Video není dostupné.
Omlouváme se.

QOYSKA IIDLE YARE IYO QORAALKII QALBIYADA GILGILAY | BAAQ IYO FALCELINTII SOOMAALIDA | 2022

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 08. 2024
  • WAXUU AHAA AHAA QORAAL KOOBAN
    OO LAGU LADHAY SAWIR QURUX BADAN
    OO QOSOL IYO FARAXDI AY KA MUUQATO
    OOO QYSKA IID YARE AH LAAKIIN
    MICNAHA IYO DAREENKA UU QORAALKU
    XAMBAARASAA AYAA KA DUWANAYD
    OO U EKAA DARDAARAAN ,
    ABDIASKARITUBE OO WARBIXIN
    KOOBAN KA DIYAARIYAY
    QORAALKII FACEBOOK EE ALFANNAAN
    IIDLE ABDULLAHI NUUNE ( IIDLE YARE )
    ------------------------------------
    Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
    It would be wonderful to follow us on our social media platforms.
    / abdiaskaritube
    Twitter : / abdiaskaritube​
    Instagram: / abdiaskaritube
    TikTok : / abdiaskaritubbe
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    ''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.

Komentáře • 157

  • @hanitahappy2573
    @hanitahappy2573 Před 2 lety +15

    Alle cafimad sareecan ah haku siiyo Amiin ya rabi 🤲🤲

  • @face_king1
    @face_king1 Před 2 lety +3

    Ducadan pin idhe walal qali
    Illahayow iidle cafimad tam aha sii ya allah adiga wax dila waxna noleya illahow wa adonkagi ee cafimad tam aha sii 😭😰

  • @fardalaaye_79
    @fardalaaye_79 Před 2 lety +2

    Allaha wlhy hadalkaa waan kanaxay wllkay iidle allow caafimaad dag dag ah sii ducada alle lagama quustee😭😭😭😩😭😩😭😭😭

  • @aminaadan4906
    @aminaadan4906 Před 2 lety

    Idle yare alle waxan baryaya in cafimad ku siyo amiin

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 Před 2 lety +2

    Wlhi xanunka wllkeen waa wada daremeyna ilahey ayane mar walbo cafimad uga barinaa allow adiga awooda leh haka dhex bixin ubadkas aan asaga moye cid kale aqoonin waxne ananka sugin yaa rabi xanunkane dembi dhaaf uga dhig 😢😢😢🤲🤲🤲🤲

  • @OlaadGaming
    @OlaadGaming Před 2 lety

    Caafimaad sareecaa alle hasiiyo wllken idle yare insha allaah

  • @mohamedahmedabdullahisheik2371

    Alle ha ku caafiyo wll my pro🤲

  • @ayaansalah9282
    @ayaansalah9282 Před 2 lety

    Thanks. Abdi. Askari. Alle haa ku sharfo. Wll. Waa. Ruun. Duco iyo. Garab. Baa. Haa. Lo. Kaco

  • @khaalidfoore1535
    @khaalidfoore1535 Před 2 lety +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    Wlhi ma hadli karo alle hayno caafiyo wllkeen Iidle yare

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 2 lety +1

    Amiiiiiin ya Allah

  • @deeqoabdirasheed5841
    @deeqoabdirasheed5841 Před 2 lety +2

    Ilhy ha cafiyo walken

  • @fadsacada5136
    @fadsacada5136 Před 2 lety +1

    Xuunkaa Idle yare ayaan aniga i haya marka sukor oo bedelkeeda hayo dhiikar burada madaxa muuqalka dhawa ma arko mudo 12 sano ah wanaan dareemayaa wiilka yar ee waliba aabo ah aniguna hooyo gabadh xanuunsatahay ayaan ahay. Ilaahay ha inawada caafimaad siiyo intii xanuunsan

  • @nuraomar5990
    @nuraomar5990 Před 2 lety +4

    Allah haa ku caafiyo legend ildle yare amiin yaa allah 🤲🤲😭😭

  • @mohamednuur2245
    @mohamednuur2245 Před 2 lety +9

    Illahay ha caafiyo cafimad taam ah Illahay ugu baryeyn walalkena eidle yare asaga iyo inta muslamiinta xanunsan oo dhan aamiin yarabi kuligeen Aamiin

  • @hodanhuseb2044
    @hodanhuseb2044 Před 2 lety

    Amiiin Amiiin Amiiin ya Allah ilahy haku aqbalo ducada walalo

  • @kaahinmali0fficial358
    @kaahinmali0fficial358 Před 2 lety

    Allow caafi iidle waa wlal qalbi wanagsan

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 Před 2 lety

    Iidle waxaan Aad uga naxaa waa hooyo iyo aabe ilaahay cafimad hasiiyo waa nin qalbi fiican

  • @ahmedsirad8855
    @ahmedsirad8855 Před 2 lety +6

    Ilaahay subhaana watacaalaa caafimaad iyo cimri dherer baan walaal kaaga beryay

  • @kawsarasharqueen3427
    @kawsarasharqueen3427 Před 2 lety

    Alle hacaafiyo wllken haloo istaago soomaliyeey wllken

  • @siciidmaxamed2128
    @siciidmaxamed2128 Před 2 lety

    Alle ha ku caafiyo wll idile yare

  • @hodanahmed6773
    @hodanahmed6773 Před 2 lety +3

    Wlh waan oyay allow cafi iidle😭😭😭😭🤲

  • @ismahaniitaqaali785
    @ismahaniitaqaali785 Před 2 lety +3

    Ilaahow caafi Yaa Allah aaaaamiiin

  • @asmamahamed1458
    @asmamahamed1458 Před 2 lety

    Ilaahye ha caafiyo miskinka waan ka naxaye

  • @queenaisha7911
    @queenaisha7911 Před 2 lety

    Cafimaad tama Allah ku siiyo wll

  • @maxamedyuusufcabdulaahi2154

    aamiin Allah u aqbalo wllkey macaan iidle

  • @mudduchannel9170
    @mudduchannel9170 Před 2 lety +3

    allah caafiyo wallkeena

  • @mnbn3479
    @mnbn3479 Před 2 lety

    Wll ale haku cafiyi ilahey ilmahaga kamadhax saro isha allh wan kusoducey naya ❤❤❤

  • @hamdimahamed8953
    @hamdimahamed8953 Před 2 lety +2

    Asc Abdiaskar sidaad u soo gudbisey I am so brod of Soml why? Aad baan u jeclahay walaalahey aad baan u jeclahay Soml 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🙏🏼😭🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @teamwaayaabfuns7601
    @teamwaayaabfuns7601 Před 2 lety

    Illlahey ha caafiyo wllken iidle yare

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 Před 2 lety

    masha alaaaaaah Mami alaaah haku cafiyo cafimad taam dagdag inshaalaaaah

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 Před 2 lety +1

    ومن يتوكل على الله فهو حسبه

  • @apdirhmanbaylo4636
    @apdirhmanbaylo4636 Před 2 lety +3

    alleh caafimaad tamo ha ziiyo amen yarapih

  • @abdulkadirabdi102
    @abdulkadirabdi102 Před 2 lety +2

    Iidle yare ilaahey hacafiyo

  • @bazhiradenozman1991
    @bazhiradenozman1991 Před 2 lety +2

    Allah cafiyo wllkna idle yare🥺🤲🥺

  • @CadaaladaMedia
    @CadaaladaMedia Před 2 lety +20

    ALLE ha caafiyo Insha Allah wn u ducaynaynaa.....
    Waanan garab taaganahy pro

    • @mohamedmowlid7239
      @mohamedmowlid7239 Před 2 lety

      Mashaallah Allah cafiyo my brother

    • @ismaacilibrahin7725
      @ismaacilibrahin7725 Před 2 lety

      ALLE ha caafiyo iidle yare, an is barbar taagaynaa wllkeen...
      inta na barar taaganey farta taaga

    • @husseinabukarhagi7365
      @husseinabukarhagi7365 Před 2 lety

      Waxa kula talinaa kaxishow ilaahey waa qalad innaad qirato inaad tahay qof aan tukan salaada wareysigii adiga iyo daahit caalsoow waxa cadeese indaab duka ha isu cadeen markale

    • @CadaaladaMedia
      @CadaaladaMedia Před 2 lety +4

      @@husseinabukarhagi7365 kkkkkkkkkk sxbow Adiga mawduucaa kaa lunsane video soo daawo markaa comentiga ka soo bixi

    • @lsmaacilkhadar5246
      @lsmaacilkhadar5246 Před 2 lety +1

      @@CadaaladaMedia ma dabkaa ka dhacsan sxb Kan.... Toosha u shiddee niyow kkkkkkk

  • @maxamed_istaar451
    @maxamed_istaar451 Před 2 lety +2

    Allow Cafimaad Sii Walaakayn

  • @ridwaancalisalaad4329
    @ridwaancalisalaad4329 Před 2 lety +3

    Allaha cafiyo wllken

  • @mohamudabdijabar2965
    @mohamudabdijabar2965 Před 2 lety

    Alle Haa caafiyo idle yare

  • @iqramahamed2608
    @iqramahamed2608 Před 2 lety

    Ilahay haku cafiyo abwe mcn 🤲🤲🤲🤲🤲🥺🥺

  • @cashomacalin7253
    @cashomacalin7253 Před 2 lety +2

    Ale cafimad taam ah ha siyo walalkeyn idle yare rabi ha isku dayo isaga iyo ubadkisa insha'Allah 🤲🤲🤲🤲

  • @mahdihassan1076
    @mahdihassan1076 Před 2 lety

    Walaal alle cafimad haku kusii eboow

  • @alxamcabdi6125
    @alxamcabdi6125 Před 2 lety +2

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 abowe iid yare alle hakucafiyo inshallah allaya shayafika abowe qali inshallah

  • @sacdiyocabdule7312
    @sacdiyocabdule7312 Před 2 lety +3

    Caafimaad taama allaha siiyo

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 Před 2 lety +5

    Ilaahay caafimaad taam ah hakusiiyo wll iidle.

  • @ikrochama4886
    @ikrochama4886 Před 2 lety +3

    AllaH Caafimaad taam ah ha siiYo 🤲🤲

  • @mastarmukhtaar3264
    @mastarmukhtaar3264 Před 2 lety +1

    Ilaahey ha caafiyo

  • @nuurowabdi1471
    @nuurowabdi1471 Před 2 lety

    Cafimaad qeyr qabo allah haseeyo

  • @qaalimukhtar3487
    @qaalimukhtar3487 Před 2 lety

    Alle cafimad Insh Allah

  • @cumarbashar4925
    @cumarbashar4925 Před 2 lety +2

    Allh cafimaad taam ah iyo Hidayo allh kusiyo wll

  • @baalidhayemedia4528
    @baalidhayemedia4528 Před 2 lety +1

    Ilahay hacaafiyo iidle

  • @fahmoqandac9457
    @fahmoqandac9457 Před 2 lety

    Allh ku caafiyo wlle idle plz aan is xilqaamno aan wax u aruurino wllken aan garab istaagno idle waa qof xishood badan aan is garo plz soomali maxamed

  • @maxaadofficial8853
    @maxaadofficial8853 Před 2 lety +2

    Allaha cafiyo wallalkeen idle yare oo ahaa abo qalbi furan waxan kurajay naynaa caafimaad taama waxan lenahay allaw ku caafi .

  • @fadsacada5136
    @fadsacada5136 Před 2 lety

    Best somali father.

  • @sabiriinmaxamudxasan3864
    @sabiriinmaxamudxasan3864 Před 2 lety +1

    Allow caafimad tamaama sii yaa rabbi🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @queenyasrah1234
    @queenyasrah1234 Před 2 lety

    Ilaahow rabi raxmaan cafimaad dag dag siih wllkey iidle abdulaahi ilaahay ciyaalka kiisa kama dhaxsaaro ilaahow rabi raxmaan cafimaad taama siih

  • @maymunmaxmuud7761
    @maymunmaxmuud7761 Před 2 lety

    Illahey ha caafiyo wllken idle😭

  • @qamarmohamed4960
    @qamarmohamed4960 Před 2 lety

    Allaha ku caafiyo abowe

  • @Abdifatah-Official
    @Abdifatah-Official Před 2 lety +2

    Allaha haa cafiyo

  • @apdyfatahog5201
    @apdyfatahog5201 Před 2 lety

    Allah ha cafiyo wll

  • @abdirahman3272
    @abdirahman3272 Před 2 lety

    Alle ha caafiyo wllkeen

  • @bashiirxirsicali9366
    @bashiirxirsicali9366 Před 2 lety

    Alla ha caafiyo mas kiin kas

  • @saharamohamedabdi7934
    @saharamohamedabdi7934 Před 2 lety

    Ameen Allahayow cafi

  • @canabnuur6079
    @canabnuur6079 Před 2 lety

    Ilahayi ha cafiiyo

  • @abdullahiabdi1870
    @abdullahiabdi1870 Před 2 lety

    Allah haa ku cafiyo walakey iidle yare caafimada taam ah allah haa ku siiyo waala ana jaclahaye faraxada ku nolow carutadana allah ka maa dhaxasaro

  • @yasir7210
    @yasir7210 Před 2 lety +1

    Soo dhawow walal adigaba iidle wa walalkeen ilaah ha caafiyo wax kasta uqaban karna si naf loobadbaadiyo ilama adera nahay meel aan kala xariiro wllhi makasaayo

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 Před 2 lety

    ALLAH ha u gargaaro

  • @shaaficiabdisalam5983
    @shaaficiabdisalam5983 Před 2 lety +1

    Ilaahy hakucaafiyo wllkeen iidle yare

  • @asalimuhumed1521
    @asalimuhumed1521 Před 2 lety

    Ale haku cafiyo 🥲🥲🥲🥲walalo idile

  • @mohamedbuaalechannel2396

    Allah cafimaad Taam Kuu rajeyneynaa Wallkein Iidle ma Aboodno inaan Xanuunka kaa Dulqaadno blse Allah SWT Ayaan Cafmd sare kaga Baryeynaa🤲🤲🤲😪

  • @qaaliibraahimodawaa9719

    Allah caafiyo

  • @sahroahmed858
    @sahroahmed858 Před 2 lety

    aaamiiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mohammedosmanadan3554
    @mohammedosmanadan3554 Před 2 lety +1

    Allah haku cafiyo walalkey idle yare

  • @zakaatachannel5061
    @zakaatachannel5061 Před 2 lety

    Ya rapi
    Allow cafimd taam ah sii

  • @ubaxhassanabdi8887
    @ubaxhassanabdi8887 Před 2 lety

    Ale haku cafiyo wllo

  • @shamsunicadey5940
    @shamsunicadey5940 Před 2 lety +1

    Allh cafiyo walalkeyna idle yre cafimad tama allh siyo yaa rabi amiin amiin amiin

  • @imansiciid2606
    @imansiciid2606 Před 2 lety +1

    Wan udam qadey iidle alha caafiyo 😢😢

  • @biljamibrahim868
    @biljamibrahim868 Před 2 lety +2

    Ilahow rabiyow cafimad tam ah sii miskin ka

  • @asmahies3617
    @asmahies3617 Před 2 lety

    Alle ayan u baryaaa Mar walba🙊🙊🙊😭

  • @abdishukrimaxamadabsishukr3199

    Alahayoow caafi

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 2 lety

    Masha Allah👍👍

  • @sahrocaliyusuf9019
    @sahrocaliyusuf9019 Před 2 lety +1

    Alle ha caafiyo wll iidle🤲

  • @amiinjanagalle276
    @amiinjanagalle276 Před 2 lety +1

    Allh ku cafiyo

  • @nimcomaxamed9496
    @nimcomaxamed9496 Před 2 lety

    Ilahay ayaan cAfiimaad deg deg ah uu waydiinayaa Wll iidle 😘

  • @qadanabdiraxman5854
    @qadanabdiraxman5854 Před 2 lety

    Alle cafimad sareecan ah haku siiyo aamiin

  • @ugbaadibrahim9638
    @ugbaadibrahim9638 Před 2 lety

    Rabi caafimad deg dega ha siiyo wllken iidle yare 👐👐👐

  • @nimcotogdheer7986
    @nimcotogdheer7986 Před 2 lety

    Idle yare wll qaali Alle cafiimad deg deg ha ku siiyo Insha Allah 🤲🤲

  • @ubaxjama5976
    @ubaxjama5976 Před 2 lety +2

    Ilaahoow ku caafi oo deg dega ilaah kuugu sahal amuurahaaga

  • @nastehasheikh8454
    @nastehasheikh8454 Před 2 lety +1

    Allah is the sustainer and we should depend on him alone also we should teach our kids only Allah can help and depend on

  • @XaajiCali
    @XaajiCali Před rokem

    Aalah caafiyo wallallena

  • @footy1098
    @footy1098 Před 2 lety

    allaha cafiyo

  • @xafsahilkas951
    @xafsahilkas951 Před 2 lety

    RAbiyow intas oo qofa uducesr rabiyow U aqbal 😭😭😭😭

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle Před 2 lety +1

    Allah ha caafiyo 🤲

  • @fatushofficial2962
    @fatushofficial2962 Před 2 lety

    Ilaahow ku caafi walalkey mcn 🥺🥺🥺🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🥺🥺

  • @sacdiyocookenbeauty3737

    Ilahey hacafiyo

  • @abdifatahmoge7145
    @abdifatahmoge7145 Před 2 lety

    Illahow cafi walalken

  • @yusskaamohamed218
    @yusskaamohamed218 Před 2 lety

    Allahayow kucafi

  • @mohamudsalad5405
    @mohamudsalad5405 Před 2 lety

    marka howaad illahay ha cafiyo wllken idle marka labaad waxan leyahay Abdi askari sxb kun jeer hambalyo waxa tahay halyeey somaliyeed illahay ha karameeyo abwe balanteenu waa guul

  • @nasraabdidahir2497
    @nasraabdidahir2497 Před 2 lety

    Allow caafi

  • @abuukardufle2135
    @abuukardufle2135 Před 2 lety

    Ale hacafiyo walalken

  • @billionairebuskud4800
    @billionairebuskud4800 Před 2 lety

    Alle caafimaad xayi ah ha siiyo🤲