WALAASHAA BADBAADI

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 07. 2024

Komentáře • 3,3K

  • @NemoSacat
    @NemoSacat Před 17 dny +2413

    Ugu dambeen wakana videoyawgi inta igu racsan inay ino so dhigaan behand the scene one like 😊😂

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 Před 17 dny +1654

    Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤❤

  • @abdulsalamahmedsheikh3661
    @abdulsalamahmedsheikh3661 Před 17 dny +402

    Inta badan kama hadlo arimaha dadyowga kale laakin wallahi inta aan reer Maleysia daawanayay ma arag gabadhan gabar lamid ah xaga aqoonta, dhiiranaanta, isku kalsoonanta taaso keenta iney dadka kale kumashquulin iyo waliba cawana natustay awooda iney film jili karto. EXTRAORDINARY lady! Mashallah Kowthar (Koko)

  • @SundusAhmed-d1e
    @SundusAhmed-d1e Před 17 dny +145

    Pls koko aan 700k garsiin wa gabr talent leh mashalah marn wa ka naxay mar waka helay asad hormar wacan❤

    • @MushtaaqJano
      @MushtaaqJano Před 17 dny +1

      Intaas iyokabadanuqakanta koko❤😢

  • @AyanMohamet-i4k
    @AyanMohamet-i4k Před 17 dny +872

    Gabdhayda yar baa ila daawanysa oon hadal barada xasaasi koko buu ku celceliyay iyana toto bay leedahay 😁😁team 27 liketa hayla dhaafina

  • @SahroIsaaqxasan-cr2ez
    @SahroIsaaqxasan-cr2ez Před 17 dny +675

    Koko jaliinkeeda caadi maaha asadoow flim sameeya plzz kokona atariishada flimka hanoqoto wllhi gabadhaan jiliinkeeda lacagbadan baad kasameenkartaa iyada jiliin qurux caqli waxwalpo waa top m.a Alla hanoo daayo gabadheena team koko hadaanahay waan kufaanaa gabadheena❤❤❤❤❤

    • @omarmuhidiin7572
      @omarmuhidiin7572 Před 17 dny +7

      Haa wallhi❤

    • @bishaaro21
      @bishaaro21 Před 17 dny +8

      I agree with you innaba Actors aan caadi ahayn waaye masha Allah

    • @kadra9957
      @kadra9957 Před 17 dny +5

      I agree with you 💯 👍 💯 👍
      Jiliinkeda top waaye Koko ❤❤

    • @sheekomacaan3334
      @sheekomacaan3334 Před 17 dny +4

      Yes❤

    • @Wiil_hoog...
      @Wiil_hoog... Před 17 dny +6

      Anagane adigaan Kugu fanaa boqraney❤😘🫂

  • @ahmedshaafi3448
    @ahmedshaafi3448 Před 16 dny +54

    koko inta aaan dawadey gabdhaha soamliyed waa gabarta ugu aqlada ,ixtraaam, aqoon, ugu heysta cwana jilinka iney ku sareysey na tustey wooow

  • @shirwac41
    @shirwac41 Před 17 dny +94

    Yaa jecel nabi Mohamed scw oo gaarsinaaya 1000❤❤❤❤❤❤

    • @user-uc8on7tk4x
      @user-uc8on7tk4x Před 13 dny

      Ani Salla laahu calayhi wasalam uxibak yaa rasuululah alxam dulilah ❤❤❤❤❤

    • @omarahmed6479
      @omarahmed6479 Před 8 dny

      Ff🙇‍♀️❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @omarahmed6479
      @omarahmed6479 Před 8 dny

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💗💗💗💗💗❤❤❤🌮is 💓🤣😍

  • @CkaafiAbdulahi-wu4pm
    @CkaafiAbdulahi-wu4pm Před 17 dny +358

    Koko is not easy wallaahi caadi mahan sida dhulka laiskugu tuuray koko jiliinka waad kufiican tahay

  • @MaxamedCabdiqafaar
    @MaxamedCabdiqafaar Před 17 dny +744

    Nabigeena maxamed han kuwada salino halmar scw scw scw

  • @abdallaqaddar7255
    @abdallaqaddar7255 Před 17 dny +48

    Sheekada film leeyba isu badashayee maskax saafi ayaa filimkan soo aliftay Masha Allah team27 🎉❤

  • @abdiwalihassan2737
    @abdiwalihassan2737 Před 13 dny +6

    Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw scw scw ❤❤❤

  • @Kokobulle18799
    @Kokobulle18799 Před 17 dny +599

    Ilaa goormee ka cararee saliga nabiga scw ❤

  • @BishaarJey
    @BishaarJey Před 17 dny +1057

    ilaa hada maa arko qof love saryo saliga Nabiga mohamed scw ❤

  • @AbdirahmanNuurMohamed
    @AbdirahmanNuurMohamed Před 17 dny +143

    Aan kuwada Sallino xabiibkenna NABI MUXAMED Scw Scw….

  • @AhmedGacal-hc9sg
    @AhmedGacal-hc9sg Před 17 dny +32

    Koko's acting is not normal, please make a film plzz make Koko the actress in the film, you can make a lot of money for her acting

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 Před 17 dny +380

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 🤲 😢😢😢😢😢

  • @Samiaahmedp-3
    @Samiaahmedp-3 Před 17 dny +601

    Aduunka masoo marin ruux ka fiican nabi muxamed scw ❤❤❤

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 Před 17 dny +34

    Wxyalo bdan noso sameya adi iyo koookadena gulysta koooko wlhi gbar farida❤❤❤🎉 wn kufrxsnhy inaa tageero asad koooko adi wxyalo cusub bdan idinka sugynaa❤🎉

  • @axmedmahad995
    @axmedmahad995 Před 17 dny +459

    Wali ma arkin rux ka qurux badan nabiga scw scw scw ❤

    • @AnisoShegow
      @AnisoShegow Před 17 dny +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

    • @user-zg1iz9wm7t
      @user-zg1iz9wm7t Před 17 dny +1

      صلى الله عليه وسلم

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Před 17 dny +4

      Oo ma nabibaad aragtay adigu ?
      Intaad like raadinaysid danbi haku dhicin neefyohow xoolaha ahi 😡

    • @sacdiyosiman374
      @sacdiyosiman374 Před 17 dny

      Scw scw scw scw scw ❤❤

    • @TechBarAmaBaro4810
      @TechBarAmaBaro4810 Před 17 dny

      ​@@wehelashaq3368anba waan Soo waday 😂😂

  • @somstar5588
    @somstar5588 Před 17 dny +87

    War asadow wlhi legend baad tahay wadno kurkur baad Igu riday koko waa actress jiliinka halkeeda ayey dhigtay musasal waad matali kartaan wlhi

  • @________AZANZIYO_________
    @________AZANZIYO_________ Před 16 dny +13

    Dunidan maso marin ruux ka sharaf badan kana kheyr badan nabi mohammed ❤

  • @shukrinageye4669
    @shukrinageye4669 Před 17 dny +21

    Wwww video gan Qarash iyo Waqtibo wa kale Walhi 10/10000000

  • @user-yu5bd4xk2y
    @user-yu5bd4xk2y Před 17 dny +161

    Koko ur acting is amazing and I was carrying when u fall down 😭😭😭😭❤❤❤

    • @abdulaahi961
      @abdulaahi961 Před 17 dny +1

      Pro said craying😂

    • @user-yu5bd4xk2y
      @user-yu5bd4xk2y Před 17 dny +2

      ​@@abdulaahi961I because of the typing my bad gang

    • @mod7668
      @mod7668 Před 17 dny +1

      @@abdulaahi961pro or bro?😂

    • @user-sv3yl5ch8o
      @user-sv3yl5ch8o Před 17 dny

      Say crying not craying

    • @queenayush1463
      @queenayush1463 Před 17 dny

      Wll isoboqo plz adi iyo waxajcshy janada ilahay haidinku kulmiyo amiin yaa Rabi ❤😢❤❤

  • @FaadumoOmerali
    @FaadumoOmerali Před 17 dny +136

    Koko meel ay ku jirto weligaa haka shakinin😂😂

    • @queenayush1463
      @queenayush1463 Před 17 dny +1

      Wll isoboqo plz adi iyo waxajcshy janada ilahay haidinku kulmiyo amiin yaa Rabi ❤😢❤❤

  • @user-qv6vo9iw2c
    @user-qv6vo9iw2c Před 16 dny +5

    Caadi maheyn film baan u qabey m.a kuligood jiliinkooda wuu fcn next inoogu soo dhig saamiyo oo la afduubtey oo koko badbaadineyso keep going wll asad hagio iyo team 27❤

  • @kafiyoyarisey
    @kafiyoyarisey Před 17 dny +14

    Filimkii calaf iyo cashaq kan kanaba fiican 🎉koko hasasi ❤❤

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 Před 17 dny +494

    Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢

  • @Hamzapanadol
    @Hamzapanadol Před 17 dny +78

    Gabadha kaliyah ee aan u qiray wax kasta waa koko aqoon iyo aftahanimo intaba m.sha allah apayo ❤❤🫡

  • @muzhiirachannel812
    @muzhiirachannel812 Před 17 dny +8

    Qaabka jilinka 💯 aad ayaan uga helay film waad samayn kartaa Asad Hagio🫡

  • @drsanuush
    @drsanuush Před 17 dny +109

    Jah kookodena meel ay ku jirto oo shidnen waa wayey ilahy karti iyo caqli iyo fikir dheer bu iskugu daray dadka ku naxsan oo meel wlba ka caayaya ilahy ishoda hka qabto❤❤

    • @queenayush1463
      @queenayush1463 Před 17 dny +3

      Wll isoboqo plz adi iyo waxajcshy janada ilahay haidinku kulmiyo amiin yaa Rabi ❤😢❤❤

    • @JackAdnaan-k6i
      @JackAdnaan-k6i Před 17 dny +3

      Adi kula ma dhalinin kokodena haa la dhaxaa 😅

    • @FatimaYar-sh3pf
      @FatimaYar-sh3pf Před 17 dny +2

      Masha Allah illahy ha deysto😢❤

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 Před 17 dny +1

      Kokodeena

    • @drsanuush
      @drsanuush Před 16 dny

      @@JackAdnaan-k6i waa ina adeertey oo isku dhiig baa nahy xage ku xanunty adi

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48

    Koko kama kaftamo waa boqoradeena koko caawa waa naxsanahay asad caawa farxada lagu bilowday naxtina kadambeysay

  • @MxamedcabdiraxmaanYuusuf
    @MxamedcabdiraxmaanYuusuf Před 17 dny +5

    Waraa Asad run miyaa waxaa walhi maleeshiyada imaanaya kooko ii ilaa liyo waa qoriddii gabdhahee waana taageeraa😢😢😮

  • @mohaalimoha3154
    @mohaalimoha3154 Před 17 dny +3

    RRA Power
    Actaradii ugu horeysay ee cida usoo baxdo
    Toto Dhashii Raxwayn Boqortooyo ❤️ 😍
    Keep it up!!

  • @TalooyinkaGuusha
    @TalooyinkaGuusha Před 17 dny +111

    Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw

  • @nihaaninasheikh
    @nihaaninasheikh Před 17 dny +126

    Ala wadnaha asad waad naga nixisey😢😢 kokodeena see yeesheen 😢

    • @AaminaMaxamuud21
      @AaminaMaxamuud21 Před 17 dny +1

      Alla ma argty 😢

    • @nihaaninasheikh
      @nihaaninasheikh Před 17 dny

      ​@@AaminaMaxamuud21 ax dhab mooday wlhi waa ooyey markii meesha lagu tuuray 😢😢

    • @AaminaMaxamuud21
      @AaminaMaxamuud21 Před 17 dny +1

      @@nihaaninasheikh Haa lkn aydo xiran lagu tuuray halis wye nakhka ku xirmayha

    • @asmitaaahmed1335
      @asmitaaahmed1335 Před 15 dny +2

      ​@nihaaninasheikh ani xita😢 saan unaxe

  • @nasimaraliya9926
    @nasimaraliya9926 Před 16 dny +1

    Wlhi it's the best action 🎬 🎉❤yasalam . Congratulations 🎊 👏 koko bulle 🎉❤

  • @Moustapha97
    @Moustapha97 Před 16 dny +4

    Sxb Assad caawi ciyaalka falastiin Allah lacag ayu ku siiyay waa imtixaan wana lagu waydiin maalin ❤️👍

  • @SacdiyoAbdi-s3w
    @SacdiyoAbdi-s3w Před 17 dny +91

    Awww jilinka koko wax kle waaye film bdn kaso sameey asad koko🎉🎉❤

  • @Legend33661
    @Legend33661 Před 17 dny +102

    Kusali xabibkeena Muhammad S.C.W ❤🎉😢

  • @cabdixamiidcabdulaahi
    @cabdixamiidcabdulaahi Před 17 dny +11

    Aan kuwada salino Nabigeena (NNKH) SCW❤😊

  • @meddjama1967
    @meddjama1967 Před 16 dny

    Asad you'r the legend it is like à films hambalyo wll horay u soco Asad ❤🎉💯👏

  • @MuhaMahamed-si9gg
    @MuhaMahamed-si9gg Před 17 dny +100

    Ala hoyoyyyyy wlhi koko cawa weyiga cabsiisey 😢 lkn jiliinka Qatar waaye wlhi

  • @nasramoha185
    @nasramoha185 Před 17 dny +119

    Asadoo barnamijkada wn ku xiranahay nama dhaafo hadaan reer somaliya nahy wxaa ka codsanaynaa inaa waqti hore noo so galiso sida hada oo kale❤❤❤

  • @HodoMarwo
    @HodoMarwo Před 15 dny

    Wow inaba cadi maha wlhi hassan iyo koko cadi maha mnsha allha asadow wllo film sidas oo kale ino so same wllo qali❤❤❤❤❤❤❤

  • @Naafic__hassan
    @Naafic__hassan Před 15 dny +1

    Muqalki ugu qurux badna ee aan dawato abiid muqaladan ino so baadi asad 🎉❤

  • @Mahirmo12
    @Mahirmo12 Před 17 dny +144

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

  • @rihaanaclxakiin9832
    @rihaanaclxakiin9832 Před 17 dny +92

    Wallahi kookoo jiliinkeeda best waaye lkn waa kanaxay kookoo 😢❤❤

    • @queenayush1463
      @queenayush1463 Před 17 dny +1

      Wll isoboqo plz adi iyo waxajcshy janada ilahay haidinku kulmiyo amiin yaa Rabi ❤😢❤❤

    • @rihaanaclxakiin9832
      @rihaanaclxakiin9832 Před 17 dny

      @@queenayush1463 waa kusoo booqday abaayo

  • @Caliyaasiin143
    @Caliyaasiin143 Před 15 dny

    Waaw waaw waaw caadi maaha qaabka loo duubay iyo habjiliinka koko inaba caadi maaha ❤❤
    Daraktar khataraa filmkan keeni karo asad keep going🎉🎉🎉❤

  • @FarxiyocabduweliCumar-sp2ks

    The best CZcams in Somali 🌟 💗😍 Asdko

  • @saalah433
    @saalah433 Před 17 dny +97

    Scw aan ku wada salino rasulkena mohamed scw😊

    • @queenayush1463
      @queenayush1463 Před 17 dny

      Scw❤❤
      Wll isoboqo plz adi iyo waxajcshy janada ilahay haidinku kulmiyo amiin yaa Rabi ❤😢❤❤

    • @IkraanXasan-c1o
      @IkraanXasan-c1o Před 17 dny

      Scw❤❤❤

  • @amiiraxamuudi4593
    @amiiraxamuudi4593 Před 17 dny +255

    Codkarnimo kalsooni talent inad heshid is not easy intaasna kokadeena baa laga hela❤
    Team koko one like❤

  • @MunaXaaji-zc4wg
    @MunaXaaji-zc4wg Před 16 dny +2

    Noso badsha takiye afarahaan aad iyo aad u jeclahay thanks juhdi iyo waqti ba galay❤❤❤

  • @SaalimMohamed-rz5yc
    @SaalimMohamed-rz5yc Před 16 dny +1

    Wow wow I like it sidaad isugu daba rideen waxan aad oogu helay qaabka KO KO ay dhulka u dhacday team27 hore u socda saad u wada dhan tihiinba

  • @maahirtube-official
    @maahirtube-official Před 17 dny +135

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed[ﷺ]🫶❤📿

  • @yaxyekulmiye2572
    @yaxyekulmiye2572 Před 17 dny +284

    inta la yaaban xilligu asad soo galiyey like ii sara😂❤

    • @queenayush1463
      @queenayush1463 Před 17 dny

      Wll isoboqo plz adi iyo waxajcshy janada ilahay haidinku kulmiyo amiin yaa Rabi ❤😢❤❤

    • @queenayush1463
      @queenayush1463 Před 17 dny

      Wll isoboqo plz adi iyo waxajcshy janada ilahay haidinku kulmiyo amiin yaa Rabi ❤😢❤❤

  • @muhsinmohamoud480
    @muhsinmohamoud480 Před 17 dny +11

    Xasaasi aya youtube loo furaya inti ila fahanty like 👍

  • @ina-Deni
    @ina-Deni Před 16 dny +1

    What a clip 🤯🫨🥰🥰🥰🥰 Amizing koko her acting is not easy walhi😊

  • @FaatmaCqaadir
    @FaatmaCqaadir Před 17 dny +133

    Kusali nabigeyna muxamed scw❤

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 Před 17 dny +55

    best Jillian kokodeena mrka taageerto qof meelkasta ku fiican jiliinkan waa Kahynaa team koko hadaa nahy hppti ilhy isha cadowga haka qabto❤

  • @MilleteryGirl11
    @MilleteryGirl11 Před 17 dny +3

    Wwww jilinka koko Top waye💗👸 asad legend super vidios❤

  • @ugbaadnalka9345
    @ugbaadnalka9345 Před 16 dny +1

    Asad iyo team 27 wan idin tageerna anig iyo caruurtyb habeenkii hadi aan dawan asad waxb iga maqan muqaladu wa top 100%100

  • @diamondkiiaduunka3969
    @diamondkiiaduunka3969 Před 17 dny +135

    Waxaan cabsi cabsi waa wallahi😢😢

    • @queenayush1463
      @queenayush1463 Před 17 dny +1

      Wll isoboqo plz adi iyo waxajcshy janada ilahay haidinku kulmiyo amiin yaa Rabi ❤😢❤❤

  • @drsanuush
    @drsanuush Před 17 dny +89

    Jilinkeda is not easy wlhi koko ilahy baa talent siiyey filmda waa wayn u qalanta in ay jisho very smart girl❤

    • @queenayush1463
      @queenayush1463 Před 17 dny +1

      Wll isoboqo plz adi iyo waxajcshy janada ilahay haidinku kulmiyo amiin yaa Rabi ❤😢❤❤

  • @hanifamaulid618
    @hanifamaulid618 Před 13 dny

    Mashallah film qurux ayuu aha lakiin hal cilad ayaa jirtee koko inaa ay qayliso ayaay ehed markii walalked madax lagu dhufunay intii kale mashallah ayuu ahaa 🔥👍🥰

  • @xamdikayse9697
    @xamdikayse9697 Před 16 dny +2

    Kokooooooo what a acting wlhi xita sad dhulka Isugu tuurtay wan ka ahyna ❤❤❤❤❤

  • @Eragatoo
    @Eragatoo Před 17 dny +41

    Wow koko filimanta mey jili jirtey taloow jiliinkeeeda waa top wlahi i liked it😍❤

    • @queenayush1463
      @queenayush1463 Před 17 dny

      Wll isoboqo plz adi iyo waxajcshy janada ilahay haidinku kulmiyo amiin yaa Rabi ❤

  • @muna_____somali
    @muna_____somali Před 17 dny +46

    Koko sidii lo jiidey qosol igu dishey wlhi😭😂
    Koko iyo Hazazi walalnimo 😥🤍

  • @aishaSiman8888
    @aishaSiman8888 Před 17 dny

    Inaa baa caathii mooxo M..a ❤we need Next part❤

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 Před 15 dny +1

    1m uqlma plz lesgooo kooko asad iyo teamka waxbdan idinkawsugyna ani koooko jclhy tagera plse mrabo teamki hore iney kla goan asad narmar cayde iyo nokeen amira dee wligin haysnicina plz lesgoo guys koooko 700k mrdhow❤❤❤🎉

  • @mss_Ziya
    @mss_Ziya Před 17 dny +77

    Asad isn't easy wallhi malin walba wax Cusub❤🔥🔥🔥🔥

  • @Ubaxiina_
    @Ubaxiina_ Před 17 dny +55

    Asadow muuqaalada noocaaana hasoo gaabin plz KOKO jilinkeeda + camera manka+editka TOP M.A ❤😂

    • @queenayush1463
      @queenayush1463 Před 17 dny

      Wll isoboqo plz adi iyo waxajcshy janada ilahay haidinku kulmiyo amiin yaa Rabi ❤😢❤❤

    • @SahroIsaaqxasan-cr2ez
      @SahroIsaaqxasan-cr2ez Před 17 dny

      Maxaa kaaqqldan wl​@@queenayush1463

  • @Mariadiamond129
    @Mariadiamond129 Před 16 dny +1

    Op op koko jiliinkeeda caadi maha wlhi filimaanti hindida cml sida lesku tuural lee abooy abooy filimkle noso sameeya ama kan part kle kasoo dhiga😂❤😮🎉

  • @Eng_Mukhtar_Dhulun
    @Eng_Mukhtar_Dhulun Před 16 dny +2

    Khaladaadka filmka aa idinka rabnaa team 27
    Inta igu raacsan farta taaga✋️

  • @FarxiyoMacalin-gh9hs
    @FarxiyoMacalin-gh9hs Před 17 dny +47

    Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @MaryanCabdulqaadir
    @MaryanCabdulqaadir Před 17 dny +49

    Walahi koko Jilin weydhaftay waxaan magac kale haloo bixiyo😂❤😅😊

  • @user-pi3me1wg1y
    @user-pi3me1wg1y Před 17 dny +1

    M.a acting is so cute asad 😂❤

  • @don-hero21
    @don-hero21 Před 17 dny +1

    What amovie😂🎉❤behind the scene waa sugynaa😂

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48

    Lesma xaqiro whi koko caadi maaha koko talentigeda mar hore arkay asad koko ilaasho

  • @susumohaamin9006
    @susumohaamin9006 Před 17 dny +43

    Poqoradeyda koko buulle jiliinkeda wax kale waye m.a❤🎉🎉

  • @DahranMohamed-p4l
    @DahranMohamed-p4l Před 17 dny +3

    Alla marka koko gabdhah mida ugu daneyso habsiiso wax ka danbeeyo yaaa ila argy madx so dhiibanyo subxnllh.

  • @user-ch5mo5xn8o
    @user-ch5mo5xn8o Před 17 dny +38

    kalsonida talent codkarnimada kookadeena mashallh ❤

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q Před 17 dny +69

    Inta janalka arimaheena kusoo aragtay duubista muqalkaan ismujiya 😂😅❤❤🫡🫡

  • @MohamedAli-sq4lm
    @MohamedAli-sq4lm Před 16 dny

    Aadi ma aha koko jilitaan keep sida aad ukeenteen video gaan aadi ma ahan ❤

  • @SalluAlannabiyy
    @SalluAlannabiyy Před 17 dny +118

    inaanu galnay 1446 sanad cusub inta og ❤

  • @Gabadhii-murugeysnayd
    @Gabadhii-murugeysnayd Před 17 dny +65

    Inta ka heshay koko jiliinkeeda like 👍🏼 😮

  • @XoogagaJamhuuriga
    @XoogagaJamhuuriga Před 16 dny +2

    Asad hagi ❤ waan wataa from jilib

  • @muxamedmakicabdullaahi8422

    Asad caawa camera gadaasheeda buu wax ka daawanayaa sidaana oo kale legendary howl adag baad heysaa bro guuleyso

  • @user-ud3kj3fi3s
    @user-ud3kj3fi3s Před 17 dny +66

    Wwww asad hagio walahi cawada filim top ah nosogaliseh wwww walahi koko filimaanta hindida Badsate maleyhaa awoo markaa madax lagu dhufte walahi see dhulka isugu tuurte igagadan www mashalah walahi koko waa gabar perfect 🥰ah ♥💖 team koko hadaanahy walahi kokodena wakufaanaa quruxdeena❤❤❤

    • @LuulSaleeman
      @LuulSaleeman Před 17 dny +5

      Sax wye waba sabbtan kudoraney kokodena team koko ismuujiya❤💞👸

    • @RaaxoRaaxoruun
      @RaaxoRaaxoruun Před 16 dny +2

      Waa kufaanaa kuwa necebna waa ka faanaaa

    • @NasiipAweis
      @NasiipAweis Před 16 dny

      @@RaaxoRaaxoruun run biyaha looga tuure intee neef kahelee

    • @IqlaasXasan-yu4qo
      @IqlaasXasan-yu4qo Před 15 dny

      yaahelehee😢

  • @Hamdichannel-m8u
    @Hamdichannel-m8u Před 17 dny +129

    Dunida maso Marin ruux kasharaf badan run badana nabigena maxamed scw ❤❤😢

  • @kadra9957
    @kadra9957 Před 17 dny

    Best video 💯 💯 💯
    Keep going Asad Hagio

  • @ShsjsjaShsususs-oo9jk
    @ShsjsjaShsususs-oo9jk Před 16 dny +1

    Ala asadooWw cawa wllhi wanaga cabsiise kokadeena 😢lkn sey m a koko jiliinkeda qatar waaxe❤

  • @CABDI__MAALIK.MAXAMED
    @CABDI__MAALIK.MAXAMED Před 17 dny +104

    Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw ❤

  • @fatxixasan3534
    @fatxixasan3534 Před 17 dny +36

    Omgg inta jiliinka koko kaheshe😭😭😭💪💋

    • @queenayush1463
      @queenayush1463 Před 17 dny

      Wll isoboqo plz adi iyo waxajcshy janada ilahay haidinku kulmiyo amiin yaa Rabi ❤😢❤❤

  • @goldenboy8627
    @goldenboy8627 Před 16 dny

    Best content creater ever ❤🎉 ❤️ 😍 💯 💶

  • @user-kl2sz4ky2l
    @user-kl2sz4ky2l Před 15 dny

    Azad Mxa ku helay wll manta video lagama hayee alle haku dambi dhaafo❤

  • @kiineymahamed
    @kiineymahamed Před 17 dny +53

    muqalkan inta kaheshay oo rbto behand the scene one like guy's❤❤❤😮😊

  • @user-rg5sh7is8p
    @user-rg5sh7is8p Před 17 dny +26

    Omg asad filim No sameee wlhi talent weyn baaaa thy😂❤❤❤❤

  • @Miss-haya
    @Miss-haya Před 17 dny +1

    Alla markii ugudanbeso oo biyaha lagu tuurayo wakanaxe wllhi 😢😢

  • @thabit21s58
    @thabit21s58 Před 14 dny

    Waa waxyaroo mcn 10/10 koko na jiliinka weey ku fiicantahay