Musalsalka Habboon: Xalqada 1-aad :-soo laabashada Jamaal:

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • Source: incompetech.com...
    Artist: incompetech.com/

Komentáře • 1,1K

  • @haldhaainboqor5026
    @haldhaainboqor5026 Před 2 lety +1033

    Turkeyga iyo koreanka waan dawana ee maxa noo diday kuwo somali ah keep going walalhy

    • @11naa44
      @11naa44 Před 2 lety +6

      Hindi gii malays ka daayey😂

    • @haldhaainboqor5026
      @haldhaainboqor5026 Před 2 lety +9

      @@11naa44 dramada hindiga waa too much marka waa la yarastay sanadahan

    • @11naa44
      @11naa44 Před 2 lety +1

      @@haldhaainboqor5026 haa sas miya haye 😂😂😂

    • @abdirhmanxasan9179
      @abdirhmanxasan9179 Před 2 lety +1

      Gabar mediya kal soco fiman ku xisa galiya musaslo

  • @abdirahmanibrahim2234
    @abdirahmanibrahim2234 Před rokem +141

    Inta filimka geeridii ducaale ka dib soo raadisay is muujiya waynu ka soo daahnay filimkan ee😁

  • @hamzanisports1595
    @hamzanisports1595 Před 2 lety +387

    Mogadisho waan jecladay wllhi anigoon weligay arag from hargeisa✌

  • @djzafwan4331
    @djzafwan4331 Před 2 lety +666

    Woooooow musasal lamida madaawan
    Voice 100✅
    Action 100✅
    Camera 100✅
    Background 100✅
    Editing 100✅
    Thanks Astaan Thanks 🙌❤

  • @zunduusaid3948
    @zunduusaid3948 Před 2 lety +93

    Waxbadan Baan Daawaday Filmaan Turki, Hindi iyo Korean lkn hada Ban ugu Faraxsanahay Inaan Film Somalia Daawado 🥰🙏
    Astaan Iyo Bahda Jilaayaasha ahba Waan Bogaadinayaa 🥰🙏🥰 Peace and love

  • @Apdirahmannn
    @Apdirahmannn Před rokem +23

    xiisaha uu film kani igu hayo waanigaa markaan dhamaystay seanon2 xalqadiisa 15aad markaan daawaday aan from season 1 dib u jalleecay one love team habboon

  • @dhoolhaaji2534
    @dhoolhaaji2534 Před 2 lety +107

    Maasha allaah dalkaygu si waynbuu usoo kabtay waxaan codsan lahaa filimkan in suptitle loo sameeyo 😢adduunkana ka gadno💖

  • @criaaqbiljim9301
    @criaaqbiljim9301 Před 2 lety +40

    Musalsal mawadado lkn kan waa mid ka mid ah inuu dalkena dhismay oo nabad yahay ka turjumayo m.a keep going channel astan🇸🇴💝💯🥰

  • @maaida1643
    @maaida1643 Před 2 lety +95

    We need these kind of musasalo💯the actors acting is on point mansha allah🥰and I like how they not looking at the camera when they talking like other Somali short films. Hormar wcn💯

    • @abreshminabbz3233
      @abreshminabbz3233 Před 2 lety +1

      Yh did Yu noticed tht

    • @maaida1643
      @maaida1643 Před 2 lety

      @@abreshminabbz3233 yes I did wlhi it felt like I was watching a Hindi musasal or american😂🥰💯💯

  • @sahalmahamud2704
    @sahalmahamud2704 Před 2 lety +13

    I am big fan of Haboon musalsal, Mashallah wan ku faraxsanhy in dadkeenii eeba musalsalo aad u quruxbdn soo saaraan. ❤️❤️❤️❤️😻😻😍😍😻🥳

  • @khalidmoha3519
    @khalidmoha3519 Před 2 lety +31

    Mashaallah musalsal so bandhigay qoyska soomaliga ah qaabka uu u dhisan yahay.
    Dadaaal wacan.

  • @Amerah_Ammy
    @Amerah_Ammy Před 2 lety +17

    film kaan cadi mahaa mogdishona qurax walahi saan dhaan ma moodayen mashalllah wn iman doona

  • @yastayonis4007
    @yastayonis4007 Před 2 lety +105

    Wxn ku xidhanahay oo aan joogto udaawadaa musasalada turkida(Turkish drama) oo carabi lagu turjumay runtii markaan musalsalka haboon daawaday qaybtiisan koowaad aad baan ugu farxay in Soomaali sidan umetelayaan masha allah ayaan leeyahay hambalyo walaalayaal.
    Waxyaabaha aan ka fahmay intii aan musasalada turkida daawanayey waxa kamida in ay jirto shirkado waxaan kashaqayn tooda iyo isku dubaridkooda usamaysan, in filimaanta dunida reer galbeedka inta ladaawado intii karaankooda ah ay turkidu metelaan taxanayaal udhigma iyagoo waafajinaya dhaqankooda iyo diintooda. Tusaale waxa jira taxane(series) asalkiisa ingiriis ahaa lkn maraykankuna ka dheegtay oo la dheho shameless turkidu iyagoo kasoo dheeganaya ayey dhigeen taxane cajiiba oo la dheho Bizim Hikaye oo Carabina ah Xikaayatanaa Soomaalina ku noqonaysa sheekadayada waa taxane aanad ka xiiso goynayn qoys islaantii iyo odaygii ka saaqideen caruurtiina dayaceen oo inanta reerka uweyni uguntanayso korinta walaalaheed.
    Alfa Mabruuk Astaan Tv.

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet Před 2 lety +2

      Aad iyo aad kula mid baan ahay Turkish episodes baan dawada adbaan uga helay wlhi astaan😍

    • @yastayonis4007
      @yastayonis4007 Před 2 lety +1

      @@Inna_mohamet may be you speak turkish👍

  • @dahraanduuduu9388
    @dahraanduuduu9388 Před 2 lety +15

    Waa marki iigu horeysay ee aan daawado musalsal somali ah waan taagersanhy😍

  • @AhmedAhmed-sk6bs
    @AhmedAhmed-sk6bs Před 2 lety +53

    This is so good finally high quality Somali show

    • @Chrisnelsonn
      @Chrisnelsonn Před 2 lety

      War gaalyahow somali kuhadal

    • @casiocurious8744
      @casiocurious8744 Před 2 lety

      @@Chrisnelsonn axmaq baatahay walaahi.

    • @Chrisnelsonn
      @Chrisnelsonn Před 2 lety

      @@casiocurious8744 oo yaa tahay?????

    • @mmh7338
      @mmh7338 Před rokem

      @@Chrisnelsonnwaa gal just bc af Eng ayu kuhadla ?😂 Muslimka af Eng kuma hadle karan miya? wax kale

  • @engsacadmuxumed2732
    @engsacadmuxumed2732 Před 2 lety +31

    Maansha Allah Musasal Aad u wanagsan, shaqo badana la galiyay, hore u socda Astaan TV.

  • @koobidafillimada
    @koobidafillimada Před 2 lety +188

    We can see Habboon is a humble, obedient, hardworking girl who always focuses on her studies as well as household routines. No single minute she misuses. This should be a moral lesson to our girls who spend most of their time on social media particularly on TikTok, just uploading useless videos. Thanks Astaan for the beautiful, well edited and well scripted movie series.

  • @samiiramuxumad4352
    @samiiramuxumad4352 Před 2 lety +20

    Wllhi aad ban uga helay musalsalkan wuxuka hadlaa xalada dhabta uu wadanka ku jiro Wa musalsal faido leh
    Astaan tv shaqo fcn baad heysiin alle ha idin garab galo
    ❤❤

  • @hashimhashim4563
    @hashimhashim4563 Před 2 lety +10

    Musalsalkan masha allh waayo labiskooda iyo meelaha lagu dhigayo iyo nadaafada dadka iyo guryahaba xataa schoolka

  • @ahmedothman2460
    @ahmedothman2460 Před 2 lety +35

    Really like the way Haboon performances her studies
    She doesn't talk much .
    She just doing her job thats the kind of girl i wanted to have

    • @AmeliaPond1994
      @AmeliaPond1994 Před 2 lety +5

      She's a bit boring though. I wish she had other defining features than just being the quiet, studious girl.

    • @Maaoooo8.
      @Maaoooo8. Před 2 lety

      Damnnnn

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi9422 Před 2 lety +749

    Musasalka waxaan ku qimaynayaa 94% 6 daa dhibcood wxaan uga jaray gabdaha camera 📷 si qaldan loogu qabtay (waxaan ka wadaa jidhkooda ayaa muuqda oo dhar soo saraya jidh kooda ayay xidhantahay ) mida kalena wiil iyo gabadh inay is gacan qadaan maaha ama hab Hug) 🫂 isa siyaan lakiin sida loo jilay editing ka iyo dhamaan musasalka oo dhan wuu kala kacsanyhay astaan muuqaalo tayo leh ayay sameyaan horey usocda calamka aan gaadhnee 😊

  • @yaxyecade1157
    @yaxyecade1157 Před 2 lety +6

    M.a musalsalka ee astaan sobandhigtay waa musalsal aan marne mallesanenen in somali soo bandhigi kaarato asi camal waa 10/10 excellent👌

  • @mursalmaxamed7347
    @mursalmaxamed7347 Před 2 lety +26

    How the elders and genders discuss about political, how haboon is active and brilliant girl, how families talk each other is an other level Keep forward astaan👊👊

  • @ifortuny9581
    @ifortuny9581 Před 2 lety +318

    Funny how the dad takes the remote and the mom start siding with the dad 🤣🤣🤣 I felt it my mom and dad

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Před 2 lety +27

    Wlhi aad baan ugu faraxsanahay in somali horumar kaaas gaadhay Turkish episodes ka ayaan dawdaa astaan wlhi wad la tartami kartaan 🇸🇴💪🏻

  • @bashiircabdi4763
    @bashiircabdi4763 Před 2 lety +19

    Odayga Waa reer magaal buugga inuu fiiriyay ayuu arkay wuxuu yiri Waaku gartay 😁Astaan TV keep going waa Musalsal aad u fiican

  • @Auroraabdi36
    @Auroraabdi36 Před 2 lety +28

    Musasalkan tiktok igu wareeriyey hadan bilabay✋ reera turki wanka raysanaya😅

  • @munaseraji7736
    @munaseraji7736 Před 2 lety +42

    That's my beautiful little sister. I'm so proud of you well done my love ❤❤❤

  • @dekahaji
    @dekahaji Před 2 lety +135

    This movie is different than the other Somali movie with the qaylo and dagaal 👍

  • @10yearsago33
    @10yearsago33 Před 2 lety +8

    حرسي عيال العصير ولا كيف 😂😂 قال اش فايدة

  • @salataress2
    @salataress2 Před rokem +2

    Somali hormar ayey kutilabsatay runtii waana wax aad ogafarxineysa shacabka somaliyeed ee somalinimada kuweyntahay.

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi9422 Před 2 lety +160

    23:49 walaahi wakhti aad uqurux badan ayaad isoo xasuusisay markuu imtixaanka noo dhamaado ayaan muraajacayn jirna oon is waydiin jirnay waxay jawaabtu ahayd asxaab aad uwacan ayaan school 🏫 isla soo dhiganay lkn wakhtiga iyo waayaha ayaa midka meel ka tuuray dhamaan asxaabteydii school 🏫 wxaan u rajaynayaa inay nolol wacan ku nool yihiin noloshu way gaaban tahay garan maysid xiliga aad kala dheeraan doontaan ee wanaaji maal maha aad Wada joogtaaN wanaaji 😊

  • @digitalworld5769
    @digitalworld5769 Před 2 lety +34

    Waan ku khasbanahy inaan musalsalkaan daawano intaan Turkish daawan lahayn aaan dhalinyarteena dhiiri galino.
    Astaan shaqo adag ayaad qabateen sxbayaal.
    From Garoowe.✋

  • @CRT1890
    @CRT1890 Před rokem +4

    Muqdishu waa naftayda waan jeclahay sida naftayda u jeclahay oo kale iloveyou muqdishu ❤❤❤❤❤

  • @fadimaayglan1226
    @fadimaayglan1226 Před 2 lety +64

    Inaa af ingriis hoos ugu turjuntaan eheed walhi veiws badan heli leheedeen waa Qatar ❤️😘

  • @amounnour715
    @amounnour715 Před 2 lety +38

    waw😍 the best movie
    intii somali wax jilaysay qoladan baa ugu sidata keep going Astaan tv🙏🏻

  • @nawaaljama236
    @nawaaljama236 Před 2 lety +79

    filim dhan wanacay TV musasalkaan lee uso galaa 🤣😅 Keep going yqy dadkeyga

    • @igusoorod6939
      @igusoorod6939 Před 2 lety

      Meeqo saac uu soo galaa abaayo

    • @nawaaljama236
      @nawaaljama236 Před 2 lety +1

      @@igusoorod6939 sis khamiis io isninta labadas Malin aa also dayaa bas ⚡🖤

  • @amaraaahh
    @amaraaahh Před 9 měsíci +3

    i love when my people make amazing shows like this wallahi keep it up reer somaliland

  • @fadumasalad369
    @fadumasalad369 Před 2 lety +65

    😩💜💜💜 haboon is so cute masha allah

  • @qadarc1
    @qadarc1 Před 2 lety +50

    walaalka Ayaan ahay fursad isii isoobooqo Juhdi iyo waqti ayaan soo GALIYAY si AAN caawimaad kaga helo🥰🇸🇴 Mahadsanid🙏

  • @abdiraxmanahmed1138
    @abdiraxmanahmed1138 Před rokem +7

    filimkaba waxan ku xasustay gerida ducale 😂😂😂is mujiya team dahitan😂😊

  • @maanrosh4392
    @maanrosh4392 Před 2 lety +5

    Woow waan ka helay filimkaan 🥰🥰🥰Somalia hanoolaato💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abshirohussein524
    @abshirohussein524 Před 2 lety +17

    Nagahii qawnaa gabdhehena dhamo keep on 🥰🥰

  • @aymankasaanostudio1000
    @aymankasaanostudio1000 Před 2 lety +30

    Best film Sidii adduunka loo jilay🥳 •Top Voice •Top Camera •Top People Astan Isthe Best

  • @nashaadqalbi5354
    @nashaadqalbi5354 Před 2 lety +17

    Runtii film wooba igala fcnthy kuwa ajnabiga eh hore usoco astaan 💕💕💕

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 Před rokem +2

    Wlhi habon wan uxiisey anigo fiirsadey aya hadana kuso ceshadey😢😢

  • @kkk-rh7hz
    @kkk-rh7hz Před 2 lety +11

    Waa Musalsalkii igu horeyey an daawado waligey Astan Tv thanks waxan daawanayaa cawa oo ah habeen Talaado ah taarikhdu thy 1/2/2022 Saacaduna tahay 1:41am habeenimo

  • @SUSU-dn9lc
    @SUSU-dn9lc Před 2 lety +5

    Suwer codkiisa dhowr film iyo dhowr musalsal aan ku daawaday🥰🖇❤

  • @bilyahmet3817
    @bilyahmet3817 Před 2 lety +6

    Nice film from DJİBOUTİ 🇩🇯🇩🇯

  • @ismalurto1331
    @ismalurto1331 Před 2 lety +14

    Everything is perfect Sidaan manan Ka filaneyn Horey usocda🥰

  • @afitahibrahim497
    @afitahibrahim497 Před 2 lety +36

    Keep moving for success habon waa musalsakii ugu wanaagsana ee aan dawado ebidkey🤗🇸🇴

  • @ziizhanaa
    @ziizhanaa Před 2 lety +35

    Dadka dhan English mexee ugu wada hdlayaan secml away somaligii😳🤣🤣🤣

  • @fatahyare5049
    @fatahyare5049 Před 2 lety +6

    Waaw film somali kii ugu shidnay wlhi camerada iyo waxwalba waa. 100% ramadanka kan cml noogu soo adigaa reer astaan

  • @maxameddeeqabdi4631
    @maxameddeeqabdi4631 Před rokem +2

    waaaka soo daahay musasalkan

  • @nimcocamey779
    @nimcocamey779 Před 2 lety +11

    Musalsal wacan editing iyo acting ba cajiib woowwwww!!! Ama meeshaad subax waanagsan Asc kubadal yacni dhex galiyaa wacyi galin wanaagsan 😍

  • @cicfantastic6699
    @cicfantastic6699 Před 2 lety +40

    Soomali hadaa nahay waxaan ilbax u aragnaa inaa luqadeena soomaliga ka faano oo luqadaha shiyeeye wax ku qorno hada commentiga hadii aad fiirisid badan kiis waa luqada englishka luqadaada ku hadal lkn channelka maahin channel ay leeyihiin ajaanib saas ula socda
    Mahadsanidiin.

    • @shukriqurux9100
      @shukriqurux9100 Před 2 lety +1

      Sax wala yabay dadkan

    • @bushraqueen3924
      @bushraqueen3924 Před 2 lety

      Luuqada inaa barano lacag baa nooga baxday marka waa inaa barticaynaa 🤣

    • @khayrehassan1185
      @khayrehassan1185 Před 2 lety +1

      Ma is tiri qacidadi IT kay isticmaloyan copy and paste but don't forget to edit
      Oo chennalo kale Ka so copy yeyan 😂😂✌️

    • @cicfantastic6699
      @cicfantastic6699 Před 2 lety +1

      @@bushraqueen3924 waa sax anakaba inaa luqada shisheye barano lacag way inooga baxday lkn saas ay tahay luqadaada waa inay kula weenaataa oo ixtiraam Siisaa halki looga baahan yahayneh aad uga hadashaa ee ma fiicno halki ay ku habooneed inaad luqad shisheeye uga hadashaa wlshey.

    • @cicfantastic6699
      @cicfantastic6699 Před 2 lety +1

      @@khayrehassan1185 waa macquul lkn soomali hadaanahay lacagteeni waa tuurnay oo lacaga shisheeye aan isticmaaleenaa wadankeeni waa ka soo tagnay oo Wadanka kale aan musaafir ku nahay luqada kaliya Aa inoo dhineed hadane inaa ka tagnaa halis ku nahay ee ilaahay hana amaansado

  • @shuceybhasan9230
    @shuceybhasan9230 Před 2 lety +13

    Ogu dambeynt film so mujiya quruxdi somalida iyo dalka 🥰

  • @sharifgeyre330
    @sharifgeyre330 Před 2 lety +5

    Musalsalka Haboon Hadaan Kusoobiirey Keep it up 21 March 2022

  • @lulo228
    @lulo228 Před 2 lety +208

    Please try putting subtitles so that other people who don’t know Somali as well can enjoy this master piece

    • @mahamedalhaadi6743
      @mahamedalhaadi6743 Před 2 lety +11

      Somali maxa ubaran waysay

    • @asiyaahmed9027
      @asiyaahmed9027 Před 2 lety +9

      @@mahamedalhaadi6743 dadka kaluu sheegayaa

    • @maanka8907
      @maanka8907 Před 2 lety +8

      @@mahamedalhaadi6743 😅😅 dagaal aba diyaar u tahee 😅

    • @amira2168
      @amira2168 Před 2 lety +8

      @@mahamedalhaadi6743 Some diaspora never got to learn

    • @mahamedalhaadi6743
      @mahamedalhaadi6743 Před 2 lety +2

      @@amira2168 what are you talking about

  • @Badriafaysal7
    @Badriafaysal7 Před 2 lety +5

    Www wlhi filim kani wuu dhafey best filimantan ugu jeclahay kusoo dhalhsada talabaad❤️❤️❤️👏

  • @hoodoabdilaahieid9906
    @hoodoabdilaahieid9906 Před 2 lety +15

    Jamaal saxiibkii codkiisan ku haystaaa salan halyga gaadhsiyo from hrgeisa🥰🤚

  • @shayma-yarofficial3571
    @shayma-yarofficial3571 Před 2 lety +33

    Waaaw. Best musasal keep going astaan umada soomaliyeed meelkasty joogaan waa ini salaamy youtube kaygana Soo bookhda😍🙏 subscribe kana haygala bakhylinah👍 good bye somali mahmed✊💯

  • @nazir9751
    @nazir9751 Před 2 lety +4

    Hadalo murtile wye sidan miyey Ree muqdisho ugu hadlan wakahelay Wlhie 💪🏽

  • @hudaabdihakinomer8345
    @hudaabdihakinomer8345 Před 2 lety +18

    Ayyyyyyyyyyyy what a film @astaan keep going waan sugi la'ahay qisada Jamaal io Habooooon❤❤❤❤❤❤❤👫👫👫👫

  • @CabdirisaaqACabdi
    @CabdirisaaqACabdi Před 2 lety +7

    Shirkadda Astaan waxaan ku boogaadinayaa dhiiri-galinta aflaamta soomaaliga ah, tayada muuqaalada iyo fariinta filimka.
    Buugga Baaqa shuucigana waan u jeedaa.

  • @nadiifonadiifo1850
    @nadiifonadiifo1850 Před 3 měsíci

    Waa ku soo ceshte best drama of somalia❤from 2024 😂😂

  • @amaldayib284
    @amaldayib284 Před 2 lety +1

    Xalqada koobaaad marayaaaa mhdsnidiiiin walaalahaaay

  • @shukriadan6137
    @shukriadan6137 Před rokem +4

    Ilove mugadishu without ever seeing it from hargeisa

  • @taatiko9307
    @taatiko9307 Před 2 lety +6

    amazing production # Teama Astaan TV #Haboon
    Every thing 💯💯💯💯💯 Best film Sidii adduunka loo jilay🥳 •Top Voice •Top Camera •Top People Astan Isthe Best

  • @m.s7087
    @m.s7087 Před 2 lety +7

    Wakà helay habon wlhi siday habta ama hug inay siiso u didayso ❤️❤️

  • @modernsomalifood
    @modernsomalifood Před 2 lety +33

    A friend recommended this series. Mashalah it is amazing and I cant wait to watch all the parts.

  • @YackaBoy117
    @YackaBoy117 Před 2 lety +40

    this series is the best I have ever watched🤩

  • @mohamedahmed-cu7cl
    @mohamedahmed-cu7cl Před 2 lety +14

    wow another level waaye waxaan arkooyo gabadha haboona maasha allah kaalin weyn ayay ka qaadatay inuu top noqdo ,team astaana waad dadaasheen hortiin kheyr

  • @abdussamadgalog8650
    @abdussamadgalog8650 Před 2 lety +1

    Halka mid oo ah gabdhaha jidhkooda muuqanayo, wallahi caadi baa dareen kuu galayaa, @Astaan halahaa kadaaya.
    Gabdhaha inoo astura.

  • @appiethekind6974
    @appiethekind6974 Před 2 lety +1

    woow aad iyo aad ugu farxsanahay quruxda wadankey very beautiful wollah xitaa filmka si prof ah loo duubay im very very proud of my people manshallah

  • @abdeek_.othman
    @abdeek_.othman Před 2 lety +11

    M.allah tabarakallah great video #ASTAAN TV aad ayey u qurxon yihiin video yada aad duubtaan sido kle wan xiseya filmntina horumar wacan 🥰❤❤❤👍

  • @yussuflyrics2678
    @yussuflyrics2678 Před 2 lety +28

    Wlhi 3:00 am at night am still waking up watching this movie

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 Před rokem +2

    Waaaaaaaw 🥰 🥰 waxas laga dhah sheeko cajiib ah shiib iska dhah 🥰♥

  • @xaragoxaaji1782
    @xaragoxaaji1782 Před 2 lety +1

    Muqdisho cadeey iloohoow wadankeena nimcada usiyaadi💖💖

  • @mumtazcabdisalam2455
    @mumtazcabdisalam2455 Před 2 lety +10

    wlh aad ba ugu riyaaqay m.a keep going astaan tv😘😘

  • @liisaxaab
    @liisaxaab Před 2 lety +19

    masha allah waa musalsal fiican, laakiinsa dadka ajnabiga kala ah oo isku soo boodaayan aakhiro maxa xal u ah

  • @aswanitaalpi7962
    @aswanitaalpi7962 Před 2 lety +2

    Woooow musalsal kii ugu macana ayuba ila noqdey mansha Allah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰keep going ♥ 💪 👍

  • @zuhaipmohamed8787
    @zuhaipmohamed8787 Před 2 lety +3

    Ma ahi qof dareenkisa u bartay inuu ka cabiro comment lkn se filmkan iyo qaapka duubista, matalaada intupa maahan wx looga bartay soomaali mocha allah hore u socda

  • @buzzerpoi825
    @buzzerpoi825 Před 2 lety +3

    Mamada codkeda 😥😥😥😰😰😰😓😓😓 wa jclhy wlhi famproj 💋😘

  • @elhammohamud4158
    @elhammohamud4158 Před 2 lety +9

    هدا المسلسل يستحق مشاهدة ولله الف مبروك

  • @mumtazmohmedali4463
    @mumtazmohmedali4463 Před 2 lety

    Dhab ahaanti waxan ahy gabr jecel musalslada ajaanipta ah o hadii manta lay dhahao musalsal maku harey maya ayaan dhihi laha
    Izmal llahyn mrnba in sidan aadka uqurxon aad wax uso bandhigtan
    Musalsal ki igu horeyey e somali ah oon dawado weye dhap ahaanti wa ubogey keep going guys 🥰🥰🥰😇🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @kulmiyemotivations9791
    @kulmiyemotivations9791 Před 2 lety +1

    08/3/2022
    Thursday night 🌙 mi first day to start watching 👀

  • @ifrahahmed9926
    @ifrahahmed9926 Před 2 lety +12

    Cadi Mahane wlhi jawiga sake ayu I quruxiya filima Kan m.a keep going guys I can't wait but 2☺️

  • @abreshminabbz3233
    @abreshminabbz3233 Před 2 lety +41

    Can't wait for part 2 🤗👌👌👌👌💕💕💕

  • @kimokukii4110
    @kimokukii4110 Před rokem +13

    1/3/2023 😁

  • @mymoonnuur4221
    @mymoonnuur4221 Před 2 lety +21

    Guriga qurux Masha Allah

  • @yasirshido5182
    @yasirshido5182 Před 2 lety +8

    this movie is an international made by somali it 's a good thing Astaan🇸🇴🇸🇴🙆🙆

  • @mnz2028
    @mnz2028 Před 2 lety +3

    Filmkan wuuu IGA badbatye Bal aankawardoono CZcams marka sogalaba waiga hor imana hbooon film

  • @goofleeydalulsalam103
    @goofleeydalulsalam103 Před rokem +2

    Sidii bila adankii camal ayaa filim samenay masha alaah

  • @roumanH7889
    @roumanH7889 Před rokem +2

    Markii uu filmka dhamaday yaa so noqday😃😃😃

  • @miskimire8415
    @miskimire8415 Před 2 lety +5

    Wwww best flim mashalah astaan tv keep going🥰😍

  • @mahirabdallah2894
    @mahirabdallah2894 Před 2 lety +16

    Just as they behaving am feeling like they r my parents😂 masha Allah

  • @apdywalikarama5768
    @apdywalikarama5768 Před 2 lety +2

    Xirsi Legend ka Filmka

  • @abdinaasirdhako3185
    @abdinaasirdhako3185 Před 2 lety +1

    M a waa musasalkii ugu fiicnaa ee aan dawado somaliya horey usocod wanagsan

  • @exo-lforlife729
    @exo-lforlife729 Před 2 lety +4

    Happy see Somali show
    I was so tired of Hindi , Chinese , Turkish and Korean shows