Lamaane codsaday in si raaxo leh loo dilo iyo sababtii ay u doonayeen in nolosha la dhaafiyo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 07. 2024
  • Jan iyo Els waxay is guursadeen ku dhawaad 50 sano. Horraantii bishii June ayay wada dhinteen ka dib markii laba dhakhtar ay siiyeen dawooyin dilaa ah. Netherlands, tan waxaa loo yaqaannaa duo-euthanasia. Waa sharci, waana naadir laakiin sannad kasta, lammaane badan oo u dhashay dalkaas ayaa doorta inay noloshooda sidan ku dhammeeyaan.
    Saddex maalmood ka hor inta aanay si iskood ah nafta isku dhaafin, Jan iyo Els' campervan waxay fadhiyaan marin qorrax leh oo ku yaal Friesland, gaar ahaan woqooyiga Netherlands. Waxay ahaayeen lamaane jecel guur-guurka, oo guurkooda intiisa badan ku noolaa meelo kala duwan.

Komentáře •