" Madaxweynuhu waxa uu dareemay in shacabkiisii ka aamin baxay" Cabdifataax Ileeye.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

Komentáře • 70

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 Před 25 dny +5

    Mashaa Allah, ninkani waa falanqeeye aqoon durugsan leh oo wax badan og!......"brilliant analysis"

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Před 25 dny +1

      runtaa weeye, waa nin macquul ah oo run ku hadlaya, mahadsanid

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Před 25 dny +5

    Madaxweynaha dalka iyo dadka wuxuu u arkaa in isaga leeyahay dadka ku haaysta waa cadow 😂😂😂😂😂

  • @KeyseAwadAliAbdi
    @KeyseAwadAliAbdi Před 25 dny +4

    Walahi Guri uu leeyahay ayuuu u haysta Doorashada ma iska Dayna ayuuba leeeyahay 😂😂😂😂🎉

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 25 dny

      Faqash tii oo ciildily markay arkeen sida muuse loosoo dhaweeyay oo weliba u soodhaweeyeen reer burco iyo odwayne

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Před 25 dny

      @@user-sz7sn2rv9r mizkiin shaqaalaha dawladda iyo ciyaal iskuulku ma soo dhoweyn baa, ma il kalluun baad leqday, been been iyo faqash baad isku maaweelisa iyo mujaahid, wallaahi dhib aan Muse ahayn iyo 4ta nacamlahayasha dhuunniga iyo qabyaaladdu dilootay ma jirto

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 Před 25 dny +4

    Muuse iyo kooxdisu. Umadu nacday. ..
    Cidka yeelaysa waxan doorasho an ahayn. .

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Před 25 dny +4

    Wuxuu rabaa inaanu ka dating xukunka buurabaa muxuu uga hadli waayey maxaabiista iyo wixii ku dhacay ciidanka khasaarihii Mar qudha masoo qaadin cina waxba Uma arko talana marabo

  • @abdirazakmahamoud2829
    @abdirazakmahamoud2829 Před 25 dny +3

    Dib danbe u aaminimayno Muuse Saamiri

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el

    Ciro Next president. Guul Wadani iyo isbedel

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před 25 dny +3

    Muuse biixi iyo Somaliland waa ukala dhamaatay

  • @user-sg5np8xe9h
    @user-sg5np8xe9h Před 25 dny

    Maaha allaah sifiican ayuu ufalaqeeyay

  • @user-yt5zz2lv6j
    @user-yt5zz2lv6j Před 25 dny +2

    masha allah
    aqoonyahan waddan ah
    run sheeg ah

  • @abdishakur9845
    @abdishakur9845 Před 25 dny +1

    Waxaa ba aaminsanahay inuu madaxweyne muuse biihi uu lacag u diro qolyaha ssc wuxuu rabaa jnay soo weraraan ceergaabo

  • @hajii2033
    @hajii2033 Před 25 dny

    muuse guul guul iyo gobnimo

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 25 dny

    MADAXWEYNAHA LAMA WADAAGI KARO ARMIHA CIIDANKA AADUNKA DHAN WAA CAYKAA MIYAAD ARAGTEY CIIDAMO MADAXWEYNAHIISU LEE6AHEY WAA NA JABIYEY

  • @user-vk3iu5tk9h
    @user-vk3iu5tk9h Před 25 dny +1

    Xaqiiqduba waa intaas ofaygu hantidiisa ayuu inoo arkaaba

  • @faclon.
    @faclon. Před 25 dny

    waaaaaar kan yaaaa naga qapta madaxweynan maaahine

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 25 dny

    CIIDANKA SOMALILAND BAA BURBUR3Y YAA KUGU YADHI XERO CIIDAN BAA CIIDANKA LAGA QABSADEY WAA CAADI IN XERO IYO DHUL LAGU KALA QABSADO CIIDANKA QARA KA SOMALILAND WAA DHISANYAHEY

  • @1962yusuf
    @1962yusuf Před 25 dny

    Waa falanqayn-siyaasadeed oo daawasho mudan ee ila daawada. Asc

  • @user-ow2qo9ru3o
    @user-ow2qo9ru3o Před 25 dny

    Muuse ilaaahay si nabad ah haynoo dhaafiyo. Sababtoo ah dadka iyo dalka warba uma hayo ee dantiisa ayuu markasta ku dedaalayaa siduu kursiga ugu fadhiyi
    Lahaa siduu gaadhi qurux bdn oo 250,000 dollar u wadan lahaa iyada oo shacabkiisii bakhtiyayo . Anigu mucaarid m ihi lkn maantay ugu dhawdahsy inu si sharaf leh uga tago

  • @fathiaabdilahi630
    @fathiaabdilahi630 Před 25 dny +1

    Saaxibul caqli

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod3574 Před 25 dny

    Maxaa kaga horeeya gobolada bari gaar ahaan sool iyo sanaag
    dhibaatooyinka uu ka abuuray ayaa ka taagan ,collaado goboleed iyo kuwa qabaa'il ,hoos u dhac dhaqaale iyo gaajada shacabka haysata ayaa lagu xasuusan doonnaa maamulkiisa.

  • @AbdirizaksalatWardhere

    Waxaan jeclanlaaha inaad kahasho wararka dibada walal waxaan kunolahay malesia

  • @user-kd1qo6tq8h
    @user-kd1qo6tq8h Před 24 dny

    Waa dameer marna ciyaaya matna dhuusaaya marna aamussn marna meeraysanay ee maaha madaxweyne

  • @DiiriyeDaauud-y1n
    @DiiriyeDaauud-y1n Před 25 dny

    GUUUUUUUL HERE MUUSE

  • @cabdifataxmxirsi2456
    @cabdifataxmxirsi2456 Před 25 dny

    60 habeen kadib xeerkii doorashooyinka golaha guurtida waxay yidhaahdeen uma aragno iney doorasho dhacayso

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 Před 24 dny

    Abdifataax ileeye waa aqoonyahan wax badan og

  • @NasserMourad-mh4ey
    @NasserMourad-mh4ey Před 25 dny

    Laba Wariyie oo bakhatiya

  • @RunCisman-r3t
    @RunCisman-r3t Před 25 dny

    Kani habeen ma jirin hanjabaadaha dalalka isku soo bahaystay.waanu ku fahamnay xagaad ka socoto

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 25 dny

    shacabkisih bah gajoh u dhamaday museh oromoh nah wuxuu so ibsaday baburoh qimoh ku fadhiyah waa u doqonimoh in u ku ciyaroh mashacirtah shacabkah burcoh

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 25 dny

    WIILYARE BAAD TAHEY KHABIIR SIYAASADEED KA FOGIUD

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 Před 25 dny

    Wax walba lama yidhaahdo aqoon yahan, iska hadal maaha sida Buuni, nin u nacamlee ninna iska dul-fuul maaha, dhuunni ku shaqee ama xil halaguu dhiibo maaha, nin xor ah aqoon leh, damiir leh baa sidan u hadli kara oo Illaahay mooyee ninna waxba uga baahnayn, wallaahi inaanan aqoon cid uu yahay iyo meel uu ka soo jeedo, balse hadalkiisa miisaankiisa ayaa isoo jiitay although he used hard words and critical to the regime, he only underlined the existence

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy Před 24 dny

    IsaaqLand ma shaqaynaayo 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 Před 25 dny

    WAR DAD KU SASI NA YA ILAAHAY HA INAGA QABTO

  • @fardousaali8771
    @fardousaali8771 Před 25 dny

    Haduu nin yahay galbeedka awdal hatago

  • @user-ii7ed5cr6u
    @user-ii7ed5cr6u Před 25 dny

    Walig muse iyo rakabk kulmiye marg cid kaa idha adag

  • @abdiazizmohamoud4474
    @abdiazizmohamoud4474 Před 25 dny

    Maamulka Somaliland
    Xisbiyadda siyaasadda
    Beelaha uu la shirayey
    Waa isku wada qolo
    Waa isku wada hadaf
    Waa isku wada deegaan
    Waxba kuma kala duwana
    Waxba ma kala aha
    Waa isugu mid beelaha kale

  • @nathra7351
    @nathra7351 Před 25 dny

    Waxaa keeney ma doqon baad thy waxaa keenay waxaa lagu jiraa wakhtigii doorashada waxaana lagu jiraa xaalad dagaal waxaana waajiba in dalka la difaaco lkiin wadani oo qaranka somaliland cafow ku ah ma doonaayo difaaca qaranka cajiib

  • @Keysek
    @Keysek Před 25 dny

    Ciidanka uMa tegi karo haduu Tagana kuwa beeshisa ahbu utagaya

  • @Keysek
    @Keysek Před 25 dny

    Waar waa dagaal ooge .. waanu tegayaa inder

  • @ANURJaamac
    @ANURJaamac Před 25 dny

    SAABTV ENEMY NUMBER ONE.

  • @maydhjetmaydhjet2066
    @maydhjetmaydhjet2066 Před 25 dny

    WADDANI

  • @user-xe7zm3ix9m
    @user-xe7zm3ix9m Před 25 dny

    Adigu saxiib caydhaada aad ka bairdid garmalka dagaal iyo colaad miana waxba kama taqaanid inan yar baad tahay

  • @gulledgilani1253
    @gulledgilani1253 Před 25 dny

    Absoluut niet true what's the young man talking about that is always president searching for a war

    • @gulledgilani1253
      @gulledgilani1253 Před 25 dny

      Absoluut I agree with his view about our president searching for war delete The election coming november.

  • @DiiriyeDaauud-y1n
    @DiiriyeDaauud-y1n Před 25 dny

    Bacaaàc muuse wax dhaama lawaaa

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 Před 25 dny

    Weriyha ad bad umahadsan tahay ninkaas falanqeyah ahiina aad u sharxay war ilaahay sifudud haydinku dhaafiyo

  • @user-im9dw3hy8p
    @user-im9dw3hy8p Před 25 dny

    Waar iska aamu walaahay aamuskaa adiga iyo adoonka ku w areysanaya aamuska ayaa idiin rooneeee

  • @hajii2033
    @hajii2033 Před 25 dny

    saab tv beenale qabayaldatuug

  • @hodanibrahim1059
    @hodanibrahim1059 Před 25 dny

    Hhhhhh beenaleh war ka xishow shicibka waad arbeta innan huwanta gudaha iyo kuwaa diibaduba ISO kaashadaye doorasho maa jiirto e wadanka difaacisa u so diyaargaaroba reer Saabtyviyow

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Před 25 dny

    Tv ka nacaseysan weligey ma arag

  • @abdikarimahmed8627
    @abdikarimahmed8627 Před 25 dny

    Ciwaanka kabooday

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Před 25 dny

    Dagaalka waxuu ahaa mashruuc mudo kororsi ah bari gubata kursiga ugu qiimo badan muuse biixi

  • @AdanOmar-s1h
    @AdanOmar-s1h Před 25 dny

    Muuse biixi matagay gobolka sool???

  • @hajii2033
    @hajii2033 Před 25 dny

    beenale beenta jooji

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Před 25 dny

    Waa beenaale wuxuu wadaa colaad beeleed buu rabaa innuu rido waana ku talo jiraa xumaanta gadhxejis si aanay kusiga u qaban buu rabaa muuse juudan

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 Před 25 dny

    Taşı ma been baa ? acuudubilaahi SubxanaAllah walahi dad badan ban dalka dan kalahayn. Şoktan la is hor fadgiyo halkee amasn ah bariga?

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn Před 25 dny

    NACAS NACAS DHALAY C.GABO HADA LOSO SOCDAYE MXD ODHAN MA BIIXI AYA GAWADHI KUSOGURAY DAROD O DHULBAHANTE KENAY AYAD ODHAN

  • @mudeyhassan9042
    @mudeyhassan9042 Před 25 dny +1

    Saab tv waxey noqotey mucaarid wadani

    • @ANURJaamac
      @ANURJaamac Před 25 dny

      Waa huwanta ama G36

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 25 dny

      @@ANURJaamac garxajis ma wada xuma kuwaa soo dhawaynayaaba waa garxajis

  • @user-qm8wl8vx5p
    @user-qm8wl8vx5p Před 25 dny

    Asc
    Waxaan idinku baraarujinayaa SAAB TV INUU CADAGA 1baad ee
    Dalku leeyahay waana xaqlaha iska lehna waa
    ISMAIL CUMAR GEELE EE bal iswediiya ISMAIL GEELE
    SINALILAND xaguu ka taaganyahay???????????????

  • @cunaayeliqaaye5559
    @cunaayeliqaaye5559 Před 25 dny

    KANI WAA HUWANTII WAANA RAGII DHABARKA KAJABIYAY CIIDANKA QARANKA WALLAAHI WAA CADAWGA SOOMAALI LAND WAA BEENAALE CAQLIGIISA INOO SAWARIYA OO CUQDADI KABUUXDO WAA YUSRA HARTI KAN AAD WARAYSANAYSAA HOOYADAA BEENTA KAWAS

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 Před 25 dny

    Inamadii yaryaraa een caantayna ahayn ee intaa ku soo leekaaday somaaliland oo xor h ayaa hadda ku soo kala qabtay dalkoodii ay nabada ku dhex joogeen markay noqdeen kuwa dahriibay yurub jacayl iyo kuwa islaamo hooyadood leeg inay yurub ku galaan guursaday ayaa hada hadhadhaqda haya dadku dhegayleeyihiin indhana way leeyahiin wax fasiraad ahna uma baahna.

  • @ANURJaamac
    @ANURJaamac Před 25 dny

    cIRRO Candho iyo Xirsi GAAB WAA TUUG.

  • @adoonkiiallah227
    @adoonkiiallah227 Před 25 dny

    ZAAB TV
    FIIRO GAARA
    WAXA UU DHAFIN LAAYAHAY MADAX-WAYNAHA SOMALILAND