#Gabayada

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 01. 2023

Komentáře • 84

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn Před 11 měsíci +6

    Qamaan bulxan is the one of the best ever.............

  • @hassanabokor7861
    @hassanabokor7861 Před 5 měsíci +3

    Shaacir is nacay - Qamaan Bulxan Yuusuf. 💖💙💙❤💚🧡💚

    • @sancho_8
      @sancho_8 Před 2 měsíci

      Ree cabdile yuu ka ahaa lph

  • @abdulkadirdirie6146
    @abdulkadirdirie6146 Před rokem +9

    Walal Mahadsanid Taarr TV, Rabbiga aku xafido guul iyo Gomanimo

  • @hassanabokor7861
    @hassanabokor7861 Před 5 měsíci +4

    Halkaa ka wad.❤❤❤💜💛💙💙💛💙💛💙💛

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed Před rokem +5

    Qamaan bulxan yuusuf 🙏🙏🙏🙏🙏shaacirul xigma

    • @sancho_8
      @sancho_8 Před 2 měsíci

      Ree cabdile yuu ka ahaa lph

  • @Gob_gobonimo
    @Gob_gobonimo Před rokem +5

    Sawirka naagta kuu saaran shaashadda, maaha dumarkii hore iyo waqtigii Qamaam Bulxan. Laakiin waa moodkii 1980's

  • @abdisamedos4257
    @abdisamedos4257 Před 10 měsíci +2

    Barni waa Abaskuul Reer Aw nuux , Taariikhda inta yar ee aad idaaja ka bowsatay baad noo bedeshay

  • @AbdirshidMahamedhagi
    @AbdirshidMahamedhagi Před 8 měsíci +2

    Qamaan bulxan Ninkii ugu Gabayada wacnaa Silsiladii caanka ahyde lagu bahobey isaga nr1 kaqaadey iskuuladana hoose dhexe lagu dhiganjirey Xiisadii sugaanta

  • @husseinismail8919
    @husseinismail8919 Před rokem +7

    Masha alah

  • @abdiislam4722
    @abdiislam4722 Před rokem +5

    War wax uun baad is daba maninaysaaye barni ayaa abasguul ahayd oo waa reerkoodii labada jeer iibsaday
    Abayoonis waa culimdii tidhi gabadhu ma fasaqmi karto sidaa ayuu abayooniska ku jeclaaday

  • @abdiqanimohamoud2158
    @abdiqanimohamoud2158 Před rokem +5

    Maansha Allah ninkani dhaqan iyo af somaligii la yaqaaney ayuu hayaa saaxiib halkaa ka wad

  • @MaxamedAbdilaahi-sl9hx
    @MaxamedAbdilaahi-sl9hx Před 7 měsíci +2

    maasha allaah alcamfulilaal

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 Před rokem +2

    Aad ayaan kuugu mahad celinayaa, sida hufan ee aad u soo diyaarisey una soo daraasadeysey, dhacdadii mowduucan xiisaha badan, ee( barni iyo bulxan ) erey bixin ayaan ka wadaa.

  • @alisheikh417
    @alisheikh417 Před rokem +3

    Asalamu calaykum barnaamijkaan ma joojiseen sarka dhaban mise anigaysan ii soo dhicin

  • @alisaladahmedomar4459
    @alisaladahmedomar4459 Před 8 měsíci +6

    Qamaan bulxan waa Ninkii ugu murtida cuslaa qarnigii 19 aad, maxaan gabayadiisa wax badan qoray ✍️✍️

  • @husseinismail8919
    @husseinismail8919 Před rokem +6

    Horta horta horta
    MAAAAAN SHA ALLAH
    SARKA DHABAN
    FAA IIIIDO

  • @MustafshukriTamuje-hv6bz
    @MustafshukriTamuje-hv6bz Před 11 měsíci +3

    Abow magabyay qaman bulxan yusuf

  • @husseinismail8919
    @husseinismail8919 Před rokem +3

    Wali man wada dhageysan lakii waa FARXAD SARKA DHABAN

  • @CabdirashiidMahad-pv3qc
    @CabdirashiidMahad-pv3qc Před 3 měsíci +1

    Warkiisoomatau 15:56

  • @nimcocabdulahigeele8626
    @nimcocabdulahigeele8626 Před 10 měsíci +2

    Seyedkuna. Weligeed. Madhicin inuu damaaciyay. Marwo nin kale guri ujoogta

  • @abdikareemhajinur4547
    @abdikareemhajinur4547 Před rokem +2

    Mashaall

  • @amriitaaden2820
    @amriitaaden2820 Před 9 měsíci +1

    ❤❤

  • @mohamedguled4835
    @mohamedguled4835 Před rokem +1

    Barni Sh Abdiile ABASKUUL ayay ahayd

  • @jamiilaibraahim2228
    @jamiilaibraahim2228 Před 10 měsíci +3

    Dadkii hore jaahilsanaayene subxanallah

    • @Showkaanifx
      @Showkaanifx Před 7 měsíci

      Dadkan dayacan e hawenkoda qawiyay ee sidan ayan ucadesta canhera cuna so duubo myaa caqli iyo cilmi lagu shega hde kuwas jahil ahayen

    • @jamiilaibraahim2228
      @jamiilaibraahim2228 Před 7 měsíci

      Gabadh nin qabo oo loo meheriyay cid intay soo kaxaysato qabta oo tolkoduna la soo dhacayo miyaa hada jirta

    • @hunnugumti3281
      @hunnugumti3281 Před 11 dny +1

      @@jamiilaibraahim2228 wax kadaran ayaa jirah gabar laxumeeyay oo nah ninkii loodilin balse 1500$ lasiiyo sidii iney jirkeeda iibisay oo dhahayan sidan weeye xeerka ILAAHEEN iyo xeerka been ka sheegeen

  • @adamnuur5422
    @adamnuur5422 Před rokem +2

    Waa dhaxalkii muriyahanadii hore

  • @user-th7tl8db3g
    @user-th7tl8db3g Před měsícem +1

    Alle haw naxariisto amiin amiin amiin amiin

  • @mariamali6775
    @mariamali6775 Před 8 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @mkahmed5075
    @mkahmed5075 Před rokem

    Barni sheikh cabdule aw cali mz ahayn Aboyoonis ee waxay ahayd Jidwaaq oo abaskuul ah oo ismaaciil kasii ah. Intaas iska sax Taar tv

  • @hudeifaabdalla9194
    @hudeifaabdalla9194 Před rokem +2

    Mashalaah mahadsanid

    • @hanikalinle5977
      @hanikalinle5977 Před rokem

      😊😊❤😊ppp😊❤n see tbh by by pp😊😊😊😊

  • @nimcocabdulahigeele8626
    @nimcocabdulahigeele8626 Před 10 měsíci

    Waaa. Been. Mana. Fiicna in laga been sheego taariikhda in laga beensheego

  • @kafiabumali
    @kafiabumali Před rokem

    Qamaam Ali Dhuxul Ali Jamac habil iyo qaar badan kuwii uu gumaystuhu watay sayid ka nasan waayey buu ku jiray

  • @samirr546
    @samirr546 Před rokem +1

    Sowta layidhi Idoor uun baa Gaalda kabaha u qaadi jiray

    • @samirr546
      @samirr546 Před rokem

      @Heeso Cusub Ok.Idoorow raali noqda Abtiyaal.

    • @aishamuuse3003
      @aishamuuse3003 Před rokem

      samiira bal weydii dadka ka waaweyn somali italiana webi asayle waa maxay

  • @user-zk9sp8uu8g
    @user-zk9sp8uu8g Před 2 měsíci

    W😮

  • @HodanCabdilahi-rz9np
    @HodanCabdilahi-rz9np Před 3 měsíci +2

    ❤❤🥰😍🤩💚💟

  • @ahmedmohamud5693
    @ahmedmohamud5693 Před 11 měsíci

    Barni sheekh Abdille waxay aheyd gabadh Abasguula oo ismaaciila ree aw warfaa ninka shekada akhriyaya wax badan ma ogo abayonis buu ku sheegayaa

  • @jamiilaibraahim2228
    @jamiilaibraahim2228 Před 10 měsíci

    Sayidku bilaa edabsanaye

  • @husseinismail8919
    @husseinismail8919 Před rokem +1

    Codkaaa ii galay

  • @sancho_8
    @sancho_8 Před 2 měsíci +1

    Oo iyadu maa xoolo kolba dhinac loo watay ahyd😂😂

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed Před rokem

    maya

  • @Liiloowe
    @Liiloowe Před rokem

    NINKA MEESHA KA MUUQDA WAA GUDOOMIYIHII GOBOLKA BANAADIR XILLIGII DOWLADDA CUMAAN XAKUMEYSEY XEEBAHA KOOFURTA SOMAALIYA ILAA MOMBASA KENYA.

  • @user-zk9sp8uu8g
    @user-zk9sp8uu8g Před 2 měsíci

    Sa

  • @abdimahfudgelle968
    @abdimahfudgelle968 Před rokem

    Waa ogaaden oo ma Aar sankarow

  • @xamseck2400
    @xamseck2400 Před rokem +4

    Lagan keep going brother 🙏 💪

  • @naharisismail7240
    @naharisismail7240 Před rokem

    MAHADSANID TAAR TV

  • @fatimaahmed467
    @fatimaahmed467 Před rokem +1

    kaa ma hayo adeerka tuug tarabi soo afuuf de

  • @baashaal6778
    @baashaal6778 Před 29 dny

    War waxaan sugaan ma aha waa jaahilnimo. Qamaanka aad shegeysid jaahil buu ahaa. Waa maxay dumar la kala dhacay. Dumarku ma geel la kala dhacayaa? Qashin foqal qashin

  • @mohhamed6198
    @mohhamed6198 Před rokem

    Sheekhow barni waa abasguul. Ee bal ku noqo.

  • @barnihajiali4896
    @barnihajiali4896 Před 8 měsíci

    Yaab oo marka dumarku ma xoolay ahaayeen yado nin qabay nin kale side u aroostay

  • @cusmaan8636
    @cusmaan8636 Před rokem

    Taariiqdu Waaa Mudan

  • @haadiqaadac5547
    @haadiqaadac5547 Před 6 měsíci

    1:06 😂

  • @Cabaasmuxumedn
    @Cabaasmuxumedn Před 4 měsíci

    Hagoogane😂G36

  • @samirr546
    @samirr546 Před rokem

    Gobta uun baa jacayl taanay

  • @hassanabokor7861
    @hassanabokor7861 Před 5 měsíci

    Hada belo ku gedtay😄😅😀😅😄🤣😆🤣😁😅😃

  • @user-rb9is5tt9f
    @user-rb9is5tt9f Před 10 měsíci

    Waasas

  • @nimcocabdulahigeele8626
    @nimcocabdulahigeele8626 Před 10 měsíci

    Talabaad. Qabiilka. Barni waad haftay ee abayoonis maaha. Waa abasguul jidwaaq. Awnuuxa iyo ismaaciilku iyo aw warfaaguna waa. Lafihiihoose ee abaskuulka

  • @fadumoahmet8635
    @fadumoahmet8635 Před rokem

    BAARNI YAAYIIDHI WAA ABAYONIS

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa Před rokem

    Tixda waxaad saxdaa. MARHADUU UBIYO LOOXBA SITO WAA IBTILADEY'E weeye

  • @cabdulaahicali-ww2ic
    @cabdulaahicali-ww2ic Před rokem

    m.

  • @daudhassan9377
    @daudhassan9377 Před rokem

    Excellenc

  • @user-vl4be1bq2x
    @user-vl4be1bq2x Před 6 měsíci

    Aware maxaad tiri

  • @faysalamir2349
    @faysalamir2349 Před 9 měsíci

    Sxb balwadi ma iskadaysay

  • @user-um4lx3cj6c
    @user-um4lx3cj6c Před rokem

    hhhhhhh oo inanatan iyada kolba nin uu baangada ku qabanayo miyayna go aan lahayn may mid uu u go do

  • @ayanabdirizak9287
    @ayanabdirizak9287 Před 11 měsíci

    Oo barni ma xoolo lakala dhacayey ahayd. Ma fahmin🤔

  • @calioumarx4289
    @calioumarx4289 Před rokem

    Bulxan waa weak daciif

  • @FatimaAli-uw3td
    @FatimaAli-uw3td Před měsícem

    Waar ilayn ninku fulay buu ahaa afkuun buu ka noola ma isoo naagtiisi loo shagay in nin kale loo meheri naayo ayuu meel sii fadhiyay,kaa tolow ma cigaal shidaad buu la dhashay 😂😂😂

  • @habonehaji683
    @habonehaji683 Před rokem

    Sheekada anigu waxn ka fahmey in barni ay qamaam ka dudey oo ay kunacdey dhal la'aan hadeysan sidasi jirin mxy u ogolatay in ninkale lagu meheriyo ayadoo xilihi qamam ah

  • @Cabaasmuxumedn
    @Cabaasmuxumedn Před 4 měsíci

    Hagoogane😂G36