Video není dostupné.
Omlouváme se.

Canbaro Nuux oo BBC-da uga warantay qisada gabayada ee haasaawaha ka bilaabatay.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 17. 12. 2023
  • Canbaro Nuux oo BBC-da uga warantay qisada gabayada ee haasaawaha ku bilaabatay ee kala dhaxeysay Hurre Walanwal

Komentáře • 74

  • @maxkaawialhashimi6880
    @maxkaawialhashimi6880 Před 8 měsíci +21

    Dadku is jeclaayeen imikana
    SIYAASI baa kala dilay fariintaydu waxa weeye dad wada dhashay ahaada somaliyeeey

    • @samirr546
      @samirr546 Před 8 měsíci +1

      Waanu nahay walaal ee kaalay naga qabo shayaadiintan dadkii ehelka ahaa in ay kala firdhiyaan u soo biyeystay.

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed8103 Před 7 měsíci +7

    Shalay Dhulbahante iyo habarjeclo ama darood iyo dir waxay ahayeen walalo manta waan is nacanay walalayaal waxa ina kala dilay siyaasi iyo suldaan

  • @ahmedsirad8855
    @ahmedsirad8855 Před 8 měsíci +7

    Ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiyo hurre
    Edo cambaro Ilaahay cimriga iyo caafimaad kaba Ilaahay ha kuu barakeeyo aamiin
    Walaahi qurux bay la gabowday❤

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 Před 8 měsíci +9

    ALLAHA u naxariisto hurre; cambaro na ALLAHA la jiro

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 Před 8 měsíci +7

    Mom wasalaamayaa
    Mam tariikhda ayiihaysoo waa inlaga reebo waa aftaham 🎉🎉

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 Před 7 měsíci +5

    Labaduba geel way lahaayeene..kaftan ayay ahayd heestaasi iyo muran lagu heesayo ee may ahayn taas macnaheedu inay tahay inuu riyo kaliya leeyahay

  • @user-mi8dx5yt9n
    @user-mi8dx5yt9n Před 8 měsíci +5

    al haunaxariisto

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 Před 8 měsíci +7

    Allow cimrigeeda raaji, wan jeclahy gabaygaas😊

  • @samirr546
    @samirr546 Před 8 měsíci +6

    Mid deg degsan baa waraystay shariifada.

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 Před 8 měsíci

      Reer Xamar muxuu ka fahmayaa in reer waqooyi uu wareysto ayuu ahaa.....!!!!.

  • @seeraarbmchannel5623
    @seeraarbmchannel5623 Před 7 měsíci +3

    Habartu miyaanay Alle ka baqayn ma hj bilaa geel ahayd hure riyaha heestuu ku shidaayay ee hj geel iyo xoolo ba way lahayd ee aakhiradaada u tudho 80 jir bad tahaye

    • @adanbile4237
      @adanbile4237 Před 5 měsíci

      Waqtigaa is beddeley!
      Caruur baa tahaye

  • @mohamedjama8926
    @mohamedjama8926 Před 8 měsíci +1

    Canbaro waa gob mashaa allah waa hooyo ilaahay taqaan

  • @user-xg6dk6is1t
    @user-xg6dk6is1t Před 8 měsíci +2

    Xigmada cambaro nuux iyo suugaanta aan lagacaajisin

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy Před 8 měsíci +1

    Maashallah EEDO Canbar

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 Před 7 měsíci

    Allah how naxariisto Hure
    Canbaro Allah howga daba naxariisto

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 Před 8 měsíci +4

    Isaga geela ugu badan wxa laha rirka layidhahdo garxajis waa rirka ugu badan ugna geela badan sidan filayo

    • @amiinali8969
      @amiinali8969 Před 7 měsíci

      😂😂😂 hooyadaabaa dhilo ahayd ...adigu intaasuun meel walba lataagnow ....lkn hadda ma garacxejis ayay cidi kahadlaysay khaniisyaw ayda wasaa

    • @mariambalqiis757
      @mariambalqiis757 Před 7 měsíci

      Wll Allah ka Cabso wiilka Hoyadii Maxad U Caayi waa Hooyadaa yoo kale, Hure walanwal iyo Canbaro 2badabo Reerkoodu geel waa lahaayeen lkn Gabaygaa midna geel la galay Midna Adhi la galay. Dadkii Sharaf Bay lahaayeen Allah jannad kiisa ha geeyo.​@@amiinali8969

  • @abdiraxmaan4364
    @abdiraxmaan4364 Před 8 měsíci +4

    0:30 asc islaanta war aan sax ahayn ayey afka ugu rideen xusuuso abwaan Hadraawi sheekadii uu ka curiyey hesta hooyo ee xeradii geela taasi waxay beeninaysa geel may lahayn

    • @user-ny4wy6kg5d
      @user-ny4wy6kg5d Před 8 měsíci

      Exactly rerkuba geelay bay ahaayeen

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 8 měsíci

      majiro dad geel wada haystaa qabiil walba

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 Před 8 měsíci

      Muxu CARAB DHEERE & Colkiisui waseen Dhilo Jeberti ah. GEELJIRE reer DAAHIR maxay Waseen Qurjiiley . Naago Dhaadheer oo Dhilooyin ah oo Dhulamhante ah aya Dhulki Galay.

    • @user-ny4wy6kg5d
      @user-ny4wy6kg5d Před 8 měsíci +1

      @@NOREDIN666 subxanallah wll illhay ka cabso afxumadu maficna cadho illahy iyo cadab yay ku dhaxalsiin dadkan somalidu waa wada walalo diin dhaqan midab wadan waxaba wadaga ee balayo kala dhexgashy qalbigodana illahy hasyku sakhiro

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 Před 8 měsíci

      ​@user-ny4wy6kg5d waa Sax lkn xaqiiq da DADKAN ama Reerkaasi SOMALI ma aha ee waa JEBERTI ISMACILMehri ismail. Waxa ay Raadiyan DHUL & XUKUN & TAARIKH ummad leedahay Qaataan. *Dhulkan & Afkan & Dhaqankan waxa iska leh DIR AJI oo ay ugu yimadeen* Dir Bay u sheegaysa inay Dhulka lahayn oo Xoolo lagayn oo aanay Muslim ahyn oo Somali ahayn 😂😂. Jeberti yibir oo bila isir ah

  • @hodomoh1225
    @hodomoh1225 Před 8 měsíci +2

    Maytida ka xishooodo😢inkar idinku dhacday 😢

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Před 8 měsíci +2

    Camaro iyo hure walanwal AUN hure

  • @farhiya4040
    @farhiya4040 Před 8 měsíci +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 Před 12 dny

    GEELU XOOLO KU JIIRO

  • @MohamedahmedalliNo-ed2tw
    @MohamedahmedalliNo-ed2tw Před 7 měsíci

    Bbc wararka keen

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh Před 7 měsíci

    AUN Amiin

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis757 Před 7 měsíci

    Hure walanwal miyuu dhintay?Allah ha u naxariisto, ilaa hadda gabayadooda wan dhagaystaa, Dad waa dadkii Horaa layidhi Sharaf bay lahaayeen. Geelana isaaq iyo dhulbahantaba waa lahaayeen lkn gabaygaa midna geel lagalay midna Riyo. Reer xaaji isxaaq dad isku fiican Baanu Ahayn waana sharaf Leh lkn siyaasi Ayaa isku kaayo diray, Somalillan dulmi wayn bay Noo gaysatay Horay iyo dibba.

  • @durguf3993
    @durguf3993 Před 7 měsíci

    INANYAHOW GUN BAA TAHAY HOLE LAGAMA ORON KARO HADAL HOBI KU HAASOWDANA GOOBTAAN LAMAAD IMAN,BAL FARSHAXANKAA ASLUUBAYSAN FIIRAYA

  • @Yaasiin1
    @Yaasiin1 Před 8 měsíci +2

    80 been sheegaysa kulaha xoolo kale ma lahayn daarood rag iyo dumar waa been ku nool kaftanii wax tuna ka dhigaysaa ninka dhintay beenka sheegaysaa

    • @june6206
      @june6206 Před 8 měsíci +1

      Ciil darood kkk yanu ku dilin runta Ha diidine darood wa dawlad waxba lagama qaban karo aduunka bal eeg ya kurasida ugu sareeya idinku matala er Illhayna Ha ugu cadhoon nimada isaga siiyee

    • @Yaasiin1
      @Yaasiin1 Před 8 měsíci

      @@june6206 xaguu haystaa daarood koonfur waxa xukuma hawiye iyo xamar
      Ka Ethiopia iyo kenya wala gumaystaa
      Muqdisho , hargaysa iyo jabouti
      3 sadexda magaalo somalida ugu wa wayn mahaa daarood wa kurdida oo kale

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 8 měsíci

      waa maxay dawladi ?kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 Před 8 měsíci

      ​@june6206 CARAB DHEERE & COLKIISI MAXAY WASEEN DHILO JEBERTI. GEEL JIRE reer DAAHIR maxay waseen N * Naago dhaadgeer oo Dhilooyin ah Dhulmahante ah aya Dhulkii galay** Geela Hj & ISAAQ ugu heesi jirey.

  • @user-ik1iv7gt9w
    @user-ik1iv7gt9w Před 8 měsíci +1

    Asc
    ala waa canbaro hooyo iska waran alla muxuu si wanaagsan kuu amaanay o go banimuu lahaa here walan wal da diisa sidaa uma waynayn markuu heesayay ee wuuyaraa af tahan buu hahaa wuxu waday geel cismaan ibraahim warsame raxima hulaa wakhtigaa isu hee sayseen goob lawada taagan yahay oo laga ogaado baa isku mudateen oo idaacad umaydinsan baah neen dadku yagaa idaacad aan ladiran ah dadkii taagnaa baa la ka la cararay heesii sidaasay dadkii kuwada gaadhay haday amaanijirto siwacan oo gobonimo le buu kuu amaanay maansha allaa tabaaraka laa geel waxaan ahaynba reer koodu malahayn ee majaaji luu kawaday xoolii uu kuugu heesayay ha beenadii uu kuu heesayay geelbuu waday mise raadinayay isagu markuu waramayo isaguba colaad kuu muu hayn wuu ku amaanay maansha allaa tabaaraka alaahu raxan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🙏

  • @siraadxasan2770
    @siraadxasan2770 Před 7 měsíci

    Cambaro cimrigeda Allah ha barakeyo hurrena Allah how raxmadee.dhallinyaro kaftan xaal ihi dhexmaray bay ahaayeen.halka maanta uu siyaasi sumeeyey shacabkii may ka joogin.
    Hurre u wuxu difaaacayey Riyaha iyo dhulka woqooyiga iyo burlayda ah.Cambarana sidoo kale Geela iyo dhulka Hawdka ah.
    Dhulka meel waliba waxbay ku fiicantahay islmarkana waxbay ku dhalliilantahay.
    Markaa halloo daayo kaftankooda taariikhiga ah oo yaan la qabyaaladayn.

  • @sareedocabdi6129
    @sareedocabdi6129 Před 8 měsíci

    WALEE CAMBARO TOBAN NINWAA KAQIIMO BADNAYD
    WAXAN LAYAABAY SIDII CAQLIGA KUDHISNAYD EEY UGUKALA HAGOOGATAY MARKAY HURE IYO WIILASHII DHULBAHANTE ISKU XANAAQEEN

  • @kamal171
    @kamal171 Před 8 měsíci

    Kani wariye maha waxbu weydinaya ayadon kajawabin yukashax galaya

  • @samirr546
    @samirr546 Před 8 měsíci +1

    Dad wanaagsan sharfan qiimo badan laab xaadhan isjecel qaraabada yaqaan baad ahaydeen
    Saqajaan oo dhami maanta ayuu Isa soo tubay tubay
    Waan ka xumahay eedo sida aad qaaliga u ahaydeen iyo sida dumar u tahriibeen iyaga oo reeraha u tacabir tegay raalina looga yahay marka ay bad baado ee meel uun lagu sheegona la odhanayo naa maxaad reerka tartay inankii hebel oo xaasoobay biil u qor guriga aad soo dhistana ha galo
    Isna muxuu qaban Dee wuu qayilayaa oo waa nin rag ah!!!!!!!!

    • @abdirahmanhussein6230
      @abdirahmanhussein6230 Před 8 měsíci

      Ragii walaahi masuloyadoodi wa dayaceen hada anigu hablahayga waan kudadalaa iyaga haday cid anfacayaan aan u lbalagodinayn

  • @aadansalaad7416
    @aadansalaad7416 Před 8 měsíci

    canbaro

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 Před 8 měsíci +1

    Maray ogaatay inuu dhintay bay been la soo fadhiisatay an 16 baan jirey isna nin weyn buu ahaa 1946dii buu dhashay markay heesayeena waa 1964tii

    • @AliHassan-cx5dy
      @AliHassan-cx5dy Před 7 měsíci

      Isagaaba intuu noolaa sheegay in canbaro 17 jirtay maxaadse u leedahay been bay la soo fadhiisatay wataa qiraysa in hure uu ahaa nin wanaagsan oo akhlaaq fiicanaa oo abwaan ahaa miyaanay adiga kugu sifoobayn ereygeedii inan yahow gunbaad tahayna golo lagama oron karo hadal lagarto oo Gobi ku haasawdana namaad oran qof qalbiga diciif ka ah baad tahay siday eedo canbaro sheegtayna dadku xiligaa wuu caafimaad qabay oo naxli majirin hadana markaanu aragnay aflagaadadadaada waxanu garanay inaad inaad tahay inagumeed habarjeclo ah oo ciil qaba adeerkii ina cabdi bootan lugta nooga xidhan yahay inaad tahay viva ssc khaatumo

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 Před 7 měsíci

      @@AliHassan-cx5dy intaad wax waanisay ayaad cay ku dabaalatay faysalna isaaq baa halkaa dhigay idina waad ogtihiin waxayna cadaynaysaa inaydaan weligiin guulaysan waayo maxaabiis idinkaba waa laydinka hayaa nooc walba oo xubin baarlamaan ku jiro cidina idinkuma khuukhiso

    • @AliHassan-cx5dy
      @AliHassan-cx5dy Před 7 měsíci +1

      waa sax waxaan aad uga cadhooday hooyadaa weyn ee aad cayda ku qaadqaaday iyadoo aan wax kuu dhimin lkn waxaa qurux badan in aynu dadka haldoorka ah ixtiraamno waraysigana canbaro tacsida hure bay u bixisay waar dagaalka reeraheenu wuu dhamaanayaa ee yaan la talax tegin wixii aflagaado iiga kaa yimina xaal ban ka bixiyay

  • @hirsifow2183
    @hirsifow2183 Před 8 měsíci

    Idoor riyoole

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 Před 8 měsíci

      Muxuu CARAB DHEERE & COLKISI WASEEN. Mid Jeberti ah. Geel Jiraha Reer Daahir wasay Mid Qurjiiley ah

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Před 8 měsíci +1

      Meeshan qabyaalad iyo qudhun ma daal, xanuunkaa nagala tag

    • @hirsifow2183
      @hirsifow2183 Před 8 měsíci

      @@NOREDIN666 reer bariis cune

  • @kaalufshinni3576
    @kaalufshinni3576 Před 8 měsíci +1

    Habar Jeclo waa iska jareer Baantuu ah aan nasab ahayn,aabihii dhalay aan la garanayn , xaaraaan bay ahayd in ay la heesaan hablihii Qureyshta ee Dhulbahante . Bal sangadhuudhigan Habar Jeclo daya

    • @sakariyeabdi9046
      @sakariyeabdi9046 Před 8 měsíci +1

      Waar nio alle ka xishood ninkani waa inaga hooseeyaaye dhulbahantow ma heerkaas ayaad maraysaan waligeed ayaa lays layn jiree 😂 waar dadkan yaa wax ka dili jiray😂 maydka iskaada maa laydinka kari layahy 😂 balaayo

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 8 měsíci +1

      caruureeyba ilaa maalintaan garaadsaday isaaq oo ninka ka guursadaa ku faano gabadha guursa taana ku faanto aqoon la aan baa ku haysa iyo caadifad

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 Před 8 měsíci

      HJ waa Habar XABUUSH wana BIN ISXAAQ. Iska dhal CARAB & XABASHI. Adiga Kab & lax na waa JEBERTI YIBIR ah. ASAL & nasabad inaad lahayn Waa waxa ad isku Ogtahay. Ee meel na Somali & islaam aad ka Gasho jirin.

    • @samirr546
      @samirr546 Před 8 měsíci

      Ninka sidaa u ekaa dhulbahante ayaa dhalay baan maqlay.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Před 8 měsíci

      Bal ninka hadlaya magaciisa eega, dad iyo bahai toona maaha, mana aha dhulbahantii asalka ahaa, 15 sano nin xukumayey ayuu caayaya, cajjiib

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 Před 8 měsíci

    😂😂 SIIL BILAASH ley JEBERTI ah oo Somali Sheeganysa. GEEL ma.lahayn ku te . HAGOOGANE mee & XUKUNKII CARAB DHEERE ee Wiil Hbr XABUUSH GEEL JIRIHISU KAYNTA kugu Wasi JIREY. ** NAAGO DHAADHEER oo Dhiloyin ah oo Dhulmahante ya Dhulki Galay ** Ahaha deedee 😅😅 Heesti Geela

    • @IbaadoAli
      @IbaadoAli Před 8 měsíci

      Bal maxaa waxaasoo caya ku galiyay

    • @fatmasugule9969
      @fatmasugule9969 Před 8 měsíci +1

      ​@@IbaadoAliWuu xanuunsayaa 😂😂😂

    • @DeeqSuldanApshir
      @DeeqSuldanApshir Před 8 měsíci

      Walhi bilah hadaan isaaqnahy waan waalaney maanta inwax laga qoro ayay ahyd

    • @IbaadoAli
      @IbaadoAli Před 8 měsíci

      @@fatmasugule9969 waa sidaa qof caafimaad qabaa islaan cimrigaa joogta kumuu danbaabeen

    • @AliHassan-cx5dy
      @AliHassan-cx5dy Před 7 měsíci

      Adigu mid aan akhlaaq lahayn baad tahay hadii xitaa aad wax saxayso cay kaama mudna eedadayo canbaro suugaan qurux badan bayna ahayd hadii ay tiri xiligaa habarjeclo geel may lahayna waa runteed laga hadli maayo shakhsiyaad geel lahaa way jireen majooratiga habarjeclo riyaha ayaa ku badnaa oo ay dhaqan jireen guban iyo buuraha riyo ayaa lagu dhaqan jiray canbaro ma geydo afxumo hurana alle ha u naxariisto sugaan qurux badan bayna uga tegeen dadka soomali ee waxaad qorayso ka fiirso

  • @farhiya4040
    @farhiya4040 Před 8 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉