"Dadka mucaaradka taageera waxa loo yaqaan cadawga dalka" Xildhibaan Maxamed Abiib

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 06. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Komentáře • 215

  • @ahmedrainfall_umii_1
    @ahmedrainfall_umii_1 Před měsícem +5

    Maxamed Abiib xaqiiq weyi hadalkasi❤Ninka khalad u arka dantiisa aya kuweyn oo wx rajo ah kma qabo qaranka🙏Si ixtiraam kujiro ayu ulahadly; qomishanka, Golaha, madaxda🙏💯

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n Před měsícem +20

    Adigaaba ugu horeeyee

  • @abdirahman6263
    @abdirahman6263 Před měsícem +18

    Hadii aaan cida mucaaridka ahi la safan cadawga dalka maaha cadow,lkn hadii la arkayaba inay la safan yihiin ama soo raacayan cadowga waa cadow oo aad weliba adigu ugu horeyso,waadigi afkaaga ka lahaa waan ku faraxsanhy inay ciidanku jabaan haye.
    Ey yar oo kibraani ah baad tahee orodo caruurtaada balan balaysa iyo xaaskaaga soo hagaaji.

    • @SaynabAxmed-je1zi
      @SaynabAxmed-je1zi Před měsícem

      Hadii lagu maqli waayo in la jabo ayaad jeclaanaysaa in aynu khaldanayn miyaad dafiraysaa

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 Před měsícem

      @@SaynabAxmed-je1zi
      Ayo
      Bal caadi qoraalka u soo qor

    • @user-ov2wz5eh9u
      @user-ov2wz5eh9u Před měsícem

      Oo ma waxad rabtan in aad bada siisan amxaar la idiin sabciyo wad riyoneysan

  • @queency7943
    @queency7943 Před měsícem +9

    Dad kale hasii joogaane adigu adigu inaad cadawga dalkan iyo dadkan tahay adna waad ogtahay ana waan ogahaye allana waa ogtahay

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 Před měsícem +10

    Xildhibaan alle haku barakeeyo Runtu Dadka Way Gubtaa

  • @maxamednasteeex4359
    @maxamednasteeex4359 Před měsícem +10

    Kala saar xisbiyada mucaaridka ah ama aan xukunka hayn iyo mucaaradka QARANKA SOMALILAND ANIGU CADOWGA GUDAHA WAXAAN U AQAANAA QOF KASTA OO DHIBTA QARANKAN SOO GAADHANA KU FARXA AMA KULMIYE HA KU JIRO AMA WADANI I YO UCID HA KU JIRO AMA XISBIBA YAANNU KU JIRINE GUISHA SOMALILAND GAADHANA KA XUN LAAKIIN NIN DOORASHO IYO MUUSE BIIXI DIIDAN LAAKIIN QARANKIISA JECEL KAASI CADOWGA GUDAHA MAAHA BEELINA CADOWGA GUDAHA MAAHA WAAKAA

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland Před měsícem +3

    Masha allah Mudane waa sida aad sheegtay. Komissionkan wuxu noqon daa laba midkood 1. Kii hor seeday dhiig badan iyo qalaalase badan. 2. Kii dadka u xaq soora.

  • @user-cj4lc2zc8f
    @user-cj4lc2zc8f Před měsícem +10

    Xaalad abuur

  • @gaadhayegaadhaye777
    @gaadhayegaadhaye777 Před měsícem +5

    Anigu muuse in la bedelo waan aaminsanahay laakin wax bedeli kara ma arko

    • @Axmedmahamoud
      @Axmedmahamoud Před měsícem +1

      Kii dona ha imada muse ha ina dhafo nio raga kale wax unbay
      Kaga wanag sanan ilayn
      Ilahy ayaa oge
      Mida kle ninkan muse wlhi sxb
      Wan qosla ordo wareyso
      Mj hidin ti muse wa mdax wayne
      Marki layi dhi qosol aya wada taten
      Wa ayo walal wa askari
      Askarina balayo unbu ku galin
      Ilayn dowlad nimo garan maye
      Waka umadii ladaglamay 😅

  • @mohoali1393
    @mohoali1393 Před měsícem +1

    ❤❤❤ maxamed abbiib xaqa ku adin wöhi intaad sheegtay waa run

  • @mohamedothman7519
    @mohamedothman7519 Před měsícem +3

    “Cid kasta oo aan Kulmiye ahayni, waa cadow qaranimada kasoo horjeeda!” Dalkan raggii xoraystay baa utalinaya… waa fikradaha qolada xukunka haysata maanta.

    • @user-oz1xd9ix6y
      @user-oz1xd9ix6y Před měsícem

      Dalka aad ku faanayso rag baa leh intaada ka Tali ama xorayso ama gub qaranimada aad ku faantaan aniga kuu dhisay waatii sida geela is cunayseen intaad iska disheen baa ka badan tii hore hadaad taa ku hadasheen ninba waa meeshiisa ha u taliyo. anigu dawalad waan dhisan aqaan adigu sida laisu dilo iyo sida midiyaha laiskaga caayo ayaad taqaan garaad kale malihid cidina wax idinla yeelan mayso nabadeey.

  • @advyser
    @advyser Před měsícem +1

    Mucaaridka ha isku wada darin
    Eng Faysal cali waraabe iyo ucid waa mucaarid laakiin waa wadaniyiin danta qaranka u taagan
    Sidiina huwanta uma doodaan, qarankana ma dhabar jabiyaan

    • @Axmedmahamoud
      @Axmedmahamoud Před měsícem

      😂😂 waka wanoca waxad
      Odhonkari ladahy kulmiyan wata
      Hadi narta ugalayo
      Hoyadi halwaso kulmiye
      Walhi muse siyasad kuhyo mesha
      Xamar aynan isa so gadhin ayu
      Inagu maweliya hhh sxb rer ku
      Runta ha isku shego😅😅😅

  • @MaxamedJama-hi6wg
    @MaxamedJama-hi6wg Před měsícem +1

    geesi geesi dhalay waa runta inader waan oganay inad codkan kugu soo doran ad noo gu hiiliso ❤❤

  • @ahmedsouleiman2137
    @ahmedsouleiman2137 Před měsícem +4

    Ina abib antii qaran

  • @saajinyare
    @saajinyare Před měsícem +2

    Sax,weeye intay doorshada inaga galaafan lahayd ha la siidaayo waxii khaldan dawlada cusub ayaa saxidoo ta Mr M.Abiib Thanks
    Insha allaah

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Před měsícem +4

    Waar heshiska aqonsiga somaliland ansxiya nac nac loma bahne 😂😂😂

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před měsícem +17

    Xawayaan. Cadowgu waa kuwa Ciidamada Qaranka Qirtay in ay Jabaan ee meel walba ka leh Ciidanka Somaliland ha Jabo. Shacabka Somaliland ayaa Bud idinkaga soo Saaraya Guriga Wakiilada

    • @HassanAhmed-og3yc
      @HassanAhmed-og3yc Před měsícem +2

      Qaranku ma rerkiina

    • @VivaWNP143
      @VivaWNP143 Před měsícem +2

      @@HassanAhmed-og3ycreerkooday u yaqanaan qaranka 😂

    • @Axmedmahamoud
      @Axmedmahamoud Před měsícem

      Musa jabiyey macidkla
      Lama mulaysay cidanka
      Wax an ka qorno nola kalay
      Somtel io telesom is eryanaya
      Uarka sxb
      QARANK RAGA KU MAGA CABAN
      WAA KULMIYE ISAGANA
      Wadanka u tsliya runta haka gabn
      Sxb anigu 150 dagnhy marka
      qira jabn ta inaga daya
      Meherda kulmiya haysa
      HADay gubato iyo hadkleba

    • @Axmedmahamoud
      @Axmedmahamoud Před měsícem

      Ala naga joji qirada kulmiye
      Runtaynu isku shegayna
      Kulmiya wasay ader wadanka
      waxay odhankari layihin
      Farsamada naga qaldan tay
      Ader hbar awal hadad thy runt
      Aynu rer ka u shegno merada
      Kulmiya hayste ya lama mulayay 😅😅

  • @ashanor8035
    @ashanor8035 Před měsícem +1

    Maashaa Alaaha xildhiban abiib libaax libaax dhalay runbaad sheegtay

    • @Axmedmahamoud
      @Axmedmahamoud Před měsícem

      Inader runtu ino shegay
      Madax denu wa tug walhi

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 Před měsícem +3

    Walle waad kibirteen, ka ugudaran ee ugu munaafaqani waa adiga xaasidyohow dhintay,

    • @abdiabdilahi876
      @abdiabdilahi876 Před měsícem

      Hooyada miyaa badhiwayn miyaa bariis siisa aabahaagii dada dhiiban jirtaba was

  • @abdiguled5223
    @abdiguled5223 Před měsícem +1

    Waa laga arkay in loogu yeedho waana ka muuqataa waanay sameeyeen cadaan ah cadaawada soomaliland

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 Před měsícem +4

    Runta in la sheego aad bay u fiicantey

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před měsícem +2

    Waa run Suuqa waaheen amxaaro shilin uma keenin laakiin garowe ilaa xamar ayaa lacagta uso diray

  • @idirisismail7431
    @idirisismail7431 Před měsícem +1

    Libaaax labo maaaha damiirka nool ee awdal state ka shaqeyso meesha hubkiina waanu dalabney dhawaaan waaad soo guryo noqon reerna reer xukumi maaaayo waaana balan Insha Allah

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 Před měsícem +2

    Xaqiiqda dhabta ah ayuu ka hadlay komishanka far baa ku godan.

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647 Před měsícem +2

    Mohamed Abiib Walaal waxaad tahay qofka weligiis xaqa ka hadla . Laakiin walaal meel aan waxba ka jirin Ayaad waqtigaaga ku lumineysaa taasi Ogoow

  • @ismailmuhamed2370
    @ismailmuhamed2370 Před měsícem +18

    Mucaaridku haduu cadawka somaliland la safto waa cadaw

    • @aryanali6527
      @aryanali6527 Před měsícem

      Wadadii burburka noo jeexa anagaa dhamays tiraynee

    • @AhmedMohamed-zk9ud
      @AhmedMohamed-zk9ud Před měsícem +1

      Sidii qadaafi in aan muuse u soo qabto . Inoo bilaabaa

    • @ismailmuhamed2370
      @ismailmuhamed2370 Před měsícem

      @@AhmedMohamed-zk9ud iska Hadlow ina Igire

    • @Axmedmahamoud
      @Axmedmahamoud Před měsícem

      Yan lagulayabin codowna
      Majire ninkasta ani iklay ayuu
      Leyahy anaa wangsane sxb
      Caqliga tuji
      Bariska lakla ridanaya nio

  • @muuseadan2294
    @muuseadan2294 Před měsícem +1

    ASC...
    Yaaa Xildhiban Mohamed Abiib Yuusuf Mudane Masuul Horta Wad ku mhdsnthy In Aad Nala wadaagto hadba Wixii Xoga Ee Aad Hayso iyo Xaaladaha Kala duwan Ee dalka ka jira Shugran Mudane Mar 2aad iyo Mar 3aad ba
    Lkn Mudane Masuul Anigu waxan qabaa Su,aal Ee iga soo jawaab Adiga Oo Mhdsn Masuul Insha allah.....
    Su,aashuna waxay tahay Sidan ??
    Mudane Masuul Hadal kaaga iyo khudbadaada Waxad kusoo Gaba,gabaysay Amaba Aad kusoo Af,meertay Dhaliil Xoogan Oo Aad Maayirka Caasimada Hargeisa Usoo jeedisay Oky dhaliishu Maba xumee Maayir Ina Mooge Miyuu dafiray In Aad Cashuur bixiye tahay Mise Hadalka Maayirka Ayaad qalad fahantay Waayo Maayirku Wuxu u hadlay Si Caama Isaga Oo Ujeeda Dadka Aan Cashuurta bixin Oo Ah Bulshada inteeda badan Oo Aan aniguba ku jiro waayo weligay wax Cashuura man bixinin Aniga Oo ah Muwaadin Reer Somaliland ah Oo weliba kunool Caasimada Hargeisa Oo weliba Og in Aan kamid Ahay Dadka Uu maayirku Ujeeday Ee uu ku lahaa War Cashuurta Iska bixiya.... Oky Dhankaa dhandheh
    SU,AAL KALE MUDANE MASUUL: HADAN KUWAYDIIYO.??
    in Aad Cashuur bixiye tahay Balnoo Cadee Adiga Qudhaadu: kkkkk
    #FIIRO, GAARA:
    Mudane: Xildhibaan
    Hadalkan Aan Soo Qoray Maaha Xadiis Iyo Qur,aan kasoo ku yimi Waxyi iyo ishaaro toonna lkn waa aniga Aragtidayda Iyo Fekerkayga Shakhsiga ah iga raali noqda hadii aan wax qalada iyo af,lagaado Ku hadlay Hadii kalena Igu tixgeliya aragtidayda Adinka Oo Mhdsn..
    MUDANAYAAL IYO MARWOOYINBA.

  • @enddaoccupation
    @enddaoccupation Před měsícem +1

    Inaga dhaafa hadlaka badan oo doorashada qabta walaahi wadanku ma qaadi karo wax kale

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 Před měsícem +2

    Wiilkan markasta uuhadlo muxuu laxanaaqsanyay horta mise wajigiisaa sidaa uabuuran 🤔

    • @Axmedmahamoud
      @Axmedmahamoud Před měsícem

      Anaa ku shegaya ncasow
      Oo rer hargaysa dhalada ah
      QOFKU MARKU RUNTA shegayo
      Xitaa uu qiroda orodo waxbaro
      Markasd nasi fahmiye jahil
      Inta ka dhiman abaha waydi

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k Před měsícem +2

    Curi Madbakh, ayaa tahay ina Abiib

  • @Alamagan210
    @Alamagan210 Před měsícem +1

    Xildhibaan Maxamed Abiib waa xalaal runta ku hadaaqa oo aan cidna ka haybaysa. Walaal Alle haku xafido waligaan runta ku adin kollay in badan oo dhibsanaysaa way jiraysaaye cidna ha u joojin bilaa caleek

  • @ibrahimmouhoumed9033
    @ibrahimmouhoumed9033 Před měsícem +2

    Nin dalka iyo dadka uu iftimiyaa wixi jiiraa oo dacadaa ayaa tahay umadaa qof uu naxaristaa ayaa loo bahaanyahay eebee haasiiyoo

  • @khaledali5093
    @khaledali5093 Před měsícem +1

    Dadku waa heego oo muxaafid ah iyo huubo oo mucaarid ah

  • @idirisismail7431
    @idirisismail7431 Před měsícem +4

    Soomaalia ha nooolato gun iyo gaaalada xabashidii ha dhacdo

  • @shukriahmed4346
    @shukriahmed4346 Před měsícem

    Masha’Allah Masha’Allah geesi

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t Před měsícem +4

    Waa runtiis Ina Abiib Waxa Kenya khacay Waa wax lagu cibro khaato dad iyo duunyaba maanta soomalidii Kenya waa la baabi iyey Markaa inaga Aan Ka digtoonaano

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Před měsícem +7

    Qof kastaaba ha iska hadleee You're a Legend 🙏❤️

    • @IbrahimAhmed-kf3lv
      @IbrahimAhmed-kf3lv Před měsícem +1

      😂😂😂😂 hadaad kan munaafaqan jabouti iyo faqash u shaqeeya aad u haysato “legend” u taqaan adiga munaafaqada waxa waliba kuu dheer nacsnimo!

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 Před měsícem

      @@IbrahimAhmed-kf3lv Adeer wan u aqaan waxna iga badali maysid

    • @idirisismail7431
      @idirisismail7431 Před měsícem

      @@IbrahimAhmed-kf3lv
      Gun af qadhmuun baaad tahey muusaaad dufaaceysaa gurigiisa laga nacay dhagar qabe wali dhiiga wajiga kula jira

    • @IbrahimAhmed-kf3lv
      @IbrahimAhmed-kf3lv Před měsícem

      @@idirisismail7431, adigu sidii dhilooyinka ayaad u caytamaysaa ku soo!

  • @XuseenMuxumedOdowaa
    @XuseenMuxumedOdowaa Před měsícem

    Ilahayow Waxaan ku weydiisanaynaa
    Xukuma kheyr leh na sii

  • @omaraden8391
    @omaraden8391 Před měsícem

    Vipère
    Abeeso
    Fagash
    Xaanun

  • @khadramahamed482
    @khadramahamed482 Před měsícem +3

    Xilldhibaan qayalo adiga ayaa cadag gudaha waa adiga

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 Před měsícem +2

    Huwantii oo saaka soo noolaadey mushaharkiisii ayuun buu ka fakirayaa in uu ansixiyaan, af bulaacad dadka ka fadhiiso

  • @omaraden8391
    @omaraden8391 Před měsícem

    Inaa xassan sheikh

  • @user-nm7mz9jh2d
    @user-nm7mz9jh2d Před měsícem

    Muran iyo qalalaase doon Dadkani horuu,utashaday Dalkuna horuu,usoconayaa,aduunbaa Dabin kudhici

  • @mustafegadari5099
    @mustafegadari5099 Před měsícem +2

    Libaax libaax dhalay

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 Před měsícem +2

    Maxaad uga doodi weydey ilaa January intaad ka meermeereysanaysid

  • @shukriahmed4346
    @shukriahmed4346 Před měsícem

    Geesi geesi dhalay. Ina abiib ❤❤❤❤

  • @ZakGele
    @ZakGele Před měsícem

    War ninku libaaxsana ❤❤

  • @HassanAli-qg4tg
    @HassanAli-qg4tg Před měsícem +1

    Xildhibaan khasaare

  • @advyser
    @advyser Před měsícem

    Mucaaridka qaarkood Haa, waa cadawga gudaha
    Mucaarid dawlada ku mucaarida laakiin qaranka aan mucaarid ku ahayna waa jiraa
    Markaa dadka ha majara habaabin

  • @SadaadSuwansi-mm7di
    @SadaadSuwansi-mm7di Před měsícem

    Geesinimada laguu shegaayo waa adoo runta ka hdlo walalkaganh hduu qaldan yhy runta u shegtaa hduu saxn yhy nah ku racdaa adeer runta ka hdashay nolaaw somali waa somali deeee

  • @OmarAhmed-nw6lr
    @OmarAhmed-nw6lr Před měsícem

    Awdal
    Awdal
    Waa Gob
    gob dhashay
    Waa xigmadle ninkan Gaaban
    Fariid
    Wasaqrada Qoraheynta iyo hawlada Guud ha looga dhigo😂 waziir
    Wuu u qalmaa
    Muuse Naga bax
    Shuush yahow Da aya
    Qurmuun
    muuse iyo kahin baa ifka ugu necbahay

  • @safiakhalinle204
    @safiakhalinle204 Před měsícem

    Wajicuma oo afsomali Cumaa ma xaafadiiba😮😮😮😮😮

  • @SuratMaidah
    @SuratMaidah Před měsícem +1

    Cadawga Gudaha (Waddani)

  • @zayidcadnani355
    @zayidcadnani355 Před měsícem

    Mr camera pa ciyaar wan ku fahaney wxba ma dhaantid weliba istusnimada dheertay
    Golaha hada joogana waa lagu hungoobay wxad ahayden rag isku shegay aqoon inay leyihin misna dhalin yara lkn mesha fudeyd iyo inaad lacag ku cuntan un ba la timaaden od isku dhex dishaan mrka munaafaqada iska da

  • @khadram3457
    @khadram3457 Před měsícem +1

    Miyaaw miyaaw miyaaw qanjidhkii jibouti u tuurtu ku shaqaynayaa bis bis

  • @shaakircabdi102
    @shaakircabdi102 Před měsícem +1

    Waxaan odhanlahaa halasoo saaro reer xildhibaan nimada lagu waayikaro

    • @Axmedmahamoud
      @Axmedmahamoud Před měsícem

      Tuuug 😅😅😅 runtu
      Ino shegy mdax denu wa iqariyaay
      Nio

  • @dahiribrahim831
    @dahiribrahim831 Před měsícem

    Waa nin miyir qaba runtii.

  • @abdul3509
    @abdul3509 Před měsícem +3

    Neefkaa feedha ha kuusan wuxuu ka midyahay cadawyada Somaliland jooga kuwooda ugu axmaqsan uguna munaafaqada badan .

    • @WariyeAxmedfaahiyezaki
      @WariyeAxmedfaahiyezaki Před měsícem

      Shibiriba codkeed ayay cidaaa
      Layaab malid waxaad hadashy garaadka calool xumaa kaa buuxda
      Maxaa muu diiday inaad aragto runta aad sheegty

  • @KhaalidAxmed-ih1dc
    @KhaalidAxmed-ih1dc Před měsícem

    Xildhibaanmaxamedabiibwaanacan😊

  • @abdiabdilahi876
    @abdiabdilahi876 Před měsícem +1

    Wllhi leedheera baanan dagay xildhibaan

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 Před měsícem +1

    Waar adaa cadow ah xisbiga u cidba waa mucaarad dadka iyo dalka difaaca inta xaqa umada cunta ee dalka cadowga iyo inta dalka somaliland cadowga ku ah ba illaahay dalka iyodiinta iyo dadkaba haka qabto

  • @ubahyusuf1064
    @ubahyusuf1064 Před měsícem

    Kan wa qaran dumiis😢😢

  • @user-rj5xg9xc1w
    @user-rj5xg9xc1w Před měsícem +4

    Wlahay Mr ooyaaye waa miletri cad manta laga bilaabo waan tageerayaaa😅😅😅😢😢

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Před měsícem

      ooyaaye nin xun ilma eekee ee xisbigiisa qudhan ah oo soo waalaa

    • @user-rj5xg9xc1w
      @user-rj5xg9xc1w Před měsícem +1

      @@abdullahiomarali5241 wlahay sxb ninka sidan ba man moodeen saakuuun baan dhuxay hadalkiisa markii uu mayorka ku tufay

  • @user-mb2ob6kg8z
    @user-mb2ob6kg8z Před měsícem +1

    Xildiban calacalka daa qof walba illahi ba xisaban cibadadu wajib bekutahay haisdalin hadalka badan wa dembi un kugusocda

    • @Axmedmahamoud
      @Axmedmahamoud Před měsícem

      Cacal majiree runta naga da dhe
      Runtu ino shegayaye
      Ina qari ku dhe 😅😅
      Ana inta dhimn ku shegiye 150 igu kalay

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan Před měsícem

    Alle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal

  • @fadumaibrahim7467
    @fadumaibrahim7467 Před měsícem +1

    Shidhaab jiqila weeyne
    Waar waxan naga aamusiiya

    • @user-oz1xd9ix6y
      @user-oz1xd9ix6y Před měsícem

      Adiga heego wuu kaa garaad badan yahay ilaahaybaa caqligaa sareeya siiyey

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 Před měsícem +1

    Mujaahid mayor abdikariin ma gaadhid ooyaaye isagu 4000 kun maqaato ee bal adigu 100 dollar halaagag dhigo mushaharka markaasaad edebsan e, 4000 canshuurteedu waa 800 20% ee ma ogoshahay in abdikariin mooge kaaga gooyo dawlada hoose

    • @Axmedmahamoud
      @Axmedmahamoud Před měsícem

      CAR HASO CADEYO ino moge
      Lacagihi dowlda hose miska
      Hasoo fadhisto 😅😅😅 tuug

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 Před měsícem +2

    Curi madbakh la qiimeeyay oo xasaanad ku dhuunta insha allah sharcigaa qaban doona waxii dalka iyo dadka iyo ciidanka qarankaba ku gefa.

    • @Dulmi_diid123
      @Dulmi_diid123 Před měsícem

      Cuqdad qabe .

    • @mrhoryaal
      @mrhoryaal Před měsícem

      Kaalay KUDHUUS waxkale mahaise

    • @idirisismail7431
      @idirisismail7431 Před měsícem

      😂😂😂 xaaar baaaad tahey usgaga

    • @Axmedmahamoud
      @Axmedmahamoud Před měsícem

      Anigu 150 kso hadlaya
      Wan ku ta ger sanahy
      Tugta cashurta lunsanysa
      Shicibka uso shaqa tagay
      Waaa tuuug walhi
      Adna tug ta kamid tahy
      Mar hadad da facayso
      Tuug ta
      Ku cadedd😅😅😅

  • @XasanBacadle
    @XasanBacadle Před měsícem

    Golihisi ayuu leyahay waan ficnahay tarabun laciyaar awdalna udanayn mayo dorashana udananayn mayo misaniyada uusidayay ayuu hore usidayn laha Lixda bilood ee uu haystayba dibay udhacaysa mucaridna maha lakiin duminta qaranka ayuu kashaqaynaya

  • @abdiladifahmeddhamac4217
    @abdiladifahmeddhamac4217 Před měsícem

    Maba garanayaanba maxay ka doodaan ,what is budget? .

  • @saynabhusein6081
    @saynabhusein6081 Před měsícem +1

    Oowaayee

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 Před měsícem +1

    Faqashnimadii ayaa kugu cadaatey hadii ay qirteen iney laascaanood hubeeyeen oo ay ka danbeeyeen oo uu sheegey fiqi, wanaaga aad rabtaa maxuu yahay, waar mabda aaga cadeyso huwanta gudaha ayaa tahay ooyaaye

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz Před měsícem +2

    Muuse waa cadawga dalka somaliland.

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 Před měsícem

      KUWA CIIDAN KA AFLAGAADEEYA, EE HUWANTA LA SHAQEEYAA WAA MUWAADINIIN!!!!!!.FAQASH KALKAAL!!!!!.

    • @waxgarad6646
      @waxgarad6646 Před měsícem

      Sax walaalka❤

    • @engmuuseofficial1519
      @engmuuseofficial1519 Před měsícem

      Beentaa Mahaa Muuse Waa Nacdal Dalka ilahay Ha Dhafiyee

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 Před měsícem

      @engmuuseofficial1519 ILAAHAY CIMRIGIISA HA U DHEEREEYO!!!!!!NACDASHU WAA FAQASH U KALKAAL, AAN KALSOONI LAHAYN, INAY GACMAHA HOOS DHIGTAAN DAAROOD MOOYEE, AAN WAX KALE AQOON!!!!!!.IDKU KALSOONOW, WADANKA CIDI KAAMA LEH!!!!!.

    • @waxgarad6646
      @waxgarad6646 Před měsícem

      @@mustafahassan2555 darood baa dhaama muuse wlhi muuse waa nin wax kasi yihiine darood meel baa loogu iman se muuse waa munaafaq

  • @fosiyaabdi5031
    @fosiyaabdi5031 Před měsícem

    Bacccccccc maa kaliga unba gayline waaxan daad kale arken baad adigu aragta

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 Před měsícem +3

    Libaax awdal

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 Před měsícem

    xil.buufiy oramada

  • @AnisaWarsame-jx5xy
    @AnisaWarsame-jx5xy Před měsícem

    Aygi wuxofata badhleyaba mawaxan lamaqal busowaty yaday akhlaq yelan wayan edab haloyelo wala aqbali kariyo wxkalakala jiira

  • @XuseenMuxumedOdowaa
    @XuseenMuxumedOdowaa Před měsícem

    Maxamed abiib Waxaan u dooraynanaa
    Madax weyna dalka
    Hadalkaagu
    Wabaax la mooda
    Madaxweynihii kuu riyal jomkun

  • @Axmedmahamoud
    @Axmedmahamoud Před měsícem

    hadi shacab ku madax doda
    Su aalin wa lacunaya walhi
    Masakinta cashurtoda 😢
    Hargaysan joga ninka mxmd
    wa ninka kaliye shacabka runta
    Ushega mdax deni wa manaxayal

  • @AhmedMohamed-sr3ji
    @AhmedMohamed-sr3ji Před měsícem

    Waa la isticmaalayaa waa fataal tolow cid shil gaadhi ku disha mala waayay !!

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k Před měsícem

    Ka, Tuura xilka haddi aad run sheegaysan

  • @starxMm2
    @starxMm2 Před měsícem

    Wuxu ilahay qaranka inaad ka dhefto ku qoray waad ka qadeey ee mute gal , muunafaqnimada jooji

  • @SuratMaidah
    @SuratMaidah Před měsícem

    Cadawga Gudaha ( Maxamed Abiib)

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Před měsícem

    Waa kaa raga aan bukin oo aan cunfiga iyo qaabyaalada aan qabin waa kaa soo kale sida iidoorka wada waashay waa nin isk kalsoon waa kaa

  • @abdiabdilahi876
    @abdiabdilahi876 Před měsícem

    Dadka nuucaaya ayaa hadhow dhahay somaliland waa Qaran la wala leeyahay Qofka afkiisa iska ayaa u xor ah lkn waxan oo dhan ee yooyootamaya muusa ma waaydiiseen ciidankii halkuu ku danbaayay

  • @cabdikariinshxuseen1721
    @cabdikariinshxuseen1721 Před měsícem

    Hanbalyo xildhibaan jira o runta sheega waxa saxda ah ayaad dadka u sheegty

  • @salehelmi3927
    @salehelmi3927 Před měsícem

    😎😎😎 Muusa Bixi = cudur khatara ( narcissism ) astaantisu = ( dhaqanka Muusa Bixi ) 👊👊👊

  • @lipaaxliqe
    @lipaaxliqe Před měsícem

    Waar waxan umada hala dhaafiyo waa wada kanoo miidhan OO cadawga dalka u niikinaya dhaman tood

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před měsícem

    ❤ xildhibaan Abiib waa xildhibaan qaran

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 Před měsícem

    Kani waa xaar walwaal xasaanada khaladka ka fahmay

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před měsícem

    Waad tahay waliba cadawga gudaha ee ka dibada kun jeer ka xun anagaa ku leh. hadadaasaa tii somalia iyo tii Djibouti midba jeep ku sidataa basaas kuus calanka iyo ciida duufkii iyo dhareerkii aad ku dhaashanaysay say kaa saartay eed caasiday ku qabte

  • @user-dv9hz6ze6g
    @user-dv9hz6ze6g Před měsícem

    Shuruucda Dalka ilaali ee laguvu doortay

  • @nimcohirsi2878
    @nimcohirsi2878 Před měsícem

    Waji xumada umada kala fadhiiso adoo ilmaynaya ayaaddadkii noola ,aastay ooyaaaye

  • @khadarabdi6975
    @khadarabdi6975 Před měsícem

    Waad wareeeertay baadiye

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 Před měsícem

    MEEL KASTA OO AAD TAGTO WAAN KULA SOCONAA. DILA KU BUSHAARAYSO.

    • @Dulmi_diid123
      @Dulmi_diid123 Před měsícem

      Gelihidid:baaskoolad baan madaxa la gaaga dhifan .fuley xun baad thy .Insha allaha adiga wadnaha ku istaagaya insha allah

  • @XasanBacadle
    @XasanBacadle Před měsícem

    Dealin buuq uun soo kordhiyay golihiisi m
    u

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Před měsícem

    I ARKAAY I QARIYAAY BAA KU XIGTA WAANTOOBI WEYDAY WAABA LA OGAAN

  • @user-nm7mz9jh2d
    @user-nm7mz9jh2d Před měsícem

    Madax weynaha ayuu kabilaabay inuu inuu kugefo Ciidamada Qaranka,inuu Caayo ayuu Caadeystey Maayarkii,ayuu marayaa,Allaah Reer Somaliland Dulbadanaa ! Bar Tilmameed ))waa Xagaad ka keentay Lacagtaad ku faanayso,eed leedahay waan bixiyaa ? dib uxisaabtan ,

  • @xasanqorane7707
    @xasanqorane7707 Před měsícem

    waaryaa maayirka nabad gali waxbu no qabay adigu waxba noomaad qaban

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 Před měsícem

    Somaaliya dib loogu noqonmaayee ninkii raboow hawada circa iyo dhulkuba way kuu furan yihiin ee adigu qabo.