Video není dostupné.
Omlouváme se.

YAA DILAY XAASKIISA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 07. 2024

Komentáře • 6K

  • @ALPHA_Official731
    @ALPHA_Official731 Před měsícem +2808

    Ilahow asad maskaxdan iyo fikradahan ubarake laxadkisana Uso Celi ya rabi 😢😢🤲🏻🤲🏻

  • @LaylaCayuni-yg7be
    @LaylaCayuni-yg7be Před měsícem +6113

    Dalashadayda waye lakin like dan ma heysti😢😢😢

  • @shaaficijaamac6751
    @shaaficijaamac6751 Před měsícem +348

    Cawa waa hapenkii uu dhashay xapiipkeena muxamed scw scw scw wad awoodaan 1 million skin ku gadhsiisan

    • @XaawoBile-vh3wy
      @XaawoBile-vh3wy Před měsícem +4

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

    • @AyaanSheekhaxmed
      @AyaanSheekhaxmed Před měsícem +1

      Scw scw scw scw

    • @abdirahmanmohamed9925
      @abdirahmanmohamed9925 Před 29 dny +2

      Scw

    • @mohamedabdulkadir2600
      @mohamedabdulkadir2600 Před 28 dny

      Scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw

    • @Somali100
      @Somali100 Před 27 dny +1

      Been badnidaa Nabiga Wuxu dhashay 12 Rabil awal

  • @maahirainte3846
    @maahirainte3846 Před měsícem +293

    1m views inta uusan gaarin like iisara xarfaney😢😅

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 Před měsícem +1016

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️

  • @user-ry8bd9lo9y
    @user-ry8bd9lo9y Před měsícem +921

    Waa bakhiiL ninka saliga nabiga arkaya ee hadana dhaafayaa ha dhaafin wll iLaahban kugu dhaarshee ee igula Sali SCW liketana raacz0 ❤❤

  • @SahroIsaaq
    @SahroIsaaq Před 22 dny +58

    Haduu 1M gaaray aad aragto Like ii saar 😊❤

  • @Arshe.
    @Arshe. Před měsícem +59

    Team 27 ninka ehen baa ciilan walee wx so socda ka daran asad allow kusoo cili lixaadkaga 😢😢😢😢😢😢 waan ku duceya malin wlba ❤😢😢 BEST KOKO IYO SAMIA JALINKODA WAAN KA HELAY

  • @Sihaammostaphe
    @Sihaammostaphe Před měsícem +1561

    Hada nahay Team Asad dhaxalka kaliya kugu leeyahay waa like 👍 faqiired 😂❤

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Před měsícem +1046

    Ma ogid inaad caawa soo kici doontid ee ku sali saliga scw❤😢😢

  • @NimcoAbdiAli-c4f
    @NimcoAbdiAli-c4f Před měsícem +53

    Wllhi waa marki labaad een dawanayo jilniinkoda iyo sida loo duubay fikrada intuba waa top waxan jclaan laha in uu soo badiyo asad jilniinka sidana ❤100/100

  • @Shukrishacni12
    @Shukrishacni12 Před 29 dny +30

    Kusali nabigeena maxamed scw scw ❤

  • @Adanali.abun.
    @Adanali.abun. Před měsícem +447

    Cawa waa markii igu horeeysey waye ii camira likta iga dhisa😢😢🎉

  • @user-bf2ru3eq5i
    @user-bf2ru3eq5i Před měsícem +681

    Asad plz next vedio waxad ka dhigtaa
    Amira ceyda cumeer iamk koko hazazi sundus kiki ladan samia plz markas buuu mac yahay dadka badi kuwii horena ka dhig wixii igu raacsan like 😂❤

    • @IfraahHaarfi
      @IfraahHaarfi Před měsícem +14

      Ha film ki amiro iyo cayda marax bu ahaa hadi asad lo dhibo qatar bu noqonaya😂

    • @Miinaahenaaarts
      @Miinaahenaaarts Před měsícem +2

      @@IfraahHaarfi waa runtaa 💕😩

    • @anisohassan8233
      @anisohassan8233 Před měsícem +3

      Dadka badan filimka ku jalabaa dad yaroo tayo leg fcn

    • @SaynkaCaday114
      @SaynkaCaday114 Před měsícem +1

      Yes koko waan caawa waad dhamas tiran thy m .a intaan way iga gadan thy

    • @NajaxAbdi-qi8fg
      @NajaxAbdi-qi8fg Před měsícem +1

      An8 igu fakir thy😂😂😂cayda io amiira rbnaa😂😂😂

  • @essagaming5777
    @essagaming5777 Před měsícem +11

    Amiira iyo ceyda ku soo same sidan oo kale plz inta igoraacsan ❤

    • @farhiaibrahim5220
      @farhiaibrahim5220 Před 27 dny +2

      Amiira saamia ka jilin fiican ilin dhan maba ka imaaneso amiira 😂😂

  • @user-hg1cy1fl3r
    @user-hg1cy1fl3r Před měsícem +21

    Wow 😢waxaan acting uu dhaafay wlhi emotional 🥲 noqday cadnaan and samiya❤

  • @jackc.adnaan
    @jackc.adnaan Před měsícem +562

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf
    Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed ﷺ❤😢

    • @AasiyoMaxamed-ne3mh
      @AasiyoMaxamed-ne3mh Před měsícem +2

      Scw❤

    • @NajmoCaadeey
      @NajmoCaadeey Před měsícem +1

      Scw scw scw scw❤❤❤

    • @MohamedDuale-ob4vx
      @MohamedDuale-ob4vx Před měsícem

      S.c.w❤

    • @MaxamedSurato-ss5dk
      @MaxamedSurato-ss5dk Před měsícem

      Xaasid😂😂😂😂😂😢😢

    • @user-bu7ee4zz1n
      @user-bu7ee4zz1n Před měsícem

      عليه افضل الصلاة والسلام جزاك الله خيرا وبارك الله فيك اللهم ارزقنا الجنة مع النبيين والصديقين والشهداء والصالحين وحسن أولئك رفيقا

  • @farhiyaaliahmett8811
    @farhiyaaliahmett8811 Před měsícem +1481

    Inta cilaan Koda ka fahantay iney wx soo socdeen like😂😂

    • @user-fe5hv2oy3b
      @user-fe5hv2oy3b Před měsícem +9

      Haa wlaahy ilaaa khamiistii

    • @Naruura4
      @Naruura4 Před měsícem +5

      Cilanka ladan iyo kiki xaflad usocden haben hore

    • @MuhammadAbdullhi-wu7lq
      @MuhammadAbdullhi-wu7lq Před měsícem +8

      الله
      𝐻𝑎𝑘𝑎𝑔𝑎 𝑑ℎ𝑖𝑖𝑔𝑜 𝑠𝑎𝑛𝑎𝑑 𝑤𝑎𝑛𝑎𝑔𝑠𝑎𝑛 ❤

    • @asmajama6113
      @asmajama6113 Před měsícem

      Run miyaa

    • @Umalkhayr324
      @Umalkhayr324 Před měsícem +1

      😅😅😅😅😅😅

  • @FartuunqaaliFartuunqaali-x2b
    @FartuunqaaliFartuunqaali-x2b Před měsícem +10

    Alla qisadan anigey igu dhacde ilaa iyo hada xanunkee igu rebtay mailaabo 😭😭😭

  • @caydiiddhagacaleen9556
    @caydiiddhagacaleen9556 Před měsícem +9

    Wll azad filimadaan inoo soo badi sxb alle waxan kaaga barayayaa in lixaad-kaaga dib kugu soo celiyo 🤲

  • @user-eq9xo4hn2e
    @user-eq9xo4hn2e Před měsícem +927

    Inta jaliinka saamiya kaheshay one like❤❤❤

  • @yaxyekulmiye2572
    @yaxyekulmiye2572 Před měsícem +470

    Habeenadan Asad xilli horuuba soo galiya inta xilligan rabta in Laso geliyo like isara❤😂

  • @Yusrabeela
    @Yusrabeela Před měsícem +12

    Wa wareeey ano og ine jilin thy aa hda ooyee😢😢❤ Asad plz ma ogi ina arkeyso qoralkeyga inkasto so dahy lkn plz film noso samee O kooko ama samiya atariisho ka dhig wlhi best bu ahaa cwa❤😊

  • @user-dk7xv9zg3e
    @user-dk7xv9zg3e Před měsícem +8

    Walalkey asad waxa tahay qof qalbi nadis adigo socda Ayan kurajen Allow adiga awoda leh

  • @Cadarmaxamed58
    @Cadarmaxamed58 Před měsícem +278

    Alla samia iyo Adnan jilinkooda 😭😭samia way iga ilmaysiisay run aaba moodoya flimka waabka ujileen wax kale wllhi 😢❤

  • @salmahassan7035
    @salmahassan7035 Před měsícem +356

    Halmar jiliinka samiya aan usacbino 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼

  • @CirkaAxmad
    @CirkaAxmad Před měsícem +10

    Dhalashadayda waye lkn like dan ma heysti😢😢😮😮😮😢😢

  • @Mssasmiita
    @Mssasmiita Před měsícem +13

    Aan uwada duceyno asad hajyow ino laxdisa laxad ino ilahey u dhamestiro 😢😢😢

  • @AmranCqadir
    @AmranCqadir Před měsícem +399

    Aan kuwado salino xabiibkena muxamad scw uduceeya walaleheena dhibaataysan ee falastiin allow ugargaar🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @samiiracabdiraxmaanmaxmaed6454
    @samiiracabdiraxmaanmaxmaed6454 Před měsícem +409

    Nabi maxamed igula.sali scw scw scw scw😊

  • @yasminabukar2303
    @yasminabukar2303 Před měsícem +10

    Asad markale Allaha kutuso ado lugahaaga kusocotid🤲

  • @abdialihouriyaabdiali4091

    Ilaahow asad maskahdisa iyo fikradahaan ubarake laxadkisana Uso Celi ya rabi 😢😢❤❤❤

  • @Mr.daacad.
    @Mr.daacad. Před měsícem +293

    Allow asad lixaadkiisa udhameestir allow asoo soconaayo natus

    • @MaryamaSh-eb7kh
      @MaryamaSh-eb7kh Před měsícem +9

      Qofka wanaagsan majiro qofka rasuulka kusaliyayscw❤❤❤❤❤❤

    • @user-nj4cr5kp9g
      @user-nj4cr5kp9g Před měsícem +5

      scw scw scw

    • @fatuushshafeec2536
      @fatuushshafeec2536 Před měsícem +5

      Xaly baan ku riyody whi isago socda asaad wlhi bilhi talhi😢😢😢😢😢😢😢

    • @abdisamadismail1374
      @abdisamadismail1374 Před měsícem

      Allow. asadlid😠😈👿👹

    • @Mr.daacad.
      @Mr.daacad. Před měsícem

      @@fatuushshafeec2536 illah ha rumeeyo abaayo🤲🤲

  • @riyaq_Osman
    @riyaq_Osman Před měsícem +236

    *Samiya* Jiliinkeeda 10/10 waw 👏👏 armey run run u meleysay leee 😂😂😂 ar *Asadow* qaladaadka soo gali kk please🙏

  • @Siyad_Hunter
    @Siyad_Hunter Před měsícem +6

    Bro asad will be like mr beast one day mark my word , bro got lots of potential and creativity 👌 .

  • @israa90
    @israa90 Před měsícem +6

    alla samia wan ilmeyy 😢
    asad thanks teemka sido kale mahasanidin

  • @abuakhlaaqahmed5939
    @abuakhlaaqahmed5939 Před měsícem +229

    CZcamser inaad noqoto. Maha wax fudud. Waliba aad habeen walba soo galiso muqal. Qurux badan. Zhp. Asad ilahay. Maskaxda iyo caqligaba alle ha kuu barakeeyo muqalada nocon oo kale noosoo badi please

  • @najmosandhere-no9er
    @najmosandhere-no9er Před měsícem +155

    Saamiyo bay ila thy sababtoo qofka jeceshahy ba guursaday naag masertay wax walba ka filo😂😂😂😂the best film

    • @user-rr1dt3qk1x
      @user-rr1dt3qk1x Před měsícem +4

      Intuu bilow ahaa baan fahmay wlhi😂😂

    • @MiinaApdi
      @MiinaApdi Před měsícem

      Ani xtaa wlhi😂😂​@@user-rr1dt3qk1x

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 Před měsícem +5

    Masha allh asad hagio allh Haku barkeeyo abowe cafimat taam allh Haku siiyo dambi dhaaf allh haka dhigo insha allh

  • @Mohamett120
    @Mohamett120 Před 24 dny +8

    Yaallha waxan magacada weyn kaga barya in aad walal keyga azad uhelo lexdisa lexad i.a amiin yarabi😢😢

  • @hamdaabdirahmaan4447
    @hamdaabdirahmaan4447 Před měsícem +89

    Waalkeena asad hagio waad ku mahad santhy saas noo madadaalisay alle ha kuu soo celiyo laxaadkaaga❤❤❤

  • @AbdiQaadir-kj6xf
    @AbdiQaadir-kj6xf Před měsícem +156

    Nnio ninkaan waa hagar baxay aan u hagar baxno
    One love 😊
    From 100k to2.3M

  • @XamdaMoh-w3r
    @XamdaMoh-w3r Před měsícem +8

    Filmkiii koobad ee somali dhigto ee aan daawado
    Spptana waa jacaylka io xanuuunkiisa😫😭

  • @user-bh4sz7el6u
    @user-bh4sz7el6u Před měsícem +9

    www saamiya wlhi waa lajamad ee waad iga oysiisay wllmcn farxda kunoolaw adiga iyo azxbtad adnan and saamiya❤❤❤

  • @Ashraf22-p3m
    @Ashraf22-p3m Před měsícem +529

    Ilaaa goormee kacarareesaa saliga nabiga scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @TaliyeShubka
    @TaliyeShubka Před měsícem +206

    Wllhi samia jaliinkeeda 100/100 waaye wllhi gabdhaan hibo jiliin ku jirto wlllhi m.a hory usoco abyo😢😢

  • @maxamudjaras7517
    @maxamudjaras7517 Před měsícem +5

    asadoo waxa dhiman ina filim udhibto ceyda iyo koko inta igu racsaan 😂❤

  • @user-px5ty5rj5p
    @user-px5ty5rj5p Před měsícem +2

    I watching this movie now walahi..Bigg bosse asad hagio keep going bro. You doing everything never give up one day..I'm supporte bro..from Djibouti 🇩🇯

  • @SuhaybadwaanHajir
    @SuhaybadwaanHajir Před měsícem +179

    Xasuusin Bari oo isniina 9 muxaram & 10k muxaram hala soomo insha allaah

  • @AdnaMohamed233
    @AdnaMohamed233 Před měsícem +158

    Dilaaga in lacagta lasiyey ahayd hadii laso sari wayey asad fikradaha iyo maskaxda ilahy haku barakeeyo😢

    • @Akim_1794
      @Akim_1794 Před měsícem +5

      Dilaa Lacag Lasiinaayo Xagee Ku Aragtay Adnaay Waaiibkiisa Xabsi Waaye😂

    • @AdnaMohamed233
      @AdnaMohamed233 Před měsícem

      @@Akim_1794 lkn wuu guulaystey somaha

    • @Kingzayon112
      @Kingzayon112 Před měsícem

      😂😂😂​@@Akim_1794

    • @NimcoNadar-yv7hn
      @NimcoNadar-yv7hn Před měsícem

      ​@@Akim_1794 wxn waa ame dee wllo hdii lasoo sari waayo lcg buu leyahay😂

    • @Akim_1794
      @Akim_1794 Před měsícem

      @@AdnaMohamed233 hhhhh

  • @user-gl4gd2si4m
    @user-gl4gd2si4m Před měsícem +4

    Anee igu dhacday wllhi bllhi tllhi asad inaa aragtid rajeynaa wllhi anee igu dhacday😭😭waa is qabnay xitaa shukaanzi ma aheen

  • @MariamAli-zb5lk
    @MariamAli-zb5lk Před 23 dny +11

    Brothers and sisters like isaara please 🥺🙏🏻

  • @fatmina08
    @fatmina08 Před měsícem +104

    Qufaan asad ahyen yuusan CZcamsr nima sheegan masha allah saanaa wax looso gudbiya 💯💯ku siyay qaab jalinka samia

  • @Bellaabdirahman
    @Bellaabdirahman Před měsícem +286

    Waa filaye filmkaan inta cilaanka kasii fahanty one like 😂😂

  • @user-lb2hw2pi1i
    @user-lb2hw2pi1i Před měsícem +4

    asad hagio part two cayda iyo amira soda plz asad horay usoco wllkay qli❤❤❤❤

  • @user-hn1yo9lk9r
    @user-hn1yo9lk9r Před 29 dny +2

    Wow Samiya Jilikeda cadi Maahan. Wlhi Waxa igu sodacdi amiira iyo king ceyda abti Asad adiga Aya kasosha qesi ILAHEY qer hakusiyo Abti Asad Wlhi wan qirodi 😢samiya Jilikeda 1000 Ayo uqalma Wlhi 😢😢😭hye Waxa kurahi Sundus iyo Cumer ina Filim u dhibto Next sundus iyo Cumeer big fan ino ken

  • @user-km1yi2yi4c
    @user-km1yi2yi4c Před měsícem +274

    Asc dhalan yero wan idin salamg halmar nabiga an kusalino scw scw scw❤

  • @user-jk8iw3pq6l
    @user-jk8iw3pq6l Před měsícem +81

    Allow asad noo daa cimri dheer wll mcn Allow Isha cadawga ka qabo😢❤❤❤

  • @SucdiAhmed00
    @SucdiAhmed00 Před měsícem +5

    Masha Allh top aya lo jilay siiba saamiya iyo cadnaan waw I like 👍 🎉❤

  • @RunBeen
    @RunBeen Před měsícem +4

    half Milyan ayaa daawatay 5002k 23 hrs ago iyo 67k like iyo 4.6k comments Asad Alle haku dhowro

  • @zizeypoi24
    @zizeypoi24 Před měsícem +209

    Inta samia la ilmaysy ismujiya wxa wa film blse inbdn wey dacda sidan cml hal ama lawo ma ahan inta mar eey dacdo😢💔🥺qof aad jcled passport inu ka raco wey dacda 💯✔️💔🥺

    • @user-dy7wp8fy3g
      @user-dy7wp8fy3g Před měsícem +2

      Waa la ilmeyay runtii

    • @NaimasagarSaid
      @NaimasagarSaid Před měsícem +4

      Ani aye igudacdhe Bo 😢💔

    • @nimcojanagale8224
      @nimcojanagale8224 Před měsícem

      Hadeeba ihesataa 😢​@@NaimasagarSaid

    • @fosiaawil6351
      @fosiaawil6351 Před měsícem +4

      Ax that is really 😭😭😭😭
      Ani ayaay igu dhacday tiileee soo xasuustayba waan ceshan kariwayaay oohinta markan arkay hadana anigoo og inuu film yahay 😭😭😭😭

    • @user-so1jj8km3c
      @user-so1jj8km3c Před měsícem +1

      Cadi emotional unqdy iydo filna😢😢

  • @dahabismail7630
    @dahabismail7630 Před měsícem +131

    Filimkn wlhi qisadeyda wyh lkn saga ma guursan nafsigeyga awgiis buu u guursan wyy gabadha uu iga raacayna iyadu wax ma aysan horay udhalin lkn sida saamiyo jileyso ma jirto wax ka murugo bdn qofkaga oo ku qiyaamo sanad ka hor bey aheyd mrkey sidn igu dhacdy isla bishaan wa xanuun aan ilowsho laheyn viso in laga doorto ax ana dareemi kara wlhi
    Ilahayow qlpiyada no qaboji😢😭🤲

  • @AbdullahialiMoha
    @AbdullahialiMoha Před měsícem +2

    Asadoow sxp film musasalo ah soo sameeya sxp insha allah waan xiseynah musasalada somalia ❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @tazniimhupii8266
    @tazniimhupii8266 Před měsícem +5

    Samiya jilinkeeda caadi mha👏👏👏

  • @hafsamohamed4339
    @hafsamohamed4339 Před měsícem +129

    Actress weyn weeyan saaamia jiliinkeeda waxba lagama qaban karo 😭❤️

    • @DeqaAbdurahman
      @DeqaAbdurahman Před měsícem +3

      Waba sidas waxan udhahay ki horay kana ka qatarsan😊😊😊

  • @hamdaabdi1981
    @hamdaabdi1981 Před měsícem +146

    Armaan hagio baa kaso carfaya directorka filmkaan kuwiii caalamka la midka ah.
    Best ever wlhi😊❤

  • @zaynabtahaiil827
    @zaynabtahaiil827 Před měsícem +15

    Wll igula sali nabiga scw ❤

  • @MssPear_001
    @MssPear_001 Před měsícem +7

    KOKO io Samio jilinkoda ToP wye 🙂💗💋

  • @riyaq_Osman
    @riyaq_Osman Před měsícem +322

    *👑Amira & Ceyda film inaa u dhiibto ayaa dhiman asadow* inta igu raacsan 👍

    • @abuudi1080
      @abuudi1080 Před měsícem +5

      Coming soon wye hadag dagin😂😂😂😂😂

    • @aishamohamed8359
      @aishamohamed8359 Před měsícem +18

      Filim weey jileen Hada wax Interest ah malaha jiloonkooda

    • @baadaayeawdaa5954
      @baadaayeawdaa5954 Před měsícem +8

      Kuwa aad sheegeysid asad weyku caasiyeen

    • @ayaanyusuf1921
      @ayaanyusuf1921 Před měsícem +14

      Labadas wa marax amiiro ma oyeyso xata indhahy taage sida samia laraba inaa oyo qofku filmka macaan bu noqona

    • @mandeqKhaliif
      @mandeqKhaliif Před měsícem

      ​@@baadaayeawdaa5954 war ayamahan wabayabanaa maxa amiira Iyo ceyda ugadoomuqanlayihiin islahaaye maxaa kudhahay

  • @Jack_cadna
    @Jack_cadna Před měsícem +139

    Hadii Aad U Jeedo Magaca Allah (الله) Like👍

  • @cawobahnaan2105
    @cawobahnaan2105 Před měsícem +3

    Waaaaaw sida loo jilay hadal ma karayso Top weeye ❤☺marka samia lagu soo dhaweeyey run ayaanba u maleeyey anaa ilmayn gaadhay ❤🥺

  • @FadumoAbdirahman-bk4cx
    @FadumoAbdirahman-bk4cx Před měsícem +2

    Wlh waxa la ilmeyay cadnan nolasheeyda ku cayaartay shaqadeyda yan wayay 😢😢 samiya wakula qiiroday asad wlh adi mahan qof kale ma dawado noso badi pls kuwan kale❤❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Před měsícem +94

    alla saamiya jilinkeeda caadi maaha wllhi omg Amiira qurux markay filimkii calaf iyo caashaq jilaysay gaar ahaan markay ceyda meesha ka raadinaysay baan soo xasuustay ba ❤

  • @-ikraam5872
    @-ikraam5872 Před měsícem +128

    Caloosha ba cadi ii hortey samia markey ooysey🥺😂masha allah dhaaman gabdhaha team27 io wiilashaba waa jilayaal🎉❤

  • @user-iy3xx5gl6d
    @user-iy3xx5gl6d Před 29 dny +2

    Sadax mar ka badan ku ceshty❤ samiya iyo cadnan jilinkoda waa la imeyey wlhy

  • @fardowsaabdullahi494
    @fardowsaabdullahi494 Před měsícem +3

    MaashaAllah keep going you deserve more than millions

  • @BishaarJey
    @BishaarJey Před měsícem +481

    ilaa hada maa arko qof love saryo saliga Nabiga mohamed scw ❤

  • @Adnush-jamac123
    @Adnush-jamac123 Před měsícem +102

    Omg samia waa ka baxsatay best jiliin Asadna Masha allh wlhy film camal udaawaday anoo raba buu iga dhamaadey 😭💔😂

  • @ShamsoShiiqcali
    @ShamsoShiiqcali Před měsícem +4

    Kusaliye nabegeena muxamed scw nawdkaliye naxriis korkiisa haahaatee

  • @atikaali7606
    @atikaali7606 Před 24 dny +7

    Asad hajio you're great film maker please make more films mashallah

  • @MandekAbdi
    @MandekAbdi Před měsícem +88

    Asad kena maskax disa illhy haubarakeyo iyo xoogisa lugahisana maalin inuu kusocda rajaynaa❤❤❤

  • @Sacdiya-s7q
    @Sacdiya-s7q Před měsícem +183

    Asad waxyaabahaa kala kacsan baan kujeclahy mahad sanid asadkeena❤🥰

  • @qadroqueen2448
    @qadroqueen2448 Před měsícem +2

    Asad Hajiyow wa kuwata wallahi Wana kugu xiranay keep going abowe mcn❤🤩😍🤩🥰

  • @fadumoladan
    @fadumoladan Před měsícem +2

    War ileen hoog nimankana ma make up baa loo mariyaa😂😂😂

  • @user-qm3ve1rx2i
    @user-qm3ve1rx2i Před měsícem +95

    Walaahi run aan u ooyay cadnaan iyo saamiya jiliinkooda oohinaa igasoo daadatay asad xajiyo noso badi filimantan cajiibkaa wank helay tank you

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 Před měsícem +223

    Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢

  • @xabiiboyusuf
    @xabiiboyusuf Před měsícem +1

    Asad abti please waa codsi fikradaada waa ka helay m.a Allha ha ku barakeeyo insh allh ceyda io amiiro videoga kale

  • @MaryanMacalin-vh4ru
    @MaryanMacalin-vh4ru Před měsícem +3

    Omgg Asad Wana washay best drocter ❤🎉

  • @Bellingham22-hn5mt
    @Bellingham22-hn5mt Před měsícem +235

    I'm from Nigeria 🇳🇬 but I like asad hagio 😂😂 War waa been ee somali ahay like dhac kusii 😂😂😂

  • @Liyanacumar
    @Liyanacumar Před měsícem +234

    inta cawada Ogatey samia io cadnaan iney sii dhab ha isku jecel yihin 😂❤ one like

  • @AdnaMohamed233
    @AdnaMohamed233 Před měsícem +3

    1day 527k views omg another level asad ilhy masaxda haku barakeyyi❤

  • @YaxyeMaxamuudcabdi49
    @YaxyeMaxamuudcabdi49 Před měsícem +2

    Walahi samiya waa agtarada ugu fiican filinka qabka oyinta hadalka Ww m.a horay usoco wllshey 🎉

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q Před měsícem +155

    Inta sii fahansaneed asad inuu waxaan soowado one like 😂❤🎉

    • @Luul143Luul14
      @Luul143Luul14 Před měsícem

      Waa sax samiya iyo cadanan hada ma Kala tageen ii Shegaon abeera bin miyaa hada😂

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q Před měsícem +108

    ONLY TEAM SAMIA ONE LIKE 👋👋🫡🫡🫶

  • @princessbinty499
    @princessbinty499 Před měsícem +2

    Masha allah asad illahaY lixaadkisi ha usoo celiya waxba lagama qaban karo fikradihisa❤

  • @hizamhasa9189
    @hizamhasa9189 Před měsícem +3

    OMG HALF MILLION VIEWS IN 22HRS ASAD HAJIO CZcams TO THE WORLD😮

  • @SabirinFuushane
    @SabirinFuushane Před měsícem +160

    Dalashadayda waye Lakin like Dan ma heysti😢😢😢

    • @NafisaGuhaad
      @NafisaGuhaad Před měsícem +1

      Hambalyoh

    • @user-nk7lc7kv9e
      @user-nk7lc7kv9e Před měsícem

      Hanbalyo 🎉🎉🎉 dhalasho wacan 🎉🎉🎉🎉❤

    • @CabdiSaalax-xs6cd
      @CabdiSaalax-xs6cd Před měsícem

      Congratulations 🎊 😅❤

    • @Wiil_hoog...
      @Wiil_hoog... Před měsícem

      Copy ga dhaaf yarey dhalashadada wase wxy dhalashadada tahy malehe gabdha kor aya ka so kobiyeesay qoralkeda

    • @user-qu5vc4dk1d
      @user-qu5vc4dk1d Před 26 dny

      Congratulations 🎊 ❤

  • @user-ic9sl6gk5v
    @user-ic9sl6gk5v Před měsícem +59

    Waxan jiliiin waa dhafay cadnaaan iyo samiyo anather level wllhy asad gulayso broh mskaxda iyo caqiliga alaah hakuu barkeeyo♥️

  • @cabdicasiis7824
    @cabdicasiis7824 Před měsícem +3

    4.3 only comments
    2024 Asad is the goat

  • @Shushu40
    @Shushu40 Před měsícem +3

    Cadnaan the best actor 🎉