeeyaan.
France iyo Belgium isku qaab ayey ku yimaadeen, kee hor bixi doona?
zhlédnutí 559Před dnem
France iyo Belgium isku qaab ayey ku yimaadeen, kee hor bixi doona?
Maxamed X. Ibrahim Cigaal Khudbaddii uu @BBCNewsSomali ka jeediyay 64 sanno kahor | Keydka BBC 1960
zhlédnutí 7KPřed dnem
Maxamed X. Ibrahim Cigaal Khudbaddii uu @BBCNewsSomali ka jeediyay 64 sanno kahor | Keydka BBC 1960
Daalaadhaca England iyo soo gudbidda Spain. | EURO 2024
zhlédnutí 1,3KPřed dnem
Daalaadhaca England iyo soo gudbidda Spain. | EURO 2024
Pakistan: In ka badan 100-qof oo kuleyl u dhimata maalinkasta iyo ehelada oo ka murugeysan
zhlédnutí 2,7KPřed dnem
Pakistan: In ka badan 100-qof oo kuleyl u dhimata maalinkasta iyo ehelada oo ka murugeysan
Israel iyo Xisbullah oo isku midiyo lisanaaya
zhlédnutí 8KPřed dnem
Israel iyo Xisbullah oo isku midiyo lisanaaya
Qaar kamid ah hadaladii adkaa ay is dhaafsadeen Trump iyo Biden
zhlédnutí 7KPřed dnem
Qaar kamid ah hadaladii adkaa ay is dhaafsadeen Trump iyo Biden
Daawo: qaabka loo fuliyo qaliinka xididada wadnaha
zhlédnutí 1,5KPřed dnem
Daawo: qaabka loo fuliyo qaliinka xididada wadnaha
Daawo:- Sheekada gabar Yamaniyad ah oo qaxooti ku ah Soomaaliya.
zhlédnutí 17KPřed dnem
Daawo:- Sheekada gabar Yamaniyad ah oo qaxooti ku ah Soomaaliya.
Taariikhda Halyeygii reer Jabuuti Maxamuud Xarbi iyo tuhumka ku gadaaman geeridiisa.
zhlédnutí 39KPřed dnem
Taariikhda Halyeygii reer Jabuuti Maxamuud Xarbi iyo tuhumka ku gadaaman geeridiisa.
Shakhsi noocee ah ayuu ahaa AUN Maxamed Cismaan Jawaari?
zhlédnutí 3,6KPřed dnem
Shakhsi noocee ah ayuu ahaa AUN Maxamed Cismaan Jawaari?
Hadalhayn xooggan oo ka dhalatay madaxa sirdoonka Kenya Nurdiin Xaaji oo loogu baaqay inuu iscasilo
zhlédnutí 29KPřed dnem
Hadalhayn xooggan oo ka dhalatay madaxa sirdoonka Kenya Nurdiin Xaaji oo loogu baaqay inuu iscasilo
Dagaalka u dhaxeeya beelaha kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug oo sii xoogeysanaya
zhlédnutí 1,5KPřed dnem
Dagaalka u dhaxeeya beelaha kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug oo sii xoogeysanaya

Komentáře

  • @halimoyusuf8537
    @halimoyusuf8537 Před 14 hodinami

    Shababka waa idinka argagixisada wa idinka dhibatada wa idinka waxaa wanagsan nabad inaad qadataan

  • @user-th1jp6vw3h
    @user-th1jp6vw3h Před 14 hodinami

    WAR. WAXAAN. QAAQLAHA. SAWMA. OGA. INUUSAN. WAXBA. KU. HELAYN. BEEN. (((( WAR. BIYAAD. CABTAAD. LA' DAHAY. HARGAYSA. SHICIBKII. AYAA. MEEL. WALBA. RUNTA SHEEGAYA. ((( MA. 4. TA. QAAINUL. WADAN. MUUSE. JUUDAAN. UU. KIRAYSTAY. MIYAA. LA. RUMAYSANAYAA. DAWACO. BAL. CAQLIGIISA. FIIRI. ((( QAATUMAAN. MAAMULAA. WAX. FASHILMAY. CAQLI. MA. LEH. ((( MAXABIISTA. IYO. SARAAKIISHII. MUUSE. WAALAY. SOO SIIDAA. HADAAD. AWOOD. LEEDAHAY. ((( IMISAAD. BEEN. KU. NOOLAAN. WAX. CEEB. IYO. CUQUBO. FADEEXO. KU. DHACDAY. ILEEB. QAAQ. IYO. NIIC. CABAAD. MOOYEE. CAQLI. MA JIRO. ((( WAR. ISAAQ. KALIYA. HESHISIIYA. MUUSE. JUUDAAN. WAR. WAXBA. MA. OGA. DAWACADAAN. (( MAXAABIISTAADA. IYO. TAARIIKH. XUMADAADA. IYO. FASHILAAGA. AYAA. KUU. KEENAY. INAAD. WAALATID. OO. DAWAQDID. WAA ISKU. DARDARMADAY. XATAA. SI LOO. HADLO. MUU GARANAYO. ((( WAR. 33. BAAD. BEEN. HUUHAA. NIIC. IYO. WAXAAN. JIRIN. KU. NOOLAYD. ((( GOORMAAD. CAQLIGAAGU. AX. GARAN. IMSAAD. BEEN. KU. SII. NOOLAAN. ((( LAAS. CAANOOD. AYAAN. XUKUMAA. 5. QAARADOOD. AYAA. LAGA. OGYAHA. LASCAANOOD. INAY. M. GOBALEED. BUUXA. TAHAY. CID. WALBA. AYAA. OG. BEENTAADA. BILAA. CALIGAA. ((( IYO. MEESHII. LAGU. KALA. TAGAY. BAL. MAXAABIISTAADI. BAA. ADUUNKU. QUUDIYAA. CAALAMKAA. TIRAKOOBAY. ((( DAWACO. ADUUNKU. WAA. ((( HAL. QOL. MAANTA. WIXII JIRA. IYO. WIXII. DHACAY. QAAD. KA. QAARAD. BAA. LAGA. OGYAHAY. YAAHUU. ((( WAR. HADII. LA. JABO. ILEEN. JAHADAA. KA. DHUNTAY. MUUSE. JUUDAAN

  • @user-th1jp6vw3h
    @user-th1jp6vw3h Před 14 hodinami

    ((( MUUSE. JUUDAAN. IYO. TIIMKIISOW. BEEN. INDHALA. IYO. HUUHAA. IYO. WX. AAN. JIRIN. WAA. MIDA. 33. SANO. AAD. KU. JABTAY. ((( IYO. LAAS. CAANOOD BAA IGA. TIRSAN. WAA. WAXA. KU. DULEEYAY. WALINA. AAD. KU. JABTAY. ISMA. OGOW. AYAAN. DARNIDAA. YAAHUU. MAXAAD. TARI. KARTAA. CADAW. AYAA. KU. MAAMULA. ((( WAR. CALANKEE. LAHAYD. DAWLADEE. AHAYD. MA. CALANKA. BULUUGAA. MID. AAN. AHAYN. BAAD. LA. HAYD. YAAHU. ((( WAR. ADAA. IS. XASUUQAY. DAWACO JABTAY. OO. WAREERTAY. DULMIGII. IYO. CUQUBADII. ABAALKEEDI. MARKII. LAGU. DHANDHANSIIYAY. AYAAD. XATA. HADBA. QABIIL. SHEEGANAYSAA. IYO. QOWMIYAD. CUSUB. WAR. SOMALI. MABA. TIHIIN. DHULKANA. QLAD. BAAD. U. DAGANTIHIIN. WAAYO. XABASHI. BAA. TIHIIN. ((( WAR. ILEEN. CAQLIGU. HADUU. DULOOBO. (( SAX. IYO. QALAD. MIDNA. MAKALA. GARTAAN. ((( WUXUSHKAAN. NIICLAHAA. WAXA. IYAGU. SAMEEYAAN. AYUU. DADKA. KU. SHEEGAYAAN. ((( DAWACOW. ADAA. KAADIB. AH. BEENLOW. ADAA. XASUUQAY. UMADII. SOMALIYEED. MAR. HORE. IYO. MAR. DAMBE. IYO. HADA. XASUUQ WADA. IYO. BEEN. ((( WAAYO. QAAINUL. WADAN. MUUSE. JUUDAAN. KIRAYSTAY. BAA. TAHAY. ((( WAR. RUNTA. IYO. XAQIIQDAA. KU. DHIBAYSA. MUUSE. JUUDAAN. SHICIBKA. ISAAQ. IYO. RER. BORAME. AYAA KU. DIIDAN. YAAD. XUNTAA. MUUSA. JUUDAAN. ((( DAWACO. SUMAYSAN. ADIGAA. XASUUQAY. SHACABKII. SOMALIYEED. ((( SHEEG. CALANKAAD. DAWLADA. KU. NOQOTAY. DAWACO. ADIGAA. ISKA. SHIFAY. QAAIN. YAAHUU

  • @qararabostd5427
    @qararabostd5427 Před 15 hodinami

    Sorry sister😢

  • @user-yf2xi1nm8n
    @user-yf2xi1nm8n Před 16 hodinami

    Kan Soomali umaba ekee ma Ethiopian baaa soo dirsatay. Muuse biixiyaw go'itaankaan isaaqa aad ku weeririsay ka daa.

  • @salahmubaraksuni5590
    @salahmubaraksuni5590 Před 16 hodinami

    Viva SSC Khaatuma

  • @Leaveabeautifulimpactinyourlif

    00 I am your sister from Yemen. By God, I only spoke out of hunger and distress. My mother, my sisters, and I have been displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about Oh God, God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who have brought us to this situation 💔💔 I swear to God that I did not write this appeal out of distress and poverty, O world Please feel for us. By God Almighty, Lord of the Magnificent Throne, he is the only one who eats what I have at home. By God, my brothers, they are sitting on my mind And there is no food. By God, our situation is very difficult. We are 6 people.He entered the house. My father died, and there is no one to support us. We live in a rented house, so we cannot pay the remaining rent. ''''''' '''''''''''''''''''''' '''''''''''' '''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' For me, my brother, my first words are: By God and the Book of God, I will not lie to you and I will not lie to you. I do not deceive you and I will not deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I are among us. It was 15 thousand Yemenis per month, and now we have 45 thousand due over 3 months, and the owner of the house is not merciful. By God, my brother, he comes every day and insults us and talks about us and wants us to move from the house to the street because we could not pay him rent. The neighbors saw us crying and came back to talk to them and gave us the weekend. We swore to God. This brings us to the street. Be merciful. And we. Our country because of this warI cannot find food for the day and I am living. My sisters and I are young. Our father has passed away, may God have mercy on him, and we have no one in this world beside us in these harsh circumstances. My younger brothers go out to the street and see the neighbors eating and stand at their door to give them bread even if they break it. By God, who has the kingdom of the heavens and the earth, the universe, they closed the door and kicked them out and they came back crying. They died of it. No one will have mercy on everyone and give them a refund. You would have made a living, and now blame someone for helping us with a kilo of flour. I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then you need help for the sake of God. I implore you, by God, you love goodness and will help me. WhatsApp me on this number 00967779509554 and ask for the name of my card and send it and do not be late and I will compensate you. God is good. He helped us and saved us before they expelled us on the street. We became weak or starved of hunger. My family and I are blessed by God. If you are able to help, do not be late for us.May God reward you well,.,.,:^:;^:°~°~^~°^π√^π√~π~√~√~π^~^~π~π~√√~~ππ~ π√~~^^°^°€€€€€€€€€...........

  • @xuseenwarsame8357
    @xuseenwarsame8357 Před 16 hodinami

    Filimkii Shaw maydaan fahmin

  • @mohammedebrahim8900
    @mohammedebrahim8900 Před 16 hodinami

    Cc libaax waye

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 Před 17 hodinami

    Qardo jeex ku jira weligiin?

  • @MahadhajiOsman
    @MahadhajiOsman Před 17 hodinami

    22:27 you can tell he’s lying 😂 those kinda people we have ass a politician in this country

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu Před 17 hodinami

    C/raxmaan cabdi shakuur hala dhagaysto

  • @abdinazirkhalif
    @abdinazirkhalif Před 18 hodinami

    The representative of the Republic of somaliland in Kenya 🇰🇪 Ambassador Mohamed Barwani Well Done.

  • @EfootballGame-nd8id
    @EfootballGame-nd8id Před 18 hodinami

    Qof bukka baad waraysi ka qaaday

  • @ConfusedNorthernLights-dr9wo

    ❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @HassanHassan-pf9ic
    @HassanHassan-pf9ic Před 18 hodinami

    Qabiileyste waalan

  • @warsameyaasiin2981
    @warsameyaasiin2981 Před 18 hodinami

    Indho adeeg waa dhaxal

  • @UmooH
    @UmooH Před 19 hodinami

    Somaliland deserve recognition from the international community

  • @jamaalahmed363
    @jamaalahmed363 Před 19 hodinami

    Lacagta aa duulimaadada dhadheer ee ay daan waxba kasoo faaideyn dadkiina iskuulo iyo goobo caafimaad ugu sameeya aad buu ugu digtay run ahaantii 😂

  • @IsmacilHassan-c7x
    @IsmacilHassan-c7x Před 19 hodinami

    😂😂😂😂

  • @adensomali2053
    @adensomali2053 Před 19 hodinami

    Nin culus ayee bbc gacanta kusoo dhigeen

  • @abdiqanimaxamuud4236
    @abdiqanimaxamuud4236 Před 19 hodinami

    Af wacanaa markey hadleyaan Uurkooda alle og shaley wuxuu lahaa unugaaleh iyo waxaa lagu noqon 91

  • @ssabtiqoslaaye2405
    @ssabtiqoslaaye2405 Před 19 hodinami

    Geesi Geesi dhalay Dr:Barawani hore usoco waa sidas markad wadani dhab ah aad tahey oqontuna ku hagto ✊✊❤️🤍💚Somaliland Viva

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 Před 19 hodinami

    Ninkaan markasta waa mucaarad xitaa hadii xil wcn loo dhiibay ma aamusikaro 😅😅

  • @abdallamahad6098
    @abdallamahad6098 Před 20 hodinami

    Wakiilka gobalka soomaliya

  • @yoonisabubakar2587
    @yoonisabubakar2587 Před 20 hodinami

    adeer hda ka talisaan heshiiska ad gasheen orado dhaqan galiy hda run shegeesan

  • @saadmusa9492
    @saadmusa9492 Před 20 hodinami

    Stupid go sleep

  • @saadmusa9492
    @saadmusa9492 Před 20 hodinami

    Markaa doqon buu u haystaa dhulkeennu waa xor

  • @Hassan-tr5ph
    @Hassan-tr5ph Před 20 hodinami

    Maansha alla ergaygan wa codkar xog ogaal ah guul

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 Před 20 hodinami

    A

  • @Hassan-tr5ph
    @Hassan-tr5ph Před 21 hodinou

    Every good 'we are not part of somali .somaliland long life

  • @DrMurzal
    @DrMurzal Před 21 hodinou

    Biden waxa ku dhacay dharbaxsho uusan filanayn. Doodi dhexmartay asaga iyo Trump.

  • @abdinasirmohammed4595
    @abdinasirmohammed4595 Před 21 hodinou

    Libaax Somaliland guul

  • @mahmoudal-somali5406
    @mahmoudal-somali5406 Před 21 hodinou

    Illaahay ha u naxariistoo Mahmoud Harbi iyo Abdulrahman Caadhoole.

  • @AxmedMuxamed-w9b
    @AxmedMuxamed-w9b Před 21 hodinou

    Hooyada maku dhacda oromo xata inaad weerarto inaad bisad soomaaliya joogta disho waa walaahi italy jooga waan soo bixi si aan oromada u baabiyo 😂😂

  • @mahmoudal-somali5406
    @mahmoudal-somali5406 Před 21 hodinou

    Waaxad ku dartaan Abdulrahman Cadhoole oo la geeriyood in Harbi.

  • @orobleh77
    @orobleh77 Před 22 hodinami

    C/Shakuur, ma iloowday shirarka beelaha Hawiye ee hoteeladda ku dhigan jireen ayagoo mucaarad ku ah Farmaajo. C/Shakuur ma iloowday muudaahard joogtada ah . Maanta, shirar amma mudaaharad mucaarad ku ah dowladda Xasan Shiek cidda dhigan karto ma jirto.

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 Před 22 hodinami

    Is true qofku haduu gudan waayo waa in uu iscasilaa ma qabyaalad maad meelkasta lajoogtaan

  • @orobleh77
    @orobleh77 Před 22 hodinami

    Waxaa la hubaa haddii C/Shakuur jago wasiirnimo la siin lahaa, sidda wasiiradda "A" ah, maanta C/Shakuur mucaard ma noqdeen. Midda kaleh, waxaa hubaal ah in dowladda Xassan Shiek ay fashil noqotay.

  • @mohamudmohamed1517
    @mohamudmohamed1517 Před 22 hodinami

    Well said and documented history. SL is a defacto state. Somalia doesn't have any thing to prove that SL are part of them. Illusion

  • @user-vn5vp6rt8k
    @user-vn5vp6rt8k Před 22 hodinami

    LEGEND THAT.S REALITY REPUBLIC OF SOMALILAND,,

  • @mohamedhassnaden2678
    @mohamedhassnaden2678 Před 22 hodinami

    jjaahil kan leh sool somaliand Ka tirsantay leh ha ogaado maamulka soamlinad somalia Ayey Ktirsanthy

  • @abdirashiidabdirisak6758
    @abdirashiidabdirisak6758 Před 22 hodinami

    Hal bacaad lagu lisay weeye inad riyooto inad seexata ka horaysa ssc khaatumo map iyo xuduud bay leedahay cid badali kartana majirto maamul gobaleed federalka kamida weeye watii malin cad lainigaga adkaaday , inad is buriso mafiicne somlia wan kabaxayna ssc nagama bixi karto wax caqliga galikara maha somliana waa xuddudo cayimadn cid kabixi kartana majirto cid soo geli kartana majiro

  • @katraabdi7778
    @katraabdi7778 Před 22 hodinami

    Cidna heshiiis lama galin kartaane ana jooga meel gobal soomalia kamid ah ayaadtihiine hadii kale xoog ayaa layduku talinayaa

  • @qanunimedia
    @qanunimedia Před 22 hodinami

    Xasuuqa dhulbahante dambi maahan kii isaaquna waa dambi caqli foorara. Warqadu haday been thy maxaa idin haysta!?

  • @cabdirisaqxusencali9409
    @cabdirisaqxusencali9409 Před 22 hodinami

    Xasan sheikh wanag iyo xumanba wuu leyahay marka wixii qaldan kaliya halasaxo dowladu maaha in siraheeda siyaasiyiinta lawadagto lawadagto taasina kama dhigna in ay kalitalis tahay

  • @dr_sadak
    @dr_sadak Před 22 hodinami

    Ninkaa calankiii wadanka oo wakiilka uu u ahaa kaxishooday oo Kii Kenya🇰🇪 Jakata Ku Dhagsaday Ayaa Nala hadlaayo Adiga Marka Horay isqiimey SOMALIA Hanoolaato 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @alihaibe4209
    @alihaibe4209 Před 23 hodinami

    Well-done ambassador

  • @DHAQANMAAL
    @DHAQANMAAL Před 23 hodinami

    Weriyuhu khibrad badan ma laha waraysiyadan qof khabiir ah ayaa loo diraa

  • @abdiazizmohamed1887

    ❤❤❤❤❤