Shakhsi noocee ah ayuu ahaa AUN Maxamed Cismaan Jawaari?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 06. 2024
  • Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka JFS, Maxamed Cismaan Jawaari ayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Xil. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka waramaya shakhsi noocee ah ayuu ahaa?

Komentáře • 13

  • @wadanimuqdisho685
    @wadanimuqdisho685 Před 16 dny

    Barafasor jawaari allaha u naxariisto gadaashiisna nama fidneeyo

  • @MohmedSuleyman-dh6xs
    @MohmedSuleyman-dh6xs Před 15 dny

    Inaalillahi wa,innaa illeyhi rajjicuun allaha,unaxariista professor jaweri

  • @SOM-CODE
    @SOM-CODE Před 16 dny

    Allah U Naxariisto

  • @jafarmohamed1353
    @jafarmohamed1353 Před 16 dny

    Aamiin

  • @abdinasirmoalimuu9125
    @abdinasirmoalimuu9125 Před 16 dny +1

    Adiga wa dhiman ee Taariikh fcn reep

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g Před 16 dny +1

    ASAGO DALKISA WX U QABANIN AYU GERIYODAY DHAMAAN MADAXDA SOMALIDA WAY DHIMANAYAAN IYAGOO DALKODA WAXBA KU SOKORDHININ.
    MADAXDA WADAMADA KLE WAXAY GERIYONAYAN IYAGOO DALKODA WAX U QABTAY
    SI WALBO AHATO
    ALLAH U NAXARISTO

    • @hah7064
      @hah7064 Před 16 dny

      YAAHUU

    • @Commentkudhigle-s1g
      @Commentkudhigle-s1g Před 16 dny

      @@hah7064 mxa yahu ah
      Miyesan run aheen

    • @Commentkudhigle-s1g
      @Commentkudhigle-s1g Před 16 dny

      @@hah7064 Soo run ma ahn

    • @AboweAdo
      @AboweAdo Před 15 dny

      Jawari cimri dheer ayu ilahy siyey hdu cimrigisa fikirkisa diinta ku dhame laha ficnan lehed sheq ismaiil tabliiq oo kle wana isu egyihin wayo dowlad iyo qabyalad ku dhameyey into sano

    • @AboweAdo
      @AboweAdo Před 15 dny

      Ilaahe ha unaxristo danbigisa hadhafo qofwalpo wa dhimana wxa fcn inn diinta ushaqeno