Gabar 3 Sano jir ah oo eedadeed Wadada Ugu Tagtay, 20 Sano Kadib Maxa dhacay Daawo || Haboon S1 & S2

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 05. 2023
  • Codka #abdihaliim_ali ali
    Editor ka #captain_majid
    qoraalka iyo tafatirka abdihaliim and captain majid
    Xayeesin Hada rabtid Nagala so Xarir
    👉Abdihaliim.Alli@gmail.com
    Wixii Fariimo ah Instagram kaan 👇 👉 / abdihaliim_ali
    #like_plz
  • Zábava

Komentáře • 472

  • @Ruweydasead2471
    @Ruweydasead2471 Před rokem +48

    Hadaad aragtid magaca nabiga ku sali Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw🥰

  • @zuweydaapdirizak8803
    @zuweydaapdirizak8803 Před rokem +43

    Waan huba flimka Saad uhagajisay way adagtahay allha ku sharfo aboowe wnkula socdaa😊😢

  • @hassanmohamed3385
    @hassanmohamed3385 Před rokem +11

    Alahayka alle filimka ma daawan karo
    Waan daawan jiray filimada aadso turjanto
    Lkn midkaan iguma soconaayo ee iga raal ahow

  • @MursalMaxamed-bj3td
    @MursalMaxamed-bj3td Před rokem +19

    Filimkan iyo codkaagaba waan ka helay❤❤❤❤

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph570 Před rokem +20

    The best youtuber Qulasada filimda ilahy shaqadada haku barakeeyo wll🎉❤

  • @meymuuncabdiwaaxid254
    @meymuuncabdiwaaxid254 Před rokem +11

    Runti waa CZcams ka kaliyah aan tabo qulasada filmka best voice ❤❤❤❤😢

  • @abdallearab6921
    @abdallearab6921 Před rokem +34

    Waa sheeko cajiib ah oo qiiro family leh
    10/10 ayaan ku qiimeyay shekadan ❤

  • @c.yussuf
    @c.yussuf Před rokem +11

    Zxp filimaanta soomaalida soo baxi codsi ❤❤❤❤

  • @ismaciilabdinuur1084
    @ismaciilabdinuur1084 Před rokem +19

    saxib cabdixalimow qiso wadneheya tabaty😭😭💯

  • @caashaxasan156
    @caashaxasan156 Před rokem +12

    Wlhi 😢musalsakan wxaaan rabey inaan bilaabo lkn hadaaanba qiirodey 😢😢❤

  • @user-uw6ij4di6c
    @user-uw6ij4di6c Před rokem +13

    Dadka qalbiyadooda ilaali sxb waa naga oohisee wlahi😢😢😢😢😢😢

  • @bilanfarah2595
    @bilanfarah2595 Před rokem +19

    Captan iska kaa jeclhy wlhi ee filimanta noso badi replyna iso gal❤😊😢

  • @user-uv2gw5kj8n
    @user-uv2gw5kj8n Před rokem +11

    wlhi muzalzalka wa nici jirey mhdsanid sidad fikirkeuga ubadashy

  • @jibriildaahir5314
    @jibriildaahir5314 Před rokem +15

    😮jaMaaL Saxiibkisa Jakaarta Waye inta iGu RaacdaY😮😂

  • @sharmaakeabshir9008
    @sharmaakeabshir9008 Před rokem +20

    Film Kan sida aan ujeclahaylee wllhi waa film mcn lkn qeyptii ugu denbeysay ayey ka xumeyeen❤❤❤

  • @najmonajuu2170
    @najmonajuu2170 Před rokem +28

    Wah habboon saan u fiirsaneynay daalnaye manoo soo qulaaseysay❤🎉

  • @faatimayaasin9326
    @faatimayaasin9326 Před rokem +37

    allaw waalidkeen hanaga qaadin aamin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢

    • @abdirahmancbc3669
      @abdirahmancbc3669 Před rokem +1

      ᴀᴀᴍɪɪɴ

    • @user-oi6kd9mq8l
      @user-oi6kd9mq8l Před rokem +1

      ❤❤💜🇸🇴👍👍🤲🤲🤲👍👍🤍🤍🤎❤❤🧨❣❣

    • @user-je1wv3mn2d
      @user-je1wv3mn2d Před 15 dny

      Fffffrffsysddr Tujunga is very popular in all aspects

    • @user-je1wv3mn2d
      @user-je1wv3mn2d Před 15 dny

      ​@@user-oi6kd9mq8l😂😢😮😊😅😂❤❤❤❤ 5:36

  • @djsjd5604
    @djsjd5604 Před rokem +39

    Musalsalkan hal qeyb ima dhaafin hdana waan dhameysti in waan jeclahey marka lasoo jajaraayo 🥺🌍

  • @Abdisalam_Leo22
    @Abdisalam_Leo22 Před rokem +15

    intaa sanado kubixin lahaa daawashadiisa kan maaiska daawado😂😂

  • @maryamhasan2184
    @maryamhasan2184 Před rokem +12

    Hayeey hadala haboon aa😂😂😂

  • @nasiixacabdullahi4677
    @nasiixacabdullahi4677 Před rokem +7

    Captan majid filimanta americanka iyo koreanka inoo so badi walal qali ❤❤❤🙏

  • @Namiya604
    @Namiya604 Před rokem +15

    Oo waaba musalsale khatar❤😂😮

  • @ishaqa7872
    @ishaqa7872 Před rokem +29

    ax ha isooxasuusin musalsalka habbon😢 ax waan uxiisay😢❤😓😭😢❤️

    • @Abb3531
      @Abb3531 Před 3 měsíci +1

      ❤❤❤❤❤ mahadsanid

  • @liibaanhuseein5040
    @liibaanhuseein5040 Před rokem +13

    Sobadade musasalaska liibaax Aada kuleeh masuul saree 😊🎉🎉🎉

  • @mawliidxikmaawi621
    @mawliidxikmaawi621 Před rokem +7

    Anoo filimak dawanba hadan jeceladay keep go walahayga somalida wlhi❤ wanku farxey

  • @saraahmedugbaadahmed
    @saraahmedugbaadahmed Před rokem +12

    Hal daqiiqo we badan tahy 😂❤

  • @xanaankhaliif9881
    @xanaankhaliif9881 Před rokem +13

    I am the first person 😮❤

  • @SihaamAbdi-tv5zb
    @SihaamAbdi-tv5zb Před rokem +10

    Oo my waaaw 😮 m.a 😊 keep going ❤ Waaan ka helay Noosoobadi Musalsalka Arday Soosame please 🙏 😭

  • @realzharma
    @realzharma Před rokem +8

    Team arday ismuujiya

  • @maryanadam5224
    @maryanadam5224 Před rokem +17

    Musasalka hapoon anoo xalqad walpa dawadey ban ku ceshtey waxaas waa codkaga mcn dartiis keep going abweh 🥰

    • @user-nh1zc9nj2o
      @user-nh1zc9nj2o Před 11 měsíci +1

      𝑸𝒂𝒚𝒃 𝒕𝒂𝒍𝒂𝒘𝒂𝒂 2

  • @zakicabdi9215
    @zakicabdi9215 Před rokem +35

    Musalsal aan ka wahsan jiray dawashadiiisa 25 qeeb si koopan ku daawanay 😮 thanks zxp 🫡🙏

    • @nashwamire9684
      @nashwamire9684 Před rokem +4

      Haa wlhi waligey iskumadayin xataa inaan daawado

  • @SihaamNimcaan-vd3kd
    @SihaamNimcaan-vd3kd Před rokem +6

    Anaga midaan Hanooo turjumin anaga waxan kaaga Baranay wax wanaagsan Allah ku xifdiyeee sidaan anaga hanagu sameynin plz 🙏

    • @asadfabinho3593
      @asadfabinho3593 Před rokem +1

      Alla caqli xumidaa hadaa ma in gaalo laguu soo turjumaad dooneysaa

  • @user-zz6uq7vi2w
    @user-zz6uq7vi2w Před rokem +8

    Captan plz filimka arday sidan camal uso same😢plz 🙏

  • @saabriinsaaba1924
    @saabriinsaaba1924 Před rokem +10

    Kanleekaasugey😂😂😂mahadsanid❤😂

  • @JESTOLA
    @JESTOLA Před rokem +8

    Noo So Qulaase peaky blinders 𝗣𝗘𝗔𝗞𝗬 𝗕𝗟𝗜𝗡𝗗𝗘𝗥𝗦 INTA Igu Raacsan
    👇

  • @agdagephone9151
    @agdagephone9151 Před rokem +4

    sida an u qirosay😢 waligay uma qiroon plz filimanta so oliga no so badi❤

  • @Abeera..Cade..
    @Abeera..Cade.. Před rokem +10

    Ala qosol badana 😂 dad qaar aa sorry soo qori doonan waxan wax lajilay waaye oona ladawaday ee shaqa la,aanta kuheyso maxa waye 😂😫

  • @dyqx___785
    @dyqx___785 Před rokem +8

    Musalsalka halgan jecel kusoo xiji plz wllo 😢

  • @user-ig2xx9ed4g
    @user-ig2xx9ed4g Před rokem +4

    Cabtan maaji waxaan kaa codsanaa filimka oolamagacbaxay scream noosoo qulaa sadeey codsi waaye 🤌🤌😫😫

  • @exfasqari..falaaraha__raac7910

    waxan sugi la ahay fillmada horroada
    film somalia soo yaaci iyo kuwa horrorka kaptan❤🎉

  • @Amnnie179
    @Amnnie179 Před rokem +7

    Maajidow filimada mareykanka soo badi💖

  • @Aliy611
    @Aliy611 Před rokem +7

    Saan ku sugeynay io waxaa soo dhigtay maxay thy captain majid 😢

  • @somalitiktok888
    @somalitiktok888 Před rokem +4

    Maxa ku dhacay walal

  • @AhmedHassan-xz8bc
    @AhmedHassan-xz8bc Před rokem +6

    Qofka ugu horeyey ee sugayo inta video daqiiqo dhiman 😅😂 alaa bobsii 1:12 oo maroyaa 😢 59 . 50 . 42. 😮

  • @maryanahmed8502
    @maryanahmed8502 Před rokem +7

    Cabdixalin cali ❤❤jah ku jecliyaa😊

  • @hamzeekis6974
    @hamzeekis6974 Před rokem +5

    Part 2 plzzz nosoo gaabi sidan cml❤

  • @jeymohajyoung8179
    @jeymohajyoung8179 Před rokem +9

    ❤❤😂 waar hadee flimka ilin ikeni cathi mahan athigana captain majid waxkala codkatha

  • @mohamedali-wm4ll
    @mohamedali-wm4ll Před rokem +17

    Tʜᴇ ʟᴇɢᴇɴ ǫᴜʟᴀsʜᴀᴅᴀ ɴᴇxᴛ ᴠɪᴅɪᴏ❤❤❤

  • @yonisabdi
    @yonisabdi Před rokem +6

    PARt 2. Please 🙏😊

  • @a-azizbadrawi1551
    @a-azizbadrawi1551 Před rokem +11

    Film ku saan oo dhan muu u macaana 😂😂

  • @maryaan7470
    @maryaan7470 Před rokem +3

    That was so good sheeko thank you

  • @hassanmataan4605
    @hassanmataan4605 Před rokem +3

    www mahadsanid walal walahi hadda ayaan sii fiican fimiki habbon uu fahmay ilahay ha ku dhawro walaal

  • @saraahmedugbaadahmed
    @saraahmedugbaadahmed Před rokem +3

    Muslaasalka habon ma rabbi

  • @hamdadeck2917
    @hamdadeck2917 Před rokem +26

    My love abdihalim Cali golden voice ❤️❤️❤️

  • @Quruxsan1
    @Quruxsan1 Před rokem +4

    Musasalkan ma dawan awel hada adi ka dawana ardayna waan sugi insha allh

  • @user-or7gd6bp5d
    @user-or7gd6bp5d Před rokem +2

    Walaahi saaxiib waa ooyay

  • @ilhaamilhaam8854
    @ilhaamilhaam8854 Před rokem +4

    Masha allah wllhi hibaad leedahay sidad filinki umacaanaysa kaga daran❤❤

  • @maariaclraxmaan5340
    @maariaclraxmaan5340 Před rokem +2

    Pls wll filimkoo dhan kuu soo samee alle
    Codka hakuu barkeeyo👑

  • @Iq_option._Somalia
    @Iq_option._Somalia Před rokem +6

    Season 2 soo samee wll

  • @CabdinasirOmar-xg3fu
    @CabdinasirOmar-xg3fu Před rokem +10

    600k coming son❤❤

  • @yaxyeaadan7213
    @yaxyeaadan7213 Před rokem +5

    Keep going ystaad❤❤

  • @ijabaluul4704
    @ijabaluul4704 Před 21 dnem +1

    1.1m ...18k Wa challenge so qor inta daawatey iyo inta saartey like

  • @user-io8es9ee4v
    @user-io8es9ee4v Před rokem +2

    Haboon S2 baa noga sheken miya 2 year khor dwadey

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 Před rokem +5

    Mashallah tabarkallah ❤

  • @Mohamed_Qadar
    @Mohamed_Qadar Před rokem +5

    Aaway istar foodolee waaye 😂😂😂

  • @libanpac-cg8mn
    @libanpac-cg8mn Před rokem +65

    The main actress Haboon is beautiful where can I find part 2 😢 absolute amazing story film realy touches 💕

  • @ifraaxxirsi6676
    @ifraaxxirsi6676 Před rokem +2

    Nio film caadi ah noo soo dhig toban bari baad maqnaanaysàaa hadhowna haboon iyo wax drn Hanoo keenin

  • @xaawobaashi
    @xaawobaashi Před rokem +2

    Waw anigoo musalsalka daawanin Yaa inta kadaawaday qolaasada filimada waa wax kale

  • @zamriyeoffical2214
    @zamriyeoffical2214 Před rokem +1

    Waxaan fiirsadey flimkan ooaan wakhtigu isamixin inaan kafirsado astaan lkn maanta ayaan nzp uyeshey qulasada waad kumadsantihiin

  • @laylofarxaan
    @laylofarxaan Před rokem +3

    Cabdi xaliimow gormaan wajiaga arkena qastan anigs😢❤️💓

  • @MakkiAweys
    @MakkiAweys Před rokem +5

    Keep going illaa 1,m, 24:18 😅

  • @Xanan-qurux
    @Xanan-qurux Před rokem +3

    Allow waalidkeena kanaka qaadin😢😢😢😢😢🥰😘😍

  • @abdinaazir
    @abdinaazir Před rokem +32

    Golden voice ✨ 💛

  • @husseinahmed9500
    @husseinahmed9500 Před rokem +3

    Sxbow musalsalka money hiets manooso turjumtid

  • @AMANI2735
    @AMANI2735 Před 6 měsíci +2

    Keep going 💪 ✨️ 👌

  • @user-io8es9ee4v
    @user-io8es9ee4v Před rokem +3

    Habooon❤

  • @Maidamohamed54
    @Maidamohamed54 Před rokem +3

    Maxaa waye wax djan masoo dhiginee😮😮😢

  • @bishaaronuur5146
    @bishaaronuur5146 Před rokem +2

    Www filmka waq tiya lagaliye wallhi wallka hore usoco🥰❤️🐐

  • @mohakingofm24yesono50
    @mohakingofm24yesono50 Před rokem +36

    I like your voice ♥️🎉

  • @iftin8862
    @iftin8862 Před rokem +4

    Nio maxa waaye ciyaartan hada waxan maa filim ahaan nogu sosameysy😢😂

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina9056 Před rokem +5

    Wd so koobty mnshalh❤😍

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed9821 Před 10 měsíci +4

    Waada mahadsan tahay wll Macaan

  • @saraahmedugbaadahmed
    @saraahmedugbaadahmed Před rokem +6

    😂😂dhesha naga day oo film modi day

  • @sagalmustaf4632
    @sagalmustaf4632 Před rokem +5

    Inta iga danbesa like isara❤

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 Před rokem +5

    Waaa qiso xanuun badan

  • @Kidslover_1
    @Kidslover_1 Před rokem +9

    I can’t wait muslsalka arday mrku dhamaado❤

  • @abdihakimsheikhhusseinbash6474

    YOU ARE THE BEST FOR ALL THOSE MAKE REACTIONS, YOU DID GREAT WORK! ABSILUTELY I LIKE ALL YOUR REACTIONS.

    • @AsadAbdikariim
      @AsadAbdikariim Před 11 měsíci

      ☝🇸🇴❤😄

    • @luulabdinasirali9670
      @luulabdinasirali9670 Před 11 měsíci

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😮

    • @Sabriye27
      @Sabriye27 Před 7 měsíci +1

      ​@@AsadAbdikariim😅

    • @Sabriye27
      @Sabriye27 Před 7 měsíci

      Fgvjvfjnhgfjhvnhfxddud❤❤❤

    • @Sabriye27
      @Sabriye27 Před 7 měsíci

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-pk1xf3zv9u
    @user-pk1xf3zv9u Před 6 měsíci

    Abdihaliim noosoo duceeya inuu,ilaahay,naguguuleeyo,imtixaanka shahaadiga ee 4ka eesoosocda,haduu,alle idmo ducadu waa xagiina aamiin soobadiya

  • @fiicaneaxmed9625
    @fiicaneaxmed9625 Před rokem +2

    Zxb Shan maali xaagugu dhacaye baliatii maanogabaxadey

  • @maxamedcilmi3813
    @maxamedcilmi3813 Před rokem +2

    Zxpguuleyso filimada somalidana n
    oo soo badi

  • @Yaxyecabdixuseen
    @Yaxyecabdixuseen Před rokem +2

    Haboon Naga Dhaaf🥺🫶🏼

  • @Shukria.4
    @Shukria.4 Před rokem +1

    Abdixaliimoow plzzz filimka fallujah noo soo khulaasee plzzz😫

  • @user-vm2ih9fo1f
    @user-vm2ih9fo1f Před 4 měsíci

    Captain majidow dadka filmo wey soo dhigaan lkn codkooayaan filmlinka ku nacsiinaayo lkn adiga codkga m.a marka maqlo filmka igu socdo m.a keep going zxb

  • @NafisonuurMaxamed-nl4pb
    @NafisonuurMaxamed-nl4pb Před rokem +2

    Musalsalka wuu dhafay qebihi kale🥺

  • @abdiqaniabdirahman7224
    @abdiqaniabdirahman7224 Před rokem +2

    Kan film maaha waa film dhaaf

  • @yaremaahir7390
    @yaremaahir7390 Před rokem +4

    Nio 2maali kadiblee imaane❤😢

  • @yebarowofficial5820
    @yebarowofficial5820 Před rokem +2

    Filmkan hore umaan daawan lkn hada ayaan ku raaxeystay bilaaw ilaa dhamad

  • @aminahasan9352
    @aminahasan9352 Před rokem +2

    Part 2 please

  • @cabdiraxmaancabaas-on4ty

    Waa musalsalka haboon

  • @sacdiyacumar2518
    @sacdiyacumar2518 Před 27 dny +1

    Masha Allah Masha alaha ❤❤❤