hana abukar oo sirtedi laso qar xiyay dagalka adunka ayada iyo Queen 👸 soy soy

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 04. 2024

Komentáře • 20

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Před 8 dny +1

    tan cayaysana mid sharaf leh mahaa waxay ku hadalayso caruurta somalia odhan baa maqlaya bal side loogu sheegi caruurta somaliada waxaas inaga ma nihin haday nagahi wawayna isku cayaan akhas sharftiina dhimtay

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 18 dny +1

    Subxaaana Allah

  • @geri7490
    @geri7490 Před 29 dny +1

    Dadka maskiinka ilmaha kabibiqaysta
    Ilahayma asturo

  • @farhiaibrahim1128
    @farhiaibrahim1128 Před 17 dny

    Walaalay adiga maxaad ka faaidaysaa intaas oo danbi ah soo ilaahay hortiisa ma istaagi doontid maad wax ilaahay kuu dhowaynaaya waqtigaaga ku lumisid

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Před 21 dnem +1

    XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @sadiaismail3171
    @sadiaismail3171 Před 25 dny +1

    beenta daaya sheq hanabina waligiis maroosin anaa ilmoader nahay allkabaqabeentadaaya

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Před měsícem +1

    wallahay hada kohora waxaa marti iisoo noqotay gabar wiilyar wadatey islaan weyan ayaa horay guriga uwada daganeyan kaaga daranta labadooda iskakey xigey oo familkeedo badan ayaa dagana magalada gabadhas wiilka wadatey kuli miciin eykaweysey islaantii gabadhii wiilka wadatey eywaxay kutiri gurigeena joogimeysid markasa gabadhaasu waxaytiri hebla idiidimeyse adoo igaxiga hayga cayrin guriga walaaley ayadoo gabadhii iyo wiilkii jaranjaro katuurtay ayaan uimid markaasa habarti xaasidnimo intey kagaartey intey oohin isbihinbihina oysey tiri cunigaan guriguu inaka wasaqeyan waxaan iri waaintada dhalin waxaad cataw tooyada utahay

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Před 8 dny +1

    hada gabdhan wan oga iyado sidan u eeg hadase way quraux badnate ma filter baaa mise maxay samaysay

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Před 16 dny +1

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @ubahali2129
    @ubahali2129 Před 19 dny +1

    She’s look evil

  • @VoughtBlackNoir
    @VoughtBlackNoir Před 27 dny +1

    Naa Alle ka baqo hana waa la yaqaan ceeb maleh adaa ceeb leh

  • @somaliano99kingkonghimself75

    Nagaha Somali waa shedaan socdoo war iyo isku dir iyo balayoo war waxaan media yaa ufasaxay nibankooda aaawaye walalohood aawaye

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Před měsícem

    Maxaad karabtaan

  • @saynababdulle7541
    @saynababdulle7541 Před 25 dny

    Qabiil. Keeda waayo. Hana?

  • @aadamabdi6148
    @aadamabdi6148 Před 7 dny

    Qoftan sawirkeeda waa qurxan yahay...wax xun uma jeedo.....nagahaan waa munaafiqiin...

  • @ubax3018
    @ubax3018 Před 9 dny

    Habro ciyaala suuqina
    Inaatihiin ee waana ku Report
    baan kaa gudbiye beenta aad noo sheegtey

    • @laas.x
      @laas.x  Před 8 dny

      Kuma fahmin waa janalkeyga kaa aflagedeyay walal aniga ka xal marinade maxa waye qaladka

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před 15 dny

    Naa unadda dhaaf