Daawo:- Sheekada gabar Yamaniyad ah oo qaxooti ku ah Soomaaliya.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 06. 2024

Komentáře • 42

  • @siradm
    @siradm Před 15 dny +9

    Ilaahay nabad ha ka dhigo Yemen iyo dhammaan wadamada muslimiinta ee mashruuca laga dhigtay, dumiye yaashiina Allaha dumiyo dalalkooda

  • @hunnugumti3281
    @hunnugumti3281 Před 6 dny +2

    فقط اذا كانوا يحترمون الناس وبلادهم ولا يتدخلوا في امورنا مرحب بهم غير كده لا مرحبا ولا سهلا، لاني شفت يمنيين يحاولوا يتدخلوا بقبائلنا و سياستنا، تعلموا كيف تعاملوا المهاجريين مننا و انظروا الفرق بين معاملتنا لناسكم و معاملتكم لنا في ١٩٩١ الي ١٩٩٦.

  • @roobinibraahim6648
    @roobinibraahim6648 Před 13 dny +3

    Fadlan sariir, dhar, iyo cunto من كان يؤمن باالله واليوم الاخرةفليكرم ضيفه mas'uuliyad.

  • @11naa44
    @11naa44 Před 15 dny +3

    Shukran war ficn bey naga sheegty😊

  • @boolowhaaji
    @boolowhaaji Před 15 dny +4

    Masha Allah wiligiin amaan ahaada insha Allah 😅

  • @macalindaud-daruiman
    @macalindaud-daruiman Před 15 dny +4

    Waxaasi ma jiraan dadkeena wey gaajaysanyihiin waana la baahdilaa runta hala sheego yaan 10 qof kaamira laga soo duubine
    Wixii taakulo iyo caawinaad dadkeenaa xaq u leh oo aan qaarkood waxba haysan
    Dadkan yamana waa walaaleheen
    Laakiin mashruuc walbo dadka soomaaliyeed baa xaqa koowaad ku leh
    Marka musuq baa ii muuqda iyo dad iska gaditaan aawey soomlida Oo saanoo kale wax looga faa,idaynaayo ⚙️

  • @wmdghdgg1234
    @wmdghdgg1234 Před 9 dny

    شكراً بنت حلال ❤❤❤❤

  • @Galad866
    @Galad866 Před 11 dny +2

    Qof Muslim ah Somaliya qaxooti kama aha

  • @daganebaraki8459
    @daganebaraki8459 Před 14 dny +2

    Waa ok kusoco yacni

  • @user-ee9mn3dd9l
    @user-ee9mn3dd9l Před 14 dny +3

    Hurgumooginka ay nagu leedahay ma illaawayaan dadkaygu, intii u dhexaysay 1992 ilaa 2011 oo ay Somalia dagaallo ba'an kasocdeen dadkii soomaaliyeed ee u qaxay dalka yemen waxaa loola dhaqmay si bani'aadanimada kabaxsan, lama soo dhawayn, waxba lama siin, iskadaaye waxay kufaanaan inay gabdho soomaaliyeed oo sooqaxay qaybtoodna ay soo tahriibeen ay kufsadeen!!, halka markii iyaga dalkooda dagaalku kadillaacay Somalia u sooqexeen gaar ahaan gobollada waqooyi bari (puntland) waan kufaraxsanahay in aad aragteen dhibtii shalay markii aad soomaalida kutumanayseen iyaga haysatay, balse anagu waxaan nahay gob,

    • @saynabismail5979
      @saynabismail5979 Před 13 dny +1

      Run baad sheegtay walaal yemantu si xun bay ula dhaqmeen dadkeena iyo hablaheenu markay tabaalaysnaayeen
      Iyagana eeg! Amiirado ayaad moodaa.Ha ka gurtaan lacagta magaalooyinkeen

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Před 12 dny

      Somaaliddu Waa wadda Qiiro Japan Aan Aqoonin Nacabkooodda.

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 Před 15 dny +2

    شكرا يا بنت اليمن السعيد
    البلد بلدك وإذا قرأت تعليقي فأنا أوفر لي تعليما مجانا
    إن شاء الله

  • @Qadafi-
    @Qadafi- Před 13 dny

    Welcom home 🇸🇴

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi Před 12 dny

    Ayaddoo Yemen Annu Ognahay Katimid Beey Kuleeedahay Soomaaliya Waxaan Uqabay Waddan Africa ah Oo Aan Biyo Iyo Guryo Laheeyn. Bal Maxaad Umaleeysaa Imaraats, Sacuudiga Iyo Jordan Waxeey Naga Aaminsanyihiin. Kuwii Annaga Innaga Liitay Baa Waxaas Inaga Aaminsan. Aduunyooy Xaalkaa Ba.

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Před 14 dny

    Ma sha allah soo dhawaada hadaan nahay dadka Soomaaliyeed waa soo dhawaynayna sidi anagaba markaan kacaraay dagaalki sokeeye ee dalkayaga kadhacay naloogu soo dhaweeyey dalkiina iyo dalalkale oo badan

  • @faisalmohamedabdulla3600

    Ahlan yaa ahlu yamen baledkum thani

  • @luqmanbashir1897
    @luqmanbashir1897 Před 13 dny +1

    يا هلا و سهلا فيك و في الناس الطيبة احنا لما كان عندنا حرب اهلي مشينا اليمن 🇾🇪 و غيرها من الدول لحد الولايات المتحدة 🇺🇸 فا ناس محتاج امان و سكن و معيشة الحمدلله انو اصبحنا احنا المصطفين 🤗 تعيش بلادي الصومال 🇸🇴 في امن و سلامة يا رب 🤲🏽

    • @hunnugumti3281
      @hunnugumti3281 Před 6 dny +1

      ميف عاملتك اليمن؟ ما تحاول تعمل منهم ناس حلوه. مرحبا بهم اذا كانوا محترمين غير كده مع السلامه

    • @luqmanbashir1897
      @luqmanbashir1897 Před 5 dny

      @@hunnugumti3281 كويس كلامك انا معاك ١٠٠ بل ١٠٠

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 Před 14 dny +1

    Xaqiirrad weyaan somaaliya waxay leedahay waxaan uhaystay meel aan nolol lahayn waxan dalka hakaga saaro waa uskag yaman kasoo qaxday oo dalkeena u malaynasay meel xayawaan ku nool yihiin

  • @Nuur776
    @Nuur776 Před 15 dny

    Dad Dalxiska ku imado wadankena kadib wax qaldan Kashegayo malaga ilaaliyo wadanka😢

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f Před 13 dny +1

    Wariiye nimo waa dhimatay waxay ku leedahay dadku waa inay baad iyo biyo haystaan ma xoolaa dadku sidee baad waa cuntada xoolahee dad u haysta

  • @sali3492
    @sali3492 Před 14 dny

    Wax kale ma heysaan?

  • @mukhtarjibril4473
    @mukhtarjibril4473 Před 10 dny

    You’re not refugees you’re in your land

  • @maxamed-dhuux
    @maxamed-dhuux Před 13 dny

    Soomaaliyad bey u egtay

  • @hawobashir838
    @hawobashir838 Před 15 dny +1

    Wa rented dadka xamar way xurmo badan yihiin

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg Před 8 dny

    اليمنيون ليس لاجيين في الأرض الصومال مثل الشعب الصومال

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 Před 16 dny

    “Xaarkeena”😮!
    Yarta wariyaha farta Soomaaliga halagalyo😊!

    • @bulshokaab1335
      @bulshokaab1335 Před 15 dny +1

      Jaale wxkle bd maqashay 😅😅😅

    • @osmangiire1349
      @osmangiire1349 Před 15 dny +1

      @@bulshokaab1335 I hope that was the case 😂
      It scares me how the young Somali generation speak and spell the Soomaali language!
      Waan kanaxaa runtii! Subxaana Allah!
      Adeerayaaloow caruurta Afka Soomaaliga siwacan haloo baro!

  • @88mahamed
    @88mahamed Před 14 dny

    Markaay joogaan 20 sano waxeey sheegan doonan qabiilka reer xamar waxeeyna dhihi donaan wadanka anagaa iskalah

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Před 12 dny +1

      Maxay rer xamer shegata somali bayba u egtahay afka haday barato ya garanaya

  • @user-jp9mu1of2r
    @user-jp9mu1of2r Před 15 dny +1

    Ma intaas oo sano ayadoo joogto ayeeysan Somali weli ku hadli karin aniga Holland ayaan joogaa 10 sano 1 sano markaan joogay Holland luuqada sifiican ayaan ugu hadlayay hadana waxaa u aqaan sidii inaan ku dhashay marka xarabta wey madax adag yihiin

    • @Desitions
      @Desitions Před 15 dny

      Adiga inaad Yared baa lagayabaa

    • @abdulkadirsheikh7671
      @abdulkadirsheikh7671 Před 15 dny +2

      Dadku isku mid maaha gabdhana kuma qasbana Iney somali Barato

    • @user-jp9mu1of2r
      @user-jp9mu1of2r Před 15 dny

      @@abdulkadirsheikh7671 qofka wuu ku qasban yahay meeshuu joogo inuu kuuqadeeda si fiican u barto adeer

    • @user-jp9mu1of2r
      @user-jp9mu1of2r Před 15 dny

      @@Desitions gabadhan ayadaba wey yar tahay

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Před 12 dny

      @@abdulkadirsheikh7671 Maxeey Ugu Qasbanaan weeyday Ayaddoo Soomaaliya Joogta? Yemen Haddaa aadid Waad kuqasbantahay Inaad Luuqadoodda barato ee lahoo lexjeclo dhaqankaaga Iyo waddankaaga Sidda iyaguba inoola dhaqmaan.

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 11 dny

    Dadkah idin yimadah dhaqaleyah sidah yaman

  • @asadabdulahi1257
    @asadabdulahi1257 Před 11 dny

    اليمنيون مش لاجئين في الأرض الصو مال.